Waxaan Samestay Afurki ILA Daawo ...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @mohammedcade4198
    @mohammedcade4198 4 года назад +426

    Mashaa Allh wakusalaamay shiikh oday xaayoo saas iga dheh walaga baxay kow kow iyo amateet waali ah hormar wacan ayaa kuurajeena ilaahey waxaa kaagabaryaa sonkaan soonkisa kale in oo ilaahey adigoo caafimaad qabo inuu kugaarsiyo

  • @mohaarday7728
    @mohaarday7728 4 года назад +82

    LegeNd Ck waa ku wataa gar io gardaraba inkastoo gaajo igu dishay liketa ha'ila dhaafina legend ban ahye intina rer puntland ahna sigara iga warqaba😂😂😂

    • @maahisfiore6572
      @maahisfiore6572 4 года назад +1

      Aboowe swc sideetahay anigana isku meel aajoognaa 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @mohaarday7728
      @mohaarday7728 4 года назад

      @@ISSADIIN30 hye landheere

  • @omarajaajaofficial1324
    @omarajaajaofficial1324 4 года назад +341

    Ilhey cafimaad hkugu daro wll qali ck lkin dadkaaan aniga maxey like taila dhaafaaan aniga ck family maka mid ihi miyaaaaa asxaabta kor isku dooo qadaaa sulka ka shaqeysiiya Ramadaan mu barak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halgan.media.5
    @halgan.media.5 4 года назад +15

    *QORAALKEYGA HADAAD ARAGTO ILAAHAY NAARTA HAKAA XOREEYO ❤*
    *#SUBSCRIBE** & **#LIKE**🙏*

  • @fg_somali7728
    @fg_somali7728 4 года назад +56

    ck pro soon wanaagsan CK hadii uuba jiro qof wanaag ilaahay udhaliye waa adi waxaana aad ugu farxasanahay inaa adiga somalia tahay wll waligaa waayahay kuma xumeeyo kuwa fadhiyada xun ayaga ayaa kuugu soo biiri doona oo CK FAMILY kamid noqon doona INSHA ALLAH farxad ayaan kuu rajeenaa sxb mcne

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Fitaax ck ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @salmanboy3125
    @salmanboy3125 4 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂 single waye wilkan......like iisar team ck

  • @xafsadhaladkahargeisa1766
    @xafsadhaladkahargeisa1766 4 года назад +144

    Reer hargeisa i cumaamada😜

  • @casarduulofficial8484
    @casarduulofficial8484 4 года назад +46

    Allah dartiis baan kuu jeclahay ee adna ii Jeclaw sido kale allah dartiis na #SUBSCRIBE igu saar #Mahadsanid .Ramadan karim❤

  • @laanimedia5426
    @laanimedia5426 4 года назад +74

    Muslimiinta meel walba jogaan Allaha Caafiyo

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 4 года назад +38

    6:48 qumbohaas ibar o iso qor sida loosameeyo fadlan reply me alle hka aqbalo cibadadaada 😘👑king #CK

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 4 года назад +10

    Wlhi masha Allah waad isu roontahay rag waakan naftiiisa daryeela ragow kudayda walalkiina CK

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Jawaahir Hussain ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @ceynidaahir2550
    @ceynidaahir2550 4 года назад +14

    Masha alaah ck waamarkii uugu horesay aan arko nuur wajigaaga❤

  • @atariishoxamarofficail2090
    @atariishoxamarofficail2090 4 года назад +34

    m.a Allow ku dhoow💉🥀♡lIke sarah intii ck famly Ah😍👌🏻

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Atariisho xamar officail ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @siidcaliateera7302
    @siidcaliateera7302 4 года назад +2

    Masha allah ck RAMADAN Mubarak 🤲🤲🤲

  • @FATAVLOGSANDFILMS
    @FATAVLOGSANDFILMS 4 года назад +56

    Ck wahatahy rux calol Furaan oo mnshlh walal adunka walalo luguyahaay dabtii cawinnad karawa ani creative ahaay balsee aqawaada ihayso ah subscribe iyo waqti limasiyoo hadad tahay will somaliyed walal ii cawiii

    • @FATAVLOGSANDFILMS
      @FATAVLOGSANDFILMS 4 года назад +2

      Azxapta king ck iyo odeey xayoow subscribe igucawiyaa will walalkiin aheee
      Majoogtii leee igusooyacaa fadlaan

