Ibraahim CuliMo
Ibraahim CuliMo
  • Видео 649
  • Просмотров 2 270 163
WAXAN DHICI KARIN Baa Dhacay | Subxalanalaah..... Balwaxaan Eega
Waxaan Dhici Karin Baa Dhacay, Maanta Dhabad Waa Lagu Soobaxay....
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo
Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL...
(Nagusoo Biir) Mahadsanidiin
SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅
profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL
#SOOMALIYA
#ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian #youtuber
#falaqaaynta_siyasada
#update #news #xogta #xaqiiqo #somalia #africa #degdeg
#world_news #ilasoco #goobjoog #wararka #warbixino
Просмотров: 888

Видео

QUDBADII Suldan Abdulahi, Waxaan Katalinayaa Nabada Mareexan...Baaq Ayuu Diray.....
Просмотров 2973 часа назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian #youtuber #falaqaaynta_siyasada #update #news #xo...
Waa Ladilay ASKARIGAN, Hadana Dilkiisa Meel Mahaysto, Xogta Dilaka,Cida Dishay, Dadka Looxiray......
Просмотров 2,5 тыс.2 часа назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian #youtuber #falaqaaynta_siyasada #update #news #xo...
MAPP Xasan Sheikh KEENAY oo Isku Diray MAAMULADA Dalka, Xogta Madoobe oo Wada Qorshe Halisa.........
Просмотров 1,7 тыс.4 часа назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian #youtuber #falaqaaynta_siyasada #update #news #xo...
XOGTA Dagalka"Xasan Sheikh & Axmed Madobe, Gobalka Gado oo Helay Fursado DAHABI AH,Ma Faidaysn Donan
Просмотров 2,5 тыс.4 часа назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian #youtuber #falaqaaynta_siyasada #update #news #xo...
MW DANI Meel shabaaab & Tuugo Haysato Dorasho Qof & Cod Ah Qaabkee Loogu Qaban Karaa.......
Просмотров 6034 часа назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian #youtuber #falaqaaynta_siyasada #update #news #xo...
DEG DEG"ASKAR Marexaan oo Lagu Layay Dhusamareb, MW Dani oo Afka Furtay, Yirina Doorasho Waa.......
Просмотров 7 тыс.4 часа назад
ASKAR Mareexan oo Lagu Layay Dhusamareeb, Cida Laysay? Qaabka, MW Dani oo AFka Furtay Yirina Xamar Waxa Kasocda Maaahan Wax Uroon Somaliya, Waa Mid Kala Gaynaysa Dadka & UMADA....... Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ fa...
MAREEXAN OO Hub & Gadiid QABTAY | XOGTA Hubka & Gadiidka, Yaa Laha, Yaawatay, Yaa Loowaday.........
Просмотров 9 тыс.7 часов назад
MAREEXAAN OO Hub & Gadiid Gacanta Ku Dhigay, Xogta Hubka, Mesha UU Kayimi Goobtuu USOCDAY..... Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #b...
Sharaf Dhimatay | DUMAROW Raali Ahaada, Ninkaan Lifti Buu NAGA Qaatay🤣🤣
Просмотров 1,1 тыс.7 часов назад
Xaliimo Ninkaan Waa Naga Tagay Yaan Naloo Qaban🤣🤣 Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #best #journalist #political #analyst #comedian...
SOMALIA Waa Maalin TAARIKHIA, TURKi OO Shidaalka & Khayraadka....
Просмотров 9697 часов назад
SOMALIA Manta Waa u MaaliN Taariikhiya, Waxaa Yimid Markabkii Shidaalka, Waxaana Lasoo Saarayaa Shidaalka Somalia, Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA...
MAREEXAN Jifa Kamida oo Suldaanka Sade Marexaan Maamuusay, Soona Dhaweeyay......DAAWO
Просмотров 6229 часов назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo #falaqaaynta_siyasada #doorasho #galmudug #koonfur_galbeed #puntalnd #HIR...
WACDARIHII MAANTA Xisbiga KAAH, Shacabka Somaliland oo Maanta Muujiyay Cudud, Kulmiye MAYA AYAY....
Просмотров 2249 часов назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo #falaqaaynta_siyasada #doorasho #galmudug #koonfur_galbeed #puntalnd #hir...
DHIMSHO & DHAWAC AYAA Jira, Gaadiid Ayaa Lakal Furtay, Xogta Dagalka Dir & Reer Diini Marexan.......
Просмотров 10 тыс.9 часов назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo #falaqaaynta_siyasada #doorasho #galmudug #koonfur_galbeed #puntalnd #hir...
SHACABKA SSC KHATUMO CanshuurTii Ay BixiyeeN WATA Lamiyada Lagu Saray, SSC Wxy Noqtay Hormudka Dalka
