- Видео 22
- Просмотров 68 094
mohamed abdullahi
Добавлен 13 мар 2011
gen. samatar musharaxa 1aad ee puntland oo lagu soo dhoweeyey bosaso qardho iyo gaalkacyo
hal adeyg markey joogto iyo howl kar iyo daacad
heybad iyo xishood iyo hufnaan gaartey heer fiican
dowladnimo hanankeeda iyo maata hagisteeda
hagar lia,i wax loo bixsho iyo gacan taqan hooda
geesinimo halyeey lagu janto iyo gayiga howshiisa
intaas oo hal buu eebahay hibaba kuu siiyey
heybad iyo xishood iyo hufnaan gaartey heer fiican
dowladnimo hanankeeda iyo maata hagisteeda
hagar lia,i wax loo bixsho iyo gacan taqan hooda
geesinimo halyeey lagu janto iyo gayiga howshiisa
intaas oo hal buu eebahay hibaba kuu siiyey
Просмотров: 1 780
Видео
puntland ku caantahay - cumar ashkir 2012
Просмотров 1,5 тыс.12 лет назад
puntland ku caantahay - cumar ashkir 2012
Sheekh Fu'aad oo ka hadlaya dilka Dr-ahmed , iyo weliba isago oo baaqii Culimada akhrinaya.
Просмотров 30 тыс.12 лет назад
kulanka ka dhacay Masjidka Al-Rowda oo ay dadweyne aad u tira badani kasoo qayb galeen in badan oo kalena ay Idaacadaha kala socdeen ayaa ahaa mid lagu cadaynayey mowqifka ay Culimadu ka taagan yihiin dilka Dr. Axmed Xaaji Cabidiraxmaan oo si ummada Soomaaliyeed oo dhami ay ka argagaxday loogu diley magaalada Boosaaso, waxayna Culimadu halkaas kasoo saareen baaq ku aadan in laga soo horjeensado...
faroole war xun sheegoow lagu sheeg
Просмотров 1,6 тыс.13 лет назад
faroole war xun sheegoow lagu sheeg
Wacane Wadankeygiyo by Ikraan Caraale and Shukri Sindiko - Hees Cusub 2010
Просмотров 4,5 тыс.13 лет назад
Wacane Wadankeygiyo by Ikraan Caraale and Shukri Sindiko - Hees Cusub 2010
kaltuun cabdi ducaale beerteey gashay
Просмотров 1,6 тыс.13 лет назад
allaah bal eege sidey u danbeeyeen gabdhihii somaliyeed hada ma lagu tilmaami karaa kuwaan somali waa maya waxaa lagu tilmaami karaa anwaac ama kooxo ka tirsan yuhuuda ama nasaarad
genaral yuusuf axmed kheyr
Просмотров 20513 лет назад
genaral yuusuf axmed kheyr ma ku haboonyaha inuu puntland hogaanka u qabto si uu u soo celiyo midnimadii iyo sharafkii puntland ee lagu tuntay intii u dhexeysay 2009 ilaa 2013ka haa waa ninka kali ah ee ay is leeyihiin shacabka puntland waa ka bad baadin doonaa badweynta ay puntland ku dhex dhacday
taliyaha ciidanka birmadka cabdirisaaq gantaal
Просмотров 1,3 тыс.13 лет назад
taliyaha ciidanka birmadka cabdirisaaq gantaal
انشيد كولي سنه وابي خير يا قرطو nasheed kuli sanah wabi kheyr qardho
Просмотров 1,1 тыс.13 лет назад
انشيد كولي سنه وابي خير يا قرطو nasheed kuli sanah wabi kheyr qardho
Sax❤😢
Alle ha unaxariisto sh dr axmed xaji cabdiraxman
Cadde muuse allaha kuu raxmado
Alle ha unaxariisto
ragasn lagu soosawiray heestaan umaqalmaan ee heesta sharafta hakaqaadinine ee booskeedii geeys tuugta dalka dumiyay ka dulqaada xaar walaalada aad duldaartern heesta
Allaha unaxaristo shiikheena ahna aabeheyga ruuxiga ah
asc walaal kutub uu akhriyay mahaysaa
ilaahow unaxariiso Janaral cade muuse xirsi bokhor allow janadii kawaraabi Hayley somaaliyeed oo daacad ah buu ahaa
Who is still watching 2019 February
Alle ha u naxariisto Dr Ahmed Cabdirahmaan Nin qaaliyuu ahaa Run ahaantii Alshaabab ilahay umada haka qabto
Majeerteen😍😍😍.
