Dadka so qoraya wadankina ka dhista wadanka dadka wax nus dollar ka yar lagu dilayo ama ilmo yar oo habeenki jifa lugta cagta laga sarayo miya lacag lagu qasaren kara?
Beeeta waryaa daaa somaliya waaaa dal weyn meel amni haduusan ka jirin meel waaa jiraaa tankale yaan la buunbunin wax dalka ka jira afrika isma dhaanto tankale gurigan kenya ayaa iskaleh dhaqaalahana 20 sano ka dib ayaa la weeragaya inagaan la inagu dulayn doonaa
Soomaaliya waxaa laga yaabaa in ubadkaagaa ama waxaysii dhaleen ay anfacsadaan hadii lafiiriyo xaalada ay kusugantahay soomaaliya. Qofkii awooda, waxaa ufiican inuu Kenyana ka gato guri uu kunoolaado hada, soomaaliyana kadhisto guri laga dhaxlo oo ubadkiisu u hadhaan.
asc waa ku salaamay ayaanle waxaan ka mid ah dadka ku dhageysta oo kugu xiran waxaan wataa hal codsi inaan kuu sheego dadka aad wareysaneyso noocuu rabo ha ahaadee waa inuu ku hadlaa afsoomaali qofkii waa wareysaneysaa waxuuna inta badan ku hadlayaa english marka waxaa jiro dadkugu xiran oo aan luqadii garaneyn ama waxuu yiraahdo fasir adiga sida c/salaan hareeri waadna mahadsan tahay
Dad wadankooda Rabi uusan tusin. Inkastoo Kenya ay dhul Somaaliyeed tahay. Si kastaba ha ahaatee, bal ka warama lacagtaas hadii (Muqdisho, Bosaaso, Baydhaba, iyo Hargaysa la galin lahaa? Imisa qof buu shaqo u abuuri lahaa? Nabada wadankeena wuu ka qayb qaadan. Aniga koleey Afgoye iyo Warmaxun aa igu og tihiin inaan naf iyo maal u huro.
Walal miyadan ogayn in millions o cadaan iyo Asian ah ay uga shaqaystan africa , maxad ugu diidi qofka somaliga inu ganacsado, somalia wey jecelyihin marki wadanka fursado ganacsi wey malgashanayan sida hadaba ay u sameyan
The area Parklands is degenarating into a fourth rated estate. Congestion, mushrooming of high rise buildings, bars, nightclubs, lack of parking spaces, crowded pavements (Talk of Eastleigh in the making), burst sewers, lack of storm water drainage are all part of the problems of this houses built in Parklands, kilimani, abd the likes.
Please allow private companies to have a chance of sponsorship in your programs instead of giving whole dedicated advertisment show, as a subscriber fan our main interest lies in your efforts of resurrecting historical grievances and injustices exposing facts and giving the voiceless a platform to share their stories with the wider public.
Ilaahow wadakeenii noo deji oo nabad nooga dhig,oo somali is jeclaysii,si ay u heshiiyaan,waxaanoo dhismo ah iyo maal gelinba ah somaliya ayey ku fiicnayd,
Dadka caaytamaayo ma maseeraa ma quuriwaaybaa ganacsigu malaha sodding qofkuna waa xur wadanka uuwmaalgalinaayo cayda joojiya iyo waxbaa la soo dhacay. Hadii lagu weeydiiyo cadeen keen jawaabtaadu waa waalalahaa saasaaa lasheegaayay marka dadka yaan la jaafeeynin u duceeya in ilaaheey barakeeyo ganacsigooda
ALE IDIN DOORI MALINBA DAL SHISHEEYE U XAYASIYA DDAKA SIMALIYED SI AY HANTIDOODA GELIYAA😏😏😏 WAR OORDO DALKINA HANTIDINA GASHADA DAL DADUUW SIDA U DHISI LAHAYDEN HA U KALA ORDIINE!!!!!! UMAD WARERSAN WAXAN SABAB U UAH SIYASYNTA IYO MADAXDA UMADA U HORSEEDAY IN DALSHISHEEYE HANTIDODA GALIYAAN!!
