Alaha unaxriisto abwaan sugaal wlahi waa ka xumahay maalin walba in dadka misaanka leh in la laayo somalia 🇸🇴 iney isku doo jeesato Mey dadkaan iska qabtaan oo na dabar gooyey
Abwaankaan soomaalida sida uu ugu damqanaayo iyo wanaagga uu la jecelyahay allaha fahamsiiyo,asaga iyo abwaaniinta lamid ahna wanaagga ay dalka iyo dadka u sameeyeen allaha ka abaal mariyo, aamiin.
Allaah naxariistii jano haka warraabiyo Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
Allah ha u naxriisto 😢إن الله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى 😢
Alaha unaxriisto abwaan sugaal wlahi waa ka xumahay maalin walba in dadka misaanka leh in la laayo somalia 🇸🇴 iney isku doo jeesato Mey dadkaan iska qabtaan oo na dabar gooyey
Gabay dhaxal gala wlhi it makes me feel sad 😔 & hope ☺️ at the same time
Abwaankaan soomaalida sida uu ugu damqanaayo iyo wanaagga uu la jecelyahay allaha fahamsiiyo,asaga iyo abwaaniinta lamid ahna wanaagga ay dalka iyo dadka u sameeyeen allaha ka abaal mariyo, aamiin.
Alla u naxariisto 😢
SC, ayaan-daradda dadkeena haystaa waxa weeye doqoniimo baahday ayay siyaasad moodayaan. Illaahay inoo gargaar oo duligan xad dhaafay naga soo gaadh. Aamiin.
Allh ha u naxariisto Abwaan Sugaal 😢
Allah ha unaxariisto
Khawaarijta waa cadaw alle
QAWAARIIJTII DISHAY QIYAAMAHA KU MARAG FURAYSA GUUBABADAN DADKA LAGU BAD BAADINAYO
AHU AAMIIIN YAA RABI
Naxariistii jano allah hasiiyo amiin
Allahaa u naxariisto😢😢😢😢😢😢😊
😢😢😢alle ha u naxariisto abwanka manto goay
masha allh abwaan runta taabaty allow xaqa tusi umadeena
Ilaahay hakuu naxariisto
Xaqiiq warmiyaynan arkay
Alloow kuu naxariiso😢
I JUST WANT THNX FOR TELEFISHINKA QARANKA AND ABWAANKA
Mansha Allaah guleysa Ader mcn ❤️🤝❤️🤝❤️🤝
Allaha u naxariisto abwan sugaal. Somali wacdi iyo waano lagala quusay bay maraysay!
He is alive
Alhu Naxriisto ee Odeyga Wuu Noolyhy
Alle ha unaxristo maanta aya qarax lagu dilay abwanka 😢
17-October-2024
abwaankan anigu walaahi si dhaba ayaan u taageeraa waa wadani saafiya waa muwaadin waayo xeel dheer ku waaniya somalida waa abwaan jecel in somalia horumar gaadho waa indheer garad la maqli laayahay
Dadkii wax galka ahaa waxa laayay
Dad aan la aqoon waxa eey doonayan aaqiro iyo adun waa musiibo la yaab leh
Ilaahow u naxariiso
Abwaan sugaal cabdulle 😢
Dadka dislike ku qabtay liketa iyo disliketa ayeysan kala aqoon halayaabina.
Aamiin
Alla una xariisto maanto ayuu qarixii ku dhintay
Allaha unaxariisto
DAL MUSIIBO KU RAAGTAY Walle somalia wisi cad ceesatay
allah xifdiyo abwaan sugaal runtu kahadlaye
wax xilkoodii ka soo baxay soomaalida waxaa jira abwaaniinta iyo culumada bal eeg abwaan sugaal
Ilaahay marti lacel yahay kadhig aarabi ilaahow unaxariiso
Hadalka iyo mudibkaba marbaad hiil kadhigataa caadi ma aha
Ilaahow u naxariiso, fariintiisa ahmiyada nabadda wuu nooga tagay haday wax noo tarayso
Ax Ax Ax ❤
allah ya cizaka abwaan sugaal
Aloow somalia iskutoosiy allahayow natager
Ax ax walahi waa itaabtey
إنا لله وإنا إليه راجعون
♥️♥️♥️♥️
Abwaan dadkad adla hadlayso way wada hurdan maqan goray ka kicdonan
dalmasibokuragtey muskaa logujiraa somalay waxmaqla
Aloow somalia iskutoosiy allahayow natager