Suldaan Seeraar | Qaali Dumar l Hees Qiso dhacday laga sameeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 652

  • @carwolyrics2154
    @carwolyrics2154 3 года назад +30

    Berigii ay soo baxday ayaan aad u dhagaysan jirey heestan. Caawa oo bisha August 16 2021 taariikhdu ayaan kusoo xasuustay qof aanu waagaa wada dhagaysan jirnay.
    Quman waa la guursaday
    Oo ninbay u joogtaa
    Qorma wacan u gogoshaa
    Oo ay quud wadaagaan.
    Heart touching weeye intaasi.😭

  • @libanabdi618
    @libanabdi618 5 лет назад +217

    Ex taydii ayaan ku xasuusta heestan oo la guursaday iyo wakhtiyo farxad leh oo aan isla soo qaadanay
    Unforgettable Time😭Heestan inta ila dhageysanaysa 2019 like ii saara😍

    • @minachic1780
      @minachic1780 5 лет назад +1

      Liban Abdi 😭💔

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 лет назад +3

      Liiban kula mid bn ahay wn wada qabnaa murugada caashaqa ana lovekygi ku xasuusta heesta

    • @ibrahim-official247
      @ibrahim-official247 5 лет назад +1

      Sidookale sxb 😭

    • @ifaraxcabdi3557
      @ifaraxcabdi3557 5 лет назад +2

      Hestan wn dhegesta marksta qiso dhacda inta badn laga samiye

    • @lashkanogemer199
      @lashkanogemer199 4 года назад +5

      Intii iga dambeyso like igu dadala he 2020

  • @nastehoabdulkadir3227
    @nastehoabdulkadir3227 3 года назад +15

    Waxaaan Cadil ku qorin mar ay qalibantuu dib u qoomameyaaa😭2021 Aney I heystaaa😭Yaa Rabbi Qalbigey ii Adkeee calafbaa qornaaye😭😭❤

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 3 года назад +21

    Abwaan waakan oo kale Heesta lama soo boodin guurka Inanta wuxu ka horaysiiyay in qadar jiro oo Nasiib jiro kadib ayuu u shegay Guurkii Inanta Heestan somalia ku dhagaystay habeenkay soo baxday xilligan waaa 27-November 2020 Fri❤

  • @mushtaaqsiciid9039
    @mushtaaqsiciid9039 4 года назад +20

    Quman waa la gursay
    Qool nin bay u jogta
    Qorman wacn u gogosh o
    Oy quud wadgan ❤

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 6 лет назад +313

    heestii quman waa laguursaday wali cidii dhagaysataa like ha isaarto

  • @aminaqalanjo9019
    @aminaqalanjo9019 2 года назад +11

    Heestan waxaan dhegaystay 2014 anigoo yar markaas waxaan aad isu jeclayn inan ahmed ladhoho oo dhakhtar ah meeshu waa degmo domco la dhaho oo hoos timaadda gobolka doollo waxaan dhiganayey classka 8aad wuu dhoofay mardanbe ayaan ogaaday inuu guursaday anna waxaan ahay ardayad jaamacad dhigata sanadkii udanbeeyey kuna nool magaalada hargaisa
    Ahmed meel wll nabad ahow meelkastood joogtid 😊

    • @zakikhaliif8104
      @zakikhaliif8104 Год назад

      Hhhhhhh kasamir kaaas qurmaan wacan qofba u gogosga 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @SucadIiman
      @SucadIiman Год назад

      😢😢😢 sorry abayo

  • @najkanajib5041
    @najkanajib5041 7 лет назад +70

    Ax yaa hees wlhi heestan marwalbo waan dhagaystaa like isaara hestan awgeed

  • @abdiraxmandahir602
    @abdiraxmandahir602 4 года назад +56

    Hesta cidii 2020 dhegaysanaysa like sara

  • @bashiirhilaac5278
    @bashiirhilaac5278 4 года назад +20

    Magacaygu waa bashiir labadii 2017 ayaan nin reer burco ah is baraanay dabeed waan sheegaysanay mudo ilxi 6 bilood ah ka dib ana hargaysa ayaan joogay habeen kii dabe ayaaya heestan isoo dir dabeedan burco ayaan adey nintii ayaan kulan waan isfagana waan ka imi hargaysa ayaan imi kadib safar ayaan ubax ilaayo ardisababa waxaan ku mawnaa 2 sano iltaa waan wada socoonay nintii 2020 ayaan ka imi nintii oo la guur sade waxan imaay sheegin balse imka wa marwo ana waxaan ah iskaanbulo qiso igu dhacday leeg isaara asxbta salaan sare

