Salahudin Training Center
Salahudin Training Center
  • Видео 94
  • Просмотров 327 877

Видео

sida printer hp laserjet pro m12a qada loogu shubo
Просмотров 1,6 тыс.Год назад
how to install toner printer hp laserjet pro m12a
sida loo xaliyo CPU fun
Просмотров 318Год назад
How to solve CPU fan
Sida Facebook account Loo Ilashado
Просмотров 246Год назад
Log out All devices using your account, How to Protect your Facebook account
Sida waraaqaha loo dabaco, canon printer 2022
Просмотров 9 тыс.Год назад
how to print canon 2422, Sida copy loo isticmaalo
Sida khad loogu shubo printer hp laserjet pro m12a
Просмотров 2,1 тыс.Год назад
how can we refill toner for printer hp laserjet pro m12a
sidee ku ogan kartaa in Facebook lagula isticmaalo
Просмотров 25 тыс.Год назад
ogow qofka kula isticmaala Facebook account and WhatsApp ruclips.net/video/J26FaSpgTkA/видео.html
Sida gmail passworkiisa loso celiyo part 2
Просмотров 439Год назад
waa maxay gmail, sidee loo isticmaala,
Side Google earth iyo Google maps loo isticmaalo
Просмотров 3,5 тыс.Год назад
how to use Google earth and Google maps, only for education
sida file shortcut noqday dib logu Soo celiye
Просмотров 326Год назад
how to remove shortcut in flash drive
HP chromebook laptop sharaxaad ka bogo
Просмотров 2,1 тыс.2 года назад
hp chromebook laptop, chrome OS, nooc laptop kamid ah
Soo laabasho wanaagsan YouTube channel
Просмотров 1272 года назад
i am back to my channel my wife was die sorry hearing that, it was so sad
sida loo xaliyo capability mode GTA5, how to solve GTA 5 capability program,
Просмотров 4202 года назад
GTA 5 not working as offline program, sida loo xaliyo capability mode GTA5, how to solve GTA 5 capability program
sida loo ogaado qofka WhatsApp kula isticmaala, WhatsApp web,
Просмотров 26 тыс.2 года назад
sida WhatsApp loo jabsato, how to use WhatsApp web,
Ramadan kariim
Просмотров 852 года назад
Ramadan kariim
qaar ka mid ah Ardayda Machadka SALAHUDDIN TRAINING CENTER
Просмотров 2802 года назад
qaar ka mid ah Ardayda Machadka SALAHUDDIN TRAINING CENTER
sida loo jabsado ciwaanada ama gmail password kiisa, fadlan waa digniin iska ilaali arinkan
Просмотров 9112 года назад
sida loo jabsado ciwaanada ama gmail password kiisa, fadlan waa digniin iska ilaali arinkan
soo cesho password ka gmail kaaga, retrieve your gmail password
Просмотров 3 тыс.2 года назад
soo cesho password ka gmail kaaga, retrieve your gmail password
Sida laysugu xiro printer iyo computer, how to install printer driver software
Просмотров 59 тыс.2 года назад
Sida laysugu xiro printer iyo computer, how to install printer driver software
01 sida quickbook laagu shubo computer, lesson one quickbooks install
Просмотров 7 тыс.2 года назад
01 sida quickbook laagu shubo computer, lesson one quickbooks install
Sida gmail loo sameeyo, how to create new gmail account
Просмотров 4652 года назад
Sida gmail loo sameeyo, how to create new gmail account
Sida caruurta quranka loo baro macalin la,aan, QURAN KARIIN
Просмотров 3,2 тыс.2 года назад
Sida caruurta quranka loo baro macalin la,aan, QURAN KARIIN
sida looso qaado sawirada website ku jira
Просмотров 1552 года назад
sida looso qaado sawirada website ku jira
Sida Antivirus software loogu shubo computer ka, How to install Antivirus software Kaspersky
Просмотров 6 тыс.2 года назад
Sida Antivirus software loogu shubo computer ka, How to install Antivirus software Kaspersky
sida loo xaliyo check video cable, computer hp pro desktop, solve monitor display not working
Просмотров 1,7 тыс.2 года назад
sida loo xaliyo check video cable, computer hp pro desktop, solve monitor display not working
Sida loo xaliyo Screen rotation win10
Просмотров 2692 года назад
Sida loo xaliyo Screen rotation win10
sida gmail wax loogu keydiyo, sida Google drive wax loogu keydiyo, function of Google drive
Просмотров 3 тыс.2 года назад
sida gmail wax loogu keydiyo, sida Google drive wax loogu keydiyo, function of Google drive
sida loo update gareeyo window defender antivirus software
Просмотров 3,8 тыс.2 года назад
sida loo update gareeyo window defender antivirus software
Side sawirada loo qurxiyo (use picase beautiful picture)
Просмотров 1552 года назад
Side sawirada loo qurxiyo (use picase beautiful picture)
sidaa telegram imtixaan online loogu diyaariyo
Просмотров 1,3 тыс.2 года назад
sidaa telegram imtixaan online loogu diyaariyo

