Kaaraamardha News
Kaaraamardha News
  • Видео 521
  • Просмотров 584 850

Видео

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalka Dagaal Ee Raaskambooni Iyo Amarka Xiritaanka Axmed Madoobe
Просмотров 7932 часа назад
Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalka Dagaal Ee Raaskambooni Iyo Amarka Xiritaanka Axmed Madoobe
WARARKII UGU DAMBEEYAY KHILAAFKA CULUS EE JUBALAND IYO DAWLADDA FEDERAALKA
Просмотров 1,3 тыс.4 часа назад
WARARKII UGU DAMBEEYAY KHILAAFKA CULUS EE JUBALAND IYO DAWLADDA FEDERAALKA
WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKA SIYAASADEED EE JUBALAND IYO DAWLADDA FEDERAALKA
Просмотров 6 тыс.7 часов назад
WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKA SIYAASADEED EE JUBALAND IYO DAWLADDA FEDERAALKA
XOG Maxay Tahay Sirta Uu Fashiliyay Cali Cabdullahi Cosoble Ee Md Xassan Maaganaa?
Просмотров 3,6 тыс.12 часов назад
XOG Maxay Tahay Sirta Uu Fashiliyay Cali Cabdullahi Cosoble Ee Md Xassan Maaganaa?
DEG DEG Dilaa Hashim Oo Qirtay Oo Inuu Dilay Gabdhihii Somaliyeed
Просмотров 4,3 тыс.14 часов назад
DEG DEG Dilaa Hashim Oo Qirtay Oo Inuu Dilay Gabdhihii Somaliyeed
DEG DEG Guusha Wayn Ee Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xujada Hortaalla,Kulmiye Oo Sigtay
Просмотров 8 тыс.День назад
DEG DEG Guusha Wayn Ee Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xujada Hortaalla,Kulmiye Oo Sigtay
DEG DEG DAGAALKA WASIIR FIQI IYO REER SOMALILAND OO MEEL XUN GAARAY
Просмотров 14 тыс.День назад
DEG DEG DAGAALKA WASIIR FIQI IYO REER SOMALILAND OO MEEL XUN GAARAY
WASIIR FIQI OO SI ADAG UGU HANJABAY SAFIIRADA DALALKA SHISHEEYE EE HARGEYSA UDHUUNTAY
Просмотров 434День назад
WASIIR FIQI OO SI ADAG UGU HANJABAY SAFIIRADA DALALKA SHISHEEYE EE HARGEYSA UDHUUNTAY
DEG DEG QOYSKA DEEQA OO XOG YAAB LEH NALA WADAAGAY
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
DEG DEG QOYSKA DEEQA OO XOG YAAB LEH NALA WADAAGAY
DEG DEG Dambiile Kale Oo Loo Qabtay Dilkii Deeqa Iyo Maxkamadda Oo Lasoo Taagay Isagoo ooyaya
Просмотров 2,3 тыс.14 дней назад
DEG DEG Dambiile Kale Oo Loo Qabtay Dilkii Deeqa Iyo Maxkamadda Oo Lasoo Taagay Isagoo ooyaya
DEG DEG XOG NAXDIN LEH OO KASOO BAXDAY GABADHII AFRAAD QAABKII UU U QASHAY DILAA HASHIM
Просмотров 1,1 тыс.21 день назад
DEG DEG XOG NAXDIN LEH OO KASOO BAXDAY GABADHII AFRAAD QAABKII UU U QASHAY DILAA HASHIM
DEG DEG ABIY AXMED OO MARKALE KU HANJBAY INAY QASAB TAHAY INAY ITOOBIYA BAD HESHO
Просмотров 35121 день назад
DEG DEG ABIY AXMED OO MARKALE KU HANJBAY INAY QASAB TAHAY INAY ITOOBIYA BAD HESHO
X.FAARAX MACALLIN''SHIDAALKA SOMALIA IN LASOO SAARO WAA ARIN FIICAN LAAKIIN HESHIISKA..
Просмотров 964Месяц назад
X.FAARAX MACALLIN''SHIDAALKA SOMALIA IN LASOO SAARO WAA ARIN FIICAN LAAKIIN HESHIISKA..
Wararkii Ugu Dambeeyay Hablihii Somaliyeed Ee Sida Foosha Xun Loogu Nairobi Iyo Xogo Cusub
