Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi Oo La caayay kadib markii uu ka qeyb galay xaflada mowliidka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 203

  • @abucabbaasalfaradi7290
    @abucabbaasalfaradi7290 2 года назад +8

    لو كان الاحتفال بالمولد النبوي خيرا لسبقنا اليه السلف
    قال الامام مالك بن انس رحمه الله تعالى رحمة واسعة : ((لن يصلح اخرها هذه الامه الا بما صلح به اولها ))

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader Год назад

      لو كان تعليم علوم تجويد خيرا لسبقنا اليه السلف

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 Год назад +2

      @@abdirahmankhader
      كان السلف الصالح رحمهم الله يقرأون القرآن الكريم كما أنزل والتجويد أن يقرأ القرآن الكريم كما أنزل

  • @DeqacabdulQaadi
    @DeqacabdulQaadi 9 месяцев назад

    Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam Salallahu caleyhi wasallam ❤️ ♥️

  • @fardowsaibrahim3823
    @fardowsaibrahim3823 Год назад +1

    اللهم صل على محمد وعلى ءال محمد

  • @DahirAlasmohamed
    @DahirAlasmohamed Год назад +2

    Shekha waxuuraacay wadada aabahiisa oomustaqiimada aheyd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XirsiDiiriye-zq9pz
    @XirsiDiiriye-zq9pz 4 месяца назад

    Sheikh apdirashiid sh Cali suufi alle habarekeeyo alxamdulilaah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад +2

    Ka xishooda allaah iyo rasuulkiisa ka xishooda qaariga ma meel allaah iyo rasuulkiisa lagu xusaayo ayaa ceyleh subxaanallaah subxaanallaah allow xaqa adaa u waliya yaaraballcaalamiin

    • @faadumoyuusuf6206
      @faadumoyuusuf6206 Год назад

      maxaa dhacay mawliidka in la dhigo waa bidco waa kayaabay anigu markaan arkay shiikha oo xusaya mawlidka subxaanalah cilmigii aaway

    • @mohamedadan1518
      @mohamedadan1518 Год назад +1

      @@faadumoyuusuf6206 allow nii soo hanuuni carabta wey nii waashah alle ka cabsada itaxaad iyo wahaabi adiga waxan ku weyntiinaa abahaga iyo abii dhalay ma itaaxad bee ahayen mise wahaabi ? Teeda kale nibiga in laweynoyo yaa diidday meel ee ku qoron tahay miyaa jirto yaa la cusin la dhahayo ii sheeg abaayo alle ka cabdasada waxaan ka loo ku dhahayaa baar suufiyada ka baar hadaa aniga waxaan ahaay salafi lagiin baaris kadib hada wax walpo wan fahmay wahabi alle naga qabo weyn na qaseen dad 100% muslim ah umadul maxamed ah ayaa diindii cukes igu dhigeen walaahi waa nasiib daro weyn alle xaqa na tuso

    • @faadumoyuusuf6206
      @faadumoyuusuf6206 Год назад

      @@mohamedadan1518 aniga qof muslim ahay waana ku khaldantahay inaa waxaa ku tilmaamto waalidkay mawlliidka in la dhigo waa bidco orod diinta fahan

  • @cabdalecade2758
    @cabdalecade2758 2 года назад +4

    Masha allah اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم

  • @Bashiirmaxamed-f3i
    @Bashiirmaxamed-f3i 11 месяцев назад

    الهم صلى عليه وسلم

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Год назад +3

    Sheikh Ali Suufi waa qaari quranka sifiican u akhriya mashallah. Lakiin Caalim iyo faqiih midna mahan. Waa lagu amaanaya waxa uu saxo wixii uu qaldana ilaahay haka dhaafo.

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad 8 месяцев назад

    اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤❤

  • @nasaxali8878
    @nasaxali8878 2 года назад

    ايها البدعه ما اخطاتم علي شرف شيخ عبد شيخ علي صوفي والله ما وجد علي هده الحفلة الا خيرا الهم ثبته وادمه دائما حتي لقي ربه هؤلاء النهائيه مو تو بخيطكم