  • @qadanapdirahman6153
    @qadanapdirahman6153 6 лет назад +152

    Ax wlhi heestan waan Jeclhy inta illa dhagaysanaysa 2018 like sara

    • @mohamedabdihafidissak4759
      @mohamedabdihafidissak4759 6 лет назад +1

      Qadan Apdirahman
      Waxaan caadilka u qorin...
      Ruuxii qorsheystaa....
      Marka ay qallibantuu...
      Dib u qoomameeyaa...
      Intuu qaxar u soo maray!!!
      😢😢😢😢😢😢

    • @qadanapdirahman6153
      @qadanapdirahman6153 6 лет назад +1

      +Feshaal Abdihafeed Runta waye wllo

    • @mohamedabdihafidissak4759
      @mohamedabdihafidissak4759 6 лет назад +1

      Qadan Apdirahman sxby imisaa sidaas uga oohisiisy😂?!

    • @mohamedabdihafidissak4759
      @mohamedabdihafidissak4759 6 лет назад

      Qadan Apdirahman
      Allaah ku xafido wll...
      Inta aad dhowri karto walaalahaa qalbiyadooda, ha ka jabinin... 🖒🖒🖒

    • @qadanapdirahman6153
      @qadanapdirahman6153 6 лет назад

      +Feshaal Abdihafeed Incha Allah wllo Hadan awoodo

  • @abdifilms5658
    @abdifilms5658 4 года назад +57

    2020 ya dawnya kadib marku so qady hesta Aagah Aagah 😅😂😂 like si hda iga danbesay

  • @ayniihussein9532
    @ayniihussein9532 4 года назад +9

    imisan dhageystay heeskan wali kamaan bogan waxn caadil kuu qorin ruxii qorsheysta marki ay qalibantu dip u qoomameya❤💯

  • @kingkhadarck9987
    @kingkhadarck9987 5 лет назад +59

    Kama dalo hesta 2016 wxn ku dhagaysan jiiray marwalba my home 🏡 Burco
    Mntana 14/4/2019 Germany 🇩🇪 xasuus by iga mudanthy qiiso

  • @Kun_ciiL
    @Kun_ciiL 9 месяцев назад +26

    5/1/2024 who is here??

    • @MahadFuushane
      @MahadFuushane 8 месяцев назад +1

      2016 ila hadda dwda 9.2 2024

    • @ayaanaidiid703
      @ayaanaidiid703 Месяц назад

      25/8/2024

    • @ilkacaseisco6099
      @ilkacaseisco6099 Месяц назад

      15/9 2004 still 😤

    • @KaligiisDuul
      @KaligiisDuul Месяц назад

      𝕩𝕒𝕤𝕦𝕦𝕤 𝕙𝕖𝕖𝕤𝕥𝕒𝕟 𝕒𝕟𝕚𝕘𝕒𝕒 𝕒𝕙𝕒𝕒𝕟 2017

    • @XamdiApdullaHi
      @XamdiApdullaHi 24 дня назад

      Waw 4:07

  • @maryuuma6907
    @maryuuma6907 5 лет назад +16

    Heart touching wlhi😢😢😭😭😭 26-2-2019 yaa dhageysanaayo😢

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 7 месяцев назад +1

    What a amazing song.!😮
    Legend suldaan seeraar.
    Heestaan waa hees qiso dhaba xanbaarsan 2017 bay isaamaysay aan aad udhagaysan jiray caawaan dib usoo booqday.
    Still listining 08/03/2024.🎻🔥

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 9 месяцев назад +6

    Sacado waa 16:30 galabnimo 2023 bisha december waxaan ku suganahay qabri dahar heesta xasuus bay ii ahaan doonta waxanu nahay labo wiil iyo sadeex gabdhood tahriib ku soconaa yurub marka walal nabad inaa ku tagno inogu soo duceeya mahadsanidiin🙏🥹

    • @Maax-media-production
      @Maax-media-production 9 месяцев назад +1

      Saxiib tahariibkaas liibiyo lamarayaayo wuu adagayey waxaan kula talinlahaa habab ka fududud baa jira oo loo tago yurub ee ila soo xidhiidh iska joogoo

    • @Kaamila-c9z
      @Kaamila-c9z 2 месяца назад +1

      Ma nabad tagteen wll

  • @abdirahman8080
    @abdirahman8080 4 года назад +16

    Hees xasuus mudan 2020 inta dhagaysanayso like saar😭 ereyada heesta abwaanka sameeyay taalo in loodhiso buu mudan yahay

