- Видео 16
- Просмотров 86 916
Marwan Somali
США
Добавлен 15 сен 2019
Somali Vlogger 🇸🇴
EYL : THE BEAUTY OF SOMALIA COAST
EYL waa magaalo ka mid ah magaalooyinkii hore ee soomaalidu wada dagi jireen.
Juquraafi ahaan EYL Waxa ay dhacdaa xeebta Bari ee badwaynta Hindiya, waxayna qiyaastii 240km u jirtaa Caasimada Puntland ee Garowe.
EYL Waxay caan ku tahay Taariikh iyo xadaarad fac wayn, Waxay ka koobantahay labo qaybood, EYL Daawad iyo EYL Badey.
EYL waa magaalo xeebeed muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed, haddii ay noqoto dhanka dalxiiska kana helayaan landscape cajiib ah iyo waliba historical places sida madxafka caruurta.
Juquraafi ahaan EYL Waxa ay dhacdaa xeebta Bari ee badwaynta Hindiya, waxayna qiyaastii 240km u jirtaa Caasimada Puntland ee Garowe.
EYL Waxay caan ku tahay Taariikh iyo xadaarad fac wayn, Waxay ka koobantahay labo qaybood, EYL Daawad iyo EYL Badey.
EYL waa magaalo xeebeed muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed, haddii ay noqoto dhanka dalxiiska kana helayaan landscape cajiib ah iyo waliba historical places sida madxafka caruurta.
Просмотров: 5 187
Видео
SOMALIA | NOLOSHA GEELA IYO GEELJIRAHA
Просмотров 8824 месяца назад
Waa mid kamid ah sheekooyin xiiso badan oo aan baahin doono. Naga filo dhowaan sheekooyin ku saabsan nolosha dadka, deegaanka, bilica iyo taariikhda deegaannada Soomaalida . #SHARE Fadlan lawadaag Saaxiibadaada.
SOMALIA: BEERAHA CASRIGA AH EE GOBOLKA MUDUG
Просмотров 3,6 тыс.4 месяца назад
Roox waa magaalo beereed ku taala goboka Mudug, waxaa ka baxa dalagyada nooc walba. Ku dhawaad 600 ee beer ayaa ku taala deegaankaan. #roox #mudug #puntland #somalia #beero #farming #greenhousefarming #farmingdocumentary #youtube
CALULA: MAGAALO KU TAAL CIRIFKA AFRICA | ALULA HORN OF AFRICA !
Просмотров 3,8 тыс.4 месяца назад
Caluula waxay ka tirsantahay gobolka Raasi Casayr Puntland Somalia #Caluula #Alula #raasicasayr #puntland #somalia #vlog
CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?
Просмотров 43 тыс.5 месяцев назад
Waxaan Safar ku tagay degmada Taariikhiga ah Murcanyo, kana tirsan gobolka Raasicasayr Puntland Murcanyo waa magaalo xeebeed Cajiib ah, leh taariikh fog kana mid ah xeebaha ugu quruxda badan dhulkeena. Waa magaalo xeebeed leh Bad,Buuro,Beero una diyaarsan dalxiiska. #Murcanyo #raasicasayr #puntland #somalia #Travel #tourism #africa #documentary
Bro you are top tier.
Waa xeeb aad u qurux badan dhulka hooyo meel ka dhacdaa ma jirto laakin dad ma jiro
Waa dul quhoon ooo dad waaay😢😢
Mash Allah buntilan dhulka uduga
masha allah
Beautiful scenery.. Greetings from Burco Smlnd
Great video bro, subscribed
Somaliyoo dhan meelna meesha kale kama liidato laakiin nasiib daro aaway caqligii looga.faa.idansanlahaa
Good work
Magaldaydi❤
tolkeen daarood bari guuleeysta❤❤❤❤ from daarood ssc
War somaliyee. Dhulkiina mal gashta
Somali islii iyo Dal shisheeye ayeey dhisaan dhulkoodii ma rabaan in ay Dhistaan waa nasiib darro.
🎉❤dhulkaan maxa nicmo taal.
Incredible ❤
Somalia miyaa halkan😢😢🇸🇴
Haa wll bariga somalia puntland hada loyaqan
MashALLAH keep it up bro
🔥🔥🔥🔥🔥 mashaa Allah
Dhul iyo bad ilaahey wuu nasiiyey laakiin dadkeena Soomaaliyeed Qabyaalad ayaa ku arki weyney bilicda dalkeena ilaahow nabad waarta ayaan ku weydiisanay Baydhabo ayaa idinka soo salaamayaa.
Ar wadanka qurux bdnaa caawo intee iiga shidan thy m.a so cute my country 🇸🇴
Muuqaal heersare ah, Marwaanow sii wad.
Masha Allah qurxana Allah BA nacsiiyay
Beautiful piece of art I wanna visit Putland One Day Inshaallah
Musuqa naga daaya, aan kusoo dalxiisne dhulka hooyo.
Horumar wacan bro
Masha Allah tabarakallah
Haa waa saas✅ ku dalxiis dalkaga iska daansho daansho dalkaga🇸🇴🌴😍🌊
Guuul darwish state🇸🇴💙🤍☘️🌴
M. A so beautiful I. A 1day I will be visit
Gyz ninkan quruxda dhulkeena na tusaayo dusha ha laga riixo intan kliya uma qalmo
Waxaan is lahaa Langkawi Malaysia iyo Bali Indonesia u dalxiis tag lkn wadankii baaba xeebo qurux badan kasoo baxeen, Murcanyo wan i maanayaa. Hala taageero guys channel kan, qurux wadanka buu soo gudbiya.
Mahadsanid Ustaad, Somalia gaar ahaan Puntland waxay cajiib kutahay xeebo qurux badan.
Magaalo leelkase maalismooge ❤
Soomaliya waa dal qurux badan lkn nasiibdaro dadkeen waa ka baahan yhy, allow ummaden culeyska ka kor qaad.
Allaahuma Aamiin
Hore usoco do what you love ❤
Wow 😮🎉
🎉
Saaxiib RUclips Xooji Muuqaaladaadu Waa Heer Sare'e Horumar wacan bro❤👏
Insha allah bro
Amazing👏👏
Alle Haku sharfo Saaxiib
Wllo kadaa gradeka color saxda baa lumaya e
Haye walal
Marwaan Somali muuqaaladaadu waa qaar aan hadal karayn shaqo Wayn baad uhaysaa bulshada somaliyeed
Mahadsanid
Top
Horay usoco shoodhe ❤🙏
Wiilloo Puntland caost maxaa kuudiiday? Adduunka wiilashaan Puntland wax duubaa ugu liita. Kalsooni darro weeyn baa heeysata erynan Dhulkoodda Kuqabin. Subhana'Allah
Maxaa ka wadaa? wiilasha wax duuba soo Somali oo dhan kama wad aiman? Somalinimada ku qanac, qofka wax soo tabinaya haduu marba Somali yahay anagoo dhan waa inoo guul.
Anigoo reer puntland iyo reer eyl ahba waan kaa diiday fikirkaas mxaa ka qaldan haduu dhaho somalia eyl waa Somalia 🇸🇴 puntland waa gobol hadii uu dhahay somalia oo dhan bey u qurxoontahay mxaad adigu usoo koobeysaa.
@@shacabkafariid1827eyl was puntland
Ilahay dhulkeena ha Ina fahan siiyo nimcada taaal
Mashalah allow barake puntland guul d5 from goodogob❤❤❤
Wwww Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