Комментарии

  • @KhadraAli-ei7qd
    @KhadraAli-ei7qd День назад

    Ustaad Samsung ka kama fahmin iphone wtaa xgee taataabtaa plz what’s apkyguna waa bussness.?in layla isticmaalo uga shakiyee.

  • @FadumoBarre-o7h
    @FadumoBarre-o7h 2 дня назад

    Dhilay wuu iskawalaya

  • @CabdirisaaqMaxamed-t7k
    @CabdirisaaqMaxamed-t7k 2 дня назад

    ❤❤❤keep going

  • @ahmedabdi3694
    @ahmedabdi3694 5 дней назад

    Ustaad printer waa imisa

  • @Muuyuu-bt5tn
    @Muuyuu-bt5tn 5 дней назад

    MAHADSANID

  • @Aadilali602
    @Aadilali602 6 дней назад

    Sidee loo Adkeeyaa security ga gmail ka

  • @CabdaleLeo
    @CabdaleLeo 10 дней назад

    Tanks

  • @cabdijibar7555
    @cabdijibar7555 13 дней назад

    Thank you my prother

  • @SharuuSharuu-k1y
    @SharuuSharuu-k1y 19 дней назад

    Thank you so much teacher

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 21 день назад

    Wcs

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 22 дня назад

    Wlaal mahadsanid inbadanbaan raadiyaye alle haku sharfo

  • @IQRAABUUBAKAR-m8l
    @IQRAABUUBAKAR-m8l 29 дней назад

    Mahadsanid macalinkayga youtopka waan ka faaidey wxn garanynin pdf hada alx

  • @Faraxninkedaayuubfaraxninkedaa
    @Faraxninkedaayuubfaraxninkedaa Месяц назад

    Maba shaqenayo zxp waxad shegtsy zxp😢

  • @TosSard
    @TosSard Месяц назад

    Gmali aiikicila

  • @mohamedabdi6161
    @mohamedabdi6161 Месяц назад

    Ustaad side la iskugu xiri kara cutter iyo computer Machine lagu buufiyo funaanadaha sports

  • @albarakaatmedia4336
    @albarakaatmedia4336 Месяц назад

    الله يجزيك خيرا الجزاء استاذ الفاضل لقد استفد 😊

  • @Issejookar
    @Issejookar Месяц назад

    Code ka masoo dhacayo maxan sameeyaa

  • @Lamaane9
    @Lamaane9 Месяц назад

    Cod kaga oo gaaban ayaa u nacay barnaamij yadaada

  • @khalitahmed5715
    @khalitahmed5715 Месяц назад

    Pro

  • @BishaarnuurBishaarnuur
    @BishaarnuurBishaarnuur 2 месяца назад

    Wlle waxaad iga caawisaa number ka aan WhatsApp ku isticmaalo qof kale miyuu ku isticmaali karaa waxaan la dhibanahay dad aana aqoon oo mar walbo iga soo qabanaya oo idhahaya away qof kii lahaa number kan aniga ayaana furtay number ka oo hadana haysta cid kale wali gacan Uma galin WhatsApp kana asaga ayaan ku isticmalaa say wax ujiraan marka

    • @salahudintrainingcenter8701
      @salahudintrainingcenter8701 2 месяца назад

      Waad ogan kartaa inu qofkale kula isticmaalayo waadna ka xiri kartaa ee muqalka sifican udhageyso wixi kale iweydii

  • @AxmedAxmed-yw2uc
    @AxmedAxmed-yw2uc 2 месяца назад

    Asc wll had ka hora commentigan kugu so qoray whatsp ka iyo facebook anigu ma mamulayo isaga is mamulay wax yer hadan firi is daho wux ig horkebaye waxan raboy mah wax kalo isogo digay takalna waxay tahay 2 gimail ayu so digay ki hor an badalay iyo kan cusub hada an ku xiday

