SOMALI DIASPORA CHANNEL
SOMALI DIASPORA CHANNEL
  • Видео 26
  • Просмотров 8 180
GOLAHA MALGASHIGA QURBAJOOGTA SOOMALIYEED OO FARIIN U DIRAYA DFS
Golaha Malgashiga Qurbajoogta Soomaliyeed wuxuu fariin u diraya DFS in la dardargeliyo Siyaasadda Qurbajoogta Shuruucdeeda si loo sahlo iyo ay qurbajoogta si sharci ah in ay waddanka ku joogi karaan. Sidoo kale sharciga wuxuu u sahlayaa in ay si dhab ooga imanaynin ay waddanka ku maalgashtaan.
Просмотров: 205

Видео

MAXAA LO ASAASAY GOLAHA MALGASHIGA QURBAJOOGTA SOMAALIYEED
Просмотров 151Месяц назад
Waa markii ugu horaysay ee laga dhaqan geliyo Golaha Malgashiga Qurbajoogta Somaliyeed taas oo u gogol xarayso in ay cod isku keen u samaynayso qurbajoogta Somaliyeed ee malgashatay waddankooda.
CANSHURTA CUSUB VS QURBAJOOGTA
Просмотров 73Месяц назад
Waa barnaamij ku salaysan fahamka canshurta cusub VAT samaynta ay waddanka ku yeelankarto iyo qurbajoogta waddanka maalgashatay ay ka masuultahay Golaha Malgashiga Qurbajoogta Somaaliyeed sida Dawladda Federalka Somaliya u maareenkarta daqliga ka soo galayo canshurta cusub.
GOLAHA MALGASHIGA QURBAJOOGTA SOMAALIYEED MAXAY KA YIRAHDEEN CANSHURTA CUSUB
Просмотров 141Месяц назад
Waxay ka hadlaysaa canshurta cusub ee DFS ku soo rogtay waddanka, iyo figradda ay ka qabaan qurbajoogta Somaliyeed.
DAAHFUR GOLAHA MAALGASHIGA QURBAJOOGTA SOMALIYEED
Просмотров 1292 месяца назад
Waa Daahfurka Golaha Maalgashiga Qurbujoogta Soomaaliyeed oo saldhig u ah isku xirka Qurbajoogta waddanka maalgashatay, qurbajoogta doonayso in waddanka maalgashata iyo waddanka hooyo, sidii saro loogu qaadi lahaa kabayasha dhaqale ee waddanka. Sidoo kale sidii ay cod oogu noqonlahay dhamman qurbajoogta waddanka maalgashatay.
SHIRKA QURBAJOOGTA SOMALIYEED IYO DANTA DOWLADDA QADAR
Просмотров 9482 месяца назад
Shirka Qurbajoogta Somaliyeed ay marti galisay Dowladda Qadar iskuna keentay Qurbajoogta in Dowladda Federalka Somaliya, arin inoo dhimaneed, wayo Qurbajoogta waxay Dowladda ka sugayeen in ay shirkaa iyo mid ka wayn waddanka ku qabato. Hadaba, sida ku cad wax lagu hormarinayo arimaha qurbajoogta kama soo bixin, waxaase laga rabaa in ay danahooda ayaga ka tashtaan.
MAGALADA MUQDISHO YAA MAMULI DOONO
Просмотров 5943 месяца назад
Muqaalkaan wuxuu ka hadlayaa magaaladaan Muqdisho sidii ay u heli lahayd Maamul ku salaysan sinaan iyo cadaalad. Taasna waxaa lugu gaari karaa maarkii dorosho xag ah ay dadwaynaha daggan magalada ku soodortaan Barasaab iyo Barlamaan u adeega daanahooda.
REER MUQDISHO OO FARIIN CULUS U DIRAY ABIY AHMED
Просмотров 4329 месяцев назад
Bishaan Janayo 11, 2024 ka dhacay magalada Muqdishu mudaharaad looga soo horjeedo heshiiskii dhexmaray RW Ethopia Abiy Ahmed iyo Muse Bixi, arinta badda iyo saldhigga maleteri dowlad ku sheega Somaliland donayso in ay ooga hesho aqoonsi dowladda Ethopia,
QODOBADA NA HORTAAGAN 2024
Просмотров 2009 месяцев назад
Wa 10 Qodobo oo nagu samayndoona sanadkaan 2024 una baahan in umadda Somaliyeed la socoto wayo qaranimadayada iyo mustaqbalka caruurteena ayey samayn ku leeyinhiin, hadaan xal loo helin oo si wadajir ah wax looga qaban bur-bur horleh ayaan fooda gelindoona. Waxaan rajanaynaa in Ilahay nala garab galo oo naga samata bixiyo in sha Allah.
DAAHFUR (OPENING) SOMALI CANADIAN DIASPORA FORUM
Просмотров 309Год назад
