Somaliweek Festival 2016 Day 2 Pioneering Creativity, Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Somaliweek Festival 2016 Day 2 part 2 Pioneering Creativity
    Mahamed Mahamud Yasiin “Dheeg”Abdikarim Farah Qarey “AbdikarimJiir”Luqmaan Cali Waraabe,Mahamed Muhumed Abdi “Haykal”,Fathia Absiye

Комментарии • 61

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Год назад +3

    Cabdikariim wuxu ahaa dheemanta qarsoon ee fanka Soomaaliyeed. Allaha ku garab galo.

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 3 года назад +4

    Asc sbdi kariin waa nin culus masha alaah waa nin cajiib oon ilaa iyo maanta oon 50 jir ku dhawahay qof lamida ma arag cabdi kariin runtii ne waad wada salaaman tihiingadigiin yaa wsc warxmylhi wabrktu

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 лет назад +8

    Waaaw I love dheeg adeer noo soo noqo. N we loved u n keyd has done a phenomenal job. N jiir amazing talent codkaagii annagoon dhan baad na gelisay, ciil danbena uma qabtid.

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 2 года назад +2

    Muuqaalkan labo sannno ka hor ayaan dhegaystay, waxaan maanta dib ii gu soo celiyey dhegaysigiisa; murtida iyo xeerarka aan ka dhaxlay in aan Eebbe u gu duceeyo Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) oo maanta ku dhintay magaaladda Muqdisho, “02-13-2022”. Alle ha kuu naxariisto adeer.

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay9948 3 года назад +3

    Gabadhaani waan aragnaa in aad ingiriis taqaano ee af soomaali ku hadal

  • @mahamoudgaas2611
    @mahamoudgaas2611 4 года назад +8

    Waligay barnaamij ka xiisobadan ma daawan-Abwaan dheeg, Muxalimiiste Jiir, Fathia absie, abwaan siciid saalah, Dalmar iyo dadka kale ee barnaamijka kaga qaybqaatay daawasho iyo tabinba....Casharo badan oo xaga fanka ahna waan ka bartay.

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Год назад +1

    Adigoo Soomali la hadlaya, ma ilbaxnimaa inad Ingiliish kula hadasho...?

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 года назад +5

    Laxamiisto C.Jiir waa mucjiso
    Dheegna waa top isna

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +10

    MulaXanikii Somalia Ugu Qalisana *Cabdikariin faarah qaarey (Jiir)*
    Iyo *Maxamed Maxamuud Yaasin (dheeeG)*
    Aragiinu waa noo Abshiro

  • @Gamboole
    @Gamboole 2 года назад +1

    somalidu language ayay cilmi u yaqaanaan

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 3 года назад +2

    Allow yeeynan naga cawryin idoorqadaadweyntu laxamistaha qaaliga ah ee C.krim qaareey. Nin asaga lamida soo mari maayo soomaali, allow cimriga u dheeree.
    Mudug iyo dhulkii afsomaaligu u ku dhashay buu ka soo jeedaa.

    • @RidwaanDaahir-pw5oy
      @RidwaanDaahir-pw5oy 2 месяца назад

      Waaxay kan qabyaaladiistaha ah waar fanka ka daa ciyaarta😂

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 месяца назад

    Laxamiistihii ugu fcnaa somalida mulxan c/kraiin jiir alla yarxam 😢

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 22 дня назад

    Af qalaad aqoon maaha horey usheegeen Abwanada aad ag fidhi

  • @mohamednaaji2792
    @mohamednaaji2792 3 года назад +1

    Abwanadu waa kuwo wada heer sare wada ah gabdha baramijka dadihinysana waaba wax kle ayadaba laxan soconaysa ah m.allah

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 года назад +2

    Waa Barnaamij cajiiba
    Farxiyana mahadsan

  • @abdikanieid4899
    @abdikanieid4899 2 года назад +1

    Waxan daawanaya few days after the death of Abwaan Jiir, AUN he was gifted with a special talent.

  • @abdijamac7840
    @abdijamac7840 4 года назад +1

    Fadxiya si fiican ayay u xidhiidhisay barmaamijka hambalyo ayaan ku leeyahay

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 3 года назад +3

    Abdiakriim Nolow nin quali ah

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 2 года назад +1

    Run ahaanti wixi igu fakar ah waa mesheda dadku kala feker duwan runtii
    Anigu markan arko qof somali ah o dad Somalia wax ushegaya isku xire yacni xiriiriye microphone 🎤 ha ahado qof kale waxaan nasiib darro weyn u arkaa in adoo sida abwan dheeg iyo rag kuculus o ah cabqariyaalka somaligan aan maanta kufaaneyno naso gaarsiye sida abwaninteeni waweyna magacyadooda halkan kuma koobi karee inad hadalkada ereuo xun o daciif ah o English lasoo hor istaagto waa nasib xumo aad uweyn gabadhaan xariiriyaha adban ugu jariiricoday hdalkeda ay isku dhajinayso iney kahor xitaa marka ay lahadle sida Abdikarim jir wadan iyo dadkisu waxay bur buraan marka dadkiisu luuqadisa kaguran o luqado kale kadorbidan luqado baro lkn marnaba haka gurin alx manta 3 luuqadod garanayaa hadana luqadeyda afsomaliga adban ujeclaha runtii uguna faana kuhadalkeda baritankeda barashadeeda

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 4 года назад +3

    ABDIKARIIN FARAH WAA NIN CULUS DHEEGNA WAA ABWAAN HEESA BADAN TIRIYEY.

