BAAQULI BOY & MUUMIN BAALOOW SHEEKADII LIBAAXA EEYGA ISKU BADALAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Madadaalo Wakhtigeeda ku timid - Qosol daf & Miriq ah.

Комментарии • 182

  • @abdirahman6972
    @abdirahman6972 Год назад +39

    Legen Muumin Baallow Noosoo Badi Ninkan Waa Talent Socda😂👏🏽👏🏽👏🏽

  • @cjabaarmaxmuud7311
    @cjabaarmaxmuud7311 Год назад +37

    alloow ramadaanka nabad nagu gaarsii🤲🤲🤲

  • @Real_meykal
    @Real_meykal Год назад +28

    🗣️mumin balow sodhawow
    🗣️wan dhawahay walkeyga baquli boy😂

  • @muniirnuur2944
    @muniirnuur2944 Год назад +16

    اللهم بلغنا رمضان......

  • @keydchannel9119
    @keydchannel9119 Год назад +10

    ar muumin baalbaalow soo dhawoow waan dhawahay wllkey baaquli boy 🤣🤣🤣

  • @zakariyaaabdiahmedbzb7592
    @zakariyaaabdiahmedbzb7592 Год назад +19

    اللهم بلغنا رمضان مكتوب · اللهم بلغنا رمضان وأعنّا فيه على الصيام والقيام وغضّ البص ...
    دعاء دخول رمضان اللَّهُمَّ أهِلَّه علينا بالأمنِ والإيمانِ: اللهمَّ أهَلْه علينا بالخير والرحمة، وبارك لنا في ...
    دعاء رؤية هَلْال شهر رمضان: اللهم أهَلْه علينا بالأمن والإيمان والسلامة والإسلام، ربنا اجعل هذا الشهر ...

    • @maryanabdullahi8503
      @maryanabdullahi8503 Год назад +2

      دخول رمضان اللَّهُمَّ أهِلَّه علينا بالأمنِ والإيمانِ: اللهمَّ أهَلْه علينا بالخير والرحمة، وبارك لنا في ...
      دعاء رؤية هَلْال شهر رمضان: اللهم أهَلْه علينا بالأمن والإيمان والسلامة والإسلام، ربنا اجعل هذا الشهر

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta Год назад

      آمين يارب

    • @Sharmaahmed-n6c
      @Sharmaahmed-n6c Год назад

      Noso badi baquli boy 😂😂

  • @munasarmohamet
    @munasarmohamet Год назад +20

    Wan dhawahay wallkey baaquli boy😂😂😂

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 Год назад +5

    Legend funny waye liverpool laziyo itaalya dadkii hore waye kan 😂😂

  • @cumarinziini3899
    @cumarinziini3899 Год назад +2

    AL Mumin ballow soo dhawow
    Waa dhowahy wallkey paquli poy

  • @yahyeabubakarmahamud2273
    @yahyeabubakarmahamud2273 Год назад +2

    🗣Alsheikh muumin baalowbaalow soo dhawaw
    🗣 waan dhawahay walalkey baaquli boy

  • @canabcadey8703
    @canabcadey8703 Год назад +8

    Noo soo badi walalkey baaquli boy 😂😂😂🥰🖐️

  • @mxmobarak
    @mxmobarak Год назад +12

    muumin balow legend😂😂😂

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Год назад +6

    Mumin: xamar ila af gooye 7 talako aheyd wakhtigas
    Baaquil Boy : 🤔😲😏 Yaaah
    😀😀😀😀😀

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ Год назад +2

    Baaquli Boy Tallented Bad Tahay Aaladaan Xooga Saar Sxb

  • @aishaalimusse3511
    @aishaalimusse3511 Год назад +1

    Wan Somalie naturel wiil qosol badan 😂😂

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Год назад +11

    He is soo funny 😂😂😂😂

  • @omarali2282
    @omarali2282 Год назад +3

    Hhhhhh baaquli boy waa legend wlhi

  • @suldanbuley1372
    @suldanbuley1372 Год назад +1

    Baaquli boy sxp mumin baalow nosoo badi shekadiisa 🙏

  • @ahmedmahamed134
    @ahmedmahamed134 11 месяцев назад

    Deeb lagu qubeesansyo 😂😂😂😂😂 muumin balow saln Sare wllky ✊✌️

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 Год назад +1

    MUUMIN BAALOW IO BAAQULI OO IS HELAY MA QOSLIN BEEN BAAQULI BOY KEP UP

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 Год назад +6

    Asalamucaleykum _ baaquli boy _ qoofka wareysiga adka qaaday wa saxiibkeyga _ mashuur ayan uu aqaana ❤👏♥️🤝♥️👌❤