illaahow unaxariisto Sheeq Ahmed xaaji cabdiraxmaan
illahaw unaxariiso drka wuxu ahaa sheikh qima badan
cali geedi waa mid ka mid ah eeyaha adoomada waa dacas nacalad ah allr iyo rasuul iyo diin malahan waa cabdi diinaar wa dirhab israel hadii lacag eeysiineyso iuo jago wuxuu ku leeyahay waa macsuum malahan caqli aan eheen labadaas cade muuse waa oday jiran cudurkii somali ku dhacay uu ugeestay wax yeelo aad u daran ilaa uu dilooday qalbigiisa qabyaalad xabashidana eey ku aqdaamato labadooda oo kaliyana maahan hojoogayaashii markii burburka dhacay somaliya cidlada dhigay oo dhan ayaa qaanadaas ku jira dhamaantood
waa markii aan ahayn dad sharaf leh qab leh gumeeysiga ka dhiidhiya han iyo haybad aan leheen wax yar waxa si naga ahaa diinta xageeda waliba dhanka kuwii talada haayay lkn ayaga weey dhiman lahaayen uun kuwa ka fiic ayaana imaan lahaa dhanka diinta lkn maanta cadawgeenii gaamuray ayaan isu loognay magac qabiil iyo isagoo shaati loogaliyay wlh waxaan ku biireena kuwo taariikh ahaa looga sheekeyo oo quruumo kale maah maah iuo mathal u noqda hadaan alle u laaban midnimo aan yeelanin somaaliyey xisaabtama alle ka baqa aduun la aan iyo aakhiro la aan yeeynan isku darsan cudurkeena ween waa qabyaalad iyo kaaba qabiil qurun ah no somaliland no puntland no jabuuti labd no banaadir land no galmudug labd no juppaland one nation one religion one region one president one army and two enemies ethiopia and kenya aan ka soo ceshano walaaleen iyo dadkeena nfd iyo somali galbeed xal iyo sikastaba qalbiga yaan ka dhiman
gobanimada waa loo go aa godka aakhiriyo iilka loo galaa gowracatadaan wali garaninee geedka ha ba o
alshabab+puntland =jabhad in lala dagaalo waa danta sooomaali(Abu cubayda iyo gaas maalin waa LA xisabin doomaan)
waxaa lagu sawiray nacabkii qaranka fadlan heesta meesha kaqaad
mar maxaa qaldan walaalayaal nuxurka heesta iyo raga lagu sawiray bal isku fiiri cali geedi iyo cade muuse sorry i never thought somali citizen can dare to bring these unscruplous men like this stage cali geedi is mercenery where cade is trablist let somali remain a live i ask allah to bring back its unity and soveregnty aamiin
reer dadkaygow iyo dalkaygow midooba dont give space to your enamies one people one state one love viva puntland galkacyo sraac
haaaaaaaaaaaaa
War bax culumausuu yow murtadka ah
dulli daliil ah ayaad tahy cismaanoow
Allow ya ikatuso ya ahlu jaxiim
Cismaaney fuck you AL shabab, Ya Shaydaan group
ad iyo ad ayan usoo dhaweynayna gen. samatar noolow
Masha allah ikraaney heestan wad kasidata heesta ad wadankaga hooyo uqadayna ad ayan kaga mahadcelina anigana wan kugu racsanahy koleyto wadankaga ad ayu qali uyahy lkn kudadaaal fankisa sia ad u hormarin laheyn ana wan kula jiraaa bahdi turkiya ayan kujiraaa
Boowe aa la tahay. kkk
@miirojeedeed sxb caddayn waa la hayyaa anaguba waxaan jeclayn in puntland iyo cadow kale ay ku xadaato llaakiin hadalladii laga soo duubay iyo qaar iyaga ka mida oo dilku
nice song
Waa Dhaqaaqday