  • @musaymamarwo5320
    @musaymamarwo5320 7 лет назад +75

    Hadaan qeexo sheekada Kala qaado erayada quman Waa la guursaday heestan xaqiiq qisaa ku dugan 😍👈

  • @hamdihassan6195
    @hamdihassan6195 2 года назад +32

    Inta ila dhaysansa 2022 😍 qalbiga idinka salamaya🙋‍♀️

  • @nuuryaremoha6919
    @nuuryaremoha6919 Год назад +9

    Heestan extydii aa soo xasuuustaa wakhti fiican iyo maalmo farxad badnaa oo isku badaly nacayb iyo kala fogaashiyo imikana waxy aaday america muhiimada ayaa ah in aan weli jeclahy qalbigaygana ay ku dhex jirto 😥😭😰
    8/1/2023 sanad wacn
    waan hubaa heeskan macaanka badan inaa dib u dhagysan doonto 😰❤️🤍

  • @zameHD15
    @zameHD15 2 месяца назад

    What're song What're singer What're brilliant voice suldaan seerar !!
    I'm very love this song she's one of my favourite quman waala guursaday. 😢💔

  • @fartayarta7322
    @fartayarta7322 6 лет назад +2

    waaaaw fanan aan tageero dynida sama kujoog aaqirana janadi wayo waxaad kutosantahy wada hagaagsan fankana si asluubleh ayaad u isticmashaa allaha kudhowro pro nlolw👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @rakiaosman1886
    @rakiaosman1886 4 года назад +6

    ima quseeso qisadan hadna wxn arky dad badan oo ku dhacday still 2020 wn dhagysanayaa🥰🤩🙏

  • @saamiyaxasan4649
    @saamiyaxasan4649 5 лет назад +30

    Heetan suldan ku jeclady cidii 2019 dhagaysanaysa like ta 😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤩

    • @lashkanogemer199
      @lashkanogemer199 4 года назад

      Wlhi 2015 dhageysan jiray 😢 lkn hda daremay xanuunka 2020

  • @zaynumahamed6161
    @zaynumahamed6161 4 года назад +5

    Matantaydi wali wan Kujeclahy
    Abidna wan kujclan dona❤❤
    Qofkasto an bartana adan ka dhax raadiya😭😭😭😭😭

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 5 лет назад +13

    04/2|2019 , ayaan daawan maalin taariikhi ah oo xasuus gaar ii leh .

  • @qabridahareboy842
    @qabridahareboy842 4 года назад +6

    Quman wa laguursaday labo gabdhood aya la iga gursaday wlh waxbarasho darteed iyo da'deyda oo yarayd 😭😭😭😭😭

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo Год назад

      Sorry Sorry badal qeyr qaba I.a

  • @amalyusuf4059
    @amalyusuf4059 6 лет назад +5

    Hees qiiro ah iyo cod aan inaba caadi ahayn. I like your music for the most part.

  • @MaryanfarhanMaryan
    @MaryanfarhanMaryan 10 месяцев назад +5

    Inta ila dhageysaneysa 2023😢

  • @khalidmouse66
    @khalidmouse66 4 года назад +5

    Quman waa la guursaday
    QUMAN WAA LA GUURSADAY
    quman waa laguursaday
    QUMAN WAA LA GUURSADAY
    QUMAN WAA LA GUURSADAY

  • @kingburcokaafi5351
    @kingburcokaafi5351 5 лет назад +8

    Quman waa laguursafy 😭😭😭😭 dhamadka january 2019 yaa dhageysanaya/dawanaya

  • @hispllmohamed8730
    @hispllmohamed8730 5 лет назад +8

    Heestan habeen saq dhaxo ah Waxaan ku dhageeysan hayay jigjig 2017 caawo 2019 Waxaan ku dhageeysan haya nairob waayo waayo

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 2 года назад +8

    Heart touching songs, It deeply express true feelings.

