YURUB GEENYO 2024 | ADAAN KUU ILMEEYA | HEES CUSUB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 56

  • @khadarhimilo1018
    @khadarhimilo1018 3 месяца назад +17

    Heestan xaraf raaceedu waa shaqalo ee maahin shiibanaha waana suugaan kuyar curintan danbe Abwaanka waan salaamayaa

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 2 месяца назад +3

      Baddana raaci dad badan ayaan garanayn badda ay tahay oo heesi hees u tahaye

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 3 месяца назад +12

    NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA
    YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 3 месяца назад +6

    Heestan yurub Waxay Uqaaday Heer Caalami Laakiin Way Laraagtey daawashadeeda Erayada Abwaanka Mucjisada Ah Xamse Abwaan Xamse Musiga Ayuub Haaruun Laxanku Qaasin Macruuf

    • @abdirahmaanxeego3731
      @abdirahmaanxeego3731 3 месяца назад +2

      Yaa qaasimi allaya cisaka sxb laxanku waa fadhiyaa

    • @qaasimmacruuf6137
      @qaasimmacruuf6137 2 месяца назад +1

      ​@@abdirahmaanxeego3731Abwaan Xeego Shrfnid Zxb Shugran

  • @AdanYare-yr4fk
    @AdanYare-yr4fk 3 месяца назад +3

    Boqorada codka yurupey jacaylkaga la aalaa❤

  • @jaamabiixibiixi8385
    @jaamabiixibiixi8385 2 месяца назад +1

    Ustaad qaasin laxanka waanu kaa haynaa

  • @MounaAden-gf2wl
    @MounaAden-gf2wl 2 дня назад

    la vraie chanson❤❤❤❤❤❤

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m Месяц назад +1

    Sheeko baa haysaa naa is astur waayeel baa tahay waxaa ku jirtid iska daa SUBHANALLAH

  • @mumtazalli6929
    @mumtazalli6929 2 месяца назад

    ManshaAllah sowtu raxma ❤❤❤ Yoruba Mohammed Abdi geeyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuxsinGooni
    @MuxsinGooni Месяц назад

    Yurub Geenyo Fanka waa Ka gaar Heestan se heesta heda waa ka gaar Abwaanka eraydan sameyey Caadi maaha 27/8/2024 Habeen Talado Ah

  • @robkacade156
    @robkacade156 2 месяца назад +2

    Boqorada Coodka Yurub Genyo❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanKooshin
    @AbdirahmanKooshin 2 месяца назад

    Wash wash ciyaalka iska fadhiista away tidhi sawtu raxma axyaa hees❤❤❤❤

  • @radiyaali7946
    @radiyaali7946 2 месяца назад

    Heestan caadi maha runtii waa hees aad u macaan 🥰🥰🥰💜💜💜💜💜💜💜💜

  • @sagalosman6701
    @sagalosman6701 2 месяца назад

    Axyaa sawtu raxma boqorda fanka ❤

  • @SomalilandVoiceTv
    @SomalilandVoiceTv 2 месяца назад +1

    Well done Yurub Geenyo 🎉🎉❤❤

  • @AmareMaxamed
    @AmareMaxamed 2 месяца назад +4

    Like inta Jacaylku Beerka Kala jaray E xidida dhiiga qaybsha is tagen 😢💔

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 23 дня назад

    Ax hestan qalbiga ka ooyay xa in badan ku oyay ain had xasusu badan😢

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 2 месяца назад

    ❤❤❤❤waaw yurub genyo codmacan

  • @AyanAhmetbare-mp1cl
    @AyanAhmetbare-mp1cl 2 месяца назад +1

    marwalboo hees dhagaysiga iska daayo yurubeey hees qalbigyga taabaneysaad iiiqadaa

