- Видео 232
- Просмотров 401 000
Xabiib Cige
Добавлен 21 мар 2014
Daawo. khudbadii mayir Muraad ka jeediyay xafladii qalinjabintiisa FULL
Daawo. khudbadii mayir Muraad ka jeediyay xafladii qalinjabintiisa FULL
Просмотров: 250
Видео
Khudbadii 26 june Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Nafaqo
Просмотров 1474 года назад
Khudbadii 26 june Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Nafaqo
BURCO Waa Sidee Xaalada Ka Hortaga Karoonaha Ee Gobolka Togdheer By Xabiib
Просмотров 2134 года назад
BURCO Waa Sidee Xaalada Ka Hortaga Karoonaha Ee Gobolka Togdheer By Xabiib
BURCO Gaadiid Hubaysan Oo Soo Galay Burco Iyo Maayir Muraad Oo Afka Furtay
Просмотров 2444 года назад
BURCO Gaadiid Hubaysan Oo Soo Galay Burco Iyo Maayir Muraad Oo Afka Furtay
BURCO Ciyaaraha Gobolka Togdheer Oo Furmaaya Maalinta Bari
Просмотров 834 года назад
BURCO Ciyaaraha Gobolka Togdheer Oo Furmaaya Maalinta Bari
Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Soo Maray Gobolka Togdheer 2019
Просмотров 1804 года назад
Waxa diyaariyay: Xabiib cige Daawo oo dhamayso waa barnaamij dhamaystiran oo Soo koobsanaya Dhacdooyinkii ugu Saamaynta Badnaa Sanadkii Tagay 2019...
Malaayiinbaa udhimanaya Bk hadii... Murashax xildhiban xalimo xusen
Просмотров 1274 года назад
Burco by xabiib cige xasan
Aqoonyahan Cabdisamed Jaamac X. Axmed oo ka hadlay Caqabadaha Dhalinyarada Ka Hortgaan Horumarka.
Просмотров 224 года назад
Aqoonyahan Cabdisamed Jaamac X. Axmed oo ka hadlay Caqabadaha Dhalinyarada Ka Hortgaan Horumarka.
Qoys Ka Dalbanaya Xukuumada Inay Ufuliso Qaraar Maxkamadi Soo Saartay
Просмотров 4945 лет назад
Qoys Ka Dalbanaya Xukuumada Inay Ufuliso Qaraar Maxkamadi Soo Saartay
Deg Deg Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Burco Dhimasho Iyo Dhaawac
Просмотров 1,3 тыс.5 лет назад
Deg Deg Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Burco Dhimasho Iyo Dhaawac
Maayirka Burco Oo Qudbad Taariikhiya Ka Jeediyay Shirkii Waxbarashada Dalka Ee Burco ka Dhacay
Просмотров 955 лет назад
Maayirka Burco Oo Qudbad Taariikhiya Ka Jeediyay Shirkii Waxbarashada Dalka Ee Burco ka Dhacay
BURCO Carabtu Waa Cadawgeena Siyaasi Xuseen Dhuluh
Просмотров 2655 лет назад
BURCO Carabtu Waa Cadawgeena Siyaasi Xuseen Dhuluh
BURCO Beelaha Cimraan Oo Kasoo Horjeestay Shir Beeleeyo ka Dhacaya Burco
Просмотров 1785 лет назад
BURCO Beelaha Cimraan Oo Kasoo Horjeestay Shir Beeleeyo ka Dhacaya Burco
BURCO Xabaal Wadareedyo Lasoo Saaray D
Просмотров 385 лет назад
BURCO Xabaal Wadareedyo Lasoo Saaray D
BURCO HAYADA QATAR CHARITY OO DEEQO RAASHINA GEYSAY DADKII ROOBABKU WAXYEELEEN BY XABIIB
Просмотров 385 лет назад
BURCO HAYADA QATAR CHARITY OO DEEQO RAASHINA GEYSAY DADKII ROOBABKU WAXYEELEEN BY XABIIB
BURCO Iyo Sida Looga Dabaal Degay 18 MAY 2019
Просмотров 985 лет назад
