- Видео 11
- Просмотров 458 672
Heellooy
Добавлен 18 июн 2019
Heeso Soomaaliyeed oo xul ah oo QORAN.
Fadlan kanaalka subscribe saar si videos-ka cusub ay kuu soo gaaraan.
TAAGEER AFKA HOOYO. TAAGEER DHAQANKA. TAAGEER SUUGAANTA.
Mahadsanid
Fadlan kanaalka subscribe saar si videos-ka cusub ay kuu soo gaaraan.
TAAGEER AFKA HOOYO. TAAGEER DHAQANKA. TAAGEER SUUGAANTA.
Mahadsanid
Wacad - Faadumo-Duur (original version) - Lyrics
Hees dhif ah oo ay ku luuqeynayso Faadumo-Duur.
#hees #qaraam #qaraami #faadumo_duur #hees_hore #hees_jaceyl Faaduma Duur
#hees #qaraam #qaraami #faadumo_duur #hees_hore #hees_jaceyl Faaduma Duur
Просмотров: 993
Видео
Axdi - Maxamed Jaamac Joof
Просмотров 6 тыс.3 года назад
Heesaha Maxamed Jaamac Joof mid ka mid ah. #qaraam #calaacal #tawaawac #jaceyl #jacayl #joof #maxamedjaamac #hees hees calaacal #tawaawac
Alla May Dadaasho - Maxamed Saleebaan Tubeec
Просмотров 16 тыс.3 года назад
Erayada: Maxamed Cumar Xuseen “Huryo” Laxanka: Maxamed Saleebaan Tubeec Luuqda: Maxamed Saleebaan Tubeec #tubeec #qaraam #qaraami #huryo
Sida Jaawa Geel - Maxamed Saleebaan Tubeec
Просмотров 4,3 тыс.3 года назад
Sida Jaawa Geel Ereyada: Cali-Canfar Luuqda: Tubeec #Tubeec #hees #heesosomali #qaraam #qaraami
Boqorkii Quruxdaay - Xasan D. Faarax & Magool
Просмотров 2,4 тыс.3 года назад
Erayada: Cali Sugulle Duncarbeed Laxanka: Cabdillaahi Qarshe Luuqda: Xasan Diiriye Faarax iyo Xaliimo Khaliif Cumar “Magool” #xasandiiriye #magool #xasan_diiriye_faarax #boqorkii_quruxdaay Heeso kale oo qoran waxaad ka daalacan kartaa heellooy.blogspot.com/p/heeso... FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANNEL-KA OO NAGU XIDHNOW. MAHADSANID.
Digarogasho - Maxamed Mooge & Shankaroon A. Sagal
Просмотров 4,8 тыс.3 года назад
Erayada: Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” Laxanka: Cabdikariin Faarax Qaarrey "Jiir" Luuqda: Maxamed Mooge iyo Shankarroon Axmed “Sagal” #mooge #maxamedmooge #digarogasho #allahayow #nin_daacada #shankaroon #sagal Heeso kale oo qoran waxaad ka daalacan kartaa heellooy.blogspot.com/p/heeso-qoran.html FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANNEL-KA OO NAGU XIDHNOW. MAHADSANID.
Axdi - Maxamed Jaamac Joof
Просмотров 1,2 тыс.3 года назад
Heestaan inta aan ka war hayno, RUclips kuma jirto. Iyada oo wada dhan, dhowaan ayaan soo gelin doonnaa. #maxamedjaamac #joof #calaacal #hees #qaraam #qaraami UPDATE: Waa kan linkiga heesta ruclips.net/video/KXXk5ZwmQy4/видео.html
Cunnaabi - Muuse Ismaaciil Qalinle & Saado Cali Warsame
Просмотров 2,2 тыс.4 года назад
Luuqda: Muuse Ismaaciil Qalinle & Saado Cali Warsame Erayada: Ibraahin Ismaaciil “Cirrasuge” Heestaan iyo kuwo kalaba waxaad ka heli kartaa linkigaan hoose heellooy.blogspot.com/
Go'doon - Faadumo Cabdullaahi Kaahin "Maandeeq"
Просмотров 230 тыс.5 лет назад
Go'doon Luuqda: Faadumo Cabdllaahi Kaahin "Maandeeq" Ereyada: Ciise Warsame Samatar "Dhancadde" Laxanka: Cabdalle Maxamed Carraale "Sagsaag" #maandeeq #faadumokaahin #maandeeqqaraami #qaraami Heeso kale oo qoraal leh ka daalaco boggan: heellooy.blogspot.com/
Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"
Просмотров 162 тыс.5 лет назад
Muuniso Luuqda: Xaliima Khaliif Cumar "Magool" Erayada: Saxardiid Maxamuud Jebiye #magool #xaliimokhaliif #xaliimokhaliifcumar Xaliimo Khaliif Cumar #qaraami #hees #heeshore #heesjaceyl Heestaan iyo kuwo kalaba waxaad ka heli kartaa linkigaan hoose heellooy.blogspot.com/
Carro'edeg - Sahra Axmed Jaamac (Lyrics / Lyric Video)
Просмотров 27 тыс.5 лет назад
Carro'edeg Luuqda: Sahra Axmed Jaamac Erayada: Muuse Cali Faruur Laxanka: Xuuxuule (nin hilible ahaan jiray buu ahaa) #sahraaxmedjaamac $sahraaxmed #qaraami #heeshore Fiiro: Beri hore, badhtamihii 1973, ayay heestani soo baxday. Waxa ay ku jirtay riwaayad la odhan jiray Agoon Aabbo La' oo Muuse Cali Faruur curiyay. Maxamed Mooge ayaa isna heestan qaaday. Heestaan iyo kuwo kalaba waxaad ka heli ...
