- Видео 89
- Просмотров 950 349
Iqra Quen Official
Германия
Добавлен 13 ноя 2021
Shacabka reer Galkacyo sidee u arkaan imaanshihiisa
Shacabka reer Galkacyo sidee u arkaan imaanshihiisa
Просмотров: 451
Видео
Majirtaa Go,aan aad nolashaada ka qaadatay?
Просмотров 6517 месяцев назад
Majirtaa Go,aan aad nolashaada ka qaadatay?
Hadii Lagu dhihi lahaa maanta waad dhimanaydaa qof sii kaxayso yaaa horey u sii kaxaysan lahayd
Просмотров 1,1 тыс.8 месяцев назад
Hadii Lagu dhihi lahaa maanta waad dhimanaydaa qof sii kaxayso yaaa horey u sii kaxaysan lahayd
Soomaalida Mascarabbaa Mise waa Afrikaan
Просмотров 2,7 тыс.9 месяцев назад
Soomaalida Mascarabbaa Mise waa Afrikaan
Somali intaan ahayn kahor maxaa nala oron jiray?Aragtidaada waa noo muhiim
Просмотров 7 тыс.9 месяцев назад
Somali intaan ahayn kahor maxaa nala oron jiray?Aragtidaada waa noo muhiim
Galkacyo: imisa lacag ah ayaa kugu filan dharkaaga ciidka ?
Просмотров 1,4 тыс.9 месяцев назад
Galkacyo: imisa lacag ah ayaa kugu filan dharkaaga ciidka ?
Sidee u aragtaa in Tastuurka somalia wax Laga badalo
Просмотров 4 тыс.9 месяцев назад
Sidee u aragtaa in Tastuurka somalia wax Laga badalo
Ninkaaga inuu kula guursado iyo inuu dhinto kee jaclaan lahayd?
Просмотров 2,4 тыс.9 месяцев назад
Ninkaaga inuu kula guursado iyo inuu dhinto kee jaclaan lahayd?
Jaceylkaaga haday rajitiinkeeda Hadiyad ahaan kugu keeni lahayd ma xiran lahayd
Просмотров 1,4 тыс.9 месяцев назад
Jaceylkaaga haday rajitiinkeeda Hadiyad ahaan kugu keeni lahayd ma xiran lahayd
Ninkaaga oo dhinta maherka ma u cafin laahyd?
Просмотров 1,8 тыс.10 месяцев назад
Ninkaaga oo dhinta maherka ma u cafin laahyd?
sheeg xayawaan soomaalida magaciisa sadaxan ugu yeerto
Просмотров 4 тыс.10 месяцев назад
sheeg xayawaan soomaalida magaciisa sadaxan ugu yeerto
SHEEG NABIGII JECLAADAY DHIMASHADA? Kuna guulayso Hadiyad qaali ah
Просмотров 1,5 тыс.10 месяцев назад
SHEEG NABIGII JECLAADAY DHIMASHADA? Kuna guulayso Hadiyad qaali ah
Sheeg Taliye aan Timo lahyn Aragtidaada qeybta comments ka noogu reeb
Просмотров 34 тыс.10 месяцев назад
Sheeg Taliye aan Timo lahyn Aragtidaada qeybta comments ka noogu reeb
Sheeg wax markaa ku fariisatid kaca Reer Galkacyood iyo su,aalo Qosol MiiranAragtidaada nalawadaag
Просмотров 53 тыс.11 месяцев назад
Sheeg wax markaa ku fariisatid kaca Reer Galkacyood iyo su,aalo Qosol MiiranAragtidaada nalawadaag
Galkacyo oo Fariin dirtay ciyaartoyda xulka Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyey
Просмотров 3,9 тыс.11 месяцев назад
Galkacyo oo Fariin dirtay ciyaartoyda xulka Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyey
Galkacyo oo caawa ciidu dhaqaaqday Guushii xulka Galmudug ee koobka Maamul goboleedka dalkeena
Просмотров 2 тыс.11 месяцев назад
Galkacyo oo caawa ciidu dhaqaaqday Guushii xulka Galmudug ee koobka Maamul goboleedka dalkeena
Sheeg qofkii ugu horeeyey oo Is guda? Ama kaf iska siiya buuryada iska jara?
Просмотров 4,6 тыс.Год назад
Sheeg qofkii ugu horeeyey oo Is guda? Ama kaf iska siiya buuryada iska jara?