BURCO Iyo Sida Looga Dabaal Degay 18 MAY 2019
BURCO Iyo Qasaaraha Roobabku Geysteen 16 05 2019
Просмотров 1505 лет назад
BURCO Iyo Qasaaraha Roobabku Geysteen 16 05 2019
Wareega Ciyaaraha Ramadanta Ka Socda Burco Iyo Shirkada Muuse Yare Motors Oo Ka Qaybqaadanysa
Просмотров 1995 лет назад
Wareega Ciyaaraha Ramadanta Ka Socda Burco Iyo Shirkada Muuse Yare Motors Oo Ka Qaybqaadanysa
Bulshada Qoryaale Oo ka Cabanaya Gudi beeleed Faro gelin Ku Haysa Maamulka
Просмотров 295 лет назад
Bulshada Qoryaale Oo ka Cabanaya Gudi beeleed Faro gelin Ku Haysa Maamulka
Cali Khaliif Galaydh Oo Geel Ku Raacaya Duleedka Burco
Просмотров 4 тыс.5 лет назад
Cali Khaliif Galaydh Oo Geel Ku Raacaya Duleedka Burco
Xisaabiyihii Togdheer Oo Kasoo Dhex Muuqday Jabhada Caare
Просмотров 715 лет назад
Xisaabiyihii Togdheer Oo Kasoo Dhex Muuqday Jabhada Caare
Suxufiyiinta Burco oo Su,aalo Ku Karbaashay Xildhibano Ka Socday Golaha Wakiilada
Просмотров 4865 лет назад
Suxufiyiinta Burco oo Su,aalo Ku Karbaashay Xildhibano Ka Socday Golaha Wakiilada
BADHAN Qatar Charity Oo Biyo Gaadhsiisay Dadka Haraadan BADHAN By Xabiib Cigge Xasan
Просмотров 165 лет назад
BADHAN Qatar Charity Oo Biyo Gaadhsiisay Dadka Haraadan BADHAN By Xabiib Cigge Xasan
Togdheer Oo Biyo Dhaamis Ka Bilowday Iyo Qatar Charity Oo Booyadu Wareejisay
Просмотров 305 лет назад
Togdheer Oo Biyo Dhaamis Ka Bilowday Iyo Qatar Charity Oo Booyadu Wareejisay
BURCO warka Horumarinta Caafimaadka Bulshada By Xabiib
Просмотров 105 лет назад
BURCO warka Horumarinta Caafimaadka Bulshada By Xabiib
Burco Iyo 2019 Muuqaal Qurxoon iyo Waqtiga Habeenkii
Просмотров 4,5 тыс.5 лет назад
Burco Iyo 2019 Muuqaal Qurxoon iyo Waqtiga Habeenkii
Qatar Charity Oo Cisbitaal Hooyada Dhalaanka Ka Dhisaysa Deg War idaad SARAAR
Просмотров 5645 лет назад
Qatar Charity Oo Cisbitaal Hooyada Dhalaanka Ka Dhisaysa Deg War idaad SARAAR
BURCO Taliyaha Asluubta Oo Booqday Xabsiga SHADHAAB Ee Burco
Просмотров 1175 лет назад
BURCO Taliyaha Asluubta Oo Booqday Xabsiga SHADHAAB Ee Burco
Garaad is the best acting 😂
Xaqiiqadu waxay tahay umaan helin xodxodshe🗣️ xinjir🩸 baa u qubadoo waa loo xabaal galay⚰️⚰️ 20/6/2023 ❤❤❤
2023😂
Waa qiso dhaba
Somaali dadkooda dahabka ah ma qiimeeyaan I wish inaa had raali aqoon lahaa wlhi waan u qidmeenlahaa ilaahay kama dhugin waanse u duceen intan ka danbeeyo
Abwaan gaariye baa hore uyiri somalidu waa aasi og hadraawi wala xumeyy allaha unaxaristo anagana allaha nowada naxaristo🥺🤲
Allaah Xikmad aqoon iyo Xeeldheeri ayuu isku darsaday, heesaha soomaalida ugu mucjisada badan ayaan ku xusuustaa Abwaanka sida Suleekha, Cajabeey Cajiibeey, Heesaha war dheer, Jaceyl dhiig malagu qoray. Baladweeyn, Saxarla, Allahayoow Nin daacad ah , masoo koobi karo ilaaheey cimriga iyo caafimaadkaba Ha u barakeeyo.