Aad iyo aad alaah yaa arxam magool
Allah ah unaxaariisto fadumo maandeq aamiin aamiin
NnmHhk a shd jb l
😢😢
Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Haday kula ahaatay Amar ilaahay weeye Umalka aan la luudo!! 🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤦♂️
Sml.land.iyo.july.1.1960.iyo.maanta
Sml,land,iyo,somlli
Jùñ?iyo?julay
?
Coolland,war
Abni,wasallama
Alle,how,kor ddiyo ,cimrga,mandeq
Abni,wadallama,slland
Gobanimo,jun,iyo,julay
Sakirye,saqid ka siyasisada
Alle swt Naxariiistiii Jannno Alle Hasiiiyo Yaaa Rabi Aaamiiin Aaamiiin Aamiin Aamiiin Aamiiin
Heestaan waa 4 bayj.2 waxaa lahaa ciise dhancad hal bayjna ina saleebaan bide halna dacar sida uu sheegay ciise dhancade waraysi laga qaaday
Kabanku (cuudku) waa mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin ayaa ku raaxaystay inooguna raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee
👋👋👋👋👋❤❤❤❤❤👋👋👋👋
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mirihii Xuseen Ow Faarax Dubbad 1966
Waa midhihii saxardiid maxamed jabiye
Jannadii Fardawsa Eebbe ha kuu gelbiyo aamiin aamiin aamiin 💟🎉😢😢🤲🤲🤲
Maxamed mooge liibaan iyo sahra axmed Jaamac weeyi,,, AUN labadaba,,,
Maqnaanshaheedu waxa uu ugu kacay qiimo badan,waxa uu ku jiraa xabsi caashaq,waxa uuna halis u yahay dhimasho.
Mudo dheer naan heestan dhegaysanayeye 2021
7/8/2024
Alle how naxariizto jannadii fardowza alle haka waraabiyo
By77
Alle ha u naxariisto xaliimo khaliif magool Aaamiin Aaamiin Aaamiin
Erayadii aun maxamed cumar hurya iyo tubeec
Alle haydiin naxariisto
A*U*N Xaliimah Khaliif Magool Eebbow Jannoh AAMIIN!!!
Heestan sedex abwaan ayaa wada sameeyay Page waxa sameeyay ciise dhancadde Page waxa sameyay A saleban bidde Page waxa sameyay m Adan dacar
20-jun-23 talaado, ¹⁴'⁴⁶pm iyo masallaha hargeisa😐
Ex
I don't get tired of this song
Illhy.hownaxariisto
Dulmaan qabaayoo Adaan ku doortoo 😭😭😮💨😮💨
Ereyadi calibsugule riwaayadi mahuraan 1965 hargaysa ku daawaday magool way yarayd 24 jir ayey ahayd
Ereyadi AUN ABWAAN XUSEEN AW FAARAX..Codka AUN MAXAMAD SULEYMAN TUBEEC...Late 1965.
AUN AL-FANAANAH XALIMA KHALIIF MAGOOL, iyo heestani MUNISA Ereyadi XUSEEN AW FARAX Waxaa kula luqeeyn Fanaaninta:- 1- AUN CISMAN MAXAMAD C/KARIM. 2- AUN MAXAMAD SULEYMAN. 3- AUN AXMAD M GOOD SHIMBIR. 4,- AUN XASAN DIIRIYE FARAX. 5- AUN AXMAD MOOGE LIIBAAN. Waxaa qiyaasi kartaa inta Fanaan ee Ku luuqeysay.
Ana kama calool go cisho mid aan is aragnoo dhakhso Ii cajabiyee
Eraydii muse Ali faruur laxan xuuxuule anti
wahwah heestani siyaasad ayay ahayd
Bal dadyow aduunka labadii is doortay isu daacad maho iyagays dilaaya🥺
Ereyada heestan waxa wada sameeyey Ciise Warsame (Ciise-dhancadde), Axmed Saleeban Bidde, iyo Maxamed Aadan Dacar... Laxanka iyo muusiggu waa sax oo waxa sameeyey Cabdalle Maxamed Carraale (Cabdalle-zigzag). Ilaahay jannadii Firdowsa ha geeyo Ciise iyo Cabdalle oo abti rumaad ii ahaa..... Aammiin
I tager alahayow arinteyda kala tal ada tosin karo aun
Runti hes qaliya mamo mandeq 4.8.2022 goobtu muqdisho
Wa 4.8 2022.10:31am boosku muqdisho
Dadaka ugu wanaagsan somaliya xaqiiqadu haka been sheegen waa daacad qiyaamo mayaqaanaan sida yahuuda isaaq daarooka loogu soo koreyey gur yahooda daacidi ma,hingoodo yahuuda isaaq daarood ingriiska mareykanka khaliijka kulugood sheydaanka ayey u shaqeeyaan
Codkaan waa cajiib iyo erayo dhaxal gala 20/8/2022 JARIBAN MUDUG PUNTLADN bacdal duhur hda igadanbayso like isaar
🩺👍
caku gabdhaha iminka heesa maxaa udiiday inay sidaan u heesaan
Hawey he is best friend and soomaliya isaaq and daarood is not soomaliya
Sheydaanka waa aduunka waa yahuud ingriiska mareykanka khaliijka waa sheydaanka ilmihia