  • @casayryarechannel7909
    @casayryarechannel7909 Год назад +2

    I definitely don't get tired of listening to this song ❤

  • @cabdixkinqoormuus3739
    @cabdixkinqoormuus3739 5 лет назад +11

    Quman waa la guursadey like saar intii ila daawatay

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 5 лет назад +17

    heestn yaranti ban maqli jiray ano bila mobila😅
    Caawa dhn san u deydayay helay😎21/2/2019
    🤚🤚🤚 hellow rer jjg

  • @sareedoxoosh4192
    @sareedoxoosh4192 4 года назад +14

    Waxaan caadil kuu qorin Ruuxii qorshaystaa marka ay qalibantuu dib u qoomameeya intuu qaxar usoo maray Ax wlhi meel bay itaabatay Heestani 2020ka inta iladawanaysa is muujiya

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +9

    2021 yaaa dawanaya inta iga danbaysa like sara🥰❤👏

  • @Updi7079
    @Updi7079 3 года назад +5

    2020 fanaanka ugu samaynta badan marku noqday inta ila dhagaysanaysa 😘💯

  • @Cuddoon30
    @Cuddoon30 Год назад +11

    Heestaan Waageey soo baxday baan ESTV kadaawan jiray Caawaan Tiktok kasoo Arka 6 sano Kadib.😌💔 Inta Iga danbeysa 😰👋❤ 4 Nov 2022

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 года назад +13

    Heestaan waxaadba Modaa iney aniga sigaara iila hadleeso😭
    Gabar ayaan isbaranay mudo laga joogo 3sano iyo bilo waxaan iska baranay Aaladii internet ka ee la oran jirey IMo Kulankeenii ugu horeeyey waxaan isku aragnay Xafadeeda Tariikhdu waa 14 February 2018 Waa maalinta Jacaylka aduunka is arag iyo sheeko kadib Gabadha waxaan ahayn isku Dugsi hase yeeshee isku Fasal maanu ahayn
    Jacayl tisaqaaday Tabantaabadiis kadib
    Waxaan Wanaga jacaylka wada daadihinaba waxaa Ina dhexmaray isku dhac uu koley midba midka kale u arkaayay inuu asagu Qaldanyahay
    Waxaan isku dayay inaan Raaligeliyo maadaama ninka Raga ah laga rabo markasta inuu Gabadha karoonaado Hase yeeshee waxaan Xaqiiqsaday Bahashu isku dhac kaweyntahay😭
    Maxaa dhacay..........?
    Khifaafku wuxuuu yimid 2 sano kadib Isbarashadeenii January 2020
    Waxaan Arkey/Daremay ama Qalbigeyga Geliyay in ay Qofkle lasocoto maadaama Raali gelintii la iga Qadan waayay waxkasta iyo Dadaal kasta oo aan sameeyana waxba waa kasoo naasa Cadaanwaayeen.
    Waan Samri waayay waayo inbadan baan wada soconay Mustaqbal dhaw baan wada hiigsanaynay.
    Kadib Taleefankii ayaaba la iga qaban waayay anoo Awal shakigii igu jiro
    Qalbigaa Holoc iga kacayaa xaladeydu madegana waxaan Dareemayaa in Cishqigii la igu cidleeyey😭😭
    Mudo kadib waxaan Quus ka istaagay inaan Si kasta oo aan udadalo inaan soocelsho wax kasta oo aan sameeyo waxba waa ku hagaagi waayeen
    Sanad kadib Qalbigaa ixanuunaayay Gadhii inadhaha uma dhamaystiri karin
    Jawi dhan waa iga qasnaa Samir Watkins hasheegin 6bilood kadib
    Waxaan Social media ku arkay Sawirada Arooska Gabdhii aan 2da sano wada soconay oon mudo Raadaayay June 2020 Gabadhii waa la guursaday💔💔😭
    Guurkeeda Allaha ubarakeeyo Anna Qalbiga Allaha ii Qaboojiyo Ii soo duceeya asaxapta wali Qalbigaa ihuraayo Markaan soo xasuusto😭
    Wixii Talo ah waad iigu soodir kartaaa
    Gmail: Geyre02@gmail.com

    • @garaadsamecali5315
      @garaadsamecali5315 3 года назад

      Sorry sxb sharif gayre allah mid ka qayr badan haku keeno laga yaabe inaad is calfanina in khayr kugu jiray

    • @mohamedjama4987
      @mohamedjama4987 3 года назад

    • @khaalidcheesto7483
      @khaalidcheesto7483 2 года назад

      Naf kumay hayn marka hore ba hadii ay ka tagtay ado waxpa ku sameyn wax helaysa mid ka mudan kaliya wax sameynsa naftadad hurmari bari arki doonta ado cirka u dhaw waxayna ku noqon karta aarsi adiga iyadan niyad jab zxp wan ku salaamay👋😇

  • @moktarhagi9697
    @moktarhagi9697 6 лет назад +10

    Inta ila midka ah o qumanti ee jeclaayeen laga guursaday iyo kuwa hada kadib laga guursan dono like ta yeey ila dhaafin