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 3 года назад +2

    Southerners are not represented well in this program but It was nice to hear how Cabdille Raage hired Mr. Dheeg by merit only
    13:45

  • @akram3130
    @akram3130 3 года назад

    Abdikariin jiir Waa cod sameeye cabqariya oo aan aad u taageero
    Dhamaantod wan taageera kuwan iiguso cajaayibsan
    -Rako ereyadii M.Cali Kaariye
    -Sobob kale ha moodiin ereyadii M.Cali Kaariye
    -Guuled ma joogaa ereyadii yamyam
    -Laalays ereyadii Xasan sh muumin
    -Baladwayn ereyadii hadraawi
    Alle ha karaameeyo laxamiiste codad macaan abdikariin jiir

  • @hassanisse691
    @hassanisse691 3 года назад +1

    That is brilliant say uu dhahayso baa ku haysta fathia

  • @livearts642
    @livearts642 3 года назад +2

    Barnaamij aad u qiimo weyn , isku dubaridka ,daadehaynta Fatxiya ,nimanka dhaliyarada ah Mr qaarey iyo dheeg 100%aad baan ula dhacay waxuu iga dhamaadey anoo sugaya qaybtiisii labaad

  • @choukriaden3698
    @choukriaden3698 4 года назад +6

    Abdikarim jiir and deep are very talented masha Allah

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +1

    Waa wariye qaaliya Allah yaxdidaka

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 3 года назад +1

    Ustaad Abdikariim faarax qaarey ilka jiir Aabe laxanka soomalida

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад +1

    Aloow unaxriiso macalin lagand cabdi kariin jiir

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 3 года назад +2

    habeenkaa waa habeen murtiyeed

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 3 года назад +2

    Halyeeyo ayaan meesha ka arkaaa

  • @axmedcabdullahi3097
    @axmedcabdullahi3097 3 года назад +1

    Farxiyo absiiye she is brilliant but codkeedu sibuusan iigu socon

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +1

    Ma,aaminsani waxa gabayga ama heesta kaa keenaa inuu yahsy wax ku qasbsanayd

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +2

    Allah yacasik

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад

    Allahu ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo ehelkii iyo qoyskii iyo qaraabadii iyo bahdii fanka ee aw ka baxayna samir iyo iimaan kaamila allah haka siiyo abwaan mulaxanayste cabdikariim jiir aad baad umahadsan tahay kayd oo ka faaiidiyay barnasmijkan sidoo wariye cabdisalam isna aad u mahadsan yahay oo barnaij tacsi aan ka daawaday kilib yar oo barnasmijkan ka soo qaatay

  • @ibrahimmahamed6769
    @ibrahimmahamed6769 4 года назад +1

    What is the title of song 56:42 ?
    Thanks

    • @Gaanimedia273
      @Gaanimedia273 4 года назад +1

      Axadii xasan aadan samatar wll

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +3

    Waaow😍

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 6 лет назад +3

    Cabdikariin-Jiir, Eebbe cimriga haw barakeeyo.

  • @Gamboole
    @Gamboole 2 года назад

    meesha afsomali aya laga hadlaya miseee english

  • @maadeeschannel4189
    @maadeeschannel4189 3 года назад

    Abwan dheeg wa ninka hadraawi ku xigga

  • @johnflexi664
    @johnflexi664 4 года назад +1

    Runtii barnaamijkanai waa cajiib. barnaamijyada noocan hala badiyo

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 3 года назад +2

    Allow cimriga u barakeey waa keydkii umada oo naf ku jirto

  • @omarianbariadag5521
    @omarianbariadag5521 4 года назад

    Barnaamijkaan waansoo raadiyey

  • @engmustafahassan9666
    @engmustafahassan9666 4 года назад +3

    Cabdulle Raage nin qiima badan.

    • @ahmedeeqnur4047
      @ahmedeeqnur4047 3 года назад +1

      Illahay ha'unaxaristo jannatul fardowsa hageeyo ameen,

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 4 года назад +2

    Waaw

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 лет назад +3

    Adeer#dheeg taariikhda ku xusi donta

  • @jamalhusen9600
    @jamalhusen9600 3 года назад +1

    Dhaqankaba adaya yaqana

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 3 года назад

    Barnamij marnaba laga xiisa dhacayn weyo cajiiib

  • @sharmakeabdiali7973
    @sharmakeabdiali7973 4 года назад +1

    Dhaxal qiimo badan weeye barnaamijkaani.

  • @husseinahmed5324
    @husseinahmed5324 3 года назад

    1:15:... cajabeey cajiib

  • @كاريفارح
    @كاريفارح 3 года назад

    هو ٤٥٦ ١؛

  • @mekonentekleyohanes4529
    @mekonentekleyohanes4529 3 года назад

    Somalian are ethiopians

    • @abdisalanmohamud
      @abdisalanmohamud 3 года назад

      Who said

    • @ahmedeeqnur4047
      @ahmedeeqnur4047 3 года назад

      Are you stupid we're 35 thousand years history We're proud to be Somali,
      There was no Ethiopian before 124 years ago,
      Somali 35.000 years old, get that in your head,