  • @DhuuxAhmed-i4u
    @DhuuxAhmed-i4u 2 месяца назад

    My favorite fananad runtii wad ku faro yaratsaty heestad

  • @wlladesh4183
    @wlladesh4183 2 месяца назад +1

    Hees ilin iga kente walhi hasus 27/7/2024 Saturday 15:36 faranti 😢😢

  • @fathamahamed7522
    @fathamahamed7522 2 месяца назад

    Axyaa cod yurub mohamed cabdi geeyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @talomaal5278
    @talomaal5278 2 месяца назад +2

    YURUB iga gaadhsiiya👉
    Ha naga joojiso heesaha Noocan ah💔🙏
    SALAAN dhmn inta jcylku Nacaska ka dhigay, eed NaaFada ah👈🙋‍♂️

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort 2 месяца назад

    Masha allah yurub❤❤❤❤

  • @KhadiijoAbdiolad
    @KhadiijoAbdiolad 3 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @1972543
    @1972543 3 месяца назад +2

    🎉🎉👏

  • @SiidcaliMaxamed-f5m
    @SiidcaliMaxamed-f5m 3 месяца назад +2

  • @cabdullahicali9954
    @cabdullahicali9954 2 месяца назад

    Boqorada codka masha Allah heestu wax kale

  • @ABOKORApdi-d9y
    @ABOKORApdi-d9y 2 месяца назад

    Waaaw

  • @AbdirahmanLaale
    @AbdirahmanLaale 2 месяца назад

    Heestan iyo muusigu isuma qalmaan kaban ayay u qalmaysay heestani. Erayo waaweyn, laxan nin weyn oo u qalma ayaa lagu ladhay sidoo kale codkii sawtu raxma Yurub Maxamed Cabdi Geenyo

  • @Eng.bashiirIbrahim
    @Eng.bashiirIbrahim 3 месяца назад +1

    Afkaaga caano lagu qabay yurub cabdi yurub geynyo

  • @Cirshiida
    @Cirshiida 3 месяца назад +2

    Cajiib

  • @CaydurusMumin
    @CaydurusMumin 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 месяца назад +1

    Boqorada Codka Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤
    Inan La Coda Mahayo Fanaaninti dambe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m Месяц назад +1

    Calaacalka kama helo.

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤habibi AR

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад

    1:13 1:17

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад

    3:57

  • @umumiraan12345
    @umumiraan12345 2 месяца назад

    3:25

  • @DeeqAlih
    @DeeqAlih 4 дня назад

    Samiirabilan

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o 2 месяца назад

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 3 месяца назад

    Sida Ugxaanta D

  • @Kinglove134Kinglove13
    @Kinglove134Kinglove13 Месяц назад

    Noooca keena ama naga daaya

  • @Kinglove134Kinglove13
    @Kinglove134Kinglove13 Месяц назад

    Afka Iyo Dibnuhu
    Way Aamus Diiddoo
    Aramadii Jacaylkiyo
    Umalkii Kalgacalkaan
    La Adkeeysan Waayoo
    Addan Kuu Ilmeyaa
    Sida Ugxaanta Diinkaan
    Eegmada Kal Gacalkiyo
    Isha Kugu Korshaayoo
    Addon Ii Dhawayn Baan
    Dusha Kaa Ilaashadaa. Wlhi ereyadan way misamanyihiin waxay kaso burcadeen maskax caafimad qabtah alaayacisak abwaan xamse mucjisada fanka

  • @canabsheikh2827
    @canabsheikh2827 10 дней назад

    💔🥹

  • @lielaali309
    @lielaali309 3 месяца назад

    😅😅😅😅😅

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 2 месяца назад

    Soomaalida music kadooda waa wada duruuruq-duruuruq 😂

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m Месяц назад

    🤮🤮🤮

  • @najmamohamed2676
    @najmamohamed2676 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад

    2:06

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад

    2:27 2:30

  • @naajmoha1933
    @naajmoha1933 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

    • @ABOKORApdi-d9y
      @ABOKORApdi-d9y 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