Dhulkan ma Somalia k🇸🇴 muu kuyaal Reer Puntlandow waxaan oo dhul ah intaa ku qarineesen yaab😳😳😳😳😳😳 Somali hadan nahay waabaa yaabnahay Asia dhul ah maa u galnay 😎😎😎
Inshallah waa galaayaan meelkasta god iyo ceel iyo badba talo ahaan waxaan aniguna ku darsanayaa waa in dowladu kaga soo dhufataa dhanka bada mudug oo xeebta loo soo raacaa dhulkana qaab sadex geesood ah lagu galaa waana inay dadka dagaanadaas degan ay ciidamo abaabulaan oo ciidanka puntlandna ku soo daraan waayo iyagaa dhulka aad u yaqaan qabaailafa kale ee reer puntland dhamaan waa inay garab istaagaan ciidankooda iyo dowladooda dhaaqaale ahaan iyo sahay ahaan waan hubaa in ciidankeenu guulaysanaayo lkn waa in taatikada la badiyaa lagana xiraa jahada maamulka Somaliland waayo waa meeshay ka soo galeen rabaana inay u cararaan bada iyo birigaba inshallah puntland guul for ever Aamiin Aamiin Aamiin
Maashaa Allaah, anigu Mudug baan ku dhashay, wariyahu dhulka uu sheegayo waa runtiis.Laakiin dhulkaas lug baan ku marnay aniga koox Chinese ah. BAABUURKII AAN BOOSAASO UGA SOO BAXNAY waxaan soo marnay UFEYN ilaa QANDALA. KABACDINA LUG BAAN KU MARNAY SILILADDA BUURALEYDA. Spo noqosha Eyl,ILAA UFEYN I Jidka laamiga baan ku soo dhacnay BOOSAASO(Last distraction)
Dacish iyo Alshabaab labadaba waa mashruc Calami ah 35 sano burburkii kadib lais qaatay in Deganada SSC illa xadka dheyr ee Gumeystaha Xabashida Ingriska oo ah Dhagar qabaha isaga ah midla Somaliya Kala qeybiyay, Waxa laisqaatay in Konfurta Bartamaha illa kuwa xadka kenya ee kayunga illa wajale laga soo galiya dhinaca Badda Dhamaan Kuwa Somaliya badeda mudadas badan marakibtooda kujireyn oo mashruca ladagalanka Burcad badeedda ogow Berbera laguma soo darin taasi waxa eey kutuseysa in Fuliya Mashruca nabsdiidka loo igmaday uu Immaradka xaqiiqa tahay kuwa kheiratka burahas Dhuxush jubalaand xoolaha nool ee sida qasab ka dadka looga soo qaado midka wakilada mamulada kudhex leh wakilada Saldhiga weyn ee loo wada jeedo eeg ee jilib 18 sano 40 kun oo cidamo ATMIS lagu sheego ayaa jogaan maxa eey qabteyn.Somalida nin walbo degaankisa haga xoreysto Cadowga inta tala wadagi karto markas Mamul dhexe hasameystaan.
Maamulka putland waxan u shegaya argagixiso daa daacish mesha ku jirto waxa maal galiya Oo mesha ku haya Emerates oo wax walba ka taageera iyo wadamo kale oo rer galbeedka ah waxa ku jiray sido kale maamulkii muuse biixi koley Odaygan hada qab saday maamulka Hargeysa sharcigii u yaalay ayu un raacaya oo in argagixisada ay taageran si nabad oga dhicin bari iyo koonfur ba
Dadkii hore ee lacag la’aanta wax ku bartay ku dar reer meeyga lacag la’aanta wax lagu baray way garanayaan gobolka bari iyo meesha uu ku yaalo laakiin kuwa aan hada wax baran lacag la’aan darteed baad u sharxeeysaa waa kuwii dhashay dagaalkii sokooye wixii ka danbeeyay waxbo ma baran mana yaqaaniin gobolka Bari hadeey yaqaaniin qabiil dartiis bay u indho la’a yihiin .