  • @barwaaqmahdi763
    @barwaaqmahdi763 4 года назад +34

    2020 dawnya like isar

  • @SamiirDaacadofficial
    @SamiirDaacadofficial 3 месяца назад +2

    heestan 2024 yaa ila so raadiyey xasuus wlhi mar ayan buug ka qori jiray hestan manta alxamdulillah ano farxsan ayan dhagesana o nolol cusub galay 2024 axlamdulilah xasuusaha qaar waa qali like iso saar hadad ila mid tahay inta heestan jecel😢

  • @hargeisasomaliland7477
    @hargeisasomaliland7477 7 лет назад +5

    Wwwwwwwwww axya hees qumam waa la guuursaday oh mashalh dharagiba iga gubtayba

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 лет назад

      Hargeisa, Somaliland oo caawa ma casho la aan baa inagu dhacday

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 лет назад

      Hargeisa, Somaliland hhhh reerkii cunto la aan dheh

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 4 года назад +2

    Xalay ayaan maqlay gabadhaan dhawr sano jeclaa in laguursaday 1,8,2020
    Ala dirgax
    Qadar eebe weeyee yuunku qaadin calloolyaw❤️✍️

  • @claahimahamed8059
    @claahimahamed8059 2 месяца назад +1

    inta qof ee qalbi jabtay ee dib uso radisy heestan😔💔

  • @zalaadsergio4137
    @zalaadsergio4137 2 года назад +1

    Heesta waa qiso dhapa waxaan dhagaystay wakhti Padan 👏

  • @HodanBashiir-x4o
    @HodanBashiir-x4o Год назад +3

    Waxaaaa la ii sheegay inuu guursaday 7 fiidnimo warkaa dhagahaga ku soo dhacay ilaa waagu ka baryey waxaa ahaa qof ooyaysa xasuuso beena laga tagay dib u raacysa waa I khiyaamay aakhiro iyo aduun midna ma cafin inta iga damaysa ii soo ducayaa inuu qalbiga iga reebo alle😢😢😢

    • @Maax-media-production
      @Maax-media-production 9 месяцев назад

      Alle wll qlbiga haka reebo waxaan ku odhanlahaa iska cafi adna alle ayaa ku cafinaaya😮

    • @Adna-m3l
      @Adna-m3l Месяц назад

      Sanad kadib baan arkay qoralkaaga waliba anigoo taagan meshii aad maakinkaas taagnayd ani passport baa layga doorty cidlana wuu iiga tagay waliba sabab la'aan😢💔

    • @barkhadabdalla7652
      @barkhadabdalla7652 11 дней назад

      Samir ilahay hakaa siiyo dheef marna lama siisto qof aad jeceshahaye

  • @Adnanahmed-ld3gu
    @Adnanahmed-ld3gu 3 года назад +2

    Yaa dhagaysanayaH dhamadka 2020 2021

  • @maxamedabdallebotaan3946
    @maxamedabdallebotaan3946 5 лет назад +7

    September.2019 yaa ila dhagaysanaya.😢

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Год назад +1

    Abwaan cabdulaahi xawayaan caadi ma ahan waa qiso dhab ah

  • @abdifatahosman272
    @abdifatahosman272 7 лет назад +7

    ax ax qisadan anigay igu dhacday wlhi Afkga biyo qabow lagu qabay

  • @sunduskingdom3377
    @sunduskingdom3377 3 года назад +1

    Remember 22 oug 2021 inta dhagysanysah🥺

  • @matheroflovekhadra9499
    @matheroflovekhadra9499 6 лет назад +2

    Wwww nice song really remember this song suldan seraar long life. 😍😍😍😍

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 7 лет назад +9

    Heestan waan oyaa markaa dhagaysto waayo waxay ibartay jacayl

  • @kowsarhassan4756
    @kowsarhassan4756 6 лет назад +1

    Masha Allah hees iyo bar insha Allah marbaan tagi qabridahar

  • @swagmedia9033
    @swagmedia9033 4 года назад +5

    Waxan dhageystay hestan 2015 balse aniga joga Denmark qiimo weyn ima lahayn malinta balse manta ayey si weyn itabanaysa

  • @zakihamudliban6850
    @zakihamudliban6850 3 года назад +3

    Heestan waxaan dhegaysan jirey 2015 dalkii hooyo waxaan kusoo xasuustaa zxpky qaali farxan qoorcase. caawana waxaan dhegaysan 1:37 am habeenimo 2021 bishii january Bangladesh Dhaka