  • @mahaddaud2307
    @mahaddaud2307 Год назад

    اللهم صلى محمد

  • @mubarakhussein-b6k
    @mubarakhussein-b6k Год назад

    اللهم صل علی محمد

  • @mohamedjimale1070
    @mohamedjimale1070 Год назад

    Kheyr Allaha siiyo sheikha

  • @CabdiDaauud-oo6nu
    @CabdiDaauud-oo6nu Год назад

    ALLAHUMA SALICALAA NABIYINAA MUXAMAD

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Год назад +1

    Kawaran kalaamkii alllah hadii laysku caayayo

  • @axmadasadboss1237
    @axmadasadboss1237 Год назад +1

    Sheekha illahay habarakeeyo kuwa caayey shiiqa waacadawgii illahaey ayaa siiyey codkaas quruxda badan
    ذالك فضل ألله يؤتيه من يشآء

  • @mohamedahmedhassan7174
    @mohamedahmedhassan7174 2 года назад +1

    Shiiqa allaah ha barakeeyo waana ku mahadsanyahay ka qeeyb galka xuska nabiga salalaahu caleyhi wasalam

  • @ismaciiltube4987
    @ismaciiltube4987 2 года назад +1

    waa xaflad xaaran ah marka looma ogolo qof Islam inuu kaqeyb galo

  • @bashirabdimuhumed4439
    @bashirabdimuhumed4439 2 года назад +1

    Masha Allah wlhi wuu libaaney sheikh abdirashid cimrigiisa Allah habarakeeyoq

  • @bulshopmc
    @bulshopmc Год назад

    Salaa hu calayhi salim

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 Год назад +1

    اللهم صل وسلم عليه❤❤❤❤❤

  • @suleymanali9593
    @suleymanali9593 Год назад +1

    Scw

  • @yasinaabdulkadirhassan7082
    @yasinaabdulkadirhassan7082 Год назад

    Sheikha kheyr alla siiyo

  • @DadjuBrown
    @DadjuBrown 7 месяцев назад

    Cheik abdirachid 😊

  • @fardowsaibrahim3823
    @fardowsaibrahim3823 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤Scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdiqadir4698
    @mohamedabdiqadir4698 Год назад

    اللهم صل على محمد

  • @amalabdi1856
    @amalabdi1856 Год назад

    اللهم صلي على محمد

  • @mahamoudahmedboulhan1384
    @mahamoudahmedboulhan1384 Год назад

    ❤️ Scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️ scw 💕 scw ❤️💕

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Masha Allah shiekh abdirishid cali sufi Illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro

  • @mahdisamatar930
    @mahdisamatar930 2 года назад +1

    Allahu akbar shekh cabdi rashid cali suufi

  • @abidell4173
    @abidell4173 2 года назад

    Sh. AbdulRashiid Illaahay ha xifdiyo!!!!

  • @abdirisakmohamed2810
    @abdirisakmohamed2810 Год назад

    Scw mashalah shikha ilahay haku xifitiyo

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Год назад

    Mashallaah nur cala nur

  • @abdirahmanaraye4861
    @abdirahmanaraye4861 2 года назад +2

    Scw scw wll kuwaan wahaabiga ah Alle haka qabto diinta qof nabi muxamed cws neceb wlhi kuwaas weey qasaareen xaflada nabiga waa farxad

