Ila qosol Eglan Salah Vs Dahir Alasow 2014 - Kampala iyo Kaftan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 11

  • @ducaysanem463
    @ducaysanem463 10 лет назад +30

    Daahir Calasow waa wedeni Somaliwayn meel fog na wax ka arkaya, ku dayashona mudan, guulayso Mr. Alasow. Eglan Salax na salaan baan halkan uga dirayaa.

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 лет назад

      ma intayaruu ina tageero baad ku tageeri inadeer, ha aminin waa tug inta uu necebyahey somaliland buu ina necebyahey walaal

    • @HanadFranz
      @HanadFranz 10 лет назад +3

      yarka heer khatumo cuqdad ayaad La wareegaysaa Anuu Horta ma aqaani Ninkan wuxu yahay wlhi Lakiin hadalkisa Ayaan ka dareemaya ee orod coqdada kala tag meesha ... Ana khaatumo ka tirsan mana jecli Adoo kale Dib iskugu laabo

    • @HanadFranz
      @HanadFranz 10 лет назад

      Beenta Maha Ninkan sugaantisa ayaa ka muuqata inuu yahay Nin Ka Fog umada Lakiin Naagtan Xun Caloosha ayaa Buuxda !

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 10 лет назад +11

    daahir calasow waa nin aad u cod kara waana ninka ugu caansan dadka somaliyeed ee siyaasada ka hadla wuxuuna ku darsaday abwaanimo thankz daahir calasow

  • @nuurkey
    @nuurkey 10 лет назад +16

    Dahir Calalsow walaahi waa nin somalinimada ay aad ugu dheertahay. Abwaan qofkasta waxuu galo waa garatey. Gabadha wariyaha ah waan soo dhoweynayaa laakiin Khaatumo markii la amaaney xoogaa bey diidaneyd. abaayo mar wariye hadaad tahay waxaad ku dadaashaa dhaxdhaadnimada ha noqon qof hal meel wax ka arka.

  • @mohamed51904
    @mohamed51904 10 лет назад +15

    qaad baan cunaa qamriga ma cabo ayuu ku leeyahay.

  • @libaan149
    @libaan149 10 лет назад +19

    Ninkani waaa gesi allaha ha ku dhoowro daahir

  • @yusufshirif8759
    @yusufshirif8759 10 лет назад +7

    Dahir Alasow waa Geesi. He is ibu Halal.

  • @abdi2851
    @abdi2851 10 лет назад +16

    Khatumo seeg iyo Dahir tuug waxaan ayaad amaneysan waxan beenta ku fanaya iyo qaadka Reer khatumo seeg waligiin lama sheegin wax qeyrle ood amantaan

  • @haliimomaxamud5815
    @haliimomaxamud5815 8 лет назад +11

    Lakin goormad ka baxday ood baratay jaamacadaas