Sidee u aragtaa in wiilasha soomaaliyeed ay kuyaacaan gabdhaaha Morokiyaanka ah
Просмотров 30 тыс.Год назад
Sidee u aragtaa in wiilasha soomaaliyeed ay kuyaacaan gabdhaaha Morokiyaanka ah
Sidee U aragtaa in soomaaliland oo gadatay Badii Somalia kana iiɓsatay Ethiopia 🇪🇹
Просмотров 2,3 тыс.Год назад
Sidee U aragtaa in soomaaliland oo gadatay Badii Somalia kana iiɓsatay Ethiopia 🇪🇹
qabiilkee ayaa ka guursan lahayd qabiilada soomaalida
Просмотров 21 тыс.Год назад
qabiilkee ayaa ka guursan lahayd qabiilada soomaalida
Hooyadaa oo garoob ah Ma guursan Lahayd Reer Galkacyood iyo su.aalo qosol miiran
Просмотров 17 тыс.Год назад
Hooyadaa oo garoob ah Ma guursan Lahayd Reer Galkacyood iyo su.aalo qosol miiran
Qabiilkee sii lahayd Madaxweyne kuxigeenka Puntland iyo 17 xilibaan ee dhulbahante
Просмотров 5 тыс.Год назад
Qabiilkee sii lahayd Madaxweyne kuxigeenka Puntland iyo 17 xilibaan ee dhulbahante
SOMALIA 🇸🇴 oo tartamaysay Gabar uur leh Dunidii kayaabsatay ...
Просмотров 1,5 тыс.Год назад
SOMALIA 🇸🇴 oo tartamaysay Gabar uur leh Dunidii kayaabsatay ...
Sidee U aragtaa In madaxda DFS ay yiraahdaan way burburu hadaysan joojin garab istaaga dadka Rer Sol
Просмотров 2 тыс.Год назад
Sidee U aragtaa In madaxda DFS ay yiraahdaan way burburu hadaysan joojin garab istaaga dadka Rer Sol
Reer Galkacyood oo kala taageeray Deni vs Asad Diyaano Adigu waa kuma musharaxa aad taageersan tahay
Просмотров 15 тыс.Год назад
Reer Galkacyood oo kala taageeray Deni vs Asad Diyaano Adigu waa kuma musharaxa aad taageersan tahay
Muuse handaraab haduu dilo maxaabiista Waxaa balan qaadaynaa Inaan xarig ku dilno maxaabiistooda
Просмотров 2 тыс.Год назад
Muuse handaraab haduu dilo maxaabiista Waxaa balan qaadaynaa Inaan xarig ku dilno maxaabiistooda
Ku guulayso $100 💵 dollar kana jawaab suu,aalahan , sheeg nabigii dilay Aabihiis oo gaal ah
Просмотров 2,8 тыс.Год назад
Ku guulayso $100 💵 dollar kana jawaab suu,aalahan , sheeg nabigii dilay Aabihiis oo gaal ah
Reer Galkacyood oo u dabaal dagay Maalinta Jaceylka aduunka 14 February
Просмотров 3,3 тыс.Год назад
Reer Galkacyood oo u dabaal dagay Maalinta Jaceylka aduunka 14 February
MUUSE HADUUSAN LAASCAANOOD CIIDANKIISA KALA BIXIN HARGEYSAA LAGU MURMAYAA || ARAGTIDA REER GALKACYOD
Просмотров 2 тыс.Год назад
MUUSE HADUUSAN LAASCAANOOD CIIDANKIISA KALA BIXIN HARGEYSAA LAGU MURMAYAA || ARAGTIDA REER GALKACYOD
Good ❤❤❤
Guursi waa is wasno Hada kawaran adiga adaba nasa macaan kugu yaalaane iyo daba yar sexy
Asc Adga ayaan ku guursan lahaa
WAX markaad ku fariisato kacaa waa Guska Raga
War Amay gariiga gaariga loo dhigo thy
🇸🇴 gabdhaha Somalia 🇸🇴
Waa dhurwaaga ama fiidmeerta
Maxa wayo
Nafaqo
Hi
No
Hadaanu reer Mudug nahay waji malihin dee😂😂
Saratoga
ruclips.net/video/_14VwENCiqw/видео.html
Hehehr wa sigaysan laha ku lahaa😂😂😂😂😂😂😂
Waa. Qooraha. Iyo naasaha
Naa xishood raga maxaad ka waydiin
Kkk
Waxa qawan ku astura waa xaaskaga waxa marka ku farisato kaca waa kitirka dumarka bal ninow hadii naag kitir leh ay kugu farisato kintirka dumarku isagoo masmaar noqday baad dareemi kintirka ani taas baan arkay
😂😂😂 4:28
Iqra madax yaro😂❤
😂😂😂😂
Iqra wn kusalaamay wlhi jclhy inaan marwalba ku arko oo bernaamijkaaga daawado waana jclhy ehlu faraxnimadaada lkn my sister wanaagga ku dadaal wn ku jecelahaye ina hooyo my.sister ❤❤❤❤❤❤❤
Naa iqra quen Marka Ku arko ayaan kacsada wllhi
Wall icafi😂😂
Asc Abaayo dadka qaar ayaa laga yaabaa in ay kugu riyoodaan sidaas darteed waxaan damcay in aan wax xun kudhaho hadana aakhiro ayaan XASUUSTAY lagana yaabo in aan horey kuu idhi hadalo xun_xun waxaan kaa codsanayaa in aad icafo🎉🎉🙏🙏🙏👍 Ilaahay tubta toosan haa nagu duwo AAMIN🤲