    • @yusufahmed1993
      @yusufahmed1993 2 года назад

      Mowliidka la diido laga ma wado nabi neceeb waa bidco in la dabaal dego, saxaabadii nabiga maanan dabaal degin mowliidka, jeceylka nabigane ayaga ayaa naga badiyo cilmiga iyo fahamka diinta ayaga ayaga ayaa naga badiya oona Sax ah ,diinta Islaamka xiligii nabiga ayaa Allah dameystiyay hadartaane suufi caqiideysan bidco iyo shirki na sirimaayo dhanka Ku sabsan jeceylka nabiga. Mida labaad axaadiithyadaan fiiri kadibne is waafaji 👇
      وَحَدَّثَنِي مُحَمَّدُ بْنُ الْمُثَنَّى، حَدَّثَنَا عَبْدُ الْوَهَّابِ بْنُ عَبْدِ الْمَجِيدِ، عَنْ جَعْفَرِ بْنِ مُحَمَّدٍ، عَنْ أَبِيهِ، عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ، قَالَ كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم إِذَا خَطَبَ احْمَرَّتْ عَيْنَاهُ وَعَلاَ صَوْتُهُ وَاشْتَدَّ غَضَبُهُ حَتَّى كَأَنَّهُ مُنْذِرُ جَيْشٍ يَقُولُ ‏"‏ صَبَّحَكُمْ وَمَسَّاكُمْ ‏"‏ ‏.‏ وَيَقُولُ ‏"‏ بُعِثْتُ أَنَا وَالسَّاعَةَ كَهَاتَيْنِ ‏"‏ ‏.‏ وَيَقْرُنُ بَيْنَ إِصْبَعَيْهِ السَّبَّابَةِ وَالْوُسْطَى وَيَقُولُ ‏"‏ أَمَّا بَعْدُ فَإِنَّ خَيْرَ الْحَدِيثِ كِتَابُ اللَّهِ وَخَيْرُ الْهُدَى هُدَى مُحَمَّدٍ وَشَرُّ الأُمُورِ مُحْدَثَاتُهَا وَكُلُّ بِدْعَةٍ ضَلاَلَةٌ ‏"‏ ‏.‏ ثُمَّ يَقُولُ ‏"‏ أَنَا أَوْلَى بِكُلِّ مُؤْمِنٍ مِنْ نَفْسِهِ مَنْ تَرَكَ مَالاً فَلأَهْلِهِ وَمَنْ تَرَكَ دَيْنًا أَوْ ضَيَاعًا فَإِلَىَّ وَعَلَىَّ
      Saxiix Muslim 867aad
      عَنْ عَائِشَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهَا قَالَتْ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ مَنْ أَحْدَثَ فِي أَمْرِنَا هَذَا مَا لَيْسَ فِيهِ فَهُوَ رَدٌّ
      وفي رواية أخرى قال مَنْ عَمِلَ عَمَلًا لَيْسَ عَلَيْهِ أَمْرُنَا فَهُوَ رَدٌّ
      Saxiix bukhaari 2697aad iyo
      Saxiix Muslim 1718aad

    • @faadumoyuusuf6206
      @faadumoyuusuf6206 Год назад

      war bidco waa xaraam soo baro wax ma ogid

    • @abdirahmanaraye4861
      @abdirahmanaraye4861 Год назад +1

      @@faadumoyuusuf6206 bidco waa xaaraam lkn nabiga in la aamaano xaaraam ma ahan waayo asxaabta nabiga ayaaba amaani jireen nnkh

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Scw scw scw scw scw scw jazakallah khayr wlal

  • @farhanmohamed9513
    @farhanmohamed9513 2 года назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم

  • @mohamedraage6542
    @mohamedraage6542 2 года назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @hikamsheikh6756
    @hikamsheikh6756 2 года назад +1

    Salallahu caleyhi wa salam😍

  • @dayaxtranslate1867
    @dayaxtranslate1867 Год назад

    Mashallah, the sheikh did a great job! Well done

  • @الشيخمحمدتقيالدينالهلالي

    عرف الحق تعرف أهلها

  • @yasinaabdulkadirhassan7082
    @yasinaabdulkadirhassan7082 Год назад

    Mowliidku waa kheyr

  • @abdirahmanmahamed3612
    @abdirahmanmahamed3612 Год назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @nimcoabdi8330
    @nimcoabdi8330 2 года назад +1

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @IbrahimAli01
    @IbrahimAli01 2 года назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Год назад

    Maasha allah diintu fahamsanyahay wuxuu rabaa inuu mideeyo islaamka

  • @yassincumar1259
    @yassincumar1259 Год назад

    Maansha alah

  • @madiinocalimadiinocali6963
    @madiinocalimadiinocali6963 Год назад

    Scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedhussein265
    @ahmedhussein265 Год назад

    اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلاتا دايما

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 2 года назад

    Shekh waa halu Quraan waan Nin aad iyo aad ufahansan Quraan Shekh lamida ha oo somali ah maba jiro sida uu uka hadlo waxdaniyad Alle

  • @BashiirBashka-sx3oo
    @BashiirBashka-sx3oo Год назад

    Scw scw scw scw

  • @AyaanleYuusuf-xi6pz
    @AyaanleYuusuf-xi6pz 3 месяца назад

    Scw Scw

  • @abdikhadar3645
    @abdikhadar3645 Год назад

    اللهم صلى على سيدنا محمد

  • @abdullahimowlid7208
    @abdullahimowlid7208 Год назад

    M.a

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Год назад

    Scw scw

  • @Cebloshariff-rf5jm
    @Cebloshariff-rf5jm Год назад

    Scw scw scw

  • @cabdifataaxxasan7626
    @cabdifataaxxasan7626 Год назад

    Scw scw scw scw scw

  • @guledBulale
    @guledBulale 2 года назад

    Daliiiiiiiiiiiiiil daliiiiiiiil war daliiiiiiiil keena.mowliid haduu diinyahaay rasiid maku leyahay quraanka iyo sunnada ka keena

