080 | 34 | Sirta sida boqorrada laguu ixtiraamayo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

Комментарии • 68

  • @Awosead
    @Awosead 8 месяцев назад +14

    Qofna adoon yasin midna iska weynayn ayaad heli kartaa maamuus iyo qadarinba
    Doomaha dadka inad daloolisana ku heli maysid in xawaaraha doontadu kor u kaco.
    Shukran wll adiguna.

  • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
    @AbdimajiidMohamed-vv1vo 8 месяцев назад +13

    "Hugaagu wuu kula shir tagaa," ayay Soomaalidu ku maahmaahdaa.

    • @HoodoMaxamuud-n4n
      @HoodoMaxamuud-n4n 8 месяцев назад +2

      wuu kula baryo tagaa ayaan u aqaan sida aadan anigu. 😂

    • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
      @AbdimajiidMohamed-vv1vo 8 месяцев назад +1

      @@HoodoMaxamuud-n4n Anna sidan aan qoray baan u aqaannaa.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 8 месяцев назад +1

      @@HoodoMaxamuud-n4n sidee buu kuula baryo tagayaa? Bal macnee?

  • @zoloo377
    @zoloo377 8 месяцев назад +2

    Masha allah xadiiskaas canqawga weligay waan maqli jirey lkn maantaan si wacan u fahmay jazakalahu khyr

  • @SakariyecabdiSakariyecab-lg7el
    @SakariyecabdiSakariyecab-lg7el 8 месяцев назад +1

    Adan sahan ilahay hakuu barkeeyo caqligaga xad dhaafka ah waxanse si naxariisleh kaaga codsanayaa inaad afkeena hooyo kiisa aan la fahmi karin wakhtiga maanta lagu jiro inaad dhalin yarada u macnayso maadaama aad dhaqanka si wcn u taqaano tusaale wan sahwiyay iyo wn salalay waxba yanan hadalka ku dheeraane af somaligas oo tiro badan inad dhalinta usoo macnayso

  • @Speed0386
    @Speed0386 8 месяцев назад +2

    Aqoontaada iyo waqtigaaga ilaah Haku siyaadiyo brother

  • @zakihaji5616
    @zakihaji5616 7 месяцев назад

    Aadan khadar cali' alle ha ka abal mariyo cilmiga aad malin walba na barto 🤲😔

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 6 месяцев назад +1

    Waad taqaa Aayee😂😂😂

  • @Cabdi.AxmedCige
    @Cabdi.AxmedCige 5 месяцев назад

    Waa run marada shulaha la dhigo waa kibir oo shulyhuu dhigay ayaa ka xaragadiisa la sheegayo

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 8 месяцев назад

    Mahd oo dhan ha kaa gaadho ❤

  • @badrirashid4206
    @badrirashid4206 8 месяцев назад +1

    Adanaw axmaariga waa taqanaye 😂 masha Allah

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 8 месяцев назад

    Waa runtiisa wlhy macaaawista uu shulaha dhigay waxan unaqaanaa wiilka guurdonka ah

  • @MaxamedKhadar-m7f
    @MaxamedKhadar-m7f 8 месяцев назад

    Mahadsanid sxb aadanow xikmad badan baa kujirta hadalkaaga

  • @IsseAbdirahmanAli2673
    @IsseAbdirahmanAli2673 8 месяцев назад

    Haa, waa ku jiray Maxamed Siyaad Barre sida waxaan ka maqlay Madaxweyne Cabdullaahi yuusuf

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi 6 месяцев назад

    Ustaad majoojisay taxanihii 48 da xeer waan sugaynaye

  • @Soodhawow
    @Soodhawow 8 месяцев назад +2

    Ma helayaa qof aan isbarano oon assaab iskudhaw noqono🎉❤

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr324 8 месяцев назад

    Thanjs ustad

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 8 месяцев назад

    Guuulayso ustaaad🎉🎉🎉🎉

  • @cabdifataaxboss5348
    @cabdifataaxboss5348 8 месяцев назад

    Wow brother
    Wlhi waa taqana
    Ixitaa kuwo Ethiopia nala jooga aya ka taqnayye
    🎉🎉 7:22 7:23 7:25 7:26

  • @MaxamedDirac
    @MaxamedDirac 8 месяцев назад

    Mash. Allah. Wllo mahad. Sanid

  • @MaxamedDirac
    @MaxamedDirac 8 месяцев назад +4

    Mash. Allah. Wllo

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk 8 месяцев назад +2

    Wcs zxp aadanow

  • @maxamudmidnimo6772
    @maxamudmidnimo6772 7 месяцев назад

    Adanoow inader waa iga qoslisay markaa erayada axmaariga aad akhrinaysay

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv 8 месяцев назад +5

    Shulaha Eraygaas waa ikow
    Shullaha = Canqawga 😮

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 8 месяцев назад

    Adaanow book kuurmo soo baxa waan ubaxnaaye ❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 8 месяцев назад

    12:04 waa waxay soomali maxamed heer u gaadhi laadahay sbbto ah dad la dhashay la dhiig ah la dhaqan ah la diin ah ayay yasaan oo dulmiyaaan goormay heeer gaadhi oo colaadi ka dhamaan intay dulmigaa ku hayaan wllhood

  • @MohammedAsad-l9r
    @MohammedAsad-l9r 8 месяцев назад

    Allaha aqoontaada haku siyadiyo

  • @abdishakuurmohamedducale1914
    @abdishakuurmohamedducale1914 8 месяцев назад

    Masalaada kibirka iyo macawiista oo shulaha la geeyaa waa cajiib. Bal kawaran sida micnaysiga habdhaqanku isula bedalay wakhtiga.