Soomaalida realtors ayee ubaahan yihiin runtii booskaaa waa banaan yahay in tv iyo wareysi looma baahno just show the house and what it offers looma baahno in afka laga xayeesiiyo
Wariye nimadu Aqoon bay u baahan tahay, ta somalidu waa iska indho Cadays, Suaalaha Muhiimkaa Ee ahayd in uu waydiiyo waxaa kamida in gurigu Leeyahay Qayb Loogu Talo galay dadka Curyaamada ah ee Wheelchair ka ku socda, Ma waydiin, kana ma sheegin in uu Leeyahay iyo inkale.
YAAB KA SOMALIDU LEDAHAY WAXA KA MID AH: HADA NINKAN WAXA LA WAYDIIYAY CURI INTE LEG AYA ALABTA AD DHIGTEN JIRAYSA OO U BALAN QADAYSA QOF KA IBSANAYA GURIGA CALASHA TAYADA ALABTA? BAL WUXU KU JAWABAY DAYA HALKI UU DADKA WAKHTI CAYIMAN GARNTIN UGA DHIGI LAHA🤔🤔 SOMALIDA IMAN LA,AANTA INDHO ADAYGAY KAGA DAREN!
wa nin guri u dhisaya nin kle un waxa micino ah ay samaynayso ma jirto bari hadi lagu dhaho wadanka noga baxa hantida ma kula tahay in lagu celinayo hhhhhhhh mel an ahin somalia uma socodo
somaliya alshabaab aa ka qarxinayso amase mooryaan aa ku qabsanayso hadii ay nabad u jeedaan wadankooda ay maal galin lahaayeen ee wadan kale lacgagtooda kuma dhiseen dadku nabad bay rabaan nabadaa naas la nuugo leh ganacsatadu eed malahan
Waxaasoo dhan waa Aduuuuun,,,, Aduun iyo dhaldhalaalkiisa maxaa ka dambeeyo ? Geeri iyo 2/ LABO MITIR😢 wamal xayaata dunyaa ilaa mataacul quruur 😢 ALLAHAYOW JANNATUL FIRDOWS AL'ACLAA AYAAN KAA BARYAA ANIGA IYO INTAAN JECLAHAY AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN. 🤲
Allaahuma Aamiin.
ilahay hana wafajiyo aduun iyo akhiro
Allahuma aamiin. Aduun ayaa na madax maray allaha na asturo aduun iyo aaqiro
Aaamiin wll
@@mohamudhirsi250
Aaaamiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiiin 🤲
Dadka so qoraya wadankina ka dhista wadanka dadka wax nus dollar ka yar lagu dilayo ama ilmo yar oo habeenki jifa lugta cagta laga sarayo miya lacag lagu qasaren kara?