Dani illahay baa muqdisho noga soo ceshay anagaa ubahanahay inuu noo shaqeyo
Halgamaa cimraan waan ku tageera sxb❤
Ilaahay Guusho ha siiyo Ciidamaada puntland inshallah 💙💙💙💙
Maasha allah
Nimaan dhulmarin dhaayo maleh, Eng. Cimraan dhulka waa yaqaan, waana nooga faa'iideeyey dhulka iyo qaab dhismeedkiisa. Mahadsanid Laakaha media... Guul Geesiyada Puntland
Guul ciidanka geesiyasha puntland republic💪💪♥️💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤aan ku seexano haben iyo Malin meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin 🙏
Kkk WALLAAHI khatar baa tahay maanta Cimraanow sida cajiibka ah ee aad u sharraxaday juqraafiga dhulka, badaha, buuraha, iyo ceelasha. ALLAHA ku sharfo, dhulkaasi waa dhul cajiib ah oo aad u qiimo badan. Analysis kaagu waa MAA SHAA ALLAAH maanta, halkaas kasii wad sxb.😊❤
Masha Allah cimraanow wa cajiib saad ukala taqaanid dhulka Xafidullah Guulayso waliga Waankuu Hanweynahay geesi gobi dhashay 🙏🙏🙏🙏🙏💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Thnks ina adeer xaqiiq dhalin reer Puntland kuwa ugu wanaagsan ayaad ku jirtaa inshalh waynu guulaysan❤❤❤❤
Amen ya rabb ❤
Dhulkan ma Somalia k🇸🇴 muu kuyaal Reer Puntlandow waxaan oo dhul ah intaa ku qarineesen yaab😳😳😳😳😳😳 Somali hadan nahay waabaa yaabnahay Asia dhul ah maa u galnay 😎😎😎
Dad waxaa nahay dhulkooduu jini ku diray, oo Tahriib loo diray
Scww waad ku dhalatay waana ku dhaqantay waan ku tageraa illahay hatagero illahay hanaga soo afjaro
Guuuuuul iyo gobanimo cidanka puntland 🌺🌺🌺🎉🎉🎉
Emran dhigi Puntlanders ayaku jira, halgama gesi ah ,guul cidanka gesiyasha💪
Maasha Allah guul iyo gobanimo Puntland ❤❤❤guul guul ciidanka geesiyaasha xaq u dirirkaa guulaysta Allaha idinka qabto cadowga inaku soo duuley❤❤❤
MashaAllah TabarakaAllah, CIMRAAN guuleyso wll PUNTLAND hore u socda inagana waan waa idin garab joogna
Alle Swt mahadiis horumarkan
Meeshan Emaaraadka Ayaa Raba Dahabkii Somaliya inuu ka Gurto ❤
Saamaxaa kagaly oraad iitobiyanka kenyatibkaasar dhulkaaga aadiga masar
Maasha Allaah Walaal Adigu Mameeshaas Baad Kudhalatey
Thanks 🙏 bro
Maasha Cimraan waxaagu waa hilba dirir waa deegaankaagii guulayo ❤❤❤
Cimraan wa geeeeeeesi geeeeeesi dhalay ina khadiiijo dhiiilod 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Wiilkan waa reer bari asliya
Waxaa tahy qof aqlaaq leh maash allaah ❤hore usoco
Masha Allah wll mahadsanid Allaha qaair badan hakusiyo ,waa nofaidaysey ileen wadanka maklanaqaano 👍
Ilahay ha hafido ciidamada gesiyasha puntland state inshallah guuleysta marwalba
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Lakahow sannadkan puntland wa u kacday guuleyso wana meesha ka tamit o ad ku dhalatay dadal guuleyso🎉
Asc walaal cimraan
Mash’allah si fiican baa nooga sgaraxday 👍🏿
Cimran waa muwaadin reer puntland noolow wlky
asc maanshaa allah waxaa tahay dalyaqaan allaha ku barkeeyo
M❤❤❤❤❤❤❤❤ mashalaah
Ilahay hakuguuleeyo qabashada dhulkaas