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Oo hada maxa laga wareestay yaanyuur aa liin lasiiyay eey ee noqote miya 😂😂

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 Год назад

      @@darishore814 ragan hadal siyaasadeysan oo wax yar fahmi karaan ayey ku sheekeysanayaan 😂

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      @@samawadeahmed4380 ilaahow hade Reer suuqa xoolaha siyaasad wax ka yaqaanaan sidaan aye u sheeko xun yihin Yar iyo ween kooda 😂😂

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Год назад +1

    Mimin baalow RUclips haloofuro funny weeye

  • @suldaanofficial6110
    @suldaanofficial6110 Год назад

    Ugu horeyn ASC wllkey baaquli boy . Muumin baaloow soo badi . Shactiro miiran wyey . Muqaalo horey aan tik tok ku arkey ku was xite appdate kuso samey . Thnkz

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Год назад +5

    Anoo og inee been thy sida qof run sheegaayo cml udhageeste😂 Nin bentiisa soconeso kan ayaa ka arkay wlhi muumin baaloow Wnku wadanaa Mar waliba 💯 ✌️ Baaquli Boy the legend noso badi 👍😂

  • @abdullqadirdaud7274
    @abdullqadirdaud7274 Год назад

    Ninkani into ku maqna Balquli mum in fani

  • @mohancadde196
    @mohancadde196 Год назад

    Moumin balow lagend ninka baraha bulshada logu talakalay good talent

  • @omaari8178
    @omaari8178 Год назад +3

    Soo badi ninkan sxb baalow 😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂

  • @saciidapdala4935
    @saciidapdala4935 Год назад +4

    Al muumin balow so dhawoow
    Wan dhawahay walalkey baquli boy 🤣

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 Год назад +3

    WaN dawaHay wllky baquLi boi kuLahaa😂

  • @bigbank8809
    @bigbank8809 Год назад

    NINKAN LEGEND WEEYE KA WARQAB DHAQAALEYSO baquli boy

  • @amiiradadan4444
    @amiiradadan4444 Год назад +3

    Legend muumin balow😅

  • @habiiboadam3807
    @habiiboadam3807 Год назад +1

    Wan dhawnahay Wllkey baaquli boy

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 Год назад

    Bukuroow af xalwo muumin baaalow youtube miyuu leyahay

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Baqa boy waa ku slmy,ee noo soo badi walaalkaa sheekadii kkkk

  • @abdilazizelhaji8688
    @abdilazizelhaji8688 Год назад +1

    Waxaan legend sanaa😂

  • @safiyoclaahi1628
    @safiyoclaahi1628 Год назад +1

    Wan dhowahy wllky Balquhidder poy😆😅😅

  • @veiana2027
    @veiana2027 Год назад +2

    LEGEND MUUUMIN BAAALOW

  • @Alihersi
    @Alihersi Год назад

    So dhawaw muumin baallow
    Wn dhawahay wllkey baquli boy

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Год назад

    😀😀😀😀war legendkaan muxuuahaa agah😀
    Nosobadi legendryga xafaddiina baaaquliyow

  • @sayidkasayidka206
    @sayidkasayidka206 Год назад

    Al muumin baaroow soo dhawaaw

  • @goobeyare143officials9
    @goobeyare143officials9 Год назад

    Muumin baalo waan ku salaamay

  • @abshiracali8370
    @abshiracali8370 Год назад

    Qoraaalka waaad qaladeen eee libaaxa ma isku bedelin eey ee waxa is bedelay waa mukulaasha ooo eey isku bedeshay hhhhhhhh

