- Видео 198
- Просмотров 897 124
Isir TV
Добавлен 25 ноя 2014
Waa in aaynu kala harnaa, CUmar Dhuulle Cali (AUN).
Source:
www.spreaker.com/user/amsomradio/waa-in-aaynu-kala-harnaa-cumar-dhuulle-c
Amsom Radio, qaybta fanka, suugaanta & madadaalada.
www.spreaker.com/user/amsomradio/waa-in-aaynu-kala-harnaa-cumar-dhuulle-c
Amsom Radio, qaybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Просмотров: 2 366
Видео
Alla Walallac Beeneey, Cabdi Cali Bacalwaan
Просмотров 2,3 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/alla-walallac-beeneey-cabdi-cali-bacalwa Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Abyan, Cumar Cabdulle Shooli
Просмотров 1,3 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/abyan-cumar-cabdulle-shooli Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadalada
Gacal maan ka gaaraa, Suuli Cali Cismaan (AUN) (made with Spreaker)
Просмотров 16 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/gacal-maan-ka-gaaraa-suuli-cali-cismaan- Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Cidlaan kaligeey ku cararaa, Faduma Qaasim Hilowle (AUN)
Просмотров 6 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/cidlaan-kaligeey-ku-cararaa-faduma-qaasi Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Dadka magacyadooda qariya maxaa facebook keenay?
Просмотров 8217 лет назад
Aqoonsiga qofka muhiim ma yahay? FACEBOOK LIVE with BeLive.tv Amina Muuse Weheliye with Ina Dalmar
Labadeena Googa, Amina Cabdillaahi & Xasan Aadan Samatar
Просмотров 3,5 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/labadeena-googa-amina-cabdillaahi-xasan- Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Maxaa keenay ceebaha, Saada Cali & Maxamed Aadan Shamuuri
Просмотров 9 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/maxaa-keenay-ceebaha-saada-cali-maxamed- Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Kheeyrto, Axmed Shariif Killer iyo Siteey qosol-wanaag
Просмотров 26 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/kheeyrto-axmed-shariif-killer-iyo-siteey Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madadaalada.
Waraaqaha, Faaduma Duur
Просмотров 1,1 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/waraaqaha-faaduma-duur Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Caashaqii i lumiyoo, Xasan Aadan Samatar
Просмотров 5 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/caashaqii-i-lumiyoo-xasan-aadan-samatar_1 Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Muriqiina maala, Khadiija Cabdillaahi Daleys
Просмотров 1,2 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/muriqiina-maala-khadiija-cabdillaahi-dal Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Iilka ii qoda, Cumar Dhuulle Cali AUN
Просмотров 1 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/iilka-ii-qoda-cumar-dhuulle-cali-aun Amsom Radio qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
awlaad Jaceyl dhalay, Salaad Darbi & Faaduma Cabdillaahi Maandeeq
Просмотров 10 тыс.7 лет назад
Source: www.spreaker.com/user/amsomradio/awlaad-jaceyl-dhalay-salaad-darbi-faadum Amsom Radio, qeybta fanka, suugaanta & madadaalada.
Dalmar iyo Deeqa, Salaad Maxamed Shardi (Darbi) iyo Xaliima Khaliif Magool
Просмотров 3 тыс.7 лет назад
Dalmar iyo Deeqa, Salaad Maxamed Shardi (Darbi) iyo Xaliima Khaliif Magool
Hunnu Hunnu, Khadiija Cabdillaahi Daleys
Просмотров 1,4 тыс.7 лет назад
Hunnu Hunnu, Khadiija Cabdillaahi Daleys
Au Revoir Au Revoir, Shukri Muuse Weheliye (Deggan)
Просмотров 7 тыс.7 лет назад
Au Revoir Au Revoir, Shukri Muuse Weheliye (Deggan)
Maba doonayaanee, Axmed Cali Cigaal & Hoboladda Waaberi
Просмотров 1,9 тыс.7 лет назад
Maba doonayaanee, Axmed Cali Cigaal & Hoboladda Waaberi
Amina iyo facebook LIVE kii ugu horeeyey part 1
Просмотров 2528 лет назад
Amina iyo facebook LIVE kii ugu horeeyey part 1
Malab Macaan, Mawliid Maxamed Cusmaan & Faaduma Ibraahim Sanuura
Просмотров 11 тыс.8 лет назад
Malab Macaan, Mawliid Maxamed Cusmaan & Faaduma Ibraahim Sanuura
Dad bey Meeli Bugtaa, Hobollada Waaberi
Просмотров 6 тыс.8 лет назад
Dad bey Meeli Bugtaa, Hobollada Waaberi
Hala sheekeysan, Maxamed Axmed Kuluc & Amina Cabdillaahi
Просмотров 6228 лет назад
Hala sheekeysan, Maxamed Axmed Kuluc & Amina Cabdillaahi
1968 song .. Cali jareere
ciyaal wardhiigleey waan salaamaayaa, qaasatan barxada warta..