mashaa allaah cimraan rael puntlander ina adeer 🇸🇱🥰✅🩸🙏🏾♥️💐🔥🦁🇸🇱
ISKA ilow dawlad Somali ma jirto waa magac gobolada gaalkacyo ka shisheeyaa waxay ka xunyihiin nabadda gobolada puntland waxayna jeclaan lahaayeen in dadkaas nabadiidka ah qabsadaan marka Laga reebo dadyar oo garasho U saaxiib ah mooyaane dadka noocaas ah inaad taageero ka fishid waa nacasnimo
Thanks cimran
Asc
Calmadow iyo cal miskaad waa xero warsangeli
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Puntiland
Axlmudallah Axlmudallah Guul iyo gobonimo ciidank punltand Manshallah Manshallah
DENI PUNTLAND GUUL GOBINIMO PUNTLAND GUUL GOBINIMO ❤❤❤❤❤
Inshallah waa galaayaan meelkasta god iyo ceel iyo badba talo ahaan waxaan aniguna ku darsanayaa waa in dowladu kaga soo dhufataa dhanka bada mudug oo xeebta loo soo raacaa dhulkana qaab sadex geesood ah lagu galaa waana inay dadka dagaanadaas degan ay ciidamo abaabulaan oo ciidanka puntlandna ku soo daraan waayo iyagaa dhulka aad u yaqaan qabaailafa kale ee reer puntland dhamaan waa inay garab istaagaan ciidankooda iyo dowladooda dhaaqaale ahaan iyo sahay ahaan waan hubaa in ciidankeenu guulaysanaayo lkn waa in taatikada la badiyaa lagana xiraa jahada maamulka Somaliland waayo waa meeshay ka soo galeen rabaana inay u cararaan bada iyo birigaba inshallah puntland guul for ever Aamiin Aamiin Aamiin
Caamirow sxb masha Allah si fcn baad uso jeedisa warka halgankana baal dahaba kaga jirtaa
Sxb Map ka inaad aad imu isticmaasho isku day oo edit aad soo mariso muuqaalada xiiso aad uwayn bay yeelanayaane salaam masuul
ilaahay puntland dhibka
argaxisada ha qaado
waa sax kuwa maalgalinaya waxaa ka mid ah ninki sacuudiga ah
Maashaa Allaah, anigu Mudug baan ku dhashay, wariyahu dhulka uu sheegayo waa runtiis.Laakiin dhulkaas lug baan ku marnay aniga koox Chinese ah. BAABUURKII AAN BOOSAASO UGA SOO BAXNAY waxaan soo marnay UFEYN ilaa QANDALA. KABACDINA LUG BAAN KU MARNAY SILILADDA BUURALEYDA. Spo noqosha Eyl,ILAA UFEYN I Jidka laamiga baan ku soo dhacnay BOOSAASO(Last distraction)
Waa yaab waxanba ka cabsanlahaa in gaarigu igu soo dhaco
Waa dhul taariikhi ah
WalalDadkayagiiTahay
Mashaa Allah tabaraka allaah guul iyo gobonimo viva putland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we proud to be putlanders ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaakeenay markii hore Daacushtu Alle gawadacadaabee Nacalladfu Guuleysta Geeshkayagow Guuleysta✊💪❤️🤣
Asc
Odaygaa madaxda u ah daacish oo c/saleebaan waa in lasoo qabtaa
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Puntiland
Waan ku wadanaa sxb waxad thy dal yaqaan
Guulayso
Halkaa waxa kacad inan galdogob kamid ahayn puntland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Assalamu Alaikum
Aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa Macluumaadka aad nala wadaagtay waayo anigu fikrad badan kama haysan dhulkaan barakada leh ..