Waa,run xitaa malagunolankaro
Beeeta waryaa daaa somaliya waaaa dal weyn meel amni haduusan ka jirin meel waaa jiraaa tankale yaan la buunbunin wax dalka ka jira afrika isma dhaanto tankale gurigan kenya ayaa iskaleh dhaqaalahana 20 sano ka dib ayaa la weeragaya inagaan la inagu dulayn doonaa
@@maryanhussien5992 hhhh dad baa ku nool ee sheeko jileec looma baaahan iyo been
Walaahay waa run somaliya nabad geleyo ma talo
@@bishiali1671 allaah ka absolutely somaliya meel ma aha waan jeclayn laa kiin ragayagii baa belaayo noqdey
Diintii iyo iimaan koodii dolar xaraam dil qarax siyad qabiilaysan
Wan ka xumahay somali hantidada dhan in wadan kale galiyan 😭😭😭😭😭😭😭😭
Mxa la sameyna hee wadankena nabad ma ahan
@@MohamedMohamed-eb6bcso unfortunate was run Runtaa nabad meel Olin Maxaa lasameynaa 🤷🏾♂️🤷🏾♂️
Qof walba waa in uu degaa mesha beeshada degta !@@MohamedMohamed-eb6bc
Qaraxyada Muqdisho yaa tagi ani Nairobi ayaan guri ku leeyahay nabada qaali ah
Lacagta Somaliya baa laga soo dhaca Keenya baa lagu dhisaa Waa wax caadi u noqday Somalida. Alla wax idinkama dheefsho xaaraantaas
Hubsiino halbaa lasiistaa aqoon miyaad uleedahay ninkaan
Masha Allah ganacsiga Allaha u barakeeyo wala
Manshallah guri aad iyo aad u quxux badan
wariye rug cada ah,keep going
Waa Aduun iyo dhaldhalaalkiisa gaaban
This house is absolutely fantastic
Muqdisho maad nooga dhistaan qeyr Allaha idin siiyee kenya dhulkeena ma ahee
Kuwii hore oo laga dhisa xoog lagu qabsadey. Unukaa leh
Amnigiisa,yaa,kamasuul,ah
somalida wa zigener,waxan nahay dadan dal lahayn.
Ku dhiso, ku dhaqo, ku dhimo dhulkaadu waa lama huraanee...
Anigoo Xamar Cade ama tuulada awoowgeey maalgasha kara habarteedey katahey inaan one dollar kubixiyo kukuuyi land 😊
Wa sax
Soomaaliya waxaa laga yaabaa in ubadkaagaa ama waxaysii dhaleen ay anfacsadaan hadii lafiiriyo xaalada ay kusugantahay soomaaliya. Qofkii awooda, waxaa ufiican inuu Kenyana ka gato guri uu kunoolaado hada, soomaaliyana kadhisto guri laga dhaxlo oo ubadkiisu u hadhaan.
Lacagtii somalida laga xaday weeye. Iyagana wa laga dhici
Masha Allah wallhy gurigan waligay ma arag guri ka qurux badan xita Australia o an daganahay kuma arag
Australia backyard ayaad kuhesataa wado nadiif ah ayaad heesataa guri quruxsan oo wadadiisa wasaq ah maxuu kuu sheegaa
Mashallah it so beautiful ❤❤
asc waa ku salaamay ayaanle waxaan ka mid ah dadka ku dhageysta oo kugu xiran waxaan wataa hal codsi inaan kuu sheego dadka aad wareysaneyso noocuu rabo ha ahaadee waa inuu ku hadlaa afsoomaali qofkii waa wareysaneysaa waxuuna inta badan ku hadlayaa english marka waxaa jiro dadkugu xiran oo aan luqadii garaneyn ama waxuu yiraahdo fasir adiga sida c/salaan hareeri waadna mahadsan tahay
This is amazing and I wonder if this company has the same franchise in Somalia.
Dad wadankooda Rabi uusan tusin. Inkastoo Kenya ay dhul Somaaliyeed tahay. Si kastaba ha ahaatee, bal ka warama lacagtaas hadii (Muqdisho, Bosaaso, Baydhaba, iyo Hargaysa la galin lahaa? Imisa qof buu shaqo u abuuri lahaa? Nabada wadankeena wuu ka qayb qaadan. Aniga koleey Afgoye iyo Warmaxun aa igu og tihiin inaan naf iyo maal u huro.
Walal miyadan ogayn in millions o cadaan iyo Asian ah ay uga shaqaystan africa , maxad ugu diidi qofka somaliga inu ganacsado, somalia wey jecelyihin marki wadanka fursado ganacsi wey malgashanayan sida hadaba ay u sameyan
@@whatshappening3474 walaal waxaan ka hadlayaa shaqo iyo nolol u abuurka dadkeena Soomaaliyeed. Mahadsanid
Haduu,galiyo,amaankiisa,adiga,miya,kamasuul,ah,wadankeena,markuu,nabad,noqdo,wala,imaan
Guriyaha Soomalidu kadisaan kenya, uganda ama turkey Soomali kali baa iibsadaan. Asian, tanzanian, ugandese etc kama iibsadan guri keenya. Wadankoodi bai aadaan. Laakin Somaali wadankeedhi wai burburisei. Iyakana wadanka marabaan dad kalen marabaan.
