- Видео 19
- Просмотров 26 539
Abwaan Dhuunkaal
Кения
Добавлен 4 май 2020
Abwaan Dhuunkaal- si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
kuwaan wa rag xanaqsan uma qalmaan xil farmaajo iyo shariif ina abdishakuur?
Maxaa madaxda qaarkood, murmaan daba socda sida kuwaan farmaajo iyo shariif ina abdishakuur?
Просмотров: 85
Видео
Axmed Madoobe waxa uu ka shaqeynayaa burburinta Jubbaland.
Просмотров 2,7 тыс.2 часа назад
Axmed Madoobe waxa uu ka shaqeynayaa burburinta Jubbaland.
Cafaayadu waxay keenaysaa cuduro badan sida kansarka sambabada, xanuunada wadnaha, iyo....
Просмотров 237 часов назад
Fariin cafimaad Cafaayadu waxay keenaysaa cuduro badan sida kansarka sambabada, xanuunada wadnaha, iyo dhibaatooyinka neef-mareenka.
Abwaan dhuunkaal"oo IsbitaladaAbwaan dhuunkaal"oo Isbitalada
Просмотров 1369 часов назад
Abwaan dhuunkaal"oo IsbitaladaAbwaan dhuunkaal"oo Isbitalada
"Wixii Soomaali Ah Ee Geeska Africa Ku Nool Ha U Diyaargaroobeen Dagaal Lagu Qaado Abii Axmed"
Просмотров 62712 часов назад
"Wixii Soomaali Ah Ee Geeska Africa Ku Nool Ha U Diyaargaroobeen Dagaal Lagu Qaado Abii Axmed"
"Waxaan Arkaayay Gabar Dhahayso Dalka Kala Gooya Caqli Xumadaas Uu Muuse Ku Shubay Dadka Waa Inaad..
Просмотров 1,3 тыс.14 часов назад
"Waxaan Arkaayay Gabar Dhahayso Dalka Kala Gooya Caqli Xumadaas Uu Muuse Ku Shubay Dadka Waa Inaad Ka Shubtaa Madaxwayne"
"Qabuuraha kuwa jaqafada kala baxaya ee oromada ah madaxaa lagu dhufanayaa, kuwa.....
Просмотров 2,4 тыс.21 час назад
"Qabuuraha kuwa jaqafada kala baxaya ee oromada ah madaxaa lagu dhufanayaa, kuwa.....
ifka idinku dayn meyno hadaa jamacada gaheyr bur burisaan...
Просмотров 354День назад
ifka idinku dayn meyno hadaa jamacada gaheyr bur burisaan...
Kuwa lacagta lacararaya e dhahaya qor qoor dhulka danta guud naga iibi iyo qor qoor wa tuugo...
Просмотров 659День назад
Kuwa lacagta lacararaya e dhahaya qor qoor dhulka danta guud naga iibi iyo qor qoor wa tuugo...
Aduunyadaan xaqii garamartay gaal ka talinaayo seemore....
Просмотров 316День назад
Aduunyadaan xaqii garamartay gaal ka talinaayo seemore....
"Qab'qable axmed madoobe dalkaan adiga kuu afduubnaan maayo ee taas ogoow"
Просмотров 1,2 тыс.День назад
"Qab'qable axmed madoobe dalkaan adiga kuu afduubnaan maayo ee taas ogoow"
Gabey qofka laabta qarax loogu xiray iyo luqunta Hoosteeda Ee Lagu Qanciyay Inuu Is Dilo...
Просмотров 27914 дней назад
Gabey qofka laabta qarax loogu xiray iyo luqunta Hoosteeda Ee Lagu Qanciyay Inuu Is Dilo...
Gabey' siyaasiga islaam-ka ah waa in uu sameeyo sidii Seyidcumar,Maba sameyn karee......See more
Просмотров 44514 дней назад
Gabey' siyaasiga islaam-ka ah waa in uu sameeyo sidii Seyidcumar,Maba sameyn karee......See more
Hugaanka puntland" moryaan miyaa mise madax marka aragto sidee u dhaqmaan?
Просмотров 1,2 тыс.14 дней назад
Hugaanka puntland" moryaan miyaa mise madax marka aragto sidee u dhaqmaan?
"Gargaarkii hay'adaha wuxuu ku dhamaaday dhulka abgaal"
Просмотров 18514 дней назад
"Gargaarkii hay'adaha wuxuu ku dhamaaday dhulka abgaal"
"Gabadha yartaa ee sawirkeeda lagaa daba keenay ee guryaha aad ka jajabisay, xasanow ilmahaaga kama.
Просмотров 15 тыс.14 дней назад
"Gabadha yartaa ee sawirkeeda lagaa daba keenay ee guryaha aad ka jajabisay, xasanow ilmahaaga kama.