    • @foziyaqalpi680
      @foziyaqalpi680 4 года назад

      Adna isar

    • @FATAVLOGSANDFILMS
      @FATAVLOGSANDFILMS 4 года назад

      @@foziyaqalpi680 igu halley

    • @FATAVLOGSANDFILMS
      @FATAVLOGSANDFILMS 4 года назад

      @@foziyaqalpi680 igasooqabo+254746083629

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Suldaan fata vlogs and films channel ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @hamdiyanaaragsan2887
    @hamdiyanaaragsan2887 4 года назад +1

    Masha allaaah ck walhi baastada ka heley yaaqeey runtaa sheegtey ramadan kareem farxad ku soon kuna ciiid my wllkey

  • @realhero057
    @realhero057 4 года назад +6

    youtubka dhex waregaye muzalzal cml kusugaa wlhi CK barshadada kugumaqisaarin bro💖💖💓💓

  • @asmayussuf8774
    @asmayussuf8774 4 года назад +2

    Ck quruxlow ayaad ku noqotay ramadanka waana maalintii ugu horeysay masha allah 😍❤❤

  • @zamzamhussein2544
    @zamzamhussein2544 4 года назад +7

    Happy Ramadaaan
    Happy Ramadan
    Happy Ramadan
    Somali mohmed
    Illahay waxan ka baryaaynaa in khayrka ina waa fujiyo
    Oo kuwo diinta islamka ku hanuunsan alle haynaga dhigo insha Allah
    Khayrka iyo Ajarka soonka alle hayna siiyo aamin ayaa rabi
    Team ck
    Hadii aad cafimaad qabtaa so qora
    Alx

  • @Yusuf-kb1rg
    @Yusuf-kb1rg 4 года назад +1

    Ck wllhi gacan baan ku taagay
    Bilaha sanadka waa ka faaidaystaa bil show biil falaq-falaq biil comedy biil wacyigalin biisha ramadaan sheikh 😂😂😂😂😂😂

  • @shukrishacni7177
    @shukrishacni7177 4 года назад +20

    Asc ck family afur wacan Masha Allah 💞💗👏👏👏🙏🙏

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад +1

      Shukri Shacni ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @MohCaato
    @MohCaato 4 года назад +2

    walhi waan kugu nastay anoo somaan bro video yoo yaasha noo sobadi walhi inaan somanahay iyo in kale waan helmamay bro KEEP GOING RAMADA MUBARAK 🌙❤🙏

  • @kaafiyomohamed8297
    @kaafiyomohamed8297 4 года назад +34

    Abtiyoow 3:00 afur kariyeenaa, walba saacada noo badal.
    Waxaan rabaa Inaan ka qeybqaato tartanka😢😢😢😢😢

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад +2

      Kaafiyo Mohamed ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @alale-ali-8730
    @alale-ali-8730 4 года назад +1

    King ck sidaada camal hadan
    Usamaynkarayo iskabulo nimada waan kAbixi laha runti Respect Wlhi nio

  • @daufabdirizak370
    @daufabdirizak370 4 года назад +16

    Ck family the one and only one love wlhi waliga Gur ahaaw legend ck

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Zack Official ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @hidaayocumaraxmed3693
    @hidaayocumaraxmed3693 4 года назад

    King ck wallhi wat ka baxsatey nin is kabul ah oo sidan wax ukarinay Bal in an ka so agdhawdo weyan intasn waa kaftan Allh haku barkeyo wallkeyga an jeclahy marwallibo an ku fano aytahy keep going Afur wacn Bishan bisheda anago cafimad Qaban allh nagarsiyo Amiin Amiin adiguna masha allh allh haku xafido Amiin

  • @muqdishotube3554
    @muqdishotube3554 4 года назад +33

    Abowe iyo Abaayo Hamigaaga Rabi hakuu Rumeeyo Subscribe iisaar ilaahay dartiisa😓❤🙏

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 года назад

      walal iisaar waan kuusari fadlan ruclips.net/video/7oWNuRvQq44/видео.html

    • @istahilcaydid6649
      @istahilcaydid6649 4 года назад

      Pls subscribe isaar wllo anigana wan ku sarayaa

    • @tabantaabochannel6752
      @tabantaabochannel6752 4 года назад

      Wanku saaray muqdisho tube

    • @sozd5533
      @sozd5533 4 года назад

      muqdisho tube wanku saaray Ana isr

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Muqdisho Tube ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @a.laahishcalimuusemaxamed3070
    @a.laahishcalimuusemaxamed3070 4 года назад