Просмотров 2,4 тыс.12 часов назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo #falaqaaynta_siyasada #doorasho #galmudug #koonfur_galbeed #puntalnd #hir...
Maxaa Dhexyaal Mareexaan & Dir, Bal Fiiri Hadaladaan Labada Dhinac.....
Просмотров 2,4 тыс.12 часов назад
Welcome Channel @Ibraahim CuliMo Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL... (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅ profile.php?id=100080438737133&mibextid=ZbWKwL #SOOMALIYA #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo #falaqaaynta_siyasada #doorasho #galmudug #koonfur_galbeed #puntalnd #hir...
BEESHA DIR Waa inay Dhisaan Ceelka Ugaaska Mareexan, Nabadon Abdulahi............
Просмотров 3 тыс.14 часов назад
BEESHA DIR Waa inay Dhisaan Ceelka Ugaaska Mareexan, Nabadon Abdulahi............
UGAAKA MAREEXAN, Ceelkayga Dadkii Gubay, Yaan La Raadsan, Yaan Lagubin Ceelkale, Ducadayda Qaata....
Просмотров 2,5 тыс.14 часов назад
UGAAKA MAREEXAN, Ceelkayga Dadkii Gubay, Yaan La Raadsan, Yaan Lagubin Ceelkale, Ducadayda Qaata....
DEG DEG SOMALIA OO Yeelatay RW Kuxigeen 2Aad, DHib & Dheef Kaybay Leedahay, Aragtidaada.......
Просмотров 47016 часов назад
DEG DEG SOMALIA OO Yeelatay RW Kuxigeen 2Aad, DHib & Dheef Kaybay Leedahay, Aragtidaada.......
Muse Biixi oo Diyaarad Soo Bandhigay Kadib Maxa Dhacay🤣 Somalilnd oo TIRI Muuse Kuma Rabno, MW CIRO.
Просмотров 1,1 тыс.16 часов назад
Muse Biixi oo Diyaarad Soo Bandhigay Kadib Maxa Dhacay🤣 Somalilnd oo TIRI Muuse Kuma Rabno, MW CIRO.
21 OCTOBER Maalintii MW SIYAD BARE, Muxu Qabtay, Farqiga Udhaxeeya MADAXDA Manta & MW Siyad Bare....
Просмотров 1,5 тыс.16 часов назад
21 OCTOBER Maalintii MW SIYAD BARE, Muxu Qabtay, Farqiga Udhaxeeya MADAXDA Manta & MW Siyad Bare....
DEG DEG Yaa Burburiyay Ceelkii Ugaaska Marexaan,Xogta,Ujeedka, Gaarsiiya Mareexaan....
Просмотров 7 тыс.19 часов назад
DEG DEG Yaa Burburiyay Ceelkii Ugaaska Marexaan,Xogta,Ujeedka, Gaarsiiya Mareexaan....
XOGTA DAGALKA Gado, Dhimashada Aya Gartay Ilaa 30,Dhaawaca, Ayaa Ka Danbeeya Dagalka, Ujeedka,Xogta.
Просмотров 5 тыс.19 часов назад
XOGTA DAGALKA Gado, Dhimashada Aya Gartay Ilaa 30,Dhaawaca, Ayaa Ka Danbeeya Dagalka, Ujeedka,Xogta.
DEG DEG XOGTA QARAXA, Xamar Waa Lagu Baaba'ay,Dhimasho Waa Tiro Beel,Dhaawaca,Goobta,Fahfhint Qaraxa
Просмотров 2 тыс.День назад
DEG DEG XOGTA QARAXA, Xamar Waa Lagu Baaba'ay,Dhimasho Waa Tiro Beel,Dhaawaca,Goobta,Fahfhint Qaraxa
XASAN SHEIKH oo Darood La'aantii Waxba Qaban Wayay,Heshiiska Wagardhac & Saleban Maxa KA Runa.......
Просмотров 6 тыс.День назад
XASAN SHEIKH oo Darood La'aantii Waxba Qaban Wayay,Heshiiska Wagardhac & Saleban Maxa KA Runa.......
XASAN SHEIKH oo QABIIL DADKA KAWAANIYAY, Xasanow Isdhagayso Ismaqal Adigu, Munafaqad Watanaa........
Просмотров 3,5 тыс.День назад
XASAN SHEIKH oo QABIIL DADKA KAWAANIYAY, Xasanow Isdhagayso Ismaqal Adigu, Munafaqad Watanaa........
DEG DEG RW XAMSE oo Moshin Laga Gudbiyay, XILDHIBANADII oo Afka Furtay Yirina........XOGTA MOSHINKA
Просмотров 3,1 тыс.День назад
DEG DEG RW XAMSE oo Moshin Laga Gudbiyay, XILDHIBANADII oo Afka Furtay Yirina........XOGTA MOSHINKA
FASHIL,Saleeban & Wagardhac oo Fadhiga Kukala Kacay, Qodobada La Isku Diiday,Yaa Nabada Diidan......
Просмотров 3 тыс.День назад
FASHIL,Saleeban & Wagardhac oo Fadhiga Kukala Kacay, Qodobada La Isku Diiday,Yaa Nabada Diidan......
CABUDWAQ Waxa Ka Dhacay Waxaan Dhicin,MAREXAN SADE 1 QODOB, SULDAANKA 1 QODOB, Madaxda 1 QODOB......
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
CABUDWAQ Waxa Ka Dhacay Waxaan Dhicin,MAREXAN SADE 1 QODOB, SULDAANKA 1 QODOB, Madaxda 1 QODOB......
MAREEXAAN SULDAAN BUU YEESHAY, Daawo Xaflada Caleema Saarka Suldaanka......
Просмотров 2,1 тыс.14 дней назад
MAREEXAAN SULDAAN BUU YEESHAY, Daawo Xaflada Caleema Saarka Suldaanka......
Suldaan Abdulahi Suldan Siciid Suldanka Sade Marexan Ayaa Manta Lagu Caano Shubay Cabudwaaq.....
Просмотров 1,6 тыс.14 дней назад
Suldaan Abdulahi Suldan Siciid Suldanka Sade Marexan Ayaa Manta Lagu Caano Shubay Cabudwaaq.....