Majeerteen caqli xumaa xaarka reer mahad kulahaa fulayada guri Kuma lahaa
Reer wacays baa leh
Somali ba iska leh hadii uu ilahay ku idmayo
🎉
Show dhakhdhakh le waa waXdhintay kulaha marko🤫🤮🤮🤣
Ilaahow na waal 😂😂😂😂😂😂😂😂
Iqra Queen 👑 is smart 👍👍👍🎉🎉🎉
Waa guska
❤❤❤❤
Xishod majira miya
Liibiyaanka daawada hablihiina fuulaya ragiinana gubaya ee dilaya korkoodna jarjaraya markaas baad carab qashin nimadeed ogaan doontaan odayaal baa idin lumiyaye
Carab maroodi baa kufilan africaan kuweerara dadka ifkaan uliita ayaad sheganeysan oo ah adooma cadcad oo liita
Anigu naag maahi carab waanaag
Carabta wax ay somalida kanecebtahay majirto carabi waa naag ayuu yiri aqoonyahankii sayidka ahaa
Somali carab maahan haday carabyihiin carabi buu afkooda ahaaan lahaa maahan carab waxayna ku hadlaan af somali run ah
Qofka wuxuu ahayn sheegtana waa garac oo kale oo sheeganaya qof aan dhalin ama uu ahayn
Qofka naca wuxuu eebe siiyey maliibaano somaliyeey haka tagina dadnimadiin fikira waa somalinimadee
Waxaa muujinaya in somalida ay ahayn carab waxaa nooshegaya afka somaliga aan ku hadalno ookagooniga ah carabiga iyo midabkeena mariinka ah iyo madowga intabadan aanahay iyo dhaqanka hore aan lahayn ee timaha guudka ah iyo guntiinada iyo marada hoos laga xiranjirey mardambe ayuu nasoo galey dhaqankan shisheeye ee dharka ah mar aan noqoney kuwa isliida kadib warfikira matihiin carab balwaydiya hadaa doontaan carabka dhaha ma somali baatahay wuxuu kuleeyahay maahi carab baan ahay adiga marka mawaxaad kaliidataa ood sheganeysaa wax aan kurabin oodana ahayn war been laguma noolaado ee runta kunoolaada fikira hana kafaanina midabkiin iyo dadnimadiin waa somalinimadee
Somalida waa dad sare oo is liidaya dadka kalena wax moodaya
Somalida waa dadka aduunka oo dhan ey kaimaadeen
Somalida waa somali carab manihin carabna maahan somali waydiya carabta dhaha ma somali baatihiin waxay idin dhahayaan manihin somali ee carab baan ahay qabyeesha somalibaa tihiin fikira walaalayal
Waa wax aad looga naxo !!! 20 jirkii somalia 2024 inuu sidaa u hadlo beerka allah ku gooyo Sxb 😢 fiiri Somali waa somali ma laha sinji saxa uu galo. Ku faan somalinimadaada sxb "dheh somali baan ahay 3000 sano baan ku noolahay geeska africa" Carab iyo madaw labaduba nama rabaan aduunka dhan baa isha nagu haya . Ha sheegan carab iyo african Dheh waxaan ahay wacalka iska leh geeska africa
Ninka sheegtay inuu wax xukumi jiray, horta dadka aad sheegayso wax xukumi jiree ma jirtee, waxay dabadhilif u ahaayee Talaani oo sariiraha ku qaadi jiree markuu doonta ka soo dego si aysan cagahiisu biyaha u taaban, qof damiirleh saas ma samayn karo, sagaa markaas soomaaliya gumaysanaayey , waxay ahaayeen gudoomiye gobol, aakhirkiina wuxuu ku dhintay xabsi ceelgaabta ku yaala. Weli lama sheegin daarood kaligii wax xukuma, inuu xoogkale soo hoos galo maahe, dhaqankaasna waxaa iska leh Yuhuuda.
Dadkaan cashar wax siiyeey u baahan yihiin sida aan u jeedo. Horta maantay hadii daarood ilaahay ka yeersiiyey "waxaa nahay carab" waa ilaahay mahadii, wax badan eey inkireene, taasna waa runtood. Horta waxaa Soomaali waxaa ah SAMAALE, ninmaan SAMAALE ahayna Soomaali ma'aha, SAMAALE waayo? Waa nin Afrikaan ah, Kushiti ka ah, waa ninkii magaca soomaali uu ka yimid, SAMAALI wuxuu dhalay 9ka ilmo samaale oo uu Irir ka mid yahay irirna wuxuu dhalay Hawiye iyo Dir oo ahaa ninamkii daarood ku soo dhaweeyeen soomaaliya asagoo laga soo cayriyey Yemen, tuuganimo daraadeed oo Doon la soo saaray si qasab ah, inta loo maarawaayey, sheekadu waa dheer tahay oo halkaan laguma soo koobi karo waxay u baahan tahay barnaamij dhan, marka hadaad inaad ka bogato rabto gal WALOOS MEDIA OFFICIAL, hakaas aad si fiican uga dhargaysaaye.