Mashallah tabarakallah is really beautiful 😍
Guriga qiimaha la gadaayo sheega supermarjet cafeteria gym sauna haku meeresanina
Guri la dhacaayo Nairobi kuyaal intaan dagaayo maa muqdisho ka dhisto oon iska leeyahay
Ma mesha qaraxa dilooday uf
Soomaaliya dhiso keenya malihidiinee
The area Parklands is degenarating into a fourth rated estate. Congestion, mushrooming of high rise buildings, bars, nightclubs, lack of parking spaces, crowded pavements (Talk of Eastleigh in the making), burst sewers, lack of storm water drainage are all part of the problems of this houses built in Parklands, kilimani, abd the likes.
I have seen it, didn't like it
Hanolaato ❤
Mashaa ((Allaah))❤❤ ❤❤❤❤❤❤
Please allow private companies to have a chance of sponsorship in your programs instead of giving whole dedicated advertisment show, as a subscriber fan our main interest lies in your efforts of resurrecting historical grievances and injustices exposing facts and giving the voiceless a platform to share their stories with the wider public.
somalia maka dhistan gurigan inta kenya malgalineysan somali maryoleey
Ilaahow wadakeenii noo deji oo nabad nooga dhig,oo somali is jeclaysii,si ay u heshiiyaan,waxaanoo dhismo ah iyo maal gelinba ah somaliya ayey ku fiicnayd,
ilaahey wadankiinna ha idin tusso wax kaloo idin dhahayo malaheee
How canwe can get in contact with Abdiaziz?
Asc wa ruun waxaa kadanbeya waa geeri malaha
Wan qaldaney lakiin waxaan arkaa ayaalow dhaxaal wareegg somaliyeed dadka wadanada kale distance aqiirka wey katamaran ileyn tayiro mey u sameyne wanan qaldanaankara lakiin anigu dhaxal wareeg ban u arka wanaan qaldanan kara
Waa xantida xamar laga soo boobo
Warlacagahaan dadka xageykakeenaan yurub iyo ameeriko matalee
Mansha Allah
Dadka caaytamaayo ma maseeraa ma quuriwaaybaa ganacsigu malaha sodding qofkuna waa xur wadanka uuwmaalgalinaayo cayda joojiya iyo waxbaa la soo dhacay. Hadii lagu weeydiiyo cadeen keen jawaabtaadu waa waalalahaa saasaaa lasheegaayay marka dadka yaan la jaafeeynin u duceeya in ilaaheey barakeeyo ganacsigooda
Ma hayno contact ayanle fadle isosheg
Lacagtana waa imisa
Wa tuugo daadka guryaha gaado somalida ah waxa kaficaan sheerkadaha kenyanka ah wa lacaag raaqiis aah
MASHAA allaah
ALE IDIN DOORI MALINBA DAL SHISHEEYE U XAYASIYA DDAKA SIMALIYED SI AY HANTIDOODA GELIYAA😏😏😏
WAR OORDO DALKINA HANTIDINA GASHADA DAL DADUUW SIDA U DHISI LAHAYDEN HA U KALA ORDIINE!!!!!!
UMAD WARERSAN WAXAN SABAB U UAH SIYASYNTA IYO MADAXDA UMADA U HORSEEDAY IN DALSHISHEEYE HANTIDODA GALIYAAN!!
Top One House
GURIGA DHULKA MA LIHID QOLKA IYO JIKADA AYAAD LEEDAHAY. YAAN LAGU QAYAAMIN WA TUUGO. .
Soomaalida realtors ayee ubaahan yihiin runtii booskaaa waa banaan yahay in tv iyo wareysi looma baahno just show the house and what it offers looma baahno in afka laga xayeesiiyo
No title of ownership, only sales agreement.