Waaw caafimaaad kudabaaal daga shacabka qaran ka somaliland 18 may ❤❤
war ninkaasi ma gurey barwaaqo mise waa indhahayga rifan iyo lisankii uu sheegi jirey isagaaba qabe🤣🤣✌
Igu wal
Kkkkkkkkkkkkkkkk madaa na maqlayaba
Hooyo doqonka fariid ayeey kadhigtaa mansha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️
Walal
Asc
M.a gobaLka Raga Burco zxp heesta danbe yaqadaY🔥
Waankuwataa Bor GurabaqQo hhhhh😂😂😂😂😂
Wwwww😃😃
Ceebadana waxa ninkan ku dhacay
Muuqaalka burcoy macaan badan aduunka meel kuguma doorsadeen
Magaladaydii burco cadey
Guri barwaaqo barigan ayuu qosol miidhan ahaa 😂😂
masha Allah waa musuul qaran oo jamacadiisina wataa walee ku dayasho ugu sugan umadan muraad ilaahay ha ku garab galo waxad tustay umadii jid wanagsan qof fura ajar buu ka helaa
xabiib cige xasan nin aan taageero keeping go pro
first comment and view fadlan haddad iga danbayso like iisaar ana iisoo booqo linkigaa wataa m.ruclips.net/video/MOu2aYSpUto/видео.html
Very nice
l Love you burco
Ma abjada baa bahalku wyna inta 2020 dawanysa like 😂🖐
2024 kawaran
Yaa qaada heesta
gobolki raga burco cadeey
26-06-2010 ayaa burco ka boqo lay alle ha igu SOO nabad celiyo
Rigoles
My home ❤️👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻
Gurey reer magaal
Guray xididka Sudhna barigaa imika omaarkisu daaqadzar 🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkk
My home town I missed burco hodan qailo alday everday from London
wa mid aad xaq u leedahay balse waxaa ku dhanta cafiska waayo qofka naf nooleeye waa qof nooleeyey wixi ilahay abuuuray balse xaq baad u leedihin in la idin qisaaso anigu waan iska samixi laha waayo shaydan baa duufsaday ilahay agtiisana ajar kaga dooni lahaa laga yabe inan hada sidas u fekeryo oo is bedelo haday dhacdo inkasoo aan dumarka cidba wax waydiin lakiin wlaahay idinkoo is cafiya dhanta walaalnimo kordhisa wanag iyo duco kordhisa waad cadhaysan tihiin hada lakiinse mar marmarna wa wax fican cafiska waayo ma soo noqonayo hadiise kib cad uu ku dilay waaa meeshda
Way kula fududahay adiga, ileen abaha baan xaqdarro lagu diline.. balaayo aan ku so marin ma sahlana inaad ka faalaato
@@eagleaad5183 ilam fuduuda qof la dilayna maha wax fududu lakin way u kahayr badan tahay sidas ha moodin inan ahay ku dilay ilahan ku dharte ma aqaano kuwax ilay iyo kuwa la dilay mana odid qod xaqadarp ;a iga dilay somaliland ma malanayo inuu jiro reer xaqdaro qof looga dilinn berigi faqashta balse cafiska wa wax fiican hada adiga tagay rerka wax ka maqan yahay adiga xaqa aniga wa isma my opion ma ku khasabanid inad qaadataan