Opening event for Somali Canadian Diaspora Forum which was organized by the Somali Canadian Diaspora who are part of the Canadian Multicultural society numbering close to 450,000 strong community. The purpose is to create a platform to unite all the community in order to take part the reconstruction and investment of their native country Somalia.
TALO SOO JEDIN REER TORONTO-CANADA
Просмотров 246Год назад
Waa barnaamij Wadatashi ay soo qabanqabisay hayadda Talo Soo Jedin saldhigeedu yahay magalada Muqdisho iyada oo wadashaqyn la samaysay hayadda Midaynta Toronto Canada
KACDOONKA BLUUGA OO XOREEYAY SOMALILAND
Просмотров 405Год назад
Kacdoonka Bluuga wuxuu ka socdaa gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn oo intii sannad ku dhawaad ummadaas u halgamayeen sidii ay iskaga xorayn lahayeen Dowladda iskusheega Somaliland, nasiib wanaag Ilahay baa gushii siiyay jab aan la arag oo lamaqal garsiiyay cidamadii Madxwayme Muse Bixi.
YAA KA DAMBEEYO IN SHIILLING SOMALIGA LA DAABICIN QAYBTA 2AAD
Просмотров 409Год назад
Waxay ka hadlaysaa qayta 2aad waraysiyo iyo falaqayn sida ay u asaasmeen Salama Bank iyo Dahabshiil Bank.
YAA HORTAAGAN IN SHILLING SOMAALIGA LA DAABACO
Просмотров 809Год назад
Muqaalkaan wuxuu ka hadlayaa Shilling Somaliga oo ka mid ah astaanta qaran tariiqdiisii iyo sababta loo daabici la'yahay intii ay dawladda Federalka Somaliya ay dhalatay.
400 SOMALI AH OO LAGA DHOFINAYO KANADA (CANADA) IYO HAYAD ISIKA XILSAARTAY IN AY KA BADBAADISO
Просмотров 629Год назад
400 Somali isigu jiro xaasas iyo dhalinyaro rag iyo dumar, oo dowladda Canada ku dhawaaqday in waddankooda lagu celinayo iyadoo loo cuksanayo in aysan soo marin nidaamka u dagsan waddanka.
WARAYSI AGASIMAHA WAAXDA QURBAJOOTA SOMALIYEED CABDULQADIR KAMTIIRAY EE WASARADDA ARIMAHA DIBADDA
Просмотров 185Год назад
WARAYSI AGASIMAHA WAAXDA QURBAJOOTA SOMALIYEED CABDULQADIR KAMTIIRAY EE WASARADDA ARIMAHA DIBADDA
WARAYSI AGASIMAHA WAAXDA QURBAJOOGTA SOMALIYEED EE WASARADDA ARIMAHA DIBEDDA DFS
Просмотров 55Год назад
WARAYSI AGASIMAHA WAAXDA QURBAJOOGTA SOMALIYEED EE WASARADDA ARIMAHA DIBEDDA DFS
SOMALIYA OO IMARAADKA LA WAREEGI DOONO
Просмотров 174Год назад
SOMALIYA OO IMARAADKA LA WAREEGI DOONO
DEYN CAFINTA SOMALIYA OO KALA BAYRKA TAAGAN
Просмотров 249Год назад
DEYN CAFINTA SOMALIYA OO KALA BAYRKA TAAGAN
SOMALIYA DAYN CAFINTA OO KALA BAYRKA TAAGAN
Просмотров 500Год назад
SOMALIYA DAYN CAFINTA OO KALA BAYRKA TAAGAN
KACDOONKA BLUUGA WAA HIIL QARAN
Просмотров 371Год назад
KACDOONKA BLUUGA WAA HIIL QARAN
DHALINYARADA CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA
Просмотров 268Год назад
DHALINYARADA CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA
XISAAB XIRKA 2012 2016 AAN BARLAMANKA LAKEENIN
Просмотров 286Год назад
XISAAB XIRKA 2012 2016 AAN BARLAMANKA LAKEENIN
XISAAB XIRKA SANADLAHA DOWLADDA FEDERALKA S SABABTA AAN BARLAMANKA LOO SOO MARIN JIRIN
Просмотров 187Год назад
XISAAB XIRKA SANADLAHA DOWLADDA FEDERALKA S SABABTA AAN BARLAMANKA LOO SOO MARIN JIRIN
WARBIXIN MISANIYADDA DFS IYO XISAAB XIRKA SANADLAHA SIDA AAN BARLAMAKA LOO SOO MARIN JIRIN
Просмотров 80Год назад
WARBIXIN MISANIYADDA DFS IYO XISAAB XIRKA SANADLAHA SIDA AAN BARLAMAKA LOO SOO MARIN JIRIN
MUQAALKA 2AAD Y@2023
Просмотров 146Год назад
MUQAALKA 2AAD Y@2023