  • @najmayuusuf7960
    @najmayuusuf7960 Год назад +2

    Waxan dhagaysanaya 2023 alle sanado badan haynagu gadhsiyo cafimad iyo barwaqo insha allh 🤲🤲🤲🤲 2023/1/15/ tariiikh

  • @IkraanSubeer-lg3dm
    @IkraanSubeer-lg3dm Год назад

    ax walahay waxan ku xasusta jacayilkagi raxma hasan oo jogta buuhoodle aya idhagasin jirtay habenki itan hasawenayno ax ❤

  • @fatumaomar7915
    @fatumaomar7915 7 лет назад +16

    subxanalah wilkan dahayo hestan malinti 10 jeer ayan dageysta walalo markakale hadageysan wayo waxan dhambi ahayn kumasiyadineyso wilkan da,da yaar we asagana hestan soqade Alla haso hanuniyo damantena Alla wadada saxda ah hanatuso

    • @qalanjoqalanjo4811
      @qalanjoqalanjo4811 7 лет назад

      Fatuma Omar 😂😂😂😂😂aaamin abyo

    • @sooyaal1862
      @sooyaal1862 7 лет назад +5

      Fatuma Omar lkn halmar in layska dhagays to danbi ma aha comment na kabixiso 😂😂😂😂

    • @abdirahmanabshirhirsi7308
      @abdirahmanabshirhirsi7308 7 лет назад +4

      Fatuma Omar adi maxaaa ka soo doontay dambiga

    • @abdirizakabdullahimohamed3629
      @abdirizakabdullahimohamed3629 7 лет назад +1

      janagale darenka shacabka

    • @Shokaash
      @Shokaash 6 лет назад

      Fatuma Omar dhagaysashada halmar waa bilaa danbi miyaa comment looo racsho 😂😂😂😂😂😂😂😂 afkaga dabolo dadku yanu kumaqale

  • @HussiennourHassan
    @HussiennourHassan 4 месяца назад

    ❤HADAAN QEEXO SHEKADA kala qaado erayada ❤❤❤❤
    QUMAN WA LA GUURSADAY ❤❤❤❤
    Qoolinbay u joogataa QORSHAYSTAA ❤❤❤❤❤❤

  • @hoodadeeq727
    @hoodadeeq727 2 года назад +1

    Wa hees qiso dhaba ka hadlaysa marar badana way dhacda wa 2022 hada oon dhagaysanayo

  • @deeqahirsi120
    @deeqahirsi120 6 лет назад +1

    thnx my bbe ayuub siciid ahmed love u more hees ixasusa walhi❤❤❤❤❤❤

  • @naimadhole2197
    @naimadhole2197 5 месяцев назад +3

    17 may 2024 inta iga dambaysaay waa idin salama 👋😌

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden 5 лет назад +5

    Hadan Qexo shekada Kla qado ereyada Quman wa la guursadey😥😥😥

  • @zalmandahir6549
    @zalmandahir6549 3 года назад +1

    Dhamaadka 2020 ax yaa hees weyh. From Hargeisa. Beat song

  • @tonialmaanio3879
    @tonialmaanio3879 4 года назад +4

    Heezkan aaad ban uJeclahaYy 2020 inta la.dhagagzta like zaaara

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 11 месяцев назад +1

    Inkastood qadirisoo
    Qalbigaaga keligeed
    Ku qabalitay meel adag
    Qadar weeye eebee
    Quusoo caloolyow
    Yuu ku qaadin waligaa😢

  • @MATAANoffishical9791
    @MATAANoffishical9791 Год назад +1

    [SANADKU WAA 2016/15/3/GOOBTUNA WAA MIYI ]
    Waxay ka mid tahay heestanu xusuusaha aan dhaxalka u haysto aduunka waxa dib ii celisay 7 year Waxan aad u xasuustaa u xasuustaa habeenn aanu aroos u soconayey 8 habeenimo ayaan baxnay waxan u soconayey saacad iyo waxyar intii aanu jidka ku jirnay waxa noo bxasay heesta oo uu wiil aanu wada soconay sameecad uu sitay ka shiday arooska latagayana waa ani jacay kygii 😢 heestu meelbay itaabanasa asxaabtana waxay u dhagaysanayaan waxti lumis iyo ma daallo😢 Anigase way igu socotaa😢 markaan maqlo qalbigaa I gutta 😢😢😊

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 2 года назад +2

    Live dawasho 27/8/2022 haben sabti ah Burco xafada tawxiidka Apdi salaan Adam the legend 💖💖