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Wararkii Ugu Dambeeyay Hablihii Somaliyeed Ee Sida Foosha Xun Loogu Nairobi Iyo Xogo Cusub
DEG DEG JIGJIGA OO U MUUQATA INAY GACANTA SOMALIDA KA BIXI DOONTO
Просмотров 560Месяц назад
DEG DEG JIGJIGA OO U MUUQATA INAY GACANTA SOMALIDA KA BIXI DOONTO
DEG DEG URURKA ONLF OO KUDHAWAAQAY SHIR AAN CAADI AHEYN IYO CABSI LAGA QABO DAGAAL KALE
Просмотров 815Месяц назад
DEG DEG URURKA ONLF OO KUDHAWAAQAY SHIR AAN CAADI AHEYN IYO CABSI LAGA QABO DAGAAL KALE
XOG ITOOBIYA OO DHAXDA KAGA JIRTA DHAQAALE XUMIDII UGU DARNAYD ABID
Просмотров 279Месяц назад
XOG ITOOBIYA OO DHAXDA KAGA JIRTA DHAQAALE XUMIDII UGU DARNAYD ABID
DEG DEG MUUSE BIIXI OO RAJO LA,AAN NOQDAY IYO CIRRO OO GUUSHII USOO CARFAYSO
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
DEG DEG MUUSE BIIXI OO RAJO LA,AAN NOQDAY IYO CIRRO OO GUUSHII USOO CARFAYSO
XOG CULUS OROMADA OO QORSHANAYSA INAY DEEGAANKA SOMALIDA QABSATO
Просмотров 1,3 тыс.Месяц назад
XOG CULUS OROMADA OO QORSHANAYSA INAY DEEGAANKA SOMALIDA QABSATO
''Axmed Madoobe Waa Khabiir Wuuna Fahmay Qorshaha Xassan Sheekh''
Просмотров 2,6 тыс.Месяц назад
''Axmed Madoobe Waa Khabiir Wuuna Fahmay Qorshaha Xassan Sheekh''
siyaasi Axmed Xashi''Xassan Sheekh Maamul Ma Yaqaanno Ee Ha Iscasilo''
Просмотров 364Месяц назад
siyaasi Axmed Xashi''Xassan Sheekh Maamul Ma Yaqaanno Ee Ha Iscasilo''
DEG DEG MADAXWEYNE KUXIGEENKA KENYA OO WAJAHAYA XAALAD ADAG IYO XILKA OO LAGA TUURAYO
Просмотров 248Месяц назад
DEG DEG MADAXWEYNE KUXIGEENKA KENYA OO WAJAHAYA XAALAD ADAG IYO XILKA OO LAGA TUURAYO
DEG DEG Wsiirka Arimaha Dibadda Itoobiya Oo Noqday Madaxweynaha Itoobiya Iyo Somalida Oo Baddalaysa
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
DEG DEG Wsiirka Arimaha Dibadda Itoobiya Oo Noqday Madaxweynaha Itoobiya Iyo Somalida Oo Baddalaysa
Cabdullahi Cilmoge''ITOOBIYA IN BADDEENNA LAGALA HADLO WAA XAARAAN''
Просмотров 1,6 тыс.Месяц назад
Cabdullahi Cilmoge''ITOOBIYA IN BADDEENNA LAGALA HADLO WAA XAARAAN''
R/WASAARE XAMZA OO ITOOBIYA KU BAHDILAY GOLAHA AMAANKA HORTIISA
Просмотров 8072 месяца назад
R/WASAARE XAMZA OO ITOOBIYA KU BAHDILAY GOLAHA AMAANKA HORTIISA
TALIYAHA CIIDANKA ITOOBIYA OO HADALLO YAAB LEH AY KASOO YEERAY
Просмотров 2,4 тыс.2 месяца назад
TALIYAHA CIIDANKA ITOOBIYA OO HADALLO YAAB LEH AY KASOO YEERAY
XOG SIDAY KU TIMID MAGACAABISTA TALIYE ASAD DIYANO?
Просмотров 2 тыс.2 месяца назад
XOG SIDAY KU TIMID MAGACAABISTA TALIYE ASAD DIYANO?
DEG DEG ITOOBIYA OO KU HOR CALAACASHAY QARAMADA MIDOOBEY
Просмотров 1,8 тыс.2 месяца назад
DEG DEG ITOOBIYA OO KU HOR CALAACASHAY QARAMADA MIDOOBEY
DEG DEG MARKAB HUB AH OO DAKADDA MUQDISHO KUSOO XIRTAY IYO XOGTIISA
Просмотров 1 тыс.2 месяца назад
DEG DEG MARKAB HUB AH OO DAKADDA MUQDISHO KUSOO XIRTAY IYO XOGTIISA

