Beesha Galbeedka Sanaag Oo Dilkii Taliye Casayr Kahadlay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 19

  • @MaxamedXuseen-t2u
    @MaxamedXuseen-t2u 3 дня назад

    Dee magaaduunbaa kaa soo horaysa soosoco markaad habarjeclo taagantay ha ilaabin magaado sidaasaynu isulegnay

  • @Xodayo
    @Xodayo 9 лет назад +2

    Aqoon-darro ayaa ragga meesha ka hadlaya ka muuqata...

  • @guleedfarah4255
    @guleedfarah4255 9 лет назад +1

    Ilaah waxaan ka baryaya danbi dhaaf qabiil in aan ka hadlo ma doonaynin dadku waa wada walaalo.
    baryadu waa ka hortaga dhibatoyinka inagu soo fool leh, Ilaah ha inaga hayo dhibatoyin nimco ayaan ku jirna Somaliland reer walba waxaynu nahay umada waaxid ah, reerna reer ma baacsan karo xisaabtu waa inta wanaaga aad hormarsatay dhimashada ka hor .

  • @maxamedclaahi9455
    @maxamedclaahi9455 6 лет назад +2

    Ok

  • @ayaanmalin2877
    @ayaanmalin2877 9 лет назад

    Subxanalllah afka maanta lagu hadlayaa baribu qalaali doona umada somaliyeedna qabiilka iyo xanuunku halku ka gaadhay qabriga markay galaan ma laga yaaba in marka la yidha Rabiga waayo uu mid waliba lasoo istaago reer hebelban ahay ilaahow na astur waxaan odhan lahaa odayaashan meesha ka hadlayaa cirada idinka muuqata iyo hadalkaad ku hadlaysaan isma lahaa mida kale Taliyu wuu dhintay qofbuna ahaa wakhtigiisibana galay hadii ajali u laaban tahayna cidina ma disheen ee dagaalkaad ku baaqaysaan in badan oo kale yaanu galaafan. Tankale nin dhintay nabadna waxba uma tarto colaadna waxba kama qaado waayo wuuba dhintay lkn ka nool eed ka midka tahay ayaa nabadna og macaankeeda colaadna qadhaadhkeeda dhadhamin ee ilaahay ka baqaaoo umada ka dayaa hagardamada iyo dhibka

    • @jirfe
      @jirfe 6 лет назад

      Ayaan M Alin aqoon la aan ayaa haysa waxa cadaaynaysa hadeer imisaa laga joogaa maxaay sameeyeen nothing

  • @somalicancerawarenessprogr4991
    @somalicancerawarenessprogr4991 9 лет назад +1

    horto ma mid mise mid, habar jeclo si gobanimo ayay u hadleenoo, sarkaalka qabta jooga anagoo noo shaqeeyaa dili mayno waa hadal gobeed. ciise muuse na saasaa laga rabaa, ee gunimo ha qaadanina, hadii kale Somalilanoo dhan ba idinla dagaalami. hadda yaan lays tuhmine habar jeclo iyo ciise muuse midna dhiigayga meel kama so galo.

    • @akrammansoor1844
      @akrammansoor1844 8 лет назад +1

      odayaasha dhaqanka Habarjeclo waxa ay xakameeyeen dhalinyaradoda si aanay uvdilin nin aan danbi lahayn

  • @guleedfarah4255
    @guleedfarah4255 9 лет назад

    war maxay ahayeen qalooyinkan xanuunsan oo ku fanaayo dil iyo bur bur miyanan ahayn qalooyinkii dhulbante baacsan jiray

    • @akrammansoor1844
      @akrammansoor1844 8 лет назад +1

      waxa kaa hadlinayaa waa jaahilnimo
      huuno waa haween
      dhulka beelaha Habarjeclo degan yihiin waa dhul Dhulbahante
      Garadag, Ceelafwayn, caynaba

    • @TheBenjamen01
      @TheBenjamen01 8 лет назад

      waxaad ka jawaabaysa wax 4 months ago laga soo gudbay,
      yaa jaahil naga fadhiiso, dadku heshiiyay, ma kolkii la heshiiyay miyaad comment yo bixinaysa

    • @omerqabyatire9932
      @omerqabyatire9932 5 лет назад

      Aar yee ma mxd ka hadlaysaan idinku

  • @maxamuudcabdilh1641
    @maxamuudcabdilh1641 8 лет назад +1

    hadaan nahay heer sanaga ciise muse haa laalayo haa loo diilo talhitah joga hadaa

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 8 лет назад

      walalo haa odhan halo laayo waayo nimanki diilay caaseeyr waa tuug wayo kuwasi isaaq ma matalan inago dhan buu naga baxay mahana ina odaayashaso kale la maqlo dab baay hurinayan inaynu isku baabano ma aha isaaqna tuun la kala gooyo ma laha wana ina laso qabto tuugtas oo shacabka lagu hor biireyo wayo barina qaar kale bay dilidoonan

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 9 лет назад

    waar dadka xoolaha ah maxay ahayeen meesha dawladbaa joogtee suga inta la soo qabanayo nimanka ilay ninka dhintay dadka kama weynee saraakiishii horeba cidna kumay wada hadline waa tii aayar la aadaye mmesha qadarbaa dhacay mxy la baqbaq leeyihiin yaab.com

    • @TheBenjamen01
      @TheBenjamen01 9 лет назад

      +samiir Deigo
      sow reer haraadan ma ahan, waxay u barteen kool koolintii madaxweyne siilaanyo, umaba xisaabsana intay saraakiil sacad muuse iyo samaroon ah ku laayeen burco miyaa,
      kool koolin bay u barteen, oday siilaanya kool kooliyay, waxa lala baqbaq leeyahay wax kale ma ahane hoosta lacag looga dhiibay, oo la yidhi colaad muujiya si xisbiyadu ugu mashquulaan colaadaha oo mudo korodhsiimo dambe looga boobsiiyo. lol kkkkkk

    • @akrammansoor1844
      @akrammansoor1844 8 лет назад +1

      +Abdallah Ali
      adeer Siilaanyo waaba ninka naga kaa haya ee mabaydinan hadli jirine
      maanta waxa idinka hadlinayaa waxa weeye Habarjeclo xil bay hayaan oo way xishoonayaan

    • @TheBenjamen01
      @TheBenjamen01 8 лет назад

      gorgor
      comment kan 4 bilood ka hor baan soo galiyay, 4 bilood baa laga jooga, dadkan xitaa laga hadlayo way ka heshiiyeen, ma waxaad comment kan ka jawaabaysa xili salaadeedii lasoo dhaafay oo umadu heshiisay,
      yaa jaahil, cayda iyo faanka jooji, la heshii ee adigu bal inaga aamus,