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 8 месяцев назад

    Hhhhhh hhh ba'ayeeeey aadan sahano xabashi iigu hadlaya caaawa😂

  • @MohamedHariir-n7t
    @MohamedHariir-n7t 8 месяцев назад

    Sahanka ❤

  • @muscabmohamed226
    @muscabmohamed226 8 месяцев назад

    Wow 😊

  • @caynaansheahmed687
    @caynaansheahmed687 8 месяцев назад +1

    Hhhh war aadan amaariyaaga siwacan baad utaqaanaaye

  • @sharmaakeubdiqdirismail9231
    @sharmaakeubdiqdirismail9231 8 месяцев назад

    Thnk sxp

  • @HayatHufane-w1n
    @HayatHufane-w1n 8 месяцев назад

    Hn bugagtada cairo man ka heli kara mhdsanid

  • @Xaali95
    @Xaali95 8 месяцев назад

    Walaalayaal, socod badan lugaha ma fiiqaan ee maa runta isku sheegno😂😂

    • @sahanka97
      @sahanka97 8 месяцев назад

      Hadda fadhi badanina caloosha ma kuusp 😂😂😂

    • @Xaali95
      @Xaali95 8 месяцев назад

      @@sahanka97 😂😂😂

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 8 месяцев назад

    😊😊😊😊

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 8 месяцев назад

    Ok

  • @CabdifataaxMaxamed-u9z
    @CabdifataaxMaxamed-u9z 8 месяцев назад

    Wll ogaansho hmplyo maadama aad 1m gaartey
    All eyes on rafah

  • @CkhaaliqMuuse-y7m
    @CkhaaliqMuuse-y7m 8 месяцев назад +1

    🇸🇴

  • @Waliyullahjafaal
    @Waliyullahjafaal 8 месяцев назад

    Lij iyaasu waa ninkii ugu horreeyay ee kelmadda “soonaali” laga maqlo.
    Wuxuu ku daray maanso uu ciidankiisa kudhiirri gelinayay.
    Isha=buugga dirkii sacmaallada.

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 8 месяцев назад +1

    waar imikaba maanad arag sawta carabtanba maradu daba guurta😂😂😂😂

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 месяцев назад

    Siyaad baarie waa uu ka damabeye wakhatiigasa waxaaya ka baaxaen maagalade Qalefa ilaaa aadsababa waxaye aheyne italiane ahe kooxa ciidan faraadooleye oo isakafea baa uu ahea 1937 bayaa aheayde booqashoo ayaa ahayen

  • @Hamse12345
    @Hamse12345 8 месяцев назад

    Allah kudaayo

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 8 месяцев назад

    Mijaha baastada waligiinba kameer meera ilma adeeryaalaw anaguba kuusnaanta waanu iska aqbaley by the way geeljirihii hore luga seedo wada adag bay lahaayeen

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 7 месяцев назад

    Aadanow ma Itoobbiya ayaad ku noolayd waadiga yidhi xabashiga waa aqaannee 😂

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 7 месяцев назад +1

    Niyow caalamka waad la yaabaysaa minilik oo islaamka la col ahaa haddana wiilkiisi islaamay

  • @Kalidou11
    @Kalidou11 8 месяцев назад

    War ninki adan aha gantal xabashi ah bu intu nagu riday nagaga cararay 😂😂

  • @celmiaccedemy1766
    @celmiaccedemy1766 8 месяцев назад

    Guntiguu shunlaha dhigey from growe hhh😂

  • @Randa17
    @Randa17 8 месяцев назад

    Xaaqidiin maxaa kawadaa wllo

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 8 месяцев назад

    Mhd sanid ustaaad sharf kunoolow ilaahay hku maaamuso

  • @MaxamedXasan-w3u
    @MaxamedXasan-w3u 8 месяцев назад

    Luuqada Ethiopia waad ku hadli kartaa mxd iiga qarisayna 😅

  • @freefirelovers5807
    @freefirelovers5807 8 месяцев назад +2

    Fɪʀsᴛ ᴠɪᴇᴡs

  • @MzzXanaqley
    @MzzXanaqley 8 месяцев назад

    Aadaniw inader dowladii osmaaniyiinta sidii ay ku burburtay kasoo hadal

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 8 месяцев назад

    Macnaha ma halkasay kamari idorow xayle sales adoon aha inad boqor noga dhigto kulayabi mayo idoor ba thy oroma

    • @updymalikofficial7367
      @updymalikofficial7367 8 месяцев назад

      Hhhhh firi u have to do more research intadhan waxba sheygin learn man😂

  • @Animx185
    @Animx185 8 месяцев назад

    Fiiro gaara x.salaase xilka waxuu ku qabsady afganbi uu ku afganbiyay boqorkii muslimka ahaa wxana taageeray wadadii kristnka ahaa saa baana reerkii ree solomon ahaa xilka looga qaaday sbbt wa iney islaameen uun ee ma aha iney talyaani diideen

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 7 месяцев назад

    Aadanow ma Itoobbiya ayaad ku noolayd waadiga yidhi xabashiga waa aqaannee 😂