ruuuuuuuuuuushka ka saxiibtinimo wanaagsan waxan odhan waayo ruushka wa kula dhimanaya inkastoo uu ahaan jiray cummunist hadana waa laga faiidaya ruushka port wuu u bahan yahay maraykanka waa ninka madaxa inooga tagan iyo carabta hadanu nahay somaliland horta kow aanu u sheegno inanu ka baxaayno midowga carabta haday na citirafayn ha lagu yidhahdo sidaas ama na citirafa ama wanu ka baxayna midgow carabeed malin nin cawimo u samaynaya dalaalka africada galbeed ayaan ku idhi aad baad u cawisan africada galbeed maxad u cawin wayden africada kale sida east africa ama somalia walahay wuxu igu yidhi kuwas carabta caawisa oo ay ku xidhan yihin ama ka mid yihiin war anaga cawina oo xoolaheena gayna nama cawiyan imuu rumaysan marka aanu ka baxno carabta midogeeda awelba inaga ku darnay somalidee ruuuuuushka iyo china iran iyo north kuriya horta dalka way no dhisi laayen wadooyinka ceelasha hospitalada in kastoo ay ahayeen wadamo cumunist aha oo dhibtooda ay badan tahay hadan wax tar baanu ka heli lahayn inkasoo aan jecelahay dumuqradiyada hadana hadii la waaayay oo mar wlaaba yurub iyo ameerika dabada ino sii jeediyeen sidii kale aan wax ku helayno waan amiinsanahay arintan walaahay ana ka hadlay in badan ppaltalk ka sheegay qoraalo ku gudbiyay iminka maraykanka wuxu cawiya iyo yurub wa south somalia waxay qoooxoontiga siiyan wa south somalia waxay maalka u geeyaan si walaba ugu xidhan yihin waa south somalia waaayo ninkaan wax ka qadan karta wax loo dhiibta maadama dadka somaliland yahay dad smart ah wa la cadadiyaay bal haday aqabalin somaliland maxay dadka qoontiga u ah ugu dari wayeen ee ugu keliifan in reer somaliland isku dhiibo somalia sow waali maha hadab ruuushka inoogeeya in kastoo ruushkana laayay dadki suniga muslimiintaa aha ee syria kolayba mid walaba wax buu dilaya lakiin hadba kii dantada ka aragto raaca reer somaliland danteena wa ruuuuuuushka waayo marakaynka eeex wayn buu ka galay somaliland ruuushkana wuu soo noqon aduunkana wuxu u bahaan yahay laba quwadood oo kala baqa hadii mid qudha soo hadho dee wuxu noqon barqab kugu boodbooda ha yimado ruusha kuwan qaramada midoobay sheegtana erya oo na dhafa dheh iyagna faiido malaha waa qar xun kuwa mamuula somaliland abaaro dhibato waxa isugu darsamay maxay ka qabteen
Shadhkiii aaabo kaweynaday weeye iga daaa kula haa
Kkkkk
hhhhhh waji xaraabo
Naftayda happy kugu noqote mar hore ayan dililaha aabo kulaha hhhhhhhhh ala kan waa ciyaalki hore
msha allh
Kkkk ninkaa Abwaan ka ah Ala qozol waynaaya
Miss i Burco my City 😍😍😍😍
😂🤣😂😂😂 Rer burco idin tgera 🤣🤣🤣🤣🤣
Madaxweynaha Mustaqbalka Dhow Ee Somaliland Dr Ali Khaliif
Daarood waaye
Masha allah, wlhi cajiib sidaa baa loo baahan yahay...
Masaakiinta haddii neefka iyo caanaha ay gadaan la canshuuro, waxna loo soo celin oo aan waxba loo qaban. Caanaha laga cabayo dee lacag halga siiyo. Dhaqankii soomalida ayey ilaalinayaan oo caanaha bilaash bay u siinayaan. Reer miyiga ilaah baa xaqooda siinaya.
Cali Khaliif intuu hargeysa joogay wuuba ku cadaaday lool
Hibaaq Ahmed Nasashada iyo magaalada weyn ba u keneysa. Mxadse tiri cadaan aa maxa gabdhii danbe somaliyed midabka kala haysta.