Arafat Xusein
Arafat Xusein
  • Видео 5
  • Просмотров 114 138

Видео

#africawildanimals #africanwildlife #africananimals #Lion #Nairobi #Lionwalking #Kenya
Просмотров 263 года назад
A lion walks casually along a busy Nairobi highway traffic jam | Lion in Traffic | Nairobi Kenya
#africawildanimals #africanwildlife #africananimals\n\nELEPHANT TRAFFIC JAM | KENYA HIGHWAY
Просмотров 363 года назад
Elephant protesters stop traffic and cause a huge roadblock in Kenya Highway.
Abdikadir Jubba Sagal hooray oo da,aydhibcahiisi soo simay #Jubba #heeso #abdikadirjubba #somali
Просмотров 99 тыс.3 года назад
Sagal hooray oo da,ay dhibcahiisi soo simay saxansaxa udgoon badan sadriga iyo laabtaa sida tahay i deeqdee su,aalaha ku weydii sax miya jawaabtani ? sikastaba ayaamuhu ha is daba socdeen waan salgaarnay caashaqa sadax sano iyo dheeraad caashaqii saanyaday sanbabada jirkeygiyo saameeyay feeraha hadii aadan saacidin sucaadey walaaley naftu wey iga socon laheed sikastaba ayaamuhu ha is daba socdeen
Abdikadir Kaskey #C/qaadir Kaskey Loora Muuna #Kaskey #C/qaadir #Hees #Heeso #Somali #Shidan
Просмотров 15 тыс.3 года назад
Dooqeyga... Kaskey hees shidan

Комментарии

  • @KhalifYare-p3d
    @KhalifYare-p3d Месяц назад

    Cabdiqaadir Cumar Macalin Keep rocking banger❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 месяца назад

    Iscaden in lasosiyadiyo aba laga solexiyo shirkada suqa kena shanti dukanba mid usi ibiya jira inlaxarasho siay suq uwaayaan wax badan warato lagu furaa suuq kasto oo shobin aba mina maarkid kasta xaqa waratada lasoo celiyaa wax kasto bilaw sidey iyagaba ukenan daragiska sixur shobin warato xaraash ayi minamarkis sabun wax kabadan laguarko warato leh dhulka

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 5 месяцев назад

    Anoo ilmo yar ah baan maqli jiray dukaan agreena oo wiilal aad sigaarka u caba caleen shaax la iiga diri jiray

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 5 месяцев назад

    Maashaa Allah codkiisa hees ma dhageesto hadii kale juba xasan aadan iyo hibo nuura

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 10 месяцев назад

    Yaaa salaam

  • @Mohalyrics12
    @Mohalyrics12 10 месяцев назад

    Aduunyo maantana ciyaal ayaa izka heesa waxaasina waa #Dowlad la,aanta wadankeena #Hooyo ku hapzatay

  • @Mohalyrics12
    @Mohalyrics12 10 месяцев назад

    C.juba ciyaalkii hore ee la zoo #Kifaaxay fanaaniintii #Hoboladii #WAABARI ayuu ka mid ahaa

  • @jabaqsheegmedia9948
    @jabaqsheegmedia9948 Год назад

    Waa erayadii abwaan yusuf maxamed mumin (yusuf yare)

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j Год назад

    Lgend abdiqadirr jubba.❤

  • @abdullrahmanissa6622
    @abdullrahmanissa6622 Год назад

    Geedow kaskey , heeskan ma isagaa lahaa mise qof kale ayaa horay u qaaday

  • @hodansaid6482
    @hodansaid6482 Год назад

    Dayax iyo farxiyo heestoda😂

  • @yahyeidiris2245
    @yahyeidiris2245 Год назад

    From dayax iyo qoftiisa😮

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 Год назад

    I.a Five years later, look 😢 4:47

    • @nasibyare5042
      @nasibyare5042 Год назад

      😢 si kastaba ayaamuhu ha is dabo socdeen

  • @abduwaliAxmed-t9t
    @abduwaliAxmed-t9t Год назад

    Dayax dalnurshe iyo qoftisa ciday kaso washay😂 welcome

  • @abdihakinali6001
    @abdihakinali6001 Год назад

  • @CyberLx
    @CyberLx Год назад

    Xaaskayga sucaad la dhahaa, tolow iyada miyaa loo qaaday heestan? Masayr maaha dee caadi iska dhiga.

  • @HORRAD2
    @HORRAD2 2 года назад

    VIVA CABDALQQAADIR JUBBA

  • @caligaab7799
    @caligaab7799 2 года назад

    Cali gaab

  • @mohamedidle3876
    @mohamedidle3876 3 года назад

    Old is gold

    • @arafatxusein
      @arafatxusein 3 года назад

      Somali classics... #throwback