Waa labad gacanka bada casa iyo bada hindi oshiiyan labad bado ayaa mar Puntlanda
Hadii Ganacsatada Soomaaliyeed ay qalabka dhismaha iyo Gagaf cagafyo iyo iska rogogooyin iyo qalabka kiimikaalka oo buuraha lagu qarxiyo iyo dad khuburo dhismaha uleh noogu deeqaan dhulkaas oodhan waxaan kasamayn laami iyo wadooyin isu furan lkn waa in aan helno qalab iyo dad qaabka buuraha looqarxiyo cilmi uleh maadaaba qalabka aan anagu buuraha yurub ku qarxino ay rag ukhaasa oo taba bar dheer uleh u isticmaalno. Waa in aan helno dad qaraxyadaas tababar u haysta inta kaloo dhan waan samayn karaa.
waxaad tahay nin damiir leh baad tahay allah noo xafido wilashayad allahu noo xafid
Taageer xeeb maleh ee waa buuralay
Cimraan waa mucjiso 😂 Hawd iyo mudug iyo Bari iyo Sanaag iyo Nugaal 🇸🇱 Waa wada maray
Guuul guuul ween buuntilaand
Dacish iyo Alshabaab labadaba waa mashruc Calami ah 35 sano burburkii kadib lais qaatay in Deganada SSC illa xadka dheyr ee Gumeystaha Xabashida Ingriska oo ah Dhagar qabaha isaga ah midla Somaliya Kala qeybiyay, Waxa laisqaatay in Konfurta Bartamaha illa kuwa xadka kenya ee kayunga illa wajale laga soo galiya dhinaca Badda Dhamaan Kuwa Somaliya badeda mudadas badan marakibtooda kujireyn oo mashruca ladagalanka Burcad badeedda ogow Berbera laguma soo darin taasi waxa eey kutuseysa in Fuliya Mashruca nabsdiidka loo igmaday uu Immaradka xaqiiqa tahay kuwa kheiratka burahas Dhuxush jubalaand xoolaha nool ee sida qasab ka dadka looga soo qaado midka wakilada mamulada kudhex leh wakilada Saldhiga weyn ee loo wada jeedo eeg ee jilib 18 sano 40 kun oo cidamo ATMIS lagu sheego ayaa jogaan maxa eey qabteyn.Somalida nin walbo degaankisa haga xoreysto Cadowga inta tala wadagi karto markas Mamul dhexe hasameystaan.
boqorada barakaysan nagu salan salan qaliya oo reer puntland ah
Pls halgamaa cimraan like u saara pls and pls
Gobolka Bari, Soomaaliya oo dhaca Waqooyi Bari waa gobolka ugu weeyn dalkeena hooyo waa 85,008km square waxa uu kaweeyn yahay dalal badan oo Europe ku yaala sida Netherlands 🇳🇱 Belgium 🇧🇪, Switzerland 🇨🇭 Austria 🇦🇹 iyo Ireland 🇮🇪 waana gobol bareaaqo ah dhibaca kaluunka macdanta iyo gas iyo oil badan
Cimraanow magaceed megaalada jambeelku degantahey
Kawaran hadii bada lagaweeraro
Malaha cimranaw somalia meel aadan cag dhigin majirto anigu waa yaabanahay
Dheriirka bada pl waa 1680 kmt
Dhulia lagu dagalamayo waa dhul warsangeli
ongaale, Miilaale iyo Buuqle ?
Sxb waad fiicantahay lkn Maab isticmaalo si ay dadku kuufahnaan
☝🏻🙏♥️✨️✨️✨️
CEEB. QARAN HAKU SHEEGIN. WAA XAAFADA XASAN MUNAAFAQ DHEH
Masuuliyiinta soomaaliyeed haday rabaan in ay dalkooda. Cadaw ka ilaaliyaan. Shacabka ha. Hawlgeliyaan. Intay. Iyagu daaraha isku xidheen ee. Waadiyaha. Samaystaan
Asc wll waan ku saxayaa ee fahan bosaso marka kaga tago qandala dhurbo murcanyo gelsakey xabo caluula bareda intaas waa bada cas ayey kutal
Jecelna waa laqabtay
❤❤❤
Celasha wangale
Celka miilale
Celka. Buuqa
Cimraan walaal gobolka barwaaqo aan maamulada kale heysan ayaa taal sida milixda oo dabiici ah buuro milix ayaa ku yaal, timirta, kalluunka, meydiga iyo fooxa oo aad qaali u ah, macdanta iyo dahabka ee alle madaxdeena hagaran siiyo iney dhulkooda kheyraadka ku jira ka shaqeeyaan oo kursiga moqdisho iska daayaan
inaga daa kuwaas hawshaada -
Wado ‘ Qofka ka ‘Aamusaa -
Asagaa ‘is Og Wuxuu u ‘Aamusay!
Waan ku taa geernaah
Maamulka putland waxan u shegaya argagixiso daa daacish mesha ku jirto waxa maal galiya Oo mesha ku haya Emerates oo wax walba ka taageera iyo wadamo kale oo rer galbeedka ah waxa ku jiray sido kale maamulkii muuse biixi koley Odaygan hada qab saday maamulka Hargeysa sharcigii u yaalay ayu un raacaya oo in argagixisada ay taageran si nabad oga dhicin bari iyo koonfur ba
War yaaa! Alamaxuu buuraha bari kulugeeeyey.
Nimaku dhulka nimcada ah bay dagaan, shayaadiinta koonfurta joogtaana waxay ku hansadeen wabiyadii iyo beerihii. Ilaahoow somaliya qalbigeesa isku soo jeedi si’aan cadawgaan dadkeena iyo dalkeena uga saarno
Waxaan kaa codsanayaa wllkayow in aad kadaysid sharaxaada badan iyo sheegida goobaha ay ciidanku joogaan ee kaliya waxaad noosheegtaa guulaha uun
Wangaale iyo miiraale
ileyn Dhulka putland to ‘Aad buu u
Balaaranyahay magaalooyin-
Aan la ‘Arkin aan la ‘aqoon yey la
Xiranyihiin? Ma Carabta ! ?
Dhulkas ma martay brother
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW GUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND
Wareegu 1700km
Dadkii hore ee lacag la’aanta wax ku bartay ku dar reer meeyga lacag la’aanta wax lagu baray way garanayaan gobolka bari iyo meesha uu ku yaalo laakiin kuwa aan hada wax baran lacag la’aan darteed baad u sharxeeysaa waa kuwii dhashay dagaalkii sokooye wixii ka danbeeyay waxbo ma baran mana yaqaaniin gobolka Bari hadeey yaqaaniin qabiil dartiis bay u indho la’a yihiin .
Aqoontaada dhuleed ee aad nala wadaagta ku mahad sanid.
Heesaha nahda laheen oo warka oo dhan nahda kaqaadayo maa iska joojisid??
Hanoqon kuwii xaqa ogaa oo diiddey sxb warar fiican ayaa tabisaa lakin waxa kali wararkaaga kadhigaayo war caruureed waa heesaha soo fadlan ka'qaan gaar nonsense kaan
Wabilahi towfeeq ✌️✌️
Kaalay askata dhimatay ilaa hada waa cali jabraaiil ugaar saleebaan ciise maxamuud wasan geli aaway ciidankii butlan meesha madad gaara ayaa udhimanaya shakibaa naga galay halkaa
Kkkkkk baarliin ayaa soo xasuste wagii ey kula sogali jirte taagerayashi qaaq layaasha baarlin ayaa ahaa hada lkn kafican tahay waligaa naagtaada umada hahor kenin aa saxan
Qof. Walbo. Wa in. Uu. Gurigiisa. Nadiifiyyaa. Inta. Dowlad. Cadil. Ah. Laga. Hello yo. Dhulka.an. adigaa. Let. Did. Kuu. Maqan. Alex. Bari. Sol. Iyi. Jublan. Afduub. Nà. Jooga
Maxaad ula jeedaa m baa kutaalada halkan igu qaatana waad tidhiye