    War walaal.ck nabadoonimada waaba kunuuree hee Nabadoonka reer ck family 👏👏👏🇸🇴❤

  • @deeqkaftanle4256
    @deeqkaftanle4256 4 года назад +30

    Ck Legend Waaku Aminsnahy Cadawgaga Cagta Hoosteda Brother Keep Going Alleh Haku Sharfo ❤🙏

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад +1

      Mysomali Studios ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @ayaandeqa5604
    @ayaandeqa5604 4 года назад +1

    Waaw xaaji ck afur Kala guur ah team ck usoo niyoo cafimad ku cun wall

  • @istaahilmaxamed7662
    @istaahilmaxamed7662 4 года назад +16

    Pro ck noolow intay nolol jirto ramadaan muprak

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Istaahil Maxamed ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @saagalmm9624
    @saagalmm9624 4 года назад +1

    Ck anaga Waa wali Waxaa nagu dishay huguri yuh yug Ck firi anigaa ku aayo seey wlhi 😂😂😂😂😂 gabadhiiydaa kkkkkkkkk wan ku amisanahay abwe

  • @haleelmedia1
    @haleelmedia1 4 года назад +73

    Ramadan Bil barakesan ayaa Lagu jiraa masha"allah ALLAH dartiis igu saar subscribe 😓😢✅ igu sadaqeeso subscribe adiga aqrinesid commentigeyga

    • @istahilcaydid6649
      @istahilcaydid6649 4 года назад

      Wllo subsceribe isaar pls anigana wan ku saraya

    • @istahilcaydid6649
      @istahilcaydid6649 4 года назад +1

      Inaso poqo insha allah

    • @ifraaxifka4315
      @ifraaxifka4315 4 года назад

      Ck saambuus maxaa usamen san weysay mse ma samyn krtid bro ramdan mubarak

    • @bushra3456
      @bushra3456 4 года назад

      @@istahilcaydid6649 ii Sar Abyo an ku sare😇

    • @istahilcaydid6649
      @istahilcaydid6649 4 года назад

      @@bushra3456 wan ku saray ee adna isaar pls

  • @xamdaqueen1350
    @xamdaqueen1350 4 года назад +1

    inshaalah broo ramadankareem

  • @fardowsoabubakar3818
    @fardowsoabubakar3818 4 года назад +6

    Kin ck family ooo mnata nagu casuumay afuur ❤👏 wn kaqabnaah wllkey mcn cumar ❤👏👏👏👏🎊🎊🧨 ramadan kariim

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Ferdose Abubakar ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 4 года назад +2

    maasha allh nin culus afsoomaligaaga ku meel martay sxb

  • @aliabdi5883
    @aliabdi5883 4 года назад +6

    Ramadan kariim All walalaheyga somaliyeed❤🇸🇴king ck wll Keep going afur wngsn🌙🤞

    • @rahnomohamed2
      @rahnomohamed2 4 года назад

      Ramadan kariim

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад +1

      Ali Abdi ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

    • @aliabdi5883
      @aliabdi5883 4 года назад

      @@ISSADIIN30 hyeh bro

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 года назад +1

    Maasha allaha allaha ramadaanta ha inaga aqbalo ajar keeda allaha ha ina siiyo

  • @ahmedjunior.
    @ahmedjunior. 4 года назад +4

    Ck maalinta labaad soonka ku daawaneynaa adna wxaa nagu hor cuneee marka see vediogaaga u daawanaaa
    inta ila aragtay like asxpta

  • @sahracusmaan5037
    @sahracusmaan5037 4 года назад +1

    Masha Allah Amin Amin yaa rabi wllhi wan ku farax sanahy xormar wacan wll

  • @kaltumahassan9719
    @kaltumahassan9719 4 года назад +6

    Masha allah ck sandkaan kiisa waxaan kugu duceynaa gabar salixad ah iyo owlaad bari ah aqirana jandii fardowsa Ramdaan kariim brother 🙏

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny5589 4 года назад

    Aaaaamiiiiiin wllky ck inshalah saad wax udoonasid udhacayan wllky inshalah

  • @djabalinga
    @djabalinga 4 года назад +5

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk odaxaayow xeekawalaxtahay san looooooool🤣🤣🤣🤣