Комментарии

  • @warrior_566
    @warrior_566 27 минут назад

    Guuleysta walaalahey mareexan sidaas kuwada Isku duubnaada Horgalada dheg ha u dhigina sidii reer SSC sameeya

  • @TufaahWarsame-x2k
    @TufaahWarsame-x2k 30 минут назад

    Mareexaanoow Galnus iskaga baxa. Dhuusamareeb caddaalad iyo Dawladnimo ha ka sugina. Wallee wax badan ayaad soo joogi doontaan.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Час назад

    Wagardhacdu dhaadheeraa mashaAllah❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Час назад

    Wagardhac waa laandheerayaal ggulaysta ❤❤❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Час назад

    Wagardhac waa laandheerayaal ggulaysta ❤❤❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Час назад

    Soodhawayn way dhaaftay❤❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Час назад

    Suldaan welcome❤❤❤

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Час назад

    War wax qabsada umada waad kahartene.intaad adinka isku maqneyden.weligey mamaqal wagar dhac ugas waa nabadoon ugas ubood saldano waa tii (100)sano kor udhaftay nabadon baa yaabay meshey wagardhac kasheegatay ugaas away hororsame😂😂😂😂

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn
    @abdulkadiradedhussein-cg4vn 2 часа назад

    Kharash badan ayaa socda😅

  • @AbdulkadirMire
    @AbdulkadirMire 2 часа назад

    Sade Guuleyso

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 3 часа назад

    Kuwa difaaca shamshuurtarka uhaya uduceekkkkk

  • @AbdiFarah-xu3pw
    @AbdiFarah-xu3pw 3 часа назад

    Masha allaah

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 3 часа назад

    Maashaa alaah sudaanka soo dhaweyntiisa dhabad suldaan cllaahi suldaan siciid

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 5 часов назад

    Meesha dawlad kama jirto. Xasan Dhiiqo oo ku mashquulsan yahay inuu faagto QABUURIHII dadkii dhintey iyo dhul boob. Soomaali god mugdi ah ayey ku dhacdey. Tuugo ayaa SHIR been been ah isugu yimaadey. 😂😂😂😂😂😂

