Ilaahey ha u soo celiyo caruurteeda baarina allaha uga dhigo baeyada allaah ha badiso salaatuleylka ha dukato allaah arnteeda ha u sheegato saliga nabiga scw iyo laaxowlada ha badiso wax kale ay u baahan tahay ma jirto allaha SWT caruurteeda ha u soo hadeeyo marka caruur aad alle ka baryeysid waxaa la dhahaa ilaahow caruur aad raali ka tahay adduun iyo Aakhiro isii ee lama yiraahdo oo kaliya caruur isii qalbigaada allaha kuu dajiyo caruurtaadana allaha kuu soo celiyo ,baarina allaha kaaga dhigo Allaahumaa Aamiin
Awalba faadumo wuxuu ninku ahaa nin waalan calaf baase kuu geeyaye ka carar oo dib danbe ha ugu soo laaban waa run oo maseyr wuu jiraayoo waa kan xaawo iyo aadan kala geeyay sorry 😢😢😢😢😢
Allh ufududeyo Allh uso hadeyo insho allh lkn in ee is jarto ee 2bo carura is ku ekeeso in qasaalada dib u daarto eheed oo ay carurkale dhasho lkn waa u qorneed allh u saqiro
Allh u gargaro hoyadan lkn wey qaldaned Inay dib u so labato ma’aheen gabadheda in ay qasabto oo nin ku qasabto ma’aheen💔ilahow olaada noo tosi amiin yarabi.
Inantu inay jarto wayku saxantay walid hadad tahay ood ubaqayso inanteda nin ay rabin waayo ugu qasbi wxs ma xal bay u aragtay hada anyway i hope ay ku cafiso se hoyo fcn matihid
Faadumo ilahaye ha kula jiro mar walbo abaayo qofkasto oo dhiman dhibka alle ha ka qado dhamaan musliminta😢😢😢😢😢😢😢
Ilaahey ha u soo celiyo caruurteeda baarina allaha uga dhigo baeyada allaah ha badiso salaatuleylka ha dukato allaah arnteeda ha u sheegato saliga nabiga scw iyo laaxowlada ha badiso wax kale ay u baahan tahay ma jirto allaha SWT caruurteeda ha u soo hadeeyo marka caruur aad alle ka baryeysid waxaa la dhahaa ilaahow caruur aad raali ka tahay adduun iyo Aakhiro isii ee lama yiraahdo oo kaliya caruur isii qalbigaada allaha kuu dajiyo caruurtaadana allaha kuu soo celiyo ,baarina allaha kaaga dhigo Allaahumaa Aamiin
Faraj kheyr badan Allaha u furo hooyadaa iyo hooyooyinka ka murugaysan awlaadooda . Allaha usoo hadeeyo .
Islaamaha soomaaliyed wixii noloshoodi hore lagu soo sameeyay ayay rabaan in caruurtoda ku sameeyan
Acudubilaah kaas wan ka fakan lahaa bisinkee
Nin naagtiisa dilay sideey u haweeysatay wax kasaa ooku dhaco weeyku macdahay
Aamin
ilaahow awlaad qayr qabto iyo wax qayr qabo kuwaydiisanay yarabi yaa allah bal hoyafaa dhib ka haysto fiiri😢
Aaamiin yaa allaah
Ilaahey wax kheyr qaba hakugu badelo dhibkaas ku soo marey
Owlaad qeyr qato madaa weydiistay illaahey haku siiyo owlaad caafimaad qata Aamin
hoyo mcn allaha ku sohadeeyo awladada hoyo😭😭
Caruurta niin dila ah oo cuqubadsaan ba ka dhalay cuqubadu 7ba farac kama hadho adigu dadaalki hooyo waa sameeysay lakiin Gacan ku dhiiglaahi ka dhala ah tiisii baa caruurta ku habsatay hablaha Somaliyeed waxan ku kula talinayaa ineey guurka ragga dilaga ah iiska ilaaliyaan wa billahi Toowfiq
Ninkas ba hdaa raacdy la badinaba wa walneeden
Oo wallo nimku wabu xanuunsanayaaye adigu miyanad fayoobayn ilahay ayaba kaa kaxeeyee ma qof loo maseeraa
C/qaadir balaayo kale ayaa u daaran hooyo ayaa murugaysan isna again baa iska dhahayàaa
Caqligu ha shaqeeyo Somaliyey.