  • @naimahassan1108
    @naimahassan1108 Год назад

    Aduunka muumin balow beentisa ujclhy😅😅😅😂😂

  • @lajooya1458
    @lajooya1458 Год назад

    Mumin baalow legend for ever .🤣

  • @salahhassan8131
    @salahhassan8131 Год назад

    Libaxa miyoo hadley 😇☺️😇🙃🙃

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Baaquli Boy legend wan ku wataa

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Год назад

    Asc hhhhhh kkkkk waa nin Tariq haayo kusoco 😊😅😮

  • @rashkabaana7286
    @rashkabaana7286 Год назад

    Muumin baalow legend

  • @ikramhassan8748
    @ikramhassan8748 Год назад +1

    Liverpool ❤

  • @amiinshiddo1
    @amiinshiddo1 Год назад +1

    Ninkaan Sheekoynkiisa Ramadaanka Danbiga iyo qurunka waa lagaga Nasan karaa nooso badi sxbow😂

  • @copyofficial1538
    @copyofficial1538 Год назад +1

    Afgooye Baar Ismaaciil idin wataa

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Год назад +2

    Legend Muumin baalow 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaziz5213
    @abdiaziz5213 Год назад +2

    Legnd muumin balow 😂😂❤😊

  • @HamzeVandek-p5p
    @HamzeVandek-p5p 10 месяцев назад

    Balow😊

  • @sports-lk7ne
    @sports-lk7ne Год назад

    Ninkaan ma abahaa baa kuu ekaah baquli

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 Год назад +1

    Ninkan fan wayy walhi 😂

  • @maxamedmoha2740
    @maxamedmoha2740 Год назад

    Wn dhowahay wllkey baaquli boy hhhh intaas bes ah ka rabaaaa😂😂😂😂😂 th legend muumin baallow

    • @qadarxalane6418
      @qadarxalane6418 Год назад

      Ani cml aa thy wlh😂😂😂😂

    • @maxamedmoha2740
      @maxamedmoha2740 Год назад

      Hhhh wlhi wajigiisa ayaaba qosol qosol ah iyo markuu dhahaayo wn dhowahat wllky baaquli boy😁😁😁😁

  • @nashkaofficial6738
    @nashkaofficial6738 Год назад

    Wadowahy wllkey baquli boy😂

  • @abdulrahmana2216
    @abdulrahmana2216 Год назад

    Bro Walahi Mumin balow funny waye

  • @abdiwahaabibraahim2581
    @abdiwahaabibraahim2581 Год назад

    Asc asxbta baaquli boy dhamaan dal iyo dibad waxan idinka codsanaa baquli boy Uma qalmo 54 wuxu u qalmaa intaan ka badan bisha ramadaan dhexdeeda hala gaarsiiyo 500

  • @fbreply
    @fbreply Год назад +1

    War nio baaquli yoow ninkaan isku qaab baadba u hadashaane xagee iska soo gashaan😅😅😅