  • @superfun1819
    @superfun1819 14 часов назад

    Dawladda kujiirtaan Mareexaan sharciyo adaag sameeya

  • @superfun1819
    @superfun1819 15 часов назад

    Qof Mareexaan yuusan iskuu aminin... Hg jahiliin ubadan

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 16 часов назад

    Maskiin naga aamus

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 День назад

    Maxuu ka donay ilen degankisa ma ahe

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 День назад

    😪😪 Ilma yar buu ahaa Ilaahay idin cadaab!

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w День назад

    war adeer ciidan iskuma jiro maanta daarood ciidanka hawiye kujira mareexaan baa jira ee iskaga baxa meesha wax soomali ladhahaa majirtee

  • @bby6
    @bby6 День назад

    Mareexanow maxa idinku dhacay wali nimanki idin dilayey miyaad ushaqeneysan?

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w День назад

    war naacda iska daaya oo meesha maamul ma jiree iskaga baxa oo hadalka iska daaya ama sidaa u naacleeya mareexaanoow talo taasaan idiin hayaa

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari День назад

    Waa reer sookordhay minutes yidhi waa sx waa reer uqalma mmaamul oo maamul ah baryo maaha

  • @SaidoMahmoud
    @SaidoMahmoud День назад

    Masha Allah Alxamdulilaah Allah barakeeyo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 День назад

    Allah yaa arxama wiilkaas.

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤❤

  • @ucarraalegeedi2236
    @ucarraalegeedi2236 День назад

    Cadawgaaga haddaad askar u noqoto ma huresid in lagu dilo. Biyamaal dir baa lagu sheegaa. Jiido dir baa lagu sheegaa. Gal mudug waa cadaw askarta marreexaan haka soo wada bexeen. Marreexaan ha dhisto ciidamo rigli ah oo mishaari ah. Ugu yaraan saddex kun oo heegan ah. Oo furimaha aan ka soo tageynin. Inta magaalada joogtana ha noqdeen ciidamada gurmadka. Teeda kale furmaha ha laga dhiso qalcado difaac adag si cadawga garta daran u xasuuqmo. Askarta difaaca ahna kasaarohoodu u yaraado . Mida kale hadey weerar so qaadaan. Adigana weerar si awoodooda loo wiiqo. Xumaan abaalmarinteedu waa xumaan. Hadey joogi waayaan ha qexeen.

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 День назад

    Xassan shiiq dowladiisa isku dhexyaac wu ku taqaquse mardhow inuu isaga iska soo dhigo wasiir isagoo Wali madaxweynaha 😂😂

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 День назад

    Maxaa geeyay meel cadawdi idinka dhaxayso

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 День назад

    mareexaan waa dad reer miyi ah reer gurigiis baa intu lagu dilo bey Lee yihiin askari soomaaliyeed dhahayaan

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 День назад

      REER MIYI IYO CAWAANBA WAA KUWA UMADA GUMAADAYA

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 День назад

    bah ugaadeen fulayo ka hadla wixii ka dhacey jibsiile been

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 День назад

    Iska qabta cadowga hal halka idin ugarsanaya🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 День назад

    Labadaba wa in la dila ayaga dilay degdeg ki labadaxabadoid ka maqnayen aya dilay hurdada ka kacay hadi kale hal hal iyo lix lix hala idin layo xoolayohow iska didaya inta wiil oo ay idinka dilen dila adinkuna dhiginayeyna ku raxaysan cadowga walal ma galan hawiye ha kala dadsananina ee isuuhiliya tugadan wa idin barten labadiba waa in la xira ama lawada dila ama ki labada xabadod ka maqanyihin la dila qof kale ayuu hos uga dhibay oo ku tiriyey wa shirqool ay u dhigeen hadan lo dilin waa dhimasho iyo ciil noo mag waa in la dilaa ninka labada xabadod ka maqan tahay maxa la idin ugarsanaya ugarsada idinkuna shurunshurta maxa se wax idinkugu daray adinko daaroid ah hwiye miyad sixrantihin dadkan waa shisheye cadow ah oo qiyano dil kugu dhexwada adinkana walal somaliyed ayad u maleysan hurdada ka tosa waa in la idinku warejiya labadaba waz shirqoolen wana wana amar lo diray fahma ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @barlin1622
    @barlin1622 День назад