Wadamada gaalada ilmaha hadduu 4 sano gaaro kasoo kexee wadamada musliminta keen halkaasna hakuu jogeen diini io maadina hakuu barteen, sida Malaysia,Masar.
Haddii kale adoon waxba dhalin ayaa kuu dhaanta.
Shakira xage ayay ka dhacday wa uxisne❤🥲
Walaaley illaahey haku naxariisto
Adigu habaara ma qabatida ee cuqubadee aabohooda baa hayasa iyo dulmiga reerka aabeheeda ka shaqeeyeen cuqubada dumarku ma hadho walaahi
War ileen soomaliya waxa aay masiibada ugu bixi ladahay waxaan po kalaa kadhaca😢
Cidana laguma sabooro macasida inaada dabada usaarto aya ahayeda oo erido waayo u ooyi
Abahoodbaa baaba bahal ahaa malaha isaga ka raaceen
Aabahay A.U.N waxuu dhihi jiray ninka naag xun geed ka furaa gabadhiisuu ku xiray
Hada waxay mareysa nin dilaa ahaa naagtii geed ka furtaa ilmaheedee ku xirtay 😊
Mxd Ka wadaa wllo
@@hanaa-rizak8914
Macnaha waa hadaad ka guursato qof xun waxaay u badataa inay caruurtana sideeda ama sidiisa kaa noqdaan weyna dhacdaa inta badan
Nin caasiya ayaa dhalay dhig qaba
👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🐎🐎🐎🐎🥰🥰🥰🥰❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻✅✅✅💙💙🙏🙏🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc
The time is going
😢😢😢😢😢Allah ha ugargaaro 😢
Awalba faadumo wuxuu ninku ahaa nin waalan calaf baase kuu geeyaye ka carar oo dib danbe ha ugu soo laaban waa run oo maseyr wuu jiraayoo waa kan xaawo iyo aadan kala geeyay sorry 😢😢😢😢😢
Ilaahay xaqa ha tuso
Booliska iga kaxeeya ma rabo waayo inantaa kaaga dayanayasa 2 caruura waa qasaarayasa hooyo somali qaraara magaari karaana waxaa dhiiri galisaye macasiga
Maya ha guursado kuwaas mid ka mid ah ha dilo intuu aniga I dili lahaa 😂
Waa lagu maqlaa libaax ku soco
War waxa firxumaa bisinka😂 waa aabihii oo kale😂
Royalow danahaada ubixisay lcgta shekada faadumaad balan qaaday fadumo wey xeyladeyneysaa ileen in la qabo horee uugu shekte asaa so bareere
❤❤❤❤
Maya illahyba kufurtey
Good morning
Allh ufududeyo Allh uso hadeyo insho allh lkn in ee is jarto ee 2bo carura is ku ekeeso in qasaalada dib u daarto eheed oo ay carurkale dhasho lkn waa u qorneed allh u saqiro
Ilahow uso hadee
Ninkaaga
Illahey noo xifdi Aamiin yaa Rabi
❤
Sajk
Yes
SOOO LAABO LAGUGU DHUFAYE
🎉🎉🎉❤
Allh u gargaro hoyadan lkn wey qaldaned Inay dib u so labato ma’aheen gabadheda in ay qasabto oo nin ku qasabto ma’aheen💔ilahow olaada noo tosi amiin yarabi.
Haa
Haaaa
❤❤❤❤
Soo noqo wan ku sugaynaa plz 🙏😢
Kaaaa
😢😢😢😢
Mid xabal loo qadyi weye niku😂😂😂
Haa
Haaa
Aniga birto aan dhageysan sheekda Faduma
Soo noqo please
Inantu inay jarto wayku saxantay walid hadad tahay ood ubaqayso inanteda nin ay rabin waayo ugu qasbi wxs ma xal bay u aragtay hada anyway i hope ay ku cafiso se hoyo fcn matihid
Ha
Haa walagu maqlaa
Soooqo royal
Asc
Hi
ABDIQADIR Royal sual?
Fathma 🍅
Asc
Soo noqo
C s w s m
Hbhj
Hahaha I 😂
😂😂😂😂😂
Soo labo😂😂😂
❤❤❤❤❤
Haa
Well come back
Quick
Haa
Haa