  • @fadumamohamed3562
    @fadumamohamed3562 3 года назад +5

    11/24/2020 habeenimo 5:00 in china morning.xasuus xanuun badan

    • @zakihamudliban6850
      @zakihamudliban6850 3 года назад

      fadumo ana waxaan dhegaysan 1:35 am habeenimo Bangladesh Dhaka. chine magaaladee kajoogtaa huuno

  • @lamahuraanscorpion8808
    @lamahuraanscorpion8808 4 года назад +4

    quman wa la guurasady😢😢 waxaan caadil ku qorin rucii qoraheystaa maki ay qalibantuu dib uqomameyaa intu qaxarka somaray😢
    waan quustay calooyowna ima qaadayo waligey dambe steel witching 2020/21

  • @khaalidhonest7080
    @khaalidhonest7080 Год назад +4

    5/5/2023 haben jimce ah 12:30 ban dhagaysanaya waa hes qiso dhaba laga sameyay wiil gabadh ay is jeclayen kaga gursaday
    Hadad iga danbayso like i sar please
    Hadan qeexo shekada
    Kala qaado erayada
    Quman waa la guursaday
    Qool nin bay u joogta
    Qromacan u gogoasha
    Ooy qoys wadagen

  • @kunsalah4405
    @kunsalah4405 3 года назад +1

    Qisada heesta wa dhab sida ay ila tahay wa xaalad aad u adag inay dhacdo inta badan abwaanka sameeyey qisada wuxu ka sameeyey dareen dhab ah walipa an isleeyahy isaga ama qof u dhow ayey ku dhacday wax walpa wu ku sheegay inu guurka ka hor qadar rabi jiro jimce sii baxaya oo sabti so galayso ayaan ka dhagaysan magalada bossaso 11:22 habeenimo 27 bishii 11, 2020. Ilahay hanawada xifdiyo

  • @amalabdi3956
    @amalabdi3956 4 года назад

    Suldaan Best wllky qurux horay usoco huuno❤️❤️✅❤️

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 3 года назад +4

    Heesahan waxay abuuran stresska waana qisooyin xanuun badan
    Noloshu farxada lamaanaha ayey ku quruxbadan yihiin
    Waxan caadilku qorin ruxii qorshaystaa markay qalibantuu dib u qomameyaaa intuu qaxar soo maray

  • @waliidheenseeye7325
    @waliidheenseeye7325 4 года назад

    Fadlan suldaan seeraar ha layga gaadhsiiyo heeskan dib u duud codka 🥰

  • @abdinasirmuhumed8715
    @abdinasirmuhumed8715 3 года назад +1

    Listening and enjoying July 2021 in AddisAbaba.

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r Год назад

    Waxaan Qalinka Goor Dhexe
    Oo Habeenki Qaar Tagay
    Ugu Qaatay Xaashida
    Inaan Sida Qardhaastii
    Samir Qoorta Kuu Sudho
    Inkastood Qadarisood
    Qalbigaaga Kaligeed
    Ku Qabiratay Meel Adag
    Qadar Weeye Eebee
    Quusoo Caloolyoow
    Yuu Ku Qaadin Waligaa.
    Sulthan Serar Guhad (SSG) The Singer Of
    All Times
    Mahadsanid Bro

  • @qabridahareboy842
    @qabridahareboy842 5 лет назад +2

    Qabridahar Magaladan kudhashay wlh wan uxisay 😭😭😭😭😭😭

  • @abdifatahmnugal2311
    @abdifatahmnugal2311 4 года назад +4

    Saaxiibkay oo gabadh uu jeclaa laga guursaday baan beri u qaaday 🤣 waa hees cajiib ah.
    Quman waa la guursaday
    oo nin bay u joogtaa
    qurma wacan u gogoosha
    oo ay quud wadaagaan.😥
    Yaa dhagaysanaya 2020 👍

  • @ahmedabdirahmaanoffishical8046
    @ahmedabdirahmaanoffishical8046 3 года назад

    Quman waala guur saday yaa ila dhagaysanay 2015 ilaa 2021 leke ta hayla dhaafina 🥰