  • @YuusufMuxudiin-gh9ty
    @YuusufMuxudiin-gh9ty 2 месяца назад

    ustaad allaha unaxariisto walaaaheen bacsigeedna nama fidneeyo

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl 2 месяца назад

    Sidoo loo ogaada qofka wuxuu kugu seeftay zxbkaa ama jaceelkaga

  • @MichaeljaamacLastingman
    @MichaeljaamacLastingman 2 месяца назад

    Thanks 1000 times . Teacher ❤❤❤❤

  • @abdirazakjama8
    @abdirazakjama8 2 месяца назад

    Mahadsanid

  • @MiAT-w9t
    @MiAT-w9t 2 месяца назад

    Mahadsanid wll

  • @Issejookar
    @Issejookar 2 месяца назад

    Sxp code k

  • @MaryamoOsman-c1t
    @MaryamoOsman-c1t 2 месяца назад

    Thankz

  • @AbdirahmanDeeq-os4bj
    @AbdirahmanDeeq-os4bj 2 месяца назад

    ماشاءالله اخه

  • @ahmedmohamudmalaas8894
    @ahmedmohamudmalaas8894 2 месяца назад

    Thanks wll

  • @mohamedabdi6161
    @mohamedabdi6161 2 месяца назад

    Ustaad ka soo hadal mashinka lagu buufiyo funaanadaha sports Mashinka sida uu ugu shaqeyo computer Iyo sida computer logu dabaco Magaca iyo number ka

  • @AxmedAxmed-yw2uc
    @AxmedAxmed-yw2uc 3 месяца назад

    Asc wll waxan raba facebook boost sidan ug sar lah dadka xogetayed dawanaye

  • @Iqruush___Pea-j3f
    @Iqruush___Pea-j3f 3 месяца назад

    Tnx

  • @sihamdaudali1726
    @sihamdaudali1726 3 месяца назад

    Mahadsanid ❤❤

  • @safiyoahmed7451
    @safiyoahmed7451 3 месяца назад

    M.a

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 3 месяца назад

    Salahudiin asc wll hal mid iga caawi qof ayaa whatsapp ila isticmaala scan na igamuu qaadan yacni qaybta link device hadana uu arkayaa fariimahayga oo dhan marka waxad iisheegta habkee ayuu igula isticmaalaya qofkaasi 😢please igaso caawi

  • @cabdiraxmancabdullahi-hn8hg
    @cabdiraxmancabdullahi-hn8hg 3 месяца назад

    mahadsanid macalin wax weyn ayaa kaa dalbaday

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid 3 месяца назад

    Saxiib waxan rawa qof iga dheeer side banko oga kara inow qof kale shukan sado

  • @FadumoBashir-qr3bn
    @FadumoBashir-qr3bn 3 месяца назад

    Codeka iisoo dhicimayo

  • @FadumoBashir-qr3bn
    @FadumoBashir-qr3bn 3 месяца назад

    Codeka iisoo dhicimayo

  • @maxmedcali-zy2nc
    @maxmedcali-zy2nc 3 месяца назад

    Walal waxan kashikisanahay qofti anjecelahy waxayna joogta wadankale ma ogan kara

  • @ibraahimcismaan966
    @ibraahimcismaan966 3 месяца назад

    Asc wll sidee loo sameeyaa grand theft auto san Andreas (!).7z zarchiver wll qaali

  • @XasanMuxudiin-vy4fj
    @XasanMuxudiin-vy4fj 3 месяца назад

    Wlaalka gmail.iga dhumay wallkan sidaloo sooceliyo iaheeg wallka 😂😂😂😂

  • @muuseismaaciil3242
    @muuseismaaciil3242 4 месяца назад

    ❤❤

  • @NuurCumar-sv8ow
    @NuurCumar-sv8ow 4 месяца назад

    Sxb number igumasameesno. Ee maxaasameeyaa

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 4 месяца назад

    Asc sxb wadmahadsantahy Lakin ma awoda inan qofka hawada kasaro sida ban donaya sababto wanu ikhayimay

  • @user-uf3vc9zz3s
    @user-uf3vc9zz3s 4 месяца назад

    Keyga sakuurad malahan

  • @Lukacx7
    @Lukacx7 4 месяца назад

    Than ku usraad

  • @amiiroxasan7780
    @amiiroxasan7780 4 месяца назад

    Asc Sxp waxaad Iya caawisaa sidee loosoociliyaa jiimmeel lakajabsaday oo nambar laku xaray

  • @Xmdiaadanmaxamud
    @Xmdiaadanmaxamud 4 месяца назад

    Mansha Allah alle hanagu anfoco❤