AAMUSANE
AAMUSANE
  • Видео 24
  • Просмотров 20 216

Видео

Maxaa aay qasab utahay in aad la jaan qaado technology
Просмотров 639 часов назад
Maxaa aay qasab utahay in aad la jaan qaado technology
Barashada Inaad Naftaada Jeclaato || Sidee Loo Kobciyaa Dareen Naftaada ee Xoog Leh
Просмотров 13619 часов назад
Barashada Inaad Naftaada Jeclaato || Sidee Loo Kobciyaa Dareen Naftaada ee Xoog Leh
Qofkii aan wax dhaqaale heysan haku shaqeesto figradahaan
Просмотров 473День назад
Qofkii aan wax dhaqaale heysan haku shaqeesto figradahaan
7 shay oo ay tahay inaad ka tanaasusho haddi aad doonayso inaad guul gaadho
Просмотров 53414 дней назад
7 shay oo ay tahay inaad ka tanaasusho haddi aad doonayso inaad guul gaadho
Haku tirsanaan kaliya wax barashada nidaamiga ah || ee ku tirsanaaw self education
Просмотров 37814 дней назад
Haku tirsanaan kaliya wax barashada nidaamiga ah || ee ku tirsanaaw self education
Maxaa dhalin yarada ka hortaan || in online lacag ka sameyaan
Просмотров 22221 день назад
Xirfadaha aad baran karto inta aan la gaarin 2025 ruclips.net/p/PLZ11SLDuImteBD-GXnpdA9UCot1LQq3HO&si=FOts3G1YpQSpXifn Sidee ayaad naftaada u hor marin kartaa ruclips.net/video/FLZchmJeUv4/видео.htmlsi=929oQxOQ7Yt2kGSm
5 oo aay tahay in aad iska ilaaliso hadii aad arday tahay
Просмотров 6 тыс.21 день назад
5 oo aay tahay in aad iska ilaaliso hadii aad arday tahay
sidee ayaad kor ugu qaadi kartaa kalsonidaada
Просмотров 103Месяц назад
Waxay tixraaci kartaa dareenka guud ee kalsoonida awooddaada inaad maamusho noloshaada, ama waxay noqon kartaa xaalad gaar ah. Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa inaad isku kalsoon tahay meel gaar ah oo aad khibrad u ledahay laakiin waxaad kale oo aad dareemeysaa in kalsoonida yaryahay marka aad meelaha qaar ferised nolashada. Qof walbo neh waxuu jecel yahay in uu kobciyo kalsoonidiisa Laakin kob...
Sidee looga guleesta dhibaatoyinka nolasha
Просмотров 146Месяц назад
Iyadoo aan loo eegin magacaga, hantidaada, ama kartidaada, nolosha waxaa ka buuxa dhibaatooyin. Waxaad dooran kartaa sida aad uga falcelin laheyd dhibaatooyinkaas. Barashada sida loola macaamilo iyado siyaabo caafimaad leh, sidoo kale neh wax soo saar leh waxay keenaysaa korriin shakhsiyeed iyo xasilloonida maskaxda. Video wxan uga hadlayaa 8 qaab oo caafimaad qaba, oo waxtar leh oo lagula taca...
Mabaadii wax ku ool ah || oo ka cawinaayo in aad maamusho dhaqalahada
Просмотров 248Месяц назад
Maamulka dhaqaalahada ayaa muhiim u ah guusha iyo xasiloonida qofkasta. waxayna ku saabsan tahay samaynta doorashooyin istaraatiijiyadeed oo kor u qaadaya korriinka ama udamaanad qaadaya jiritaanka muddada dheer ee dhaqalahooda. Fahamka mabaadi'da maaraynta maaliyadeed ayaa lama