    Sorry Sorry my blod

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b День назад

    Mawaxye kula tahaye xasan munafaqoow inaad isku dirikarto darood oo dhan was halfar hadaalin adoo hawiya ah

  • @barlin1622
    @barlin1622 День назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b День назад

    Marka uuleeyahay ugaasksn jaga sinaya majaguu ugabaahan yahay ugaaska ilaahaye baa boqraye oosharaf❤❤❤❤❤❤❤ iyoqiimobadan oolasoo kobikarn oodadkiisa marixanka uhayaan

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b День назад

    Wariye culumom waxaan rabaa inaaad igagarsiisid salaan xurmad iyo sharaf iyoqiimo badanleh salaan kabacdi sade marixaan waa inaaye iskutashtaan isaaminaan quraan badanna aye aqristaan ujeedadayad hadalka waainuu yiri xasan munafaq ugaaska marixan ayaan jagosiinayaa

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu День назад

    Ibrahim culimow way kaa muuqata inaad jaahil tahay waana sababta caruurtaada ay u yihiin kuwa keliya ee maanta lagu tijaabiyo hubka culusow iyo mahad kawaanle ay keenan wixii somaliya la oran jiray......nacalaa adiga iyo jaahilkaa tahayba wase iska dhig magacaan laga ilbaxay ee somaliya la oran jiray....iyo caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 hadana loo badalay caasimada beelaha hawiye.....

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 День назад

    Masha allh❤❤

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 День назад

    War axmed madoowe xaqaaga iyo xaqdarood buu u dagaalamayaayee waa maxay caqli xumada ku heysata? Xasan waxa uu ka soo horjeedaa wax allaha iyo wixii daarood ah waxa uu aaminsanyahayna in darood oo dhan uu dhulka la simo. uuna adeegsado dadka maan gaabyada ah oo aan fiirada mustaqbalka dheer lahey. waana kan kugu hubeenaya Dir iyo Habar gidirba

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu День назад

    Waxaa ii muuqda Dani dameer oo bilaabay taageeridii qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah daniyow waxba hanoo dhuuman adaa awalba kenyatiga kusoo daray qaxootiga killinka si ay kismaayo u geeyaan.....hadana waxaad bilowday inaad qaxootiga killinka u iljabisho......

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 День назад

    Doqonkaan macasha weeyni, madaxweeyne kasta oo wadanka yimaada wuu ishortaagaa! Somali dooran maayaan shaydaankaan caloosha weeyn

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 День назад

    Wiillka mareexaab maxaa geeyetey dhuusamareeb ? Waa anoo ag rreeŕ widhwidh ah baaleh???

  • @Aargooste10
    @Aargooste10 2 дня назад

    Viva ahmed madobe cadaawgeenu wa xassan Shiekh oo u isticmalayo d5 qeeybi oo xuukoon

  • @Milgomedia1
    @Milgomedia1 2 дня назад

    Ibraaahimow anaa reer Gedo ah Ahmed waa cadowgeena lkn xasan baa kasii cadowsan, intuu xasan xabaala qote iitalinlahaa adeerkay Ahmed Geedanaar haiska walaaqdo wixiisa.

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh День назад

      war maa ka xishooto in labo nin oo danahoda wato xasan iyo madoobe maxaa ku dhex dhigay dantaada ma ka raadsatid

  • @Milgomedia1
    @Milgomedia1 2 дня назад

    Goboladii Darood buu yiri waalagu muransanyahay, balo kudaftay Gurguurtow.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 дня назад

    walalo ibraahim Amed madoobe waa ninka didey inu 5D kursiga siyasada laga qato, Failed government dabajadii waa hadiqat alhayawanat ee abgaal

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 дня назад

    waa qalad adeer axmed loo sooraaci maayo xasan xabaalo qote oo daarood neceb nasac halka loosocdaba magaranaaysid