  • @mohamedgeele2484
    @mohamedgeele2484 Год назад

    Masha allah

  • @maxamedaxmed5474
    @maxamedaxmed5474 Год назад

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @yassincumar1259
    @yassincumar1259 Год назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @bisharkhaliif6385
    @bisharkhaliif6385 2 года назад +1

    Qaariga kii ku xad gudbaa ilahow ka awal mari nabigii allhow wllhi kama dali dono xuskaga

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 Год назад

    Waa oo saxan yahay caalimka alle ha ka ajar siiyo

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 2 года назад

    Mashaa Allah ثبته الله على الحق

  • @ismailmohamed7331
    @ismailmohamed7331 2 года назад

    اللهم صل علي سيد نا محمد

  • @mawjama831
    @mawjama831 Год назад

    Ma gafe waa ilaahay, sh. Cabdurashiid maantuu martabad dhacay, oo karaama beelay, waayo aad buu ugu gafsan yahay, in uu suufiyo mushrikiin ah dhex fariisto, oo la heeso, oo qasiidooyin wada shirkiga ah, la qaado. Meeqa malyan buu sheekhu u qurxiyey shirkiga, kufriga iyo sixirka ay suufiyadu ku dhaqmaan?!!!.

  • @harunabdisalad5840
    @harunabdisalad5840 2 года назад +1

    Wanku faraxsanhay inan dhaqanka la igu so barbariyay an katagin shqa si fiican ayuu sameyay

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 Год назад

    Somaliyeey..AKHIRA QALBIGIINA HA KU BADATO ان شاء الله
    NINKAAN MEESHA KA HADLAAYA, KA SOO DUUBAY, KAN SOO GOOGOOYAY EE SH ABDIRASHIID KULANKIISII JIGJIGA AAN WAX SHAQO KU LAHAYN WAXA HALAKAN AY KU SOO SHEEGEEN
    SOMALIYEEY ALLAH(SWT) AYAAN ISAGA DHEX BAXAYNAAA KAN SOO GELIYAY MEESHA, ADDUUNYA KUBADEEDEEY DHEELAHAYAAN............WAANA QADAR IYAGA U QORNAA OO KU DHACAY........WAAA CAANATAYNKA RUclipsK LAGU RAADSADO, WAA CALAAMOOYINKA LAGAA TUSAAYA CADOWGA ISLAAMKU UU KU LEEYAHAY SHABAKADAHA BULSHADU CAALAMKA KU KULMAAN................................QURAANKA AKHRINTIISA, FAHAMKIISA, MACNIHIISA, FADLIGIISA OO WEEEEYNEEYSAAA ADUUNYO LEXA JECLADEEDA (WORLDLY LIFE) KAGA SAMA TA BIXI KARTAAAA
    SOMAAALIYEEY DALKIINA U DUCEEYA....................CALAAAMADAHA JAAAHILINTA AYAAD CAAWA HALAKAN WAX KA ARAGTEEEN
    ADUUNYO YEEEYAN IDIN KADIN,,,,,,,,,,,,,CABSIDA ALLAH, AAKHIRA WAXA KAA HOREEYA FADLAN ISKU MASHQUULI ان شاء الله WAAD LIIIBAANI ADUUNYO IYO AAKHIRA INSHA ALLAH
    SUJUUUDDDA SUJUUUDDDA SUJUUDDA DALKIINA UGU DUCEEYA ان شاء الله CADOWGA UGU XUN DUNIDA EE DIINTA ISLAAMKA LA DAGAALAMAHAYAAAA GACANTA KU HAAYA
    ان شاء الله QURAANKA OOOOO WAYNAYSAAAN AYAADNA KAGA GUDBI KARTAAAN ان شاء الله

  • @guushasooraac
    @guushasooraac 2 года назад +1

    jaahilnimo ayaa haysa waana iskumid suufiyo ito tabliiqi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад

    Mashallaah ❤️ allow idin xifdhi allaahu ma Aamiin 🤲🤲😭

  • @mahamedyare5622
    @mahamedyare5622 2 года назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @tailordiiriye404
    @tailordiiriye404 Год назад