Can you explain futher. Thanks for your time in advance
Five months 37k 😂 😂😂😂
Isoo raac gabareey aan gurigaan ku dajiyee
Lagu soo wici maayee adigu meelaha ey joogaan ugu tag,ka bacdi u sheeg sheeg yaan gurigaas u gadaa ki dheh mid walba oo aad aragtid mahadsanid.
Interior design is Vintage style!! it's by choice?
How much 4bed room
Beledwyn kadhisa waxaa
Manshalaah lkn waxa iswayndiinleh guriga saa ucad dad qaxooti ku ah dalkale ma udhadhamaya inay ku raaxaystaan takale soomali hadad guri kakirsyso 2qola 10 ayey kudagaan nadaafad majidho cajiiib
Aniga raba guri kuyala is la xafada
Kenya ma dalkeenaa maa Soomaliya la quruxsado. Shiliin aan lee yahay Soomaliyaa u Xaqleh. Umad aan fikirin.
Walaal ganacsatadu waa Kenyan af Somali ku hadla mana degaan soomaaliya.
Qof walba oo Soomaali ku hadla ma dego Somaliya.
war naga xishooda wdan dadaw hanagu xayeesiinine wadankiinnii meeee?? wariyaasha somalida waa wada nacasiiin wlhi
Soomalida maal gashi MA ya qaa naa wadan Kan soomali baa wax ku leh wadamo aa naan waxba ku la heen Baan guryo ka gada naa
Inaba caadi maaha guriga
Qaymaha meqa waye
Mahad sanid ayaanle adiga iyo cicasiis ba ad baan idiin salamayaa number one commont bye bye
Wariye nimadu Aqoon bay u baahan tahay, ta somalidu waa iska indho Cadays, Suaalaha Muhiimkaa Ee ahayd in uu waydiiyo waxaa kamida in gurigu Leeyahay Qayb Loogu Talo galay dadka Curyaamada ah ee Wheelchair ka ku socda, Ma waydiin, kana ma sheegin in uu Leeyahay iyo inkale.
YAAB KA SOMALIDU LEDAHAY WAXA KA MID AH:
HADA NINKAN WAXA LA WAYDIIYAY CURI INTE LEG AYA ALABTA AD DHIGTEN JIRAYSA OO U BALAN QADAYSA QOF KA IBSANAYA GURIGA CALASHA TAYADA ALABTA?
BAL WUXU KU JAWABAY DAYA HALKI UU DADKA WAKHTI CAYIMAN GARNTIN UGA DHIGI LAHA🤔🤔
SOMALIDA IMAN LA,AANTA INDHO ADAYGAY KAGA DAREN!
wa nin guri u dhisaya nin kle un waxa micino ah ay samaynayso ma jirto bari hadi lagu dhaho wadanka noga baxa hantida ma kula tahay in lagu celinayo hhhhhhhh mel an ahin somalia uma socodo
Aad ayaad umahadsantahay ayaanle. Runtii horey waankugu niqiney barnaamijyada wax ka ool ah barnaamijka nocaana dad badan oo qurba joog ayaa ubahan. Numberka waan wacay laakin off line.
Dhasta dhulkiina
Mad noga dhistan Somalia
Somalia mooryaan lhe ah kaa dhaceyso sitha 91
somaliya alshabaab aa ka qarxinayso amase mooryaan aa ku qabsanayso hadii ay nabad u jeedaan wadankooda ay maal galin lahaayeen ee wadan kale lacgagtooda kuma dhiseen dadku nabad bay rabaan nabadaa naas la nuugo leh ganacsatadu eed malahan
@@jerryrodriguez3554 waa adiga qaxootiga kenya ku nool xamar dadkii lahaa ayaa ka DHISTAY kuwaan oo kale 😂😂 xamar maadan laheyn awalba😂😂
Qabuuraha laangaata booqo qabuuro qurux badan baa laga quday