Wararka: Dabki Xalay Iyo Dhalecaynta Dowlada Hoose | S/Land Oo Duqaymaha Maraykanka Ka Hadashay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Wararka: Dabki Xalay Iyo Dhalecaynta Dowlada Hoose | S/Land Oo Duqaymaha Maraykanka Ka Hadashay

Комментарии • 9

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 5 дней назад +1

    Maanta dabkaa waxa ku faraxsan xisbiga talada haya taasina waagaraadkooda

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 5 дней назад +1

    Dhulka aya la raba. Dabkan wa ogan (Arson) just like the great fire of London 😂😂 history repeats itself

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 5 дней назад +3

    Madaxweyne Cirro waxa maanta looga baahan yahay inuu siddii Madaxweyne Biixi wax uga qabtay dabkii Waaheen isna kan wax uga qabto.

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 5 дней назад +1

    🎉🎉🎉❤❤❤💌👍👍👍👍👍👍👍☑️☑️☑️☑️☑️☑️👏👏👏👏👏👏

  • @inabarre3095
    @inabarre3095 5 дней назад

    War war reer s,land wax loo dulqadan mayee. sidan wax halga badalo

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 5 дней назад

    suuqyada maxaa habeen uun guba oo maalin wax unoqonwaayey. takale suuqyada marka ka joogo ma gubto marka kafa raxo maxaa loo hubaa ujeedo fog yaa jirta. ooaaney dowllada wax ka ogtagay. tusaale suuqyada washman leedahay iyo gudi ilaaliya dabka halkuu kabilowday sidey u ogaan waayeen?

  • @JAMALYARE
    @JAMALYARE 5 дней назад

    Waxaa ka dan beeyay NISA oo maanta ka buuxda Hudheelada Hargaysa Burco iyo Boorama Iyo 5000 Huwantii laascaano oo gudaha Somaliland soo galay iyo Sirdoonkii Somaliland oo la ciribtiray

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 5 дней назад

    Somaliland hadey dad wax fahmeya leyihiin. Hada ayey wax Iska dhicin karan. Peter Hegseth wa cabtooye weyn(Alcoholic) iyo Nin anshax xun.
    He was drunk when he ordered duqeynta iyo labada buuro uu isgu qaldey😂 orda oo so dhegeysta his senate confirmation hearing..