@@rahmamohamed-yj6lg adiga wax walbo been maxaad udhahdaa ma quraafaadka christiankaa hadaba run ah waxaas maad naga dhaadhicineysaa War diintan shirkiga miiran kasoo laabo Nabi ciise waa adoon iyo rasuul ilaahey
Sheekhu ma odhan nebi ciise (c-s) ayaa maalinta qiyaame wax xukumaya, ee adaa ka sameynaya hadal aanu odhan, waxaanan u fahmey inaad ujeedo ka leedahay, waxaad is tidhi su'aal adag weydii dadka, ka dib ayaad muxarada duuban been ka sheegtey, ileen su'aashaadani sheekha toos uguma tageyse. Hadaba anoon warka kugu badin, sheekhu wuxuu yidhi marka saacadu ama qiyaamuhu so dhawaado ayu so degeya nebi ciise, xili salaad subax ah, waxanu kuso degeya bariga magalada dimishiq, ee ah casimada suriya, mahdiga ayanu ku daba tukanaya salaadas subax, ka dib ayu deydayanaya dijaal cawar, waxanu ka helaya falastiin halkasanu ku dilaya, waxanu ifka joogaya 7 sano ka dibna wu dhimanaya muslimiintuna wey aasaysa. NB Hadi ad muslim tahay alle xaqa haku wafajiyo, Hadi anad se ahayn muslim, adoon cilmi ka muuqan oo qaabka aad wax u qoreyso lagaba garan karo taas haku jees jeesin diinta. Xisaabina xaga alle ayey taala
Maxadiro aad u qimo badan cilmi badna ku jiro illahy fahanka diinta ha ino siyaadiyo sheekhana misiinka xasnadka ha u saaro insha Allah
ku Sali nabi muxamed Scw ♥️😍🌹♥️
scw
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل وأطال الله عمرك ونفعنا الله بعلمك
Jazakallahu khayr sheikh
Sh alaha kubarakeeyo
c.s
اهدنا لما أختلف من الحق
Allahu Akbar masha allh
I'm extremely happy. God bless our sheikh for this wonderful truth about cisa c.s
Mesha allah waa sax
Mashaa Allaah
subxanallah 😢😢
Masha Allah ilahay hatusiyo dadka xaqa
Mashallah
Inshallah
Sheikh Allah kubarakeyo
Jasakallaahu kheyr
Sheikh Allah hakubarkeyo
جزاك.الله. خيرا.
يا مسلم نزل فيك إيمان ،،، 🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mnsha Allah ❤️ waa loo baahan yahay
shukra shiq❤
Alaahaa Akbar❤❤❤❤
JazakaAllah
Masha Allah
Mashallah khair allaha ku siiyo sheikh
Allah kuhafido sheek
scw scw scw scw scw scw scw
Nabi ciise cs
Mansh Allah
❤️❤️👍 allah
Sheeikh Shible (Xafidullah) waa runtiis.
Nabi Ciisa (Calayhi Salaam) oo marqaati furidoono maalinta qiyaamaha, halkaan kadhegeeso. Sheikh Maxamad Idris (Xafidullah)
ruclips.net/video/MvPchJh398Y/видео.html
Jazza kallah khair
Ameeeen.
❤
MIKROFOONKA 🎤🎤🎤🎤🎤 SIIFIIRIYA AMA TEST KUSAMEEYA CASHARKA KAHOR
Soomaalida dhaqdhaqaaq iyo taataabasho badanidiin iyo qof aad maanta oodhan Mikrofoonka marba xabadka ugelineysaan marna kasiibaysaan marna kadafaysaan, soo Sheekh masameenkaro keligiis ee udhiiba, ama sii diyaariye Casharka live kahor.
Somalia qaar ixtiraam daran. Fiiri at: (56:00) 🏃🏿🏃🏿🏃🏿🏃🏿😳 ninkaas Askari ookale fiiri meesha u istaagey oo dabadiisa dadka ujeediyey kanaqariyey waxkasta. MA JAAHILNIMO MISE WAA KIBIRKA NINKAAS 😳
Jazaaka'Allahu Qeeran Sheikh.