"Dhulbahante dhibaatada lagu wado waxaa ka danbeeyo maamulka rajiimka Muuse biixi"
Просмотров 2,7 тыс.14 дней назад
"Dhulbahante dhibaatada lagu wado waxaa ka danbeeyo maamulka rajiimka Muuse biixi"
"Xamar Abgaal baa leh,Mudulood baa leh"
Просмотров 1 тыс.14 дней назад
"Xamar Abgaal baa leh,Mudulood baa leh"
Muusa Biixi Itoobiya waxba kuuma qaban karto. Beesha Dhulbahante waa kuwii.....
Просмотров 15321 день назад
Muusa Biixi Itoobiya waxba kuuma qaban karto. Beesha Dhulbahante waa kuwii.....
Habargidirta la qaxinaayo ka hadal
Barafasor ba aayso xasan gurguurte qabyaladisa iyo bobkisa miya kuqarinaysa
Waaw kkkkkkk
Juba land ma aha goof hawiye maxaad ka badeli kartaan axmed madoobe madaxwayne ka ah juba land.sxb
😂😂😂😂 xabsi waa in loo taxaabaa waa qaran dumis
Dhibaato waaye kulahaa kkkkkkkkvkkkkkk
Sheeko hawiye looma baahna sxb
❤❤❤❤❤❤
Hooyadaa ha abaahiyo madoobe kalabyahow Mooriyaanka ah kkkkkkk
Moryandi aya hadlesa
Haloogu daroh sowmaaha khalad qofnah ma jecla inuu cunoh dawao muda dhaaftay markaa xilku waa afarsano hadii cid iska joogaysoh waa inuu dalka xoog ku qabsadaa sidii siyaad bare
Dhunkaal, gurigiina ka hadal, inta aad dad gurigood ka hadleysid
Abwaan dhuunkal😊
Jubbaland Waa state ee lakiin ka Waran kan xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo Kuba Qabyaalada ku daba yaacaya baa Somaliy kala diraya ee Adiga iyo Kuba fikirkaaga aaminsan xassan diirato dadka ha hor dhaafiyeen hadii kale nin Waliba goof buu leeyahey xassan diirato Wuxuu Madax u Noqon donaa inta beeshiisu degto Adeer xassan diirato isagaa Marqaati isugu filan Wuxuu Shaley farmaajo ka diidey Cid ka yeeleysa Ma jirto
Xasan yu ku wasin meshaan oromo kaa tahay langab xon cilan tahay
Ex MW Maxamed Siyad Bare Ayaa BBC weydiisay Muqdisho maxaa Kasocda hada Waxa Uu kujawaabay Muqdisho Yey Ooman baa kuhabsatay?
Haawiya waa cadaab kaka mid ah cadaabaha?
Haawiye baa iska leh kismaayo?
Waryaa oromo xon tahay
GO'AANKA HAAWIYE WAALA OGAADEY?
GO'AANKA HAAWWIYA QARINAYAY WAXA CADEEYEY SANBALOOLSHE?
Oromo meshaan kaa tahay hawiye landere bananka yalo oromo cilan tahay langab kaa tahay
Dhunkaalow Sagaaro xaar muuqday Aas Aastaa Haawiya namaste wax Aan Qarsoomayn Ayuu Dada hadaan?
Abwaan Dhuunkaal Sheekadaadu Sheeko Haawiya Ahhaa?
As wr wb walaal daacad waxaad tahay nin somali udhexeeya dadsal kudoorNay waa walaashaa hati ah
Xassan dhiiqad uu walaqayo ka waram
Xasana muxuu cunayaa
Run. Badanaa. Sax
Maxaa adiga kaagalay dorashada Somaliland waxaa faqashbaad katahaye aamus
Xaar nool oo socda tahay duliyahow damiirka doofaarka leh in ilmo xaaraan afweyne caruurti afweyne ayad ahayd ey afweyne ruufiyanka u ahayd naag yahow afka huurada leh
Masha allah tukiga ayaa lagu sameyay arintaan dadkiisii la qalqalay somaliyeey baraaruga
Jeytoow hadaad runta ka hadashay. Shiica iyo suni iska dhaafa ee haloo midooba gaalada. Culuma ku sheeg. Ushaqeeya sacuudi. Oo naguwareeriyay shiica ee lasoo diray. Alaha cadaaba 1000.000goor waaya alaa kashifay. Iney isku diraan abuuraan wax layiraahda suni ito shiica kadibna loo ilooba. Yahuud ito gaaladii oodhan waxeyna culumadaas ushaqeeyaan. Boqor salmaan. Qaa in nimadooda hada wey aamusan yihiin wax ka dhacaaya sacuudiga. Waad garaneysaan culumadaas. Alaha soo qabta gaalka ayagaa ka halis badan
Aaway culumadii. Garka qojofsanaa ee sacuudiga wax kusoo baratay. Nagu wareeriyay shiica iyo eeraan maad ka hadashaan. Yoomulqiyaamaha sacuudi ka bilowday. Afka ala idin qabay. Balaayaad culuma utihiin kaliya waxey ka fadwoodaan. Meelaha halista ah ee islaamka. Qatarta ku ah. Iyagaanba. Salmaaniyiinta kala ah. Mushaarna ka qaata. Ala idin cadaab. Janaba ma arkeysaan
Xamar waxaa iskaleh xamar cadcad
Hope Valley Pennsylvania
That is great 👍
0000+0000=0000
Wa sax. 😢😢😅😅😅🎉😂😮😅
80 jir Qabyaaladiiste ah baa tahay, Aakhiro Qabyaalad meeshay ku geyso adigoo cimrigaan jira aan aragno..