    Liibaan uma taala mushrikiin

  • @cabdifatataxcumar3806
    @cabdifatataxcumar3806 2 года назад

    Masha Allah mantoo ugu fiican yahay wll

  • @ayanabdirahman-zg4xm
    @ayanabdirahman-zg4xm Год назад

    scw scw scw scw

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Год назад

    Sunana rasuulka iyo axabtisa raaca iska dhafa shekh hebel iyo ficilkisa

  • @bestbro1660
    @bestbro1660 2 года назад

    اللهم صل وسلم عليه

  • @farxiyafarxiyacabaas5557
    @farxiyafarxiyacabaas5557 2 года назад

    Shìikha àĺĺaha xòjiyo am ñ amiiñ

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад

    Mayee kuwa caayay ayaa wareersan allaah ayaa iyo rasuulkiisa ka xishoda iyo qaariga subxaanallaah ❓😭

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Год назад

    Kuwa marka horeba dugsanayay maxay imika u maagayaan marka horay diinta ilaahay mujaamalo kula dhaqmeen imikay ooyayaan
    Runtu waxay tahay tabliiq cilmi meesha kuma hayaan waana suufiyo sidii sheegay caalmikii waynaa ee alabani

  • @tailordiiriye404
    @tailordiiriye404 Год назад

    Suufiyo

  • @mohamedmohamud2982
    @mohamedmohamud2982 Год назад

    Maanta ayuu cadeeyey jacaylka uu u asbo Nabiga

  • @Siciidsamatar-uf8wh
    @Siciidsamatar-uf8wh 6 месяцев назад

    Waxing aamin sanahya inuu liibaanay wanna jeclahy

  • @abdirahmannor6980
    @abdirahmannor6980 2 года назад

    Sheekha Allah barkeeyo

  • @shamsayasiin8442
    @shamsayasiin8442 2 года назад

    Salaalahu calayhi wasalim ❤❤❤❤

  • @omarabashek6858
    @omarabashek6858 2 года назад

    الشيخ عبد الرشيد علي صوفي قارئ من القراء له خير كثير وله اخطاء منها حضور حفل المولد والمولد بدعة بتفاق علماء اهل السنة والجماعة نسأل الله السلامة

  • @mahamudmohamed5588
    @mahamudmohamed5588 2 года назад

    اللهم صل علي سيدنا محمد وعلي ءاله وصحبه وسلم

  • @الشيخمحمدتقيالدينالهلالي

    Culamadu way khaldantaa lkn waa inuu kasoo laabtaa اللهم اهدنا إلى صراط المستقيم

  • @yusraself5379
    @yusraself5379 Год назад

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdinursharif8140
    @abdinursharif8140 Год назад

    Mashallah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад

    Xasbiya Allah wa nicama wakiil.

  • @islamchannel7385
    @islamchannel7385 2 года назад +2

    Kan hadlayow sheekhu macsuum maaha waxaan diin ahayn ayuu kaqaybgalay waana ahlubidic diinta barta

  • @anashooyadiis2092
    @anashooyadiis2092 2 года назад

    salallaahucalayhi❤❤❤❤❤ wasallam❤🎉😢

  • @harunabdisalad5840
    @harunabdisalad5840 2 года назад

    حفظه الله ورعاه

  • @zahranadhiir5392
    @zahranadhiir5392 2 года назад

    Wlh maantaa ayuu libaanay m.a🥰

  • @calijundi8600
    @calijundi8600 2 года назад

    sheekh. wuuliibaaney ee waxdabiya magalin
    waa wuxuu shtii
    shadaadiintii najdi uubaawaxkasheegta
    xuskanabiga

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 года назад

    Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Год назад

    Salla llahu calayhi wasallam.

  • @axmedpooz9044
    @axmedpooz9044 2 года назад

    Alahuma sali calaa maxamed

  • @maxamed_axmed
    @maxamed_axmed 2 года назад

    Adiga laftaadu sheekha inaad xumaysid uunbaad usoo dhigtay!!
    Maxaa naga galay dadka kale faallooyinkood ood Noogu soo min guurin, eebbahaa ka dhawrso, oo ka hadha culumada soomaaliyeey, waxa ba'a iyo balanbalka idiinku sababa waa culumadaad ammaan galin la'dihiine.

  • @bashirabdimuhumed4439
    @bashirabdimuhumed4439 2 года назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw