Royal Media and Podcast
Royal Media and Podcast
  • Видео 129
  • Просмотров 148 347

Видео

DEG:DEG Amiir Laahoor oo ka tirsanaa Madaxda Daacish oo Cidamada Puntland isku soo dhiibay iyo gusha
Просмотров 4032 часа назад
DEG:DEG Amiir Laahoor oo ka tirsanaa Madaxda Daacish oo Ciidamada Puntland isku soo dhiibay, iyo gushii duqeyntii Mareykanka oo la shaaciyay.
Murtidii ugu qosalka badneyd "Nin shidaalka gadoo qofkii Gaas doonaya Baasin ugu shubaan ahay
Просмотров 142 часа назад
Murtidii ugu qosalka badneyd "Nin shidaalka gadoo qofkii Gaas doonaya Baasin ugu shubaan ahay.
"Madaxweyne Deni waa ku saxan yahay hadalkii ahaa in Ceeligaabo ay dagan yihiin Reer Puntland.
Просмотров 1394 часа назад
"Madaxweyne Deni waa ku saxan yahay hadalkii ahaa in Ceeligaabo ay dagan yihiin Reer Puntland, Dastuurka lagu doortay ayaana sidas dhigaya," Dr Muusa oo ka hadlay arimo badan oo deeganada SSC ah | Wareysi Abdinasir Ibrahim Mohamed.
DEG:DEG Mooshinka Xilka qadista Reysalwasare Xamse oo Nairobi si xowli ah oga socda Wararki
Просмотров 8414 часов назад
DEG:DEG Mooshinka Xilka qadista Reysalwasare Xamse oo Nairobi si xowli ah oga socda Wararkii ugu danbeeyay.
DEG:DEG Ajaanibta Puntland ku suggan oo la ogaaday in aan Daacish la shaqeeyan...
Просмотров 1,5 тыс.16 часов назад
DEG:DEG Ajaanibta Puntland ku suggan oo la ogaaday in aan Daacish la shaqeeyan... Dr Mohamed Sheekh Cismaan oo ka waramay Halista lagu jirro
DEG:DEG Guulaha Ciidamada Puntland oo sii kordhaya iyo Ilmo Diyaano oo loogu baaqay in ay ka qeyb
Просмотров 14 тыс.19 часов назад
DEG:DEG Guulaha Ciidamada Puntland oo sii kordhaya iyo Ilmo Diyaano oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaaatan Dagaalka
DEG:DEG Kooxdii Nabad iyo Nolol oo dowlada hada jirta arimo weeweyn ku eedeeyay.
Просмотров 514 дней назад
DEG:DEG Kooxdii Nabad iyo Nolol oo dowlada hada jirta arimo weeweyn ku eedeeyay.
DEG:DEG dagaalka Puntland iyo daacish oo waji Cusub yeeshay iyo taageero uu ka Isimada PL
Просмотров 9221 день назад
DEG:DEG dagaalka Puntland iyo daacish oo waji Cusub yeeshay iyo taageero uu ka Isimada PL
"Turkiga ayaa ka danbeeyay wixii ka dhacay Siiriya," Aqoonyahan Yaasin Cabdi Caaley
Просмотров 428 дней назад
"Turkiga ayaa ka danbeeyay wixii ka dhacay Siiriya," Aqoonyahan Yaasin Cabdi Caaley
"Cali-Wajiis Sheekh ma ahan ee waa Sheydaan," Siyaasi Ruqiyo.
Просмотров 5Месяц назад
"Cali-Wajiis Sheekh ma ahan ee waa Sheydaan," Siyaasi Ruqiyo.
Dhaqanka Wanaagsan ee Soomalidu Gabdhaha u kala doonato | Beesha Sacad iyo Beesha Garre
Просмотров 255Месяц назад
Dhaqanka Wanaagsan ee Soomalidu Gabdhaha u kala doonato | Beesha Sacad ee Habargidir iyo Beesha Garre | Nairobi.
DEG:DEG Tababar nooce ah ayay qabaan ciidamada Birjeex ee soo afjaray Ciidamadii Dawladu Geysay Raas
Просмотров 9Месяц назад
DEG:DEG Tababar nooce ah ayay qabaan ciidamada Birjeex ee soo afjaray Ciidamadii Dawladu Geysay Raaskaambooni?
DEG:DEG Axmed Surri oo Weerar Afka ah ku qaaday Daahir Calasow iyo Kabtan Ayuub.
Просмотров 15Месяц назад
DEG:DEG Axmed Surri oo Weerar Afka ah ku qaaday Daahir Calasow iyo Kabtan Ayuub.
Warbixin | Xarunta AJ CRYPTO oo Tababar u qabatay Dhalinyarada Nairobi.
Просмотров 1Месяц назад
Warbixin | Xarunta AJ CRYPTO oo Tababar u qabatay Dhalinyarada Nairobi.
DEG:DEG Maxaa ka socda Suuriya, Turkiga iyo Mareykanka oo taageeray YH iyo Qodobo Kale
Просмотров 22 месяца назад
DEG:DEG Maxaa ka socda Suuriya, Turkiga iyo Mareykanka oo taageeray YH iyo Qodobo Kale
DEG:DEG Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo loo soo jeediyay in uu badalo Reysal-Wasaare Xamse
Просмотров 342 месяца назад
DEG:DEG Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo loo soo jeediyay in uu badalo Reysal-Wasaare Xamse
"Suldaan dadkiisa ugu duceeyay in Yurub iyo Mareykan ay galaan.
Просмотров 12 месяца назад
"Suldaan dadkiisa ugu duceeyay in Yurub iyo Mareykan ay galaan.
"Dhalinyarada Fikradaha muhuuim ka ah haya, balse ka mirro dhalinta ay ka hortaagan tahay Hurdadda.
Просмотров 22 месяца назад
"Dhalinyarada Fikradaha muhuuim ka ah haya, balse ka mirro dhalinta ay ka hortaagan tahay Hurdadda.
"siyaasiyiinta hubeysan waa halis, Alshabaab waa halis," Gudoomiye Cirro oo ka waramay Qatarta amni
Просмотров 6732 месяца назад
"siyaasiyiinta hubeysan waa halis, Alshabaab waa halis," Gudoomiye Cirro oo ka waramay Qatarta amni
Waxaa arkaysaa Nin PHD ah oo CV keen sanaya si uu uhelo Shaqo Kun Dollar ah, waa wax
Просмотров 1,4 тыс.2 месяца назад
Waxaa arkaysaa Nin PHD ah oo CV keen sanaya si uu uhelo Shaqo Kun Dollar ah, waa wax
DEG:DEG Gudoomiyihii hore ee Doorashooyinka oo ka waramay Qaraxii uu ka badbaaday iyo buugg
Просмотров 8112 месяца назад
DEG:DEG Gudoomiyihii hore ee Doorashooyinka oo ka waramay Qaraxii uu ka badbaaday iyo buugg
Asbuuca Technology-yada Puntland oo Garowe lagu qabanayo
2 месяца назад
Asbuuca Technology-yada Puntland oo Garowe lagu qabanayo
."Waxbadan ka ogow sida Caalamka looga soo adeegto | Ustaad Maxamuud Subagle
Просмотров 2202 месяца назад
."Waxbadan ka ogow sida Caalamka looga soo adeegto | Ustaad Maxamuud Subagle
"Xasan Sheekh hadii uu waqtigiisa dhamaado albaabkan ku gargaraaceynaa,"In Doorasho qof iyo cod
Просмотров 53 месяца назад
"Xasan Sheekh hadii uu waqtigiisa dhamaado albaabkan ku gargaraaceynaa,"In Doorasho qof iyo cod
"Qodobadaan samee si Ganacsigaagu u Guuleysto,"
Просмотров 2513 месяца назад
"Qodobadaan samee si Ganacsigaagu u Guuleysto,"
Warbixin | Macadka Hope Institute For research and capacity building oo tababar ku qabtay Nairobi.
Просмотров 233 месяца назад
Warbixin | Macadka Hope Institute For research and capacity building oo tababar ku qabtay Nairobi.
"Anigoo 45 jir ah ayaan bilaabay dugsiga hoose," 2023 ayaan dhameeyay dugsiga sare," hadana?
Просмотров 433 месяца назад
"Anigoo 45 jir ah ayaan bilaabay dugsiga hoose," 2023 ayaan dhameeyay dugsiga sare," hadana?
"kumaanan garaadsan iyadoo nala yiraahdo fadlan lacag ku shubo," nalama dhihi jirin
Просмотров 2893 месяца назад
"kumaanan garaadsan iyadoo nala yiraahdo fadlan lacag ku shubo," nalama dhihi jirin
DEG:DEG Xisbiga Sheekh Shariif oo Digniin adag u diray Madaxda Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Просмотров 404 месяца назад
DEG:DEG Xisbiga Sheekh Shariif oo Digniin adag u diray Madaxda Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Комментарии

  • @Rhali-x5q
    @Rhali-x5q День назад

    Ha la toogto lahoor

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 5 дней назад

    Ader bsf ama bista ayaga ilalinayay buraha xagey jiren markey intaso ajnabiya ISU so urursanayen xagey jiren iyaga dayacay hadi uwaxtarayo budlan ina diyano shalay bu aday xamar isaga la og dacish o lacag ka qatay ina diyano waa cadawga budlan asaga masul ka aha in ey ku dhintan gacanta cadawga

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 6 дней назад

    Iska celiya takfiir halahaane.

  • @sudesaid8059
    @sudesaid8059 7 дней назад

    Somali Landi Waxay U Tarxiay wuxuu arkay Xumaantii

  • @sudesaid8059
    @sudesaid8059 7 дней назад

    Adeer Hailaabiin 1991 Dadkii Qaxaayeey Weey Layeeyen

  • @MaxamedMuuse-uk8xh
    @MaxamedMuuse-uk8xh 7 дней назад

    Maraki dona iyago he waxan rabana ina nalo codeyo anago ah urur siyasadey mideye

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 7 дней назад

    intaas oo goobood ayaan garanayaa putlaand balaayo loo maleegey waa halis wax aad tol moodayso oo cadow soo hogaamiyey tolaay tolaay😂😂Yaa Rabi naga badbaadi dooxatada iyo mooryaanta

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 7 дней назад

    Waxaa kala baxaya qofka xalaasha ku dhashey iyo midka wacalka waayo maalinta ay qaraadhahay ayaa laks ogaadaa wacalka iyo xalaasha

  • @abdihakimhashi619
    @abdihakimhashi619 7 дней назад

    Kuwa habaar tamaya yaa usheega in habaar laygu kari waayay

  • @abdihakimhashi619
    @abdihakimhashi619 7 дней назад

    Adeer waan galeynaa vvvvv

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 7 дней назад

    Puntland cidna wanaag kama helin tolkood mooyee dadkan aad saaraysaan kulli ku bedela Daarood imta kale badda ku dara❤❤❤❤❤❤

    • @HamdkI
      @HamdkI 6 дней назад

      Waa sax waa sida saxdaa raxan weyn walaahi waakuwa dadkeenii dhameeyey waana sixiroolayaal waana dadka ugu xun somali biliis raxan weyn qof kamid ah yuusan joogin dhulka p xataa jareer qaxii waa dadkii idin xasuuqay

  • @faadumosaalim9668
    @faadumosaalim9668 7 дней назад

    Inkar alaha ku ride

  • @faadumosaalim9668
    @faadumosaalim9668 7 дней назад

    Waa ikasar arga gicista hada islantihin

  • @AbdiWarsame-t1k
    @AbdiWarsame-t1k 7 дней назад

    Cimrigaaga ala gabi dhaqan xumaah odogu kumalahoo wadan slammed aday.dhaqan xumaah waa today.dhaqan.xun

  • @CumarKaahin
    @CumarKaahin 7 дней назад

    Waanukugu raacsan nahay nabadoon guulleyso

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 7 дней назад

    ☝🏻🙏✨️🇸🇱🇸🇱

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 7 дней назад

    Eelay miyaa abaaleh hawiyaa yaqaane

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 7 дней назад

    Looma baahna ilma diyaano iyo waxa ay dabada ku wataan puntland waa isku filan tahay

    • @abdihakimhashi619
      @abdihakimhashi619 7 дней назад

      Wll ii sheeg sababta aanan loogu baahnayn soo ciidankii dalka manihin

    • @HamdkI
      @HamdkI 6 дней назад

      Ilma diyaano waa raga dalka u soo halgamay iyaga iyo awoowgoodii lixaad

    • @HamdkI
      @HamdkI 6 дней назад

      Rag hanbaa rag dhamanwaayey

  • @IlmijaacIlmijaamacqasaal
    @IlmijaacIlmijaamacqasaal 7 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 7 дней назад