Комментарии

  • @sofiaabdi3981
    @sofiaabdi3981 3 часа назад

    Guul iyo gobanimo Somaliland, cadowga Somaliland hajabo 👎🏾👎🏾

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR 5 часов назад

    farax macalim waxa tahy qabyaleste ona allah kabaqenin axmed madobe wa jajus she sheye dalka iyo umada somalyedna kala qeybinaya

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 7 часов назад

    ❤🤍💚🇪🇹 FAARAX MACALIN MA OGAADEENKA KIINIYAA MISE WAA SOOMAALIYA MISE WAA KUWA ITOOBIYA WAANU KU WARERNAY EEBAL NOOSHEEGA OGAADEEN❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚🇪🇹🇪🇹

    • @xiin1535
      @xiin1535 5 часов назад

      Waa caade qaaaaaate kenyaaati

    • @Remember1977
      @Remember1977 33 минуты назад

      Waa laandheere tolkiisa sadax wadan degan yihiin.

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 11 часов назад

    Ahmed Madoowe foodleeyda asigaa ka liita waana lasoo qaban go back to Ethiopia

  • @abdirahmanyousef592
    @abdirahmanyousef592 День назад

    Waahambalo

  • @abdirahmanyousef592
    @abdirahmanyousef592 День назад

    HambaloWaadkabaxsatay.

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 дня назад

    ARGAGIXISADU SOMAALIYA WAXAY KA BILAABMEEN AAKHIRKII SIDEEDTAMAADKIII, MUQDISHO IYAGAANA DOORTEY DAWLADII SIYAADNA WAXEY KU MASHQUUSHAY XASUUQII IYO BURBURINTII REER SOMAALILAND, WEY ISKA INDHO TIRTEY!! WAXAY KALOO KA FAA’mDEYSTEEN DAGAALKII AHUN CALI IYO CEYDIID!,. GGORMEY SOMAALILAND SOO DIRTEY MA IYADAA JIRTEYBA😂😂😂WAXAY DADKU UGU DHUUNTEY FIKIRK DIINT KU QARSOON EE XAG JIRKA EE AY CXAMBAARSAN YIHIIN (IDEOLOGY). KAASOO JARANJARO AY XUKUNKA KU GAADHAAN U NOQDEY!!!

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 2 дня назад

    Warbeenta jooji anaa kismaayo jooga.ahmed madoobe: cawa ama ama habeen danbe magaalada wuu kabaxayaa,kanax ama kufarax,ciidamadiisii inta badan waa isdhiibeen.

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim 2 дня назад

    Hoog walaal Ahmed gurigiisa jooga cid qaban kartana ma dhalan xasan qabuure qote waa Jüd kuu ku jabi laa

  • @jeedalmedia3893
    @jeedalmedia3893 2 дня назад

    HOOG WALAAL

  • @jeedalmedia3893
    @jeedalmedia3893 2 дня назад

    HOOG WALAAAL

  • @kadroable
    @kadroable 2 дня назад

    Been baad isu sheegteene, Madoobe waa u dhamaatay!!!