Garaad laawe ayaad tahay xamar talyaani u noqo hadaad rabto nabad iyo inaad noqoto qaybti konfureed ee talyaniga ka xorowday...intaad carabey i caawiya masarey i difaac maraykanow iga ilaali ashabaab eratarayay ii tababar askar waxaad noqoneyso iyo wax lagu weydiinaya ma jirtee doqon baad tahay doqoniimana daawo ma dawladnimana kaa fog dal horta ka xoroobay ingiriis anigaa wax la iga weydiinaya intaad leedahay indho la'aan baad socota hadaad wax tahay maxaad ciidan u tababaran laadahay ee wadamo kale dhaqaalaha loogu siinayo ma is weydiisay waxaad xoroowday adigoo aan xuduudahaaga talyaani gacanta ku hayo kuguna wareejin ciidan milatariyana aan lahayn dhaqaalaha iyo gaashaandhigaba waxa ka masuula ilaa hadda qoran qm talyaani 12ka abriil eed sheegato waa maalintii la asaasay ciidanki scothka ee jsland waxaad u waalanaysaa shuruucdaada dawladnimo ayaan kuu buuxin waxaad wax ku ahayd shuruucdii dawladnimo ee somaliland kuula timid sidaa darteed ayaad ku af gobaadsata somaliyi ma kalagu'i karto adoo qarinaya ceebahaga siyaasad xumo ee aad samaysay 60kii ogow somaliland dgiig ayay u shabtay lasoo noqoshada madaxbanaanideedii luntay 60kii waana taad diyaaradaha iyo dubaabadah madafiicda ku garaacaysay dadkeeda iyo magaalooyinkeedaba waa lagaa amusay lagaama aarsan waayo fidmo hakay ka bilaabanto uun bay ku noqota nafsigii waakaa afrikaan amxaar iyo gaalo dadkaagii diyarado iyo madaafiic ku garaacayan ee itoobiyo dhulkaagii kugula murmayso itdoo ku leh argagixisan adiga iyo anigaba inaga difaacaya waxaan ku leeyahay tiisa daryeela ta kale wax taarta ee taada u tali '''''' cirona waa madaxweyne Somaliland masiirka iyo dastuurka Somaliland loo dhaarinayo wax uu ka badali karo qadiyada Somaliland ma jirto walaa isaga walaa ku ka dambeeya talada dalkan shiciba iska leh ilaashada oo ah kuwii shalay qoriga kaaga xoreeyey ee (midnimo dhimataad ku sii dhagantee dhagaha ugu rida inaanay dhacayn ')quuso oo qanac danahaaga qabso ilow Somaliland ka baro oo ku dayo dawaladnimadeeda duniday la jaanqaaday ''''''❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyogobanimo Somaliland
Taliye soomaali aawey qaxooti waaye dhamaan dhulka jiibiiesas AA saaran waad qeeliheesaa😮😮
Maamuladeena waa la maamulaa. Taa ha la ogaado.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
War robots
Waa runtaa konfur ilaa waqooyi waa sidaas Magaalooyonka qaarna waa bay la wareegeen.
Mooryaan baad tahay waxba lagaa weydiinmaayo siyaasad. Xasan gurguurte iyo Xamza waxba gacan kuma hayaan. Ninka aan Xamar xukumin iyo ninka xukuma inku dhow kala bar dhulka Soomaaliyeed ma simanyihiin? Argagixisadu waa kuwa dadka shacabka ah ee masaakiinta ah Muqdisho ku xasuuqa waxna aan laga qaban. halka Puntland dhegta dhiiga u darto cidii lagu cadeeyo argagixisinimo.
Waxaa jira nin baaxuuro barkiciya bulshada balad koo beeso boobo baa bibya shacab koo booli quutaha beeshiisa baaqaban
Waxaa jira nin baaxuuro barkiciya bulshada balad koo beeso boobo baa bibya shacab koo booli quutaha beeshiisa baaqaban
Dorashada quruxda vaden e adunka la fajacen quruxda nabada iyo iska danbeyntah ❤❤❤❤❤ gul Somaliland ❤😊😊😊
Caqli hawiye isma dhaamo
Abwaan dhuukal. 😅😅😅😅😊😊😊😅😮😢😢🎉😮😅😅😅😊😅😅😅😅😮😮😢😢🎉😂🎉😮😮😅😅😅😅😅😮😮😢🎉😂😅😅😊😅😮🎉😮😅😅😅 😂isoo wac
Adeer jooji qabyaalada, hawiyana waxba maamul kama yaqaano, naga aamus inan gumeed inan gumeed dhalay
ruclips.net/video/G5I7n7NtdGc/видео.htmlsi=HjsY60G-vYufeqtA Muqaal an cadi aheyn
Wan ku wataa abwaan
Hhhhh afka day