Meelkastood joogta diinta ugu baaq dad ka kale hala dhiman ee ugu yeedh qurbajoogta gaar ahaan !!
Adeeer beenta joojii Oo runtaa sheeg please ✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️ May god bless you sheeekhooow ✝️Amen ✝️Jesus is lord 🙏✝️
🚯may god help you🤦🏽♀️☪️
@@zaazyy420 you too ✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️🙏
@@rahmamohamed-yj6lg
adiga wax walbo been maxaad udhahdaa ma quraafaadka christiankaa hadaba run ah waxaas maad naga dhaadhicineysaa War diintan shirkiga miiran kasoo laabo Nabi ciise waa adoon iyo rasuul ilaahey
Naaa maxa ledahay ilhy haku so hanuniyo cida kale aheed aya Malenee xagaa ilhy haku qarasiyo
@@rahmamohamed-yj6lg ma toobad keentay wll
Did you repent
🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️
Nabo Sakariya not Daud scws
Sax nabi waa qalday sheekha
Ooo9
Sheekhoow haddiiba aad sheegtay in ciise caaddil ama xaakim noqonayo maalinta qiyaamaha...Miyeysan taasi waafaqsaneyn sida aay masiixiyiintu aaminsanyihiin ee ah inuu ilaah yahay asagu? Waayo ilaah kaliya ayaa maalinta qiyaamaha caadil noqdo ama wax xukmiyee? 🤔. Sidee qof aan ilaah aheyn qofkale naf u geliyey sida uu ciise sameeyey? Waa su’aalo muhiim ah
Question everything Deeply
Bro or sis in human or Islam
Nabi ciise caleyhi salaam waa addoon alle aanan waxna dilin waxna nooleeyn ilaa amarka alle
Subxanalaah
Omar Ali, sxb, adigoon iska aaminin wixii lagugu soo koriyey ee aad moodday ineey sax yihiin, bal is waydii mar kale: diinta islaamka ma diin sax Ahbaa? Mise la aamini karaa Nabi Maxamed sababaha soo socdo awgood: 1; wuxuu yiri aayado ayaa igu soo dagay marqaatti la’aan. 2, qorraxda biyo ayeey ku dhex dhacdaa, 3; gabar 6 sano jir ah ayuu guursaday. 4; ciddii diidda diintiisa waa dil. 5; addoomo ayuu lahaa oo uu weliba u galmoon jiray. 6; Ciddii magaciisa maqasha ee aan u duceyn ama aan dihin CSW wuxuu yiri naarta Allah haku fogeeyo, adigoon caddiifan raacin, baar bal ineey jiraan qodobada aan sheegay. mahadsanid, muqdisho ayaan kaa soo salaamay.
Sheekhu ma odhan nebi ciise (c-s) ayaa maalinta qiyaame wax xukumaya, ee adaa ka sameynaya hadal aanu odhan, waxaanan u fahmey inaad ujeedo ka leedahay, waxaad is tidhi su'aal adag weydii dadka, ka dib ayaad muxarada duuban been ka sheegtey, ileen su'aashaadani sheekha toos uguma tageyse.
Hadaba anoon warka kugu badin, sheekhu wuxuu yidhi marka saacadu ama qiyaamuhu so dhawaado ayu so degeya nebi ciise, xili salaad subax ah, waxanu kuso degeya bariga magalada dimishiq, ee ah casimada suriya, mahdiga ayanu ku daba tukanaya salaadas subax, ka dib ayu deydayanaya dijaal cawar, waxanu ka helaya falastiin halkasanu ku dilaya, waxanu ifka joogaya 7 sano ka dibna wu dhimanaya muslimiintuna wey aasaysa.
NB
Hadi ad muslim tahay alle xaqa haku wafajiyo,
Hadi anad se ahayn muslim, adoon cilmi ka muuqan oo qaabka aad wax u qoreyso lagaba garan karo taas haku jees jeesin diinta. Xisaabina xaga alle ayey taala
@@Videos-pi6qr illahay kacabso subxanalaah
Kkkkkk ma kalidiibaa siirada yaqaaan jaahil wahaaabi
Jazaakalah
Masha allah
🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱
Masha allah