  • @suhaybmohamed1122
    @suhaybmohamed1122 5 лет назад +5

    2019 marka ay qalibantu dib ka qoomameya wuxu qalad usomaray

  • @abdalleosmaan1480
    @abdalleosmaan1480 3 года назад

    2021 waliba wadanki oo la isku hysyo dorashadi qabka ay u dhacayso 🇸🇴🇸🇴

  • @bootaandhakaar8902
    @bootaandhakaar8902 5 лет назад +5

    Saameyn gaara bay igu Reebtay waa sababtaan iminka u dhageysanayo 23/2/219

  • @DaahirCabdi-lm9vt
    @DaahirCabdi-lm9vt 3 месяца назад

    heestan anooyar ayaan dhagasanjiray ilaata wan dhagaystaa❤😢

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 3 года назад +1

    Heeestan qiimo gara iyo xasuus gara ayey naftayda ku ledahay xaqiq 😪😪😪😪😪😪💔💔💔💔💔💔💔

  • @zunduzbarre9605
    @zunduzbarre9605 7 лет назад +14

    heestan kama xiiso dhoco wllhi xitaa inay danbi tahyba waa ilbaa mararka qaar😰😰😰😰😰

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад +2

      +zunDuz Barre Suldan waa fanaan heer sare ah heestanina way shidantahay. Thanks for watching

    • @zunduzbarre9605
      @zunduzbarre9605 7 лет назад +2

      Caweyska Dalmar
      waa runta wllhi wllo
      thnx two 😍😍

    • @mohamedinshaar3857
      @mohamedinshaar3857 6 лет назад

      zunDuz Barre
      Kkkkkkkk....🆒🔥

  • @aliitaly7972
    @aliitaly7972 7 лет назад +4

    wlhi waa hes mcn oo qiso ku fadhida

  • @kafixasan695
    @kafixasan695 Год назад

    Anoo yar walalky iga wayn baa dhagysan jiry 2015 asoo naxsan ileen heestu waa qiso 😭😭

  • @khalfasuldan3491
    @khalfasuldan3491 5 лет назад +5

    hada ayey igu dhaceesa qisada sheekada 😭😭😭😭
    walalayaal wax idhaha 23/8/2019 😭😭😭😭

    • @calawis140
      @calawis140 4 года назад

      samir iyo iimaaan walaal

    • @lashkanogemer199
      @lashkanogemer199 4 года назад

      Samir allah ka siiyo somalia dhanu wada qabsady xanuunka jcylke 😢😢

  • @istarlinmohamud3371
    @istarlinmohamud3371 3 года назад

    14 February 2021 habenka jacylkan dawan suldaan waan iska jeclahy

  • @yussuftawakal1328
    @yussuftawakal1328 6 лет назад +1

    Qadar weeye EEBEE quusoo caloolyoow yunku qaadin waligaa....ax ax suldan sxp heestu wey iga gadantahay

  • @xamdayogolxamdayogol5018
    @xamdayogolxamdayogol5018 7 лет назад

    mashalah wlhi faan her sare ah ayaa jigjiga alle haa garab galo hanbalayo

  • @rayaanabdi8109
    @rayaanabdi8109 2 года назад +11

    Qiso igu dhacday bay heeztan qayb ka tahay wiil ban Wan iz baranayb2016 wiilkii wuxu isoo badan dhigtay jcl Wan ka qabalay wiilki anigu waan jaceladay izaguna zido kale wuu ibar gabar wllzhi ah iyo wiil zxpkis ah Ani nah waxan baray gabar wllzhy ah oo aan ilmo haboreed nahay gabdhi wiilkii way damacday waxay ku dhahday qoftas ma fcn oo wa qof xun oo ninman kale bay la zheekeyzta wiil wuu yabay ilen markan barayey aan dhahay qoftan waxba makala qarzano marka wuu amiiney gabdhi wuxu idhahay maxad I qayamin Wan yabay zan dhahay khayano zee ah wuu iga amusay waxba imuzan zheeg Wan waydiiyey hadan ya ku dhahay ku iri wuxu dhahay gabarta igu tiri Wan kulazoonahay wxan damcay inaan runta uzheego oo ayzan waxas waxka jidhi imuzan dhahayzan wanka amuuzay marka dhawrjeer waxa fhnziin wayey😭😭ka dabi wiilki waxan ka warhelay habeenki arooskisa waxan izoo sheegtay izga wllzhi oo I dhaday hebel gorme kala harteen waxan dhahay manan kala harin abyo way yaabtya gabdhi wixi oo dhan u zheegay way izka ooyday wllhi 😭2016 bayka soo bilabrtay ila 2019 aan arooskisa ku War helay anigan cadi buuu ila hadil jiray oo wuxu izka dhigi jiray qof ijcl 😭😭20:35 oo habeenimo aan RUclips izka imaday za heentan iga soo hurbaxay waxbana qorayey markas wllhi Wan izka ilmeya markan arko heeztan😰lkn hada alx🥰

  • @kingkhadarck9987
    @kingkhadarck9987 5 лет назад +5

    10/9/2019 malin tariikhtu xusii donto ☝️🦁