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 дня назад

      Kadrable You have day dream..xasn talo xume cawska ha cuno .xamar shabab ha ka xoreyo .jubboland kenya lagu darey hadi xasan farogelin ka dayiwayo

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 2 дня назад

      Adaa Beenaale ah!

  • @AweisAAli
    @AweisAAli 3 дня назад

    Dal Xoreeye is not easy!

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr 3 дня назад

    Waa balan in Somalia laga madnuuco Somalida Ethiopia iyo kuwa Kenya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 дня назад

    XASAN AYAX CIDANKA DALKA DAN KAMA LAHA😢. AWALBA INTII HORE IYUU DHAMEEYEY. HADA 2 DAB BAA LA DHEX DHIGAY😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 дня назад

    AQLIGA XASAN TUUG WAA KII DAMEERADA😂😂 MUDA KORORSI WAXBA YUU U WAALAN😂

  • @khadroabdi2336
    @khadroabdi2336 3 дня назад

    Shugri raage ilahey adiga iyo hogaamiyahaaga ku qabey

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 3 дня назад

    Haye Haye haye waaba kuwa aan qaraan karin Qabiilka Cajiib

  • @guleit89
    @guleit89 3 дня назад

    Axmed madobe asaga madaxwayne kasta makaso horjeda…. Sababtas ifahansiya

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 3 дня назад

    Hadal yow idinka tegin Axmed Madoobe wey u dhamaatay

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 3 дня назад

    Guul Guul gulaysta dowlada Somalia

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 3 дня назад

    Axmed Madoobe waa kansarka ummada Somaliyeed Allaha ka qabto masiibo Allaha ka qabto Amiin

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 дня назад

    Viva Sheekh Axmed Madoobe xafiduhulaah Waana muqadis in Moryaanka Madaxweyne Somaliya ka Noqdey in Awoodiisa la Tusaa

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 3 дня назад

    dad-aan-wadannka-joogin-saan-u-hadlaan-war-mahayaan

  • @yusufsirad1581
    @yusufsirad1581 3 дня назад

    5 years oo cusub

  • @yusufsirad1581
    @yusufsirad1581 3 дня назад

    Waa sida ninkaas uu u sheegay 😂😂😂😂

  • @KadarAbdi-f5n
    @KadarAbdi-f5n 3 дня назад

    Waa la qabanayaa ahmed madoobe beenta joojiya

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤💘🌸♥️♥️♥️❣️❣️❣️🌷🌷🌷🥰🥰🥰🤩🤩

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 4 дня назад

    Qayrkii ka hadhe waa ninkii qalay walaalkii. "Timacadde".

  • @dahirmahamud8767
    @dahirmahamud8767 4 дня назад

    Daarood waa jabay faroolow jabnay hhhh fro mj

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 дня назад

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 4 дня назад

    Butland iyo Hiiraan kama tira badna sababtoo ah Umada Ku nool oo sidii koronkorada isu dul saaran

  • @faisoganey6956
    @faisoganey6956 5 дней назад

    Koonfur hal qabiil maa dagamn hee

    • @Nadia-i7n1v
      @Nadia-i7n1v 5 дней назад

      Xifaaltanka reeraha dhex mara xilliyada doorashooyinka ree Somaliland wallaahi waad yaabaysaa.La isma dagaalo waxna la isuma reebto. Hal reer iyo sheekadaasu kama shaqayso.