Xaakim keeygaa kusoo xureeryayee xasil iigu soo xaluulee ❤❤❤❤❤ gacal godkaa galey
😭🥵🥵
Hoyo ilmo madabarto xiro sida xuduud kudhelan tirakob inta darbi jiif rajo aba agon kebadan kihoyadi dhintay ki aabihi dhintay
Waa hees qaaliya
Hees xusid mudan Heesta " Calas" Riwaayadii Guur ama guurso 1973 Abwaan Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Cabdikariin F Qaarey JIIR AHUN
😢 laba miira 2024😢❤ best song ever
Masha Allah. Waxan xasuustaa laga soo billabong 1984 ilaa 1988 magaalada Muqdisho meeshii aad Martaba waxaa ka shidnaan jirey heesihii sulfa. Waa waqtigii aan dugsiga dhexe dhinaya.Allow cimriga noo brakee oo Allow nabadii noo soo celi.
XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL " & HEESTII " CAASHAQII KU DHAGATIRAA, AFKA LAGAMA DHOWREE..TOP CLASSIC MUSIC ORIGINAL HEESTAN " CAASHAQII KU DHAGATIRA AFKA LAGAMA DHOOWREE" WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA AY AUN MAGOOL CAAN KU TAHEY, WAA HEES AAD U QIIMA BADAN MARKA AAD EEGTO DHINACA JACEEYLKA, WAA HEES DAREEN BADAN LABA QOF OO JECEEYL RUN AHI KA DHEXEEYO OO KALA MAQAN WAA QISADA HEESTU SOO GUDBINEEYSO WAA LABA QOF OO KALA MAQAN. MASKAXDA AY ERAYADAASI KA SOO BURQADEEN WAXA UU AHAA AUN ABWAAN XUSSEIN AW-FARAX DUBAD LAXANKA & MUSIGA: BASHIIR XADI CODKA: XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL"
Wuxuu ahaa Fannaan Buuxa Ilaahey ha u Naxariisto M.G. Shimbir Xariif ❤❤❤❤❤❤Wllhi
Abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba Cune) ayaa curiyay mar lagu xiray Itobiya.
old is gold
Alaa yaraxama maalin duuhur ah ayuu dhintay 2005
Laba miire waa qof waalida dhaqanto qaba oo marna ku dhufta marne aad moodo qof caafimaad qaba oo aysan maskaxdiisu caadi ahayn
Mirihii cabdiqaadir beeley laxankii mowliid maxamed cismaan codka faadumo ibraahim sanuura iyo mowliid maxamed cusmaan
Xilligii iskugu kaaya dambeysey fanaanka diridawa maqaamka sh isxaaq wada Fadhisan jirey ilahow abtigey u Naxariiso
Hees xusid mudan Heesta " Calas" Riwaayadii Guur ama guurso 1973 Abwaan Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Cabdikariin F Qaarey JIIR AHUN
2:13 Heestan waliged lagama xiiso dhici doono zulfa nin cajiib ahaa..... cajiib hadana fanka wuu kabaxay maqlay 30 yrs ago however faanki wanagsana dawladi somalida ladhintay unfortunately
Heestaan codkeeda shucaaac Laheyn malahan miyaaa❤❤❤❤
🎉🎉🎉 Maasha,allah shukri muuse sister aad baan kuu salamayaa xasuus habeenkii iigu dambeysey oo aan subixii ka soo dhoofey muqdish ayaan barnaamij aad ku jirtey ku fiirsadey shalamadii cali kamiin qiyaastii sanadii 1993
Erayadii aun abwaan Mxmmed Cali walash.
