DOOD ADAG MOU GII SOMALILAND IYO ETHIOPIA IYO XAALADA SOMALILAND MASAR ETHIOPIA IYO SOMALIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • DOOD ADAG MOU GII SOMALILAND IYO ETHIOPIA IYO XAALADA SOMALILAND MASAR ETHIOPIA IYO SOMALIA

Комментарии • 38

  • @SiciidCumar-y3g
    @SiciidCumar-y3g 2 часа назад +1

    Mash allah

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 49 минут назад +1

    Meeldhe bi kafikirti Somaliland wasx man shale❤

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 3 часа назад +3

    aad baan kuu salaamayaa xamse xariir, Cerigaaban kaa dawanayaa, shaqo wacan baad haysaa, dadku xogta kama maarmo Xamsow.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 43 минуты назад

      Kaearsn ceerigasbo huwantiibaa ku fasnaysay calankii dameerkaanu caawa meelwalba sudhnay ma meelay wax sudheen

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 3 часа назад +2

    Ururka Jaamacadda Carabtu waa 22 dal,
    waxa la aasaasay March 22, 1945kii, waxana lagu aasaasay magaalada Qaahira ee Masar
    waxa xubin ka ah 3 dal oon Carab ahayn , Somalia, Djibouti iyo Komoros.
    February 14, 1974kii ayay Somalia xubin ka noqotay Jaamacada Carabta
    waxana ka dambaysay Masar dagaalka ay Ethiopia kula jirto awgeed ee wabiga Nile.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 3 часа назад +1

      1964 AYEY SOOMAALIYA KUBIIRTEY URURKA JAAMACADA CARABTA WAXAANA INAGUDARAY CUMAR CARTE QAALIB WAXAANA CARQALADKUNOQDEY SOODAAN OOKAXANAAQSANEYD LOOMAJOOJIN

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 2 часа назад

    Subxaana Allah, War kan ina waran cade la yiraahaa, waa nin maran ,Ama muuse uu qani u hadlaya ee aan dadka horfadhiya ka xishoonayn,

  • @munirkh
    @munirkh 4 часа назад +2

    Waa dood cilmiyeysan oo dad waayo aragii fadhiyaan. Dhalinyarooy ka faaideysta. 💪🏾👍🏾

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 часа назад

      Oromo haye

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 часа назад

      Oromo filin kan ma soco nayo filin soco nayo aya laa rawo

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 часа назад +1

      ​@@AbuukarMohamed-v4t Somaliland iyada Berbera❤ leh zxb

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 часа назад

      Dolka wxaa leh somaliya leh oromo ma laho riyo ku jirta adiga ma sirdon jogo woqoyi aya tahay wana logo dilaa midas ogow dawan wan so galeyn

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 часа назад +1

      @@AbuukarMohamed-v4t somaliland nio wax somalia la dhaho ma naqanoH ee putland ilashada un

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 3 часа назад

    HADIISE AY KUJIRTO MA LAX SAYLAD JOOGTAA 2 QOF GACAN ISU DHIIBTAA

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 часа назад

    MASAR ASKARI KALABAN MAAYO IS KEEN DHEH

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 часа назад +1

    Ictiraac ayaan ka sugeynay Itoobiya’ laakiin TV ga dowlada ayaa laga siidaayay in Somaliland iyo puntland ku biirayaan

    • @mohamedahmed-dg9me
      @mohamedahmed-dg9me 2 часа назад

      Ninyohow itoobiyan aqoon uma lihid itoobiya dantena kashaqeynaysa waxa igu muhimsan meel ay bada gasho marka hore marka danbena si wacan isu balaadhiso ardul xabash soo ceshato adigu aqoonsi baad ka haxlaysa ayagu bada iyo dhulka kow baa hunguri kaga jiraa heshis baan somaliland lagu soo galayaa hadhawna dhulka iyo badayda iiga bax baa kuxigta waa step by step.

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 Час назад

      War maxa ka seya ictraf ma jero yano musa ben no sheqen. Dakada Somaliland isreal ba donysa ethopianko way mamlysa.

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 3 часа назад

    MARKAA FAAIIDO AH EE NOOGU JIRA

  • @shabanja3432
    @shabanja3432 Час назад

    ma somalia ayaa sii kala daadaneysa

    • @qardho7720
      @qardho7720 26 минут назад

      Mayee somaliland Aya kalaba dadatay o 2 mamul Aya ka jiree ssckhatumo iyo ta hatgeysa

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 3 часа назад +3

    أرض صومال ❤😶‍🌫️💚🫶🏼

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 минуты назад +1

      Viva Somaliland Republic Viva ❤❤❤❤❤

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 55 минут назад

    War somali waan ku daalnay waa dad aan waxba fahmin khiyaamo iyo xasad iyo reer baadiyenimo uun baa laga faaidaaa somaliland guul.

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 3 часа назад +1

    Ma jiro dal carabeed oo la midoobay dal kale oo carbeed marku xoriyadda qaatay,
    siday ula midawday Somaliland dal kale oo Somali ah ama Somalia.
    1958-1961 ayay mar midoobeen Masar iyo Suriya
    lana baxeen Midawga Jamhuuriyadda Carbeed/United Arab Republic
    Haddii ay Masar iyo Suuriya kala tageen,
    maxay Masar ka doonaysaa Somaliland?

    • @qardho7720
      @qardho7720 22 минуты назад

      2 dowladood aya midowbay
      Lkin somalidi wa ka duwaneedo 2 shacab aya midoway dowladi u horeysayna si wada jir ah u sameysaty tasoo lo diwangaliayy

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 2 часа назад +1

    Pulshits

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 14 минут назад

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? SHEEKO RAQIISA. MAXAA. KUWAN. LAWAY. DIINAYAA. WAX AY KALA. OG YIHIIN. MALE.

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 часа назад

    SOMALIYA WAXBA ITHIOPIA MA YELI KARTO SOMALILAND DANTEDAY ITHIOPIA KA DHEX ARAGTAY..