    Waa dad xanuunsan iyagay ku danbayn dhibtu

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 7 дней назад

    Iyagaa igu xun hala saaro

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 7 дней назад

    Markii horeba ın lasiiyo maahayn

  • @abdimohamed2345
    @abdimohamed2345 7 дней назад

    Nacam taas alayleha runta ayaad ka sheegtay guul iyo gogonimo mahadsanid suldaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedqardho9880
    @maxamedqardho9880 7 дней назад

    Gobanimo

  • @marianmohamed2500
    @marianmohamed2500 7 дней назад

    Ader gulaayso dad badan baad baad fikirki ay qabeen soo gudbusaay waa nohadashe ilahaay ku barakeh

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 8 дней назад

    Adeerhanbalyo cinnamon uguma baahnin.❤❤❤❤.

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 8 дней назад

    Waxwalbood tiraahdo waanukugu kuraacsanahay.❤

  • @mahmahamal4131
    @mahmahamal4131 Месяц назад

    😂😂😂 odayasha qosol weyan hata wa sidee

  • @CamabSalaad
    @CamabSalaad 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 7 месяцев назад

    Siduu wadanka nabad u noqonayaa, dadkii xukunka hayay ayaa dhacay dad guryahood oo Xaaraam ku haysta

  • @AnasBurhaan11
    @AnasBurhaan11 7 месяцев назад

    M.a❤❤ 0:56

  • @FarhiaAden-bd5go
    @FarhiaAden-bd5go 7 месяцев назад

    Walalayaalo xakha kahadala waxa somaliya u dagiladahay waxan aa kamid ah iilahay mucjiso haka muujiyo qof walbo o xakh dadoo haysta

  • @AbdirahmanMohamed-vg4ww
    @AbdirahmanMohamed-vg4ww 7 месяцев назад

    Maamo xoolahaga allaha kuu zahlo

  • @SirajQoolkaodaciwadaa
    @SirajQoolkaodaciwadaa 7 месяцев назад

    مشاءالله تبارك الله مبروك الف مبروووك ❤

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 8 месяцев назад

    Tuug baa tahay caamus. Stupid.

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 8 месяцев назад

    Kan waa af booran Gare lahjadiisa waa Beel Inee Usheetaay

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 8 месяцев назад

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mysalah06
    @mysalah06 8 месяцев назад

    Kkk you talking from Kenya like a little girl.

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 8 месяцев назад

    Can oo kale may dilaan, diigiisa waa u banaan jaajuu mooriyaan. Afgyooye ma matalo, Hawiye xaaraan ku naah baa ku wato, dhal mooriyaan. Koofiyad ayuu soo gashtey Tuug Allah ka furtey, adaa fadhiid ah, fadhii Allah kaa dhig. Sh/Hoose marna wax lama wadaagi doonaan dhal Danuub, Digil dhaqan, diin iyo deegaan midna ma wadaagaan. Taytalka aad wadaan idna aqbalimeyso.

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 8 месяцев назад

    Yaa kuu wakiishay adigaa fashil ah no more isbaaro jaajuus dabo dhilif

  • @musdhafabdullahi81
    @musdhafabdullahi81 8 месяцев назад

    Jaasuus dawo dhilif ayAA TIHIIN

  • @kcm7517
    @kcm7517 8 месяцев назад

    Aad. Iyo. Aad. Abyo. Mhsnid

  • @anfacmohamed7597
    @anfacmohamed7597 8 месяцев назад

    Mahsa allah abyo wax so duulay NGO been eh o women empowerment false idea wada

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad2622 8 месяцев назад

    Màsha Allah

  • @HalasSalah-n3j
    @HalasSalah-n3j 8 месяцев назад

    Machalllah🎉 a djbouti love somali

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim8281 8 месяцев назад

    Allaahu Akbar Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alxamdulillaah

  • @SeynabAfrah-yj7oq
    @SeynabAfrah-yj7oq 8 месяцев назад

    Magac haddusan wax macnahiisa aheeyn in uu badalo ma ahan.

  • @LJama6119
    @LJama6119 8 месяцев назад

    muxuu magaca uga badalayaa?

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 8 месяцев назад

    Allaahu Akbar

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 8 месяцев назад

    Mashallah. Ilaahay baa mahad iskaleh. Ilaahayow diinta asaga iyo anagaba diinta nagusug.