Thank you
Waayo waayo ayey isooxasuusiyeen kooxdii heeganqaybta banaadirga
Sida uu ii sheegay nin ree Boondheera ah laba miiraa wuxuu ahaa nin waalan oo ciyaalka xaafadda ku dheel dheeli jireen
❤❤❤❤mcn
❤❤❤❤
Xeebti Siesta, Djibouti, iyo saanadi 86-87. Axxx wakhtigu orod badnaa. 😢
Waqtigaa Riyadu sacuudi carabiyaan joogay Cassette vidéo Ayaan ka dawaaday 1987 dii
I feel you dear friend
#ORIGINAL #ORIGINAL #LyricsSongMasciideed #CABDINAASIRMOALIM Muuq dheer cadceedoo MARKAA soo baxaysiyo Waxaad tahay man iyo Doog Madheedhkoo bislaadiyo Midha canab mayeygaaa Cirkiyo mooddaa galbeed Meel meel Uga egeeeeey Waxaad tahay masciideed Maariin dhallaal xigga Middabka middabka Akhtar Jebbiskaaaa Middabka midabka Akhtar Jebbiskaaa #AAMINA #AHUN Raggu magaca guud iyo Magta wuu ka siman yahay Malkada U horaysiyo Waxaad tahay ma dhaafaan Muddankiisa muuni subaxiyo Maaxddii ceel Samaan Meel meel Uga ekoooow Garta macalinkeediyo Waxaad tahay maskaxda U Jihayseee U jihayseee #CABDINAASIR MOALIM Miyyi iyo magaalaba Intaa xidhan mariyo dhixir Kollay aniga maankay Marwadkodii baad teee Masna dumar mullaax Qudhac iyo miida subagaa Meel meel Uga eg'eeeeey Waxaad tahay mas ciideed Maariin dhalaal Xigga Middabka middabka Akhtar Jebiskaaaaa #AAMINA #AHUN Mannaayaha colaadeed Maalintuu ragg kala baxo Miiddaanka geesigga Waxaad tahay mucda U galla Ma baaqdaha maggoolkii Dhirtiyo maadh uu roob helay Meel meel Uga Ekooooow Garta macalinkeediyo Waxaad tahay ma garatada Maskaxda U jihayseeeee Maskaxda U jihayseeeee. ______________________ Heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii Galbeed waa La xoreeyey 1977. Hassan Ganney. 1:20:55 GALBEED WAA LA XOREEYEY. Erayadii Hassan Ganney Laxankii ********** Luuqda ABDINAASIR Luuqda AAMINA AHUN.
Waxaan ahay saadaam cali waraabe heestaan waxaan dhageeysan jiray 2005tii😢❤ ayadoocanjalada ok waayawaayo❤
Axyaa hees. 1986 aan ku arkay Sulfa asagoo ku xiran saldhiga yaaqshid
Nin saas u heesi karo habargidr laga helaa
Wale waa hees qaliya
Legent allab u naxriisto 😢
Would noolyahay
Saadaam
waa igu socotaa walaalow
That's why we love our legends and there smooth knowledge ❤🎉
❤❤❤
Heesaha beeysaaniga ahaa.
Waa hore ayaan dhageesan jiray hada 40 sano ayaan galay ilaahoow u wada naxariisto ana ii naxariiso
Waxa xasus igu riiday marki an 17 sano jir an ahyo gabar wagas schoolka lacgta dhigan jiirtay ana asxabteyada ayan mesha Maraynay hestana noshiidned marka gbadha school ayado kaso baxeyso indhahena isku dhacen jaceyl ban daremay malinti dnaba sidi okale meel Anka dheern ayan isku aragnay wan Isla shakeysanay jawi jacyel ayan galnay hestan dhictanka moblika ayey sartay gabdhi ayey idi iyo reerka way guuren hada waxan maqlay in ay gursatay ayn maqlay 4 Caruuna ledahay heestan jawigi jacylka ayey igu kicine an somaary xasuus ila hadana singlenimo ayan kujira 🤧😔😔
😢😢😢ooh way dhacda sxb life is not fair enough
Heestan i qoraal ah ya meel igu sheego
KOOXDII HEEGAN LABO RIWAAYD OO BANDIRI AH 1- MURUG JACEEL HADII LA HEELAAYO HEESAHOODA OO DHAN 2- SAFAR JACEEL IYADANA HEESAHEEDA OO DHAN HADII LA HELAAYO KU SOO DAR YUTUBKA BY AHMED SHARIIF SHEEEKO MUSIKISTE MULAXAMIISTE
Xasuus dheer ayeey iitahay runtii
Waxaa ka danbeysay RIWAAYADII SAFAR JACEEL KOOXDA HEEGAN QEEBTA BANAADIRIGA KOOXDA AYEEY AHAAYEEN HEESAHEEDA MEEL KU SHEEG
Heestu waa afSoomaali waxaana ka fahmay aad ayay u yartahay waxana fahmin waxay ka hadleyso
Xiddigtii is xujaysay ayay ku jirtay.
Allaah naxarisato erayadi maxamed cali kaariye 1972
Singub ayaa leh heesta riwaaydii yaxaas dhagaduub ayay ku jirtay
Abwaan heersare1 kwrn hestaan
Dvdddddddddcddvczzc. . S
Duruuf maaleygu diidee Dadoo doodaan qabaan Dantey waa gaari waaye Dadaalkee maa yaraa Alla Yaa raxma