Jacayka udugii is gaadhay ILqabantiga iyo jamaalka nuurka Miyaan ashqaraar ildoogsiga Meel kale ku imaan qabaa Wiil yahaw aawadaa ilmeeyo Rafiiq I aamusiiyo waayoo Afar sanno caashaqan dhidbaynay Haduu calaf iga anbiyey Anaa eedaa is ka leh Calaf ka rabbi baa qornaa
Heestan Noloshayda Saamen weyn ayey ku ledahy Qof aanu wakhti badan soo wada soconay Ayaanu kala fogaanay Lkn waxaan rajaynaya inaan mar uun dib ukulano😭💔
😢ilhyow isga wn jecelhy isoo jeedi uu iga sii jeeda ilhy calf igu dar suldan ama cabdirisaq ilhy wan ku paryayaa nin ka nin ahy oori hayga dhigin ilhyow isoo celi😭🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲🤲
Cawa wa mar kale niyo jaba waxa jirtay waqti an dhageysan hees kle yurub geenyo ah jacylki waqtiga ama durufti anku suryay inay u eegtahy blse heestan manta anay igu socta Waxn mudo laba sano ka hor is baranay wiil inti hore wxu i siyey jacyl waqtigan is baranyna waxa aha qalbi jab runtu waxn daremaya in uu bartay qalpi blse u gadhy hadaf wlpa uu laha wxn siyey farxd jacyl iyo wx wlpa qof wlpa la siiyo heer an xata maryihisa gacantyda ku medhay wx wlpa mar dnpe ayu fahmay sbabta uga tagy wxa wyeh inu balwd yeshay oo nolshisu is bedeshay wan maca slamyay nolshisha cwa tarikhdu tahy 21/10/waxn so afmeray xidhidhki 😢
Waxay I tahay malin axada weekend 😢qofkaygiii laba wadan oo aad u kala fog baan ku kala noolnahay Waxan rajeenaya inaan kulano maruun heestan wan kuso noqonaya malintas 🥺❤️aduunka meelkastod kaga nooshay faraxd iigu noolow kaygii ❤
Labo wadan ban kugu nooLeyn 6 sano baan arag oo wllahi 2 sano ka mid ahna ay xirneyd, ma isweydisey waligaa qof ma u jecLaatay Hadii xataa aadan arkin qofkas uu dhinto 😢 jaceylku waa noLal oo iLahay qalbiyadeena ku abuurey ❤ wad is heLi doontaan adiga io jaceylkaaga adkeeya kana miro dhaLiya wyoh Labada qof hadey si dhaba isku jeceLyihiin buuraHa xataa wey dumin garayaan . Dib ban ugu soo Laaptay sanad ka hor murug ban u dhagaysanaya cwa wan soo booqdey wana is heLney alhamdulliah ❤️
Side mar kale Ku aaminaa adiga noloshaada dhan been iga sheekay Adiga hada waa faraxsan tahay oo waad guursatay balse aniga waxa la tacaalaya beenta faraha badan iisheekatay sida qalbigeyga ugu masixi lahaa 😢😢
Heestan markii igu horaysay een dhagaysto waxay ahayd 2016 ilaa hada waxay ku jirta heesaha sowtu raxma kuwa aan ugu jeclahay Alla maxay xasus igu ledahay❤
😢😢😢
Still 2024 baan heestan dhagaysanayaa 😭😭😭
2024
2025 reer coment wax ka cfimad qaba ma jiro😅
Waa hesta qof is jecelnahe rnti 😭❤️🫂waan rjynaa inu ilahay ii cafiyo oo calafka nisku keen daro 🥺ina Mohamed rabi cafmid ha ika siyo calafna ha isku keen daro😢
20/12/2024 nabad gelyo 2025 wax khierleh iyo. M
20/12/24😢
Xikamada iyo dhaqanku haduu lumo waar sawnagaa bada iyo beeraha galnay