  • @lamahuraan836
    @lamahuraan836 4 года назад

    Masha allah tabarakalah soonku waaa cafimaad waa qurux alle haku barkeeyo wiil ku dayasho mudan alle haku xafido

  • @muhanadcade8580
    @muhanadcade8580 4 года назад +5

    RUclipsrs single funny actor cooking ku darso 🤣🤣

  • @fartuunibrahim7439
    @fartuunibrahim7439 4 года назад +1

    odey xaaayow Allh kuusah lao midobariyad ah waa kuuu soo duceey.naaa yee

  • @duniyodagan2486
    @duniyodagan2486 4 года назад +16

    Aamiin aamiin ck dambigeena Allah hadhaafo dhamaan mulimiinta meel kastooy joogan soonkan soonkiisa klana kuu bashbash iyo burwaaqo kugaara allah hanaga dhigo aamin aamiin

    • @Halima400
      @Halima400 4 года назад

      duniyo dagan abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid 🌙Ramadan Mubarak

    • @duniyodagan2486
      @duniyodagan2486 4 года назад

      @@Halima400 waan kuu saaray abaayo qaali ramadaan Mubarak

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      duniyo dagan ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @bidhaanqurax7693
    @bidhaanqurax7693 4 года назад

    Ilaaahow amiiin ck maalinkasta noo duceee allaha ku sharfeee

  • @asmalovable4480
    @asmalovable4480 4 года назад +4

    Macha allah wll qalii aftur wanagsan ducadana amin wll qaliii ❤❤❤❤❤👉👉👉👉

    • @fataaxfaatuush9954
      @fataaxfaatuush9954 4 года назад +1

      asma Ku soo yaaco RUclips ka camel group of companies ruclips.net/channel/UCRJ9GrGmXFASE9Bi4i_gHgw

    • @asmalovable4480
      @asmalovable4480 4 года назад

      @@fataaxfaatuush9954 haye wlll maxadsanid horay uu soco wll👏👏👏👏❤❤❤❤👉👉👉

  • @subrina7781
    @subrina7781 4 года назад +1

    Ck walal tasho xalimo raadso ramadanta kadib ilaahay ha kusiiyo raaliyo

  • @tatikoofficial7149
    @tatikoofficial7149 4 года назад +7

    Team ck waxaan jiraa 16years hoppeygayga waa RUclipsr caan Ah marka wll mxaad iigula talinlahayd wxaan ahay qof talent leh marka ilatal📈

  • @Boosie__7
    @Boosie__7 4 года назад

    One million subcribe, masha allah. Sxp Ck hore u soco.

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 4 года назад +4

    Mash Allah Ramadan Mubarek 🌙🌙❤️🙏🙏🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @alhidaayamedia1247
    @alhidaayamedia1247 4 года назад

    Kkkkkkkkk king ck nagti ku heshey nin ayey heshey walahi docadan aamin aya ku dhahay wllo hormar wacan 🙏🙏🙏🙏

  • @خالدعباس-ط5س
    @خالدعباس-ط5س 4 года назад +6

    Aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabbi my brother 🤲🤲

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 года назад +2

    Actor + comedy +singer + cooking = captain of iskabulo 😂😂🙏❤😂

  • @anasmhashichenel1867
    @anasmhashichenel1867 4 года назад +3

    Ck family🙏❤🌙🕋 ramadaan mubaarak all the muslims❤🙏

  • @mariyamankaofficial8061
    @mariyamankaofficial8061 4 года назад

    Masha alaaah ck ck saxib waxadba ku wacned xalimo kuushaqeyso wa markii ugu horey say an arko waji gaga nuurkiisa ilaah haku xafido ilxun kuma aragto

  • @BULSHOHAGE
    @BULSHOHAGE 4 года назад +13

    Hadii aad Maanta soontay oo aad qoralkan aragto Fadlan Bulsho studio subscribe dhag ku sii adigo Mahadsan si aad axkaamata soonka Wax UGU ogaato. 👊🏻show me som love bil Ramadan waaye 🙏🏻

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 4 года назад +2

    Ramadan Mubarak😍✌️

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 4 года назад +6

    Asc Bro Ramadan Kariim Hal mid samah Vedio yaada Bro Ka dhaaf Cunugta yar waayo dadka way dhipsanayan ka daa plz si vedio gaada dadka u dhipsan mahad sanid

