wuxuuba madaarka u ag dagayaa waa inqilaab dalka ku samee. dee cirro iyo wadani siday doonaan kama yeeli karaan Somaliland! sidee cadawga dalka loo macsuumaa? cirro gurigiisa gaadh halaga hayo. garxachis ee madaarka ka shaqeeya hala fanasho! wax bay u danleeyihiin!
Fariid Fariid dhalay geesiyad geesi dhalay nooloow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤hasamaato tv. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
19ka diisambar,illaahay ha inooga sahlo soo dhooweynta jabuuti iyo soomaaliya.dad baa diidan oo laga baqayaa in ay qalaanqaĺ sameeyaan.
MashaAllah Allaha ku xafido
warbadanaa
Waaaaaaw waatan taydii yarayd ee fariida ahayd Sln Sare 🎉🎉🎉🎉🎉
𝐻𝑎𝑠𝑎𝑚𝑎𝑎𝑡𝑜 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖𝑦𝑎𝑑 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐛𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐛𝐨 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲𝐞❤❤❤❤❤❤
Well done❤❤❤
Taladii uraysay ee Muuse bixii ayaa maantay lasoi gabahabaynayaa maantay,Amxaar laleefayo iyo Dadka Somaliyeed ee aan kasoo qaybgalayn waa nadiibdarro.
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉
Sidaa Libaaxadaa
xiiqsaneey, maxaad tidhi?
lagu machiiranayo!
maya,maaha sidaas ee waxaad tiraahdaa "lagu macheeranayo".
sida magaca qabiilka macheerteen.
waxaas waan machiiray ,waxay tahay waan tuuchiyay.
Fariidi magca wlllshyy quurux sharf 😂😂😂😂😂😂
Malayalam ugaqaadayaan hooyooyinka gurigood saqajaanku raysalwasaare Wayland weeye
Gawaarida Japan ee quruxbada iyo Gaajada haysa ummadda Soomaaliyeed maxaa kalahaysta.
Lacagti wadanka looheysta afwadag hadu jabuti iskuqoray
SAYLACE KUUMA JEERO QBANQABDA JOOJI BEENTE😅
wuxuuba madaarka u ag dagayaa waa inqilaab dalka ku samee.
dee cirro iyo wadani siday doonaan kama yeeli karaan Somaliland!
sidee cadawga dalka loo macsuumaa?
cirro gurigiisa gaadh halaga hayo.
garxachis ee madaarka ka shaqeeya hala fanasho!
wax bay u danleeyihiin!