Комментарии

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 Месяц назад

    Somalia 🇸🇴 Yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @ElmiGouled
    @ElmiGouled Месяц назад

    Kuwani wabeenaalayaal Afkiixasan Sheekh eykuhadlayasn Musuqmaasubu baneynayaa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 месяца назад

    WARDHUGADKA SOMALIALAND

  • @SuleekhaWarsame
    @SuleekhaWarsame 3 месяца назад

    mansha allah galbeyte barnaamijka

  • @hamzaahmed-tn7xt
    @hamzaahmed-tn7xt 3 месяца назад

    Waaaaawareey. Waa libaaxii Galbeete

  • @dmgproduction5
    @dmgproduction5 3 месяца назад

    Good job brother Galbeti 👍

  • @SuleekhaWarsame
    @SuleekhaWarsame 9 месяцев назад

    Daahir comantis ma aadan helin e walaalow ha is ceebeen dadan ku furi doonin yeey kuu rarin kkkkkk

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 9 месяцев назад

    Maashaa Allah

  • @guuleedguure8953
    @guuleedguure8953 9 месяцев назад

    INSHA ALLAH Guul ummadda Soomaaliyeed

  • @SuleekhaWarsame
    @SuleekhaWarsame 9 месяцев назад

    Somali laan waa dowlad jirto e hacaytamin hadaad doonnaysid in lagu dhageesto ayadaa u madaxbanaan badadeeda lascaanood ma noqonkarto maamul gobbled e waa gobol ka titan somali laan waa ka xumahay

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 9 месяцев назад

    Maashaa Allah well said brother keep up the good work 👏

  • @guuleedguure8953
    @guuleedguure8953 Год назад

    Waa run

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Maal madaxnimo mase alberko kuseexiyaa

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835

    Soo dhawaaw siyaasi sare

  • @mohamedfarah3817
    @mohamedfarah3817 Год назад

    Masha Allah tabaaraka laah

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 Год назад

    SubhannAllah 😭😭😭😭😭

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Год назад

    Tuug tuug dhashay weeyi somalidu hala tarxiilo meel walba tuganimo iyo fasahaad bay layuraraan

  • @SadiaOsman-w3z
    @SadiaOsman-w3z Год назад

    Warkaagii waa la dhageysan lahaa xoogaa laakiin Lana weyn oo aad ka hadashay ayaa ku kashiftay markii aad amaantay deni oo aad weliba sheetay in uu dagaal qaadayo imaaraadkii aad cambaareyneysana uu hishiis lagalay iyo dhaleeceynta madaxweynaha oo aad tiri goboladaas in ay isku baaba'aan ayuu rabaa si uu"usiinoogo halkaas ayaad ku fashilanyay waxaana lagu soo dhibay barnaamij lasoo diyaarsaday

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад

    Cashuur in dadka lagaqaado waa khalad waayo mahelaan eaxbarasho, caafimaaf, amni iyo horumar

  • @SadiaOsman-w3z
    @SadiaOsman-w3z Год назад

    Ina habreedkaa ayaa kusoo adeejiyey waxaana tahay mucaarad xasan shiiq iyo sheeka cusub oo aad hada biloowday

  • @bacarjenuur5162
    @bacarjenuur5162 Год назад

    Qurbajoogta waxaan sheegayaa dhulkeenii wax hayta dad ushaqaynaaya reer galbeed Ka xanuunkele mahayo

  • @filsansaalaxfilsansaalaxfr8999

    Dhalintii yaab ka ushidan qurba jokta waxan ka codsanayaa in wadankoda hooyo ganacsi kafurtaan si dhalinyarada shaqo uhelaan

  • @saaqoiimaan426
    @saaqoiimaan426 Год назад

    Xaaji dahir Hal fican ayad usharaxday

  • @filsansaalaxfilsansaalaxfr8999

    Asc somali waxa kajira musuq maasuq hadii madaxdii dalka hadii iyagu hadii eysan ogaleen xisaab xer wakuma cidakale xisaab ta xerso mel musuq ugu horeyo faaido lagama sugaayo

  • @filsansaalaxfilsansaalaxfr8999

    Asc anigu waxan oranlahaa waxa kadanbeyo in sidaa wax noqdaan mas,uliyiinta markaa xilka heso