  • @ibtisaamkaalmooy6121
    @ibtisaamkaalmooy6121 4 года назад +1

    3waye ck afurka iyo iida iyo malinta aaqiro

  • @arafatart5260
    @arafatart5260 4 года назад +4

    Ck Hilib jini miyaaa hhhhhhh hhhhhhhhh

  • @hanaatibadecabdi1877
    @hanaatibadecabdi1877 4 года назад

    Mashalaah wllky qaali Ramaadan kareem Ck keep going

  • @شيماءمحمد-ي2ه
    @شيماءمحمد-ي2ه 4 года назад +4

    Ck WLLOW nin rageed ayaad tahay khatar 🥰

  • @foosahmed5554
    @foosahmed5554 4 года назад +1

    Aamiin yaa rabi Ramadan kariim ck bes caloosha iga hurisay wayo kaligaa afureysid 😥 sabus maleh bur maley bajiyo male illahey haku so gargaro hadii an daris ahan lahey anaa ku sameyn lahaa malin walbo bes lil asaf 😓😪

  • @mamaloveofficialchannel9537
    @mamaloveofficialchannel9537 4 года назад +12

    20:11 pm you break saum and us Africans we broke saum 6:35 pm what a shock!!!!

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Mama love official channel ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

    • @haniabdi1363
      @haniabdi1363 4 года назад

      We break at 21.13 Alxamdulilah this Ramadan we came 1hour down

  • @mohadeeq5582
    @mohadeeq5582 4 года назад

    Ck Ramadan kariim waad dadaashay afur qurux badan ayaad diyaarsatay mashaa allah

  • @abdirahmanali9500
    @abdirahmanali9500 4 года назад +10

    Ck wllhi hablaha qar ada ka fcn badankod mayaqanan 😀

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад +1

      geesey official ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

    • @ncnalowcabdulqadircabdirax5964
      @ncnalowcabdulqadircabdirax5964 4 года назад +1

      ❤❤❤👌👌👌👌👌🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💞💞💞💞👀🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @najahali4749
    @najahali4749 4 года назад +1

    Ck waan kusalamay walaalkey ck waad iskurontahay wllhi horay u soco walaalkey ❤❤❤❤❤❤

    • @Halima400
      @Halima400 4 года назад

      Najah Ali abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid 🌙Ramadan Mubarak

  • @halacoffacial5674
    @halacoffacial5674 4 года назад +6

    Hhh hye zxp wan soomaa

  • @jamaadcumar8506
    @jamaadcumar8506 4 года назад

    Waaw ck qataraatahay ma adaaba xaliimo ubaaban keep going

  • @ahmedabdullahi94
    @ahmedabdullahi94 4 года назад +6

    Dear sisters & Brothers
    A humble advice..
    STOP POSTING YOUR IFTAR PICTURES !!
    If Allah Has given you Enough Variety of Lavish Foods that Thank Allah instead of gaining attention on Social Media
    You may make others feel "Less Blessed" by posting hurt the feelings of Poor People!

    • @hussein7805
      @hussein7805 4 года назад

      Becareful of the fatwa you are spreading. Don't say that which you do not know and don't judge people. At least use evidence to advice people.

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 года назад

    Ilaahay haku barakeeyo wll CK
    Dhamaanteena soonka ilaahay hainaga aqbalo Walaalayaal Ramadaan kariiim

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 года назад +16

    Ck Nin an aminsnahy bad thy Ramadan karim zhp

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 4 года назад

    Masha allaah wllo CK wejigaaga nuurkii soonka baa ka muuqda alle hakuugu wado adduun iyo aakhiro aaamiin yaaa Rabbi 🤲🙏 Ramadan Kariim🌙⭐☀️

  • @hassanmohamoud8083
    @hassanmohamoud8083 4 года назад +4

    Ckyow wa isku ronthy zxpow
    Kisto xita mel no dhig

  • @caaishaamaxamed318
    @caaishaamaxamed318 4 года назад

    M.a keep going oday xaayow saasaa laga raba abow Alle soonkan sonkiisa Alle hagugu gaarsiyo my bro

  • @King.abaa114
    @King.abaa114 4 года назад +6

    Nasoo booqda ilaahey dardiis Subscribe nagu caawiya Thanks so much Ramadan Mubarak ❤️🙏