  • @xujjo3092
    @xujjo3092 Год назад +6

    Waan dhawahay wllkey baaquli boy😀

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Год назад +1

    Kkk

  • @ciilowofficial3008
    @ciilowofficial3008 Год назад

    😂😂😂😂 legend waaye ninkan

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Год назад

    Hhh muumin baalow wlhi dar alloo iga qosliye

  • @mahdialihadhadhi9558
    @mahdialihadhadhi9558 Год назад

    No totti bo party mumin ballow wa ninki ugu horeyey reer lazio ah e totti tagero

  • @cadnaansomali4730
    @cadnaansomali4730 Год назад

    Almuumin belaw so dhawaw😀😀😀

  • @mohamedupdi7900
    @mohamedupdi7900 Год назад

    Muumin balow legend 😁

  • @abdirisaqabduqadir
    @abdirisaqabduqadir Год назад

    Qofkii ugu horeeye ee like saaro

  • @cabdishakuur7893
    @cabdishakuur7893 Год назад +1

    Mumin ballow chaneel ufuraa

  • @hamzehpogba9283
    @hamzehpogba9283 Год назад

    Sheekadi ciyaalo where soo qapo barti 2

  • @sadambile9806
    @sadambile9806 Год назад

    Legend waye

  • @IsseMohamed-fb9wz
    @IsseMohamed-fb9wz Год назад

    Baquli boy "yaah" 100×
    Mumin balow 👺

  • @ahmedbobyali9667
    @ahmedbobyali9667 Год назад

    Hadaan ahay muumin baalow

  • @maxamedyariisow6483
    @maxamedyariisow6483 Год назад

    Baaquli boy walaalo miyaa xariifkan

  • @farhiya8513
    @farhiya8513 Год назад

    Baquli boy wuxuu iska dhigaa in uu kayaryahay muumin😂😂😂😂😂

  • @khalidahmedmohamed7782
    @khalidahmedmohamed7782 Год назад

    Waa yaab adun waxan jogna Ben cad in lanoga shekeyo an dawano

  • @abdiwahidofficial8924
    @abdiwahidofficial8924 Год назад

    Anagoo og iney wxodu been yhn ayey hdna xiiso leedahy😅

  • @maxamedsaciid2240
    @maxamedsaciid2240 Год назад

    Jiilaaga sanadka muumin baalow beenteyda kuraaxeyso wan sugaayi ino imaado RUclips

  • @ilaqabsoilaqabso549
    @ilaqabsoilaqabso549 Год назад

    Afgoye iyo xamaraa 7 tilaako eh kulaha xaafadiisa muu moodo afgoye iyo xamar

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Год назад +1

    Ninkaan caadi maaha tik tok ku arkay 🤣🤣

  • @Shamuure1224
    @Shamuure1224 Год назад

    Muumin baalow wwaa wataa wlhy meela ogà haro malahan

  • @Superhashim
    @Superhashim Год назад

    💙 💙 💙

  • @haruntalo6609
    @haruntalo6609 Год назад

    Muumin Baloow wuxuu rabo ino shegaa anago og ayaan iska qadna hadna hhh

  • @zakarieyusufhassan
    @zakarieyusufhassan Год назад +3

    BAAQULI BOY=AL SHEIKH MUUMIN BAALOW SOO DHAWOW🗣
    MUUMIN BALOW= WAA DHAWAHE WLLKEY BAAQI BOY😂😂😂

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 Год назад

    Lagend muumin baalow isma sheekano waa beentee indho la Aan ah😂😂😂😂

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад

    Lkn baquli boy beleyarow dhaqan anwalilagategino ilahada laisticmalajiro lkn hadalagasitegoyo dhuxusha lagucadeyanjiray sportiskihorena olol iyo legdin iyo cawes ow ahanjiray abaa👍😁

  • @zulthanaley
    @zulthanaley Год назад

    Waar HorTa #baaquli.boY iYo #muumin baalow wllo miYaa😂 sibeY iskugh eegYihiine

  • @mrbancha7222
    @mrbancha7222 Год назад

    Muumin baalow waaku wataa😂😅👏

  • @sadambile9806
    @sadambile9806 Год назад

    Ninkan

  • @aadantaatiko1196
    @aadantaatiko1196 Год назад

    Laf dheer maxaa tahy nio

  • @mohanedmontana6948
    @mohanedmontana6948 Год назад

    ninkaaann waawataaa baaloow🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️

  • @hamzehpogba9283
    @hamzehpogba9283 Год назад

    Kkkk baquli boy kaan beentisu intaa la garaaneye waaya dhaftaye

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад

    War aniga miya warersan mise baaquli boy iyo ninkan Wey isku egyihin xita codka Wey iska leyihin 😂😂😂

  • @yuusufcalixasanyaxye2113
    @yuusufcalixasanyaxye2113 Год назад

    kkkk wllhi wan qoslay

  • @abdirahmankownzi
    @abdirahmankownzi Год назад +1

    Ninka kliye been alifaadiisa kugu soconeeso macalin baduuq 😂😅

  • @zuheebaxmed1690
    @zuheebaxmed1690 Год назад

    Waa dhawahay wllkei baquli boy😅😅😅😅

  • @Axmed763
    @Axmed763 Год назад +2

    😂😂😂😂

  • @cusmaanjavaanaofficial6529
    @cusmaanjavaanaofficial6529 Год назад

    shekada run badanaa

  • @sohaaceydaruussohaa5973
    @sohaaceydaruussohaa5973 Год назад

    Baaquliyow caadi ma ahan kan