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 5 дней назад

    War Xasan tuug buu lataliye uyahay

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 5 дней назад

    Thank you

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 6 дней назад

    8k buu dhiig islaam ku banaystay eebow ninkaa tabtuu hablaha soomaaueed u dilay loo dilaa asaga iyo kuwa la midka ahba

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 7 дней назад

    Adigu canway baatahay siyaasadnamataqaanid iidoor Sonimanki malas noodhiibijiray ma aha iidoor waagaalo eehataagerin kalexo wasifiqihacadaabee

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 7 дней назад

    Xarood xasidiin wadani wa rag isaaqa waan idin fahansanay jigjiga xoree

  • @ifrahmahamed6478
    @ifrahmahamed6478 9 дней назад

    hhhhh

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 9 дней назад

    Simply proud inaan gabadh reer soomalilaan ahay dooratay muuse biixi 2017 markay maanta siyaasadiisi ku qanci waydana ka codaysay oo cirro dooratay Allow ku astur xilkaas Muusena abaal ayaan ugu ahayna inuu qabtay 2 doorasho oo isa saaran oo 90% dhaqaalaha qarankaygu bixiyay Soomaali iga laandheeraysan ma jiro Allahuma lakal xamd❤😂

  • @AdenAbou
    @AdenAbou 9 дней назад

    Wcs wll wasax barnamishkan

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 9 дней назад

    Kkkk garacan yadhalay

  • @HassanMowlid-y1x
    @HassanMowlid-y1x 9 дней назад

    Somaliland waa loo taliyee haku mashquulina Xamse iyo xasan ha isisoo dhiibaan

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 9 дней назад

    Waxad muse urakaysen inu muse kii faqash xasuuqay ahaa oo kii mabaasiir inugu beerey hadaad tihiin xarood wana kii biyo raaciye aabihini xarood afweyne mujirim oo dariqii fircoon matalaye markaa madaamod nin birlab ahaa oo libaax 1milyaan oo xarood u dhigmaye ahaa oo lagu dhici karin ayad nacybeydeyn hadad xarood faqash tihiin oo u ka tirsana ururkii snm ey libaaxyadi geeska afrika ey qaxooti iyo silic ini baday ed ila maanta ad la qaxooti tihiin kii afweyna isagow qaxoti ku ah nigeria suli amba mashqul lagu saxarodow ku dhex bakhtiye markaa taas ayad ka urinayseyn muse oo u yahay nin an la marin karin midnimo dhimatay iyo xamar qudhuntay oo adunyaduba nacday ka diiday inu dib ugu laabto oo u ahaa nin ad ugu taqaqusay arimaha faqashta taas ayad rajaysayn inu ciro ka fudud yahay lakiin hadan tiina ini racow ciro kuma dhici karow inu midnimo dhimatay u yidhaado somalia qadadweyne ayan la midoobaya laakin xalay wad faraxden oo waxay noqotay sheykadinu dhegdheer dhimatay dhulkii wa nabad oo mabaasiirti u muse ini qaadsiyey ed mudow aydun seexan ey caloolxanuunka inigu haysay aya xalay ad ka bogsateyn

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 9 дней назад

    Cagdheer foolqul cagdheer Xasiiden xayawaan peace of Somaliland bay khafifen Cagdheer reer qudha 2024 laa gumaysto ka sheekay uuuuuuuffff

  • @Hibaqapdirahmanxirsi
    @Hibaqapdirahmanxirsi 9 дней назад

    Muuse waxa loo eryay wuxu haaba waan ogaaney

  • @kaltunismaciiljamac9909
    @kaltunismaciiljamac9909 9 дней назад

    TV LAAN GAAB ILAYN OGADEEN MA DHACAYSO BILAASH BAA BUUDHI LOOGA KIREEYEY

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 дней назад

    Xabashi miyaa xaa sheegaysaan somali soo weerartay ⁉️😇

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 10 дней назад

    Somaliland is not easy , aduunkoo dhan baa hadal hadalhayaa . Ogaadeen kii oo siyaasad falanqaynaaya marxuumkii oo hanbalyey , xasan oo Ciro moodaya inuu somaliland keeni Karo oo faraxsane baan arkaa balse somaliland maaha sida LA moodaayo hadal hayntu waa sharaf .

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 9 дней назад

      Keenidu muhiim maaha lkn waxaa muhiima in nabada laga shaqeeyo waqtigii muuse xilka hayay dagaal bu utaagnaa mar walba saas darteeda aduunkii baa arkay iyo soomaali dhamaanteed

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 10 дней назад

    Welkom 🤗 Ilkecase iyo Cabdiraxman