  • @aslam8475
    @aslam8475 4 года назад

    Ahooo soman an kudawaday waxn ujeday markaa ad cuneysay qumbaha aaa la igukacay billhi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰billhi like kukas bee

  • @zeylikmahek8110
    @zeylikmahek8110 4 года назад +3

    Ck do you have two RUclips's question from A fan from Nigeria ck answer yourself

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Zeylik Mahek ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @fankaboy2358
    @fankaboy2358 4 года назад +1

    Walaal CK waxkalekuma dheheeno gipgoin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdalasocdaal6896
    @abdalasocdaal6896 4 года назад +4

    Ck m.a waa iskuronthy sxp

    • @Layla-zm5jo
      @Layla-zm5jo 4 года назад

      Inaba cadi math it waad ka baxsatay

    • @ISSADIIN30
      @ISSADIIN30 4 года назад

      Abdala Socdaal ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
      Isoo booqo wll🙏💞💞

  • @cabdikaafiyare4261
    @cabdikaafiyare4261 4 года назад

    Mashaallh sh. oday xaayoo ilaahee ha ku barakeeyo ducada alle hanoo aqbalo

  • @BadarBadar-yw2jq
    @BadarBadar-yw2jq 4 года назад +10

    كل سنه وانتم طيبين ان شاء الله رمضان كريم علينا وعلى الامه العربيه والاسلاميه كلها ان شاء الله رمضان يدخل علينا بالخير

  • @jamaldeko6463
    @jamaldeko6463 4 года назад +1

    ManshaAllah walal ck

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 4 года назад +4

    5:43 +marka ilahy hortiisa lagu xisaabinayona wu shallaynaa qofkaasi

  • @ridwaancabdi5531
    @ridwaancabdi5531 4 года назад +1

    Ck ma adaa kariyay mise wafanaysaa nigeriyan doon kaga darimayse kaftan.com luv u bro

  • @ikraandhemman6627
    @ikraandhemman6627 4 года назад +4

    Mar sadexaadna wuu nxaa waa marka ilaahy idhaahdh do qiyaamha meeye adoomdydi somanaa

    • @abdullahikobciye2010
      @abdullahikobciye2010 4 года назад

      Ikraan dhemman wll fadlan fadliga bisha barakeysan subscribe iigu saar adoo mahadsan kanafaideyso ruclips.net/video/-noNTWSRfpU/видео.html

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 года назад

    Masha allaaaah Mami Ramadan kariim cafimad ku cun wilkey ck

  • @hibohajjixuseen4321
    @hibohajjixuseen4321 4 года назад

    Hhhhhh ck 😂 wlh waan kuuso duceeyaa ilaah hakusiiyo mid aad kudagto 😍 kuna quudisa sida ilmo eedhashookale kuuna xushmeesa sida waalid 😍

  • @sglmhd6495
    @sglmhd6495 4 года назад +1

    Woow wey ka dhacday anigaba ka jecladay cunada dawo alle hakaga dhigo walaaloo dad badan baa damaaciyay gacmahagana alle hakuu barakeeyo rag bad ka wanagsan thy

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 4 года назад +2

    Ramadan kreem ck

  • @haanoskills3216
    @haanoskills3216 4 года назад

    Zxp ck dulqaadka aan badino ee burka waan wada qoshnaa halmeelna waa kso wada kacnaa afur wacan

  • @mushtaaqibraahim6878
    @mushtaaqibraahim6878 4 года назад

    msh allah wllky ck ramadaanka qurux zaaid ku naqatay allah yazidak

  • @faizaabdirahman5686
    @faizaabdirahman5686 4 года назад

    Masha Allah Ck wll igu qaali ah ayaa tahay ilahey dartisana ku jeclahy ilahey waxan kaga baryaa inuu hesaha ka madobeyo masha Allah wllkey kowfida aad ayaad ugu quruxbadan tahy jazakumulahu qeer runta ayana kugu jeclahy

  • @yasminali3520
    @yasminali3520 4 года назад

    ManshaaAllah My bro CK Ramadan kariim😍

  • @adnakeyfali4181
    @adnakeyfali4181 4 года назад +1

    Mahadsanid madama noo duceysay Ramadan Mubarak majogti lee

  • @kabiirmohamedofficial7191
    @kabiirmohamedofficial7191 4 года назад +1

    Mansha allah king ck safiican u afur

  • @achrafmohamuud4964
    @achrafmohamuud4964 4 года назад +1

    Ramadan kariim wllkey ck