Aayaha dookhaan ishaartay Midkii iga mudnaa abaalkaw Miyaan Axad kula simaa jira Midkaan ku lahaa adduunkaw Waad istaahishaa ammaantoo Hadaan aadmiga u sheego Sidaad ammaanada u dhawrto Innaba eed kuma lihide Allah baa mahad is ka leh Samirka waan kugu ogaa
Jacayka udugii is gaadhay ILqabantiga iyo jamaalka nuurka Miyaan ashqaraar ildoogsiga Meel kale ku imaan qabaa Wiil yahaw aawadaa ilmeeyo Rafiiq I aamusiiyo waayoo Afar sanno caashaqan dhidbaynay Haduu calaf iga anbiyey Anaa eedaa is ka leh Calaf ka rabbi baa qornaa
Still listening 2025🥺❤️🩹
ax waan ka xumahay mudo laba cishaa talefonkisu waa xidhan yahay sasoy tahay markii igu dambasay wax la geeyay cergaabo ee dagaalku ka socdo waa asgari wax xumaana igama tagin balse waxan fahmi wayay wuxu ila soo xidhidhi wayay waan murugonaya waxan deremaya xanuun iyu warwar waxan ka baqaya inan sidaa ku wayo iso doceeya walalyaal😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
Isheg numberkaaga anaa ciidan ahe walal
Still 16/12/2024 allow hayna kala irdheyn mar uu xaajigeygu ku jirey dhakhtr India 🇮🇳 ah
Heestan Noloshayda Saamen weyn ayey ku ledahy Qof aanu wakhti badan soo wada soconay Ayaanu kala fogaanay Lkn waxaan rajaynaya inaan mar uun dib ukulano😭💔
Waan jeceladaye isaga ilahow calaf igu dar waad aragta sidan isaga uu jecelahaye😢 sayid😢❤
Dadow ilaashada qalbiyada idin jcel Waa hadyad alle bixiyee Dumarkana si gaara haloo ilaasho😢😢❤
2024/December 1 Sunday 8:59 subaxnimo murug iyo xanuun badan ano iska dhagaysanaayo heesaha yurub geenyo ayaan heestan taabtay mise heestan iyo xiriirkyga way is leeyihiin 😢❤
🥺😭🖐
Kuwa idin jecel ilaashada 😢
Still 2024😢✋
28/Nov 2024 Ayamuhu wali may idlaan💔
😢ilhyow isga wn jecelhy isoo jeedi uu iga sii jeeda ilhy calf igu dar suldan ama cabdirisaq ilhy wan ku paryayaa nin ka nin ahy oori hayga dhigin ilhyow isoo celi😭🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲🤲
Aaamiin yaa allah😢🤲
Allow ha ina kala irdhayn❤❤
Still. 5 /11/ 2024. Malin Tuesdays ah walipa barqa ah xusuus bey igu yelan dontaaa heztan mudo 3 sano ah dhageysanayaa 😢 jcyl dartiiz qofka is jeclayna an kala fogneheyy walipa masaafo dheer ilahey ka baryayaaa inu Na kulmiyo malin inzllh walipa ano arodiiiza ah qof qalpa oo riyo leh allaha urumeyo 😢🤲
2024 /November /5😢😢😢 12:25 pm murugo badan iyo qalbi jab Anigo ku jira ayay heestanibigaso hor baxday murugo saayid ah runti Waxan ahay Shaqsi aad u qalbi wacan waxaana la dhaawaca qofka qalbiga wacan leh talow yaan dib u Aamini Doona Rabi ba mahada iska leh wax kasta qadaray
Sorry qaliyey😢❤
29 Nov baa arkoya qorlka ilaah haku bog dhayo abyo❤
Wall aba qalbiga laga jibiyay ilahay hain boogo dhayo 😢
😢😢😢
4/11/2023 💔🥺haben nolosheyda ugu adked ee aaan qataY go aaankIi abid ugu xumaa 🥺
I feel both love and happiness and I never get tired of this song ❤
25/10/2024 maalin sabtu ah 9:10 supaxnimo 😢 allow heyna Kala irdhehn amein yaa rabi 🤲🥺🥺🥺
Cawa wa mar kale niyo jaba waxa jirtay waqti an dhageysan hees kle yurub geenyo ah jacylki waqtiga ama durufti anku suryay inay u eegtahy blse heestan manta anay igu socta Waxn mudo laba sano ka hor is baranay wiil inti hore wxu i siyey jacyl waqtigan is baranyna waxa aha qalbi jab runtu waxn daremaya in uu bartay qalpi blse u gadhy hadaf wlpa uu laha wxn siyey farxd jacyl iyo wx wlpa qof wlpa la siiyo heer an xata maryihisa gacantyda ku medhay wx wlpa mar dnpe ayu fahmay sbabta uga tagy wxa wyeh inu balwd yeshay oo nolshisu is bedeshay wan maca slamyay nolshisha cwa tarikhdu tahy 21/10/waxn so afmeray xidhidhki 😢
waa wax jira jaceylku❤
Waxay I tahay malin axada weekend 😢qofkaygiii laba wadan oo aad u kala fog baan ku kala noolnahay Waxan rajeenaya inaan kulano maruun heestan wan kuso noqonaya malintas 🥺❤️aduunka meelkastod kaga nooshay faraxd iigu noolow kaygii ❤
Labo wadan ban kugu nooLeyn 6 sano baan arag oo wllahi 2 sano ka mid ahna ay xirneyd, ma isweydisey waligaa qof ma u jecLaatay Hadii xataa aadan arkin qofkas uu dhinto 😢 jaceylku waa noLal oo iLahay qalbiyadeena ku abuurey ❤ wad is heLi doontaan adiga io jaceylkaaga adkeeya kana miro dhaLiya wyoh Labada qof hadey si dhaba isku jeceLyihiin buuraHa xataa wey dumin garayaan . Dib ban ugu soo Laaptay sanad ka hor murug ban u dhagaysanaya cwa wan soo booqdey wana is heLney alhamdulliah ❤️
Muhiimada aan reply kugu soo gaLey wxy tahay wn dareemi garaya xanuunka leedahay mrkd arkin qof aad jecelyd ama u xiisto. Waxkasta ok bey noqonayan ILahay garabkiina ayuu jooga mrksta ❤️🙏🏽
Heestan waxan dhagaysanyaa aano qofkan jecela niyada ku hayaa laba wadna wanu kala joogna alle haysku kaayso dhaweeye 18-9-24❤😢
Still I am listening 2024😢
Allah mahadaiskaleh samirkaigudaa wadardaran adigonoryadaynoqan Aqalnankugalin aminkawankguoga amiin($)
Side mar kale Ku aaminaa adiga noloshaada dhan been iga sheekay Adiga hada waa faraxsan tahay oo waad guursatay balse aniga waxa la tacaalaya beenta faraha badan iisheekatay sida qalbigeyga ugu masixi lahaa 😢😢
😭😭😭
Miyaan axad kula simaa jira Boqoradan kulaha aduunkay ❤😢
14 bisha10 2024 jah
13 Oct. 2024.
❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😢😢😢😢😢😅😅😅😅😊😊😊🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
October 12/2024 waxan jcldy inan ilahay cakafal haygu dare ducadu waa Xagiina awladu cashaq 😢❤
11/10/2024 nio xanuun, ayuu lawaRegaya jcly 😢
Illahow wan jclhy calaf igu dar haduu khayr igu jiro❤😭😭
Still 2024 lisening
2024❤❤❤🎉😢😢😢😢😢😢
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😢😢
Yurub maxamed cabdi ❤
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😮😮😮😅😅😊😊😊❤❤❤❤❤❤Asmoqdgp