Xil.sanbalooshe waxaa laguu soo wakiishay:1)hor istaaga HIIRAN STATE.2)kala qeybinta xawaadle.3)in macaawisleyda lagu laayo dagaal oo lagu shirqoolayo.4)sanbalooshe xawaadle is dhaaf tuuladoo ku dhashay muxuu u qabay oo aan 1 noaha intuu xil.ahay.5) waa beenlow rabo in macaawisleyda xawaadle jago ama lacag ku iibsado.5)xil.sanbalooshe waa af ku xaare intuu idinla hadlaayey qabiilada (ujuuraan.abgaal .habargidir) meel ugu dhacay cadawna idiin sameynaya ee iska ilaaliya. Hadaba ma ( habargidir.abgaal.murasade)ayaa dhulkooda xureysan waayey caqliga macaawisleey ka shaqeysiiya yaan la idin shirqoolin.
Galada dalka jogto cadow aan aheyn ma jirto dowlad islami ah ale hanasiyo oo kitabkisa nagu xakunto oo dowobo dagsan aan nagu xakumeyn ale marqati kayahy
Walahi runtiis waye naago iyo niman Diyasbaro warkoda yana ladhagesanin ee hore usocda. Guuul Somalia 🇸🇴 ❤
NOOLOW SANBOLOOLSHE,GEESI /GEESI TAARIIKHDAA KU XUSI DOONTO INSHA-ALLAH...
Masha allaha guuul insha allaha❤❤❤❤❤
Mansha Allah guuleysta aakharo iyo aduunba
Shabaab dagaalkiisa la iskama warsanayo, wixi siyaasadna waa laga heshiinayaa InshaAllah, guul dhamaan ciidanka
Xawaadle geesiyaal soomaaliyeed from hargeysa
Xil. Sanbaloolshe waa MWeyne qarsoon
Danyerta iyo dockayerta warkoda dhag ha udhiganina Xildhiban ka warkiisa waa cad yahay guuleso
Noolaw Sanbaloshe
Masha allaah
Guuleeysta Guuleeysta reer hiraan
👍🤝 AQLIGA HA SHAQEEYO EE GO'AAN YEESHA MIDNIMO AYAA GUMEEYSIGA CADOWGA AH LEEYSKAGA QABAN KARAA HORUMARNA AAD KU GAARI KARTIIN INSHAA ALAAH.
Geeesi Geesi Dhalay Xawaadle 💋💋❣️💋❣️❣️❣️✅✅✅✅
xawaadle allah haguuleyo
hada ka hor nin ayaa laweeydiiya somali yaa ugu xoog badan wuxuu ku jawaabay cidii xawaadle lajiro
Adiga shabab ayad lashaqeysa
NINKAAN SANBALOOSHE WAA RUNTIIS WAA GEESI GO'AAN LEH
WALHI WU KHUDBEYAY HADALNA WU DHAMEYAY ABGAL HADAN NAHAY WAN IDIN TAGERSAN NAHY GARABKINA NA WA NAHAY ABGALOW KACA WXA ISXOREYN WAYAY WA ADINKE CEB IDINKU DHACDAY DHEXDODA IS HEYSTA DULI UUF XAWADLE IYO HABAR GIDIR KU DAYSADA
Ee adaaba dadka kala faquuqaye?
Xawadle waa danyeer, mar diyaasbaro, Ajuuran wan xasuuqi jirnay,
War Ilaahay kayaab nacas yohow.
Xil.sanbalooshe waxaa laguu soo wakiishay:1)hor istaaga HIIRAN STATE.2)kala qeybinta xawaadle.3)in macaawisleyda lagu laayo dagaal oo lagu shirqoolayo.4)sanbalooshe xawaadle is dhaaf tuuladoo ku dhashay muxuu u qabay oo aan 1 noaha intuu xil.ahay.5) waa beenlow rabo in macaawisleyda xawaadle jago ama lacag ku iibsado.5)xil.sanbalooshe waa af ku xaare intuu idinla hadlaayey qabiilada (ujuuraan.abgaal .habargidir) meel ugu dhacay cadawna idiin sameynaya ee iska ilaaliya. Hadaba ma ( habargidir.abgaal.murasade)ayaa dhulkooda xureysan waayey caqliga macaawisleey ka shaqeysiiya yaan la idin shirqoolin.
Wakugu raacsanahay sxb anigo xasan muuse ninkan nama matalo intaa sheegtay waa xaqiiq dhiiga macawiisley ayu raba xil ama lacag ku badasho
Waa yaabka yaabkiis. Sanbaloolshow Hiraab naga xoolabada, nagana hub badan maxay isla xoreeyn la'yihiin. Jagooyinkii dowlada ayagaa haayo.
Sanad kama soo wareegin markaad lahayd Sacadoow hagrashaa idinku jirto.
Walaalkey alif wax male iyo walaxow leeyahay kala daa.
Hore ayaan ula yabnay hada xasan muuse nahay af xumo ayu ku caan baxay xawadle ayu kale saaray qabiiladi dariska nala aha ayu u gafay u caayay
Adiga horgal aya tahay
Galada dalka jogto cadow aan aheyn ma jirto dowlad islami ah ale hanasiyo oo kitabkisa nagu xakunto oo dowobo dagsan aan nagu xakumeyn ale marqati kayahy
Silkada usheg Waxas
@@yunismahamed3324 ALLE Utoobadkeen Kitaabka ALLAA leh Waana Xaq waana Lagugu Xukumayaa Aduun iyo Aakhiraba, Hadad Wanaag Beerato Wanaag Baad Heli
> wax walbo aad Sameeyso Abaalmarintooda Ku Sugi.
@@yunismahamed3324 waxas cey mahan wax hoyo daa ledahy walsha tii aad dhashey tii ku dhexdey wax kaligey igu ah ma ahn lkn waa ku ohahy waxa kuleylkaas kaa kensyo galada kaba qaad u tahy kitabka rabi maqashey halkaas dhibka kaa hayah
قالَ عَلِيٌّ: كَلِمَةُ حَقٍّ أُرِيدَ بهَا بَاطِلٌ