Intaan Xasuusi Qofka Xoolaha Kuu Goowracaayo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 23

  • @NimcoyarCismaan-kv1pv
    @NimcoyarCismaan-kv1pv 3 месяца назад +6

    Yaa allaah 😢😢😢😢😢😢😢

  • @11naa44
    @11naa44 3 месяца назад +3

    Wa carabaha warshado casri ah bey sameyen xolaha lagu qalo lkn qaab ficn umay sameyn

  • @lucky2bme
    @lucky2bme 3 месяца назад

    Wllkeey waan kugu raac sanahay waxkasta ood tidhi marka laga reebo "illaahay xayawaanka wuu karaameeyay".
    Balse illaahay wuxuu u abuuray xayawaanka bini aadamka dartii.
    Ku ciyaara lama dhihin ee si aynu si sharafleh caloosheena ugu buuxino, gadiid ahaana u adeegsano IWM ayaa lookeenay, Illaahayna waa inaan ugu shukrina siduu abuurkiisa oodhan inooga karaameeyay

  • @maxamedqader2595
    @maxamedqader2595 3 месяца назад +4

    Allahu akbar❤

  • @AshrafpoiAshrafpoi
    @AshrafpoiAshrafpoi 3 месяца назад

    Axx😢

  • @ZaynabAadenGuure
    @ZaynabAadenGuure 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 3 месяца назад

    Ilahey qeer haku siiyo aboowe macaan dadka inta badan waxaas ma qayaniin caadi ayee la tahay inee isku hor qalaan iyukoo is arkaayo noole kasto dareen ayee leeyahay dirta iyo geedahabo dareen ayee leeyihiin lkn biniaadankaan waxaas wax kama galin wlh yaranteeda waxaan xasuustaa geel ayaa la qalaaye ma xasuusan karo ciid miyee eheed mise quraan saar ma xasuusto lkn waxaan ogaa saa u dawo carareene oo xaafada xaafada laku qalaayo lo wadey ciyaal waa iska taqaniin oo somalia joogo xeewanka wee ka dawo cararayaan anaka saa u dawo soconey geelka oo u saxaronaaye maanta dan meesha marka la keenay oo la rabey inaa la qalo intee lugaha ka xeraan ee fadiisoyaan xadaa wee awoodi waayeen horbo waxaa aragney iyo iyo wixii ciyaal iyo dad meesha iskuku imaadey geel indaha caro looka subey markee indaha carada ka gashey oo dinaca kale u yeeshtay oo ninkii biidey oo mindida duunda uku sarey geelka asoo qeelinaayo oo deegiisa meel kasto ku baxeyso ayoo dulka ku daxay wlh markaas said ayaan u yaraa lkn ilaa iyo hada ma iloowin Alx yurub meel xeewaanak laku qalo maku arkeesit lkn ilahey bas ayaa og xeewaanada wexee ku suganyihiin gaal iyo muslim kuwoo fiican iyo kuwoo xun wee yiraan hada ka hor waxaan telka ka fiirsanaaye oo idaacada laka so daaye kuwo xoolo dacado eh oo xoolo badan heysto oo rabey lo’yaashooda lo ka mid eh inee qalaan laakin marka meesha la geeye oo lo diyaariye inaa la qalo ayee bilowdey inee oyso asxaabteena laka so wadey kalikeed ayaa meel laku xeray ooyin ayee bilowdey sido kale asxaabteet markee cida lo’da laheed arkeen lo’da oo oyneyso awood wee u lahaan waayeen inee qalaan wee iska sii dayeen markaas ayee see u xarareesay asxaabteeta u dagdey waxaad u maleysaa inee kuligood isku farxasanayeen ee ku farxeen saxiwadooda oo u so laawadey said ayee hareeraha uku so buuxsameen oo hoosta ee ka so galayeen kuwo kale neh wee yiraan oo daneneenin xeewaanada oo iyukoo nool karsanaayo hada inda yarta oo kale iyo madamada qaar biyo kar karaayo ayaa laku dax rudaa ama saliid kar kareyso ama xeewaanka oo nool ayee ruugayaan wlh waa xanuun waana yaahil nimo waa dad dareen laheen wax kasto aduunkaan dareen ayoo leeyahay hadee biniaadan ama xeewaan eheed waa wax nool oo ilahey naka qariye lkn anaka ma maqalno iyuka wee na maqlaan marka wax kasto ixtiraan waayo maalinta aaqiro wee ku dacweynayaan

  • @DalmarDalmar-h3t
    @DalmarDalmar-h3t 3 месяца назад +3

    😭😭😭💔💔💔

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 3 месяца назад +1

    😢😢😢

  • @CaaishoNuur-hl3zl
    @CaaishoNuur-hl3zl 3 месяца назад +3

    Allah akbar❤❤

  • @heyitsme90
    @heyitsme90 3 месяца назад +1

    Jaahilnimo darteed alle yuu kuu cadaabin😢😢

  • @PUBG...REPORTER.12
    @PUBG...REPORTER.12 3 месяца назад +1

    Zxp waa sacuudi carabi

  • @salmaanrashiid7780
    @salmaanrashiid7780 3 месяца назад

    allahu akbar❤

  • @cusmaan5
    @cusmaan5 3 месяца назад +1

    Mahad sanid

  • @iqraaxmed1276
    @iqraaxmed1276 3 месяца назад +1

    Mahadsanidiin

  • @AbdimalikMohamuud-hp9sx
    @AbdimalikMohamuud-hp9sx 3 месяца назад +1

    Jigjiga

    • @NimcanAK
      @NimcanAK 3 месяца назад

      Anba kula midban ahee😂

  • @geniuscarva
    @geniuscarva 3 месяца назад +1

    Saaxiib maxaannu wax kaa dhagaysannsa adigiibaa food xiiranè😅😅

    • @hindaaysuufi5069
      @hindaaysuufi5069 3 месяца назад +1

      Muhimada wa waxa ushegaya ee maha foodiisa

    • @CR7HD-YT-2025
      @CR7HD-YT-2025 3 месяца назад

      ​@@hindaaysuufi5069 somalida qofka muqiisa ay ku mushquulan hadalkiisa maba qiimeeyan 😂😊

    • @Naima-43
      @Naima-43 3 месяца назад

      Been ma ahan wale intaynu qofka muuqisa muhimada saarayno hadaynu saari lahayn hadalka iyo wacyi galinta u wado kuna daqano ficnan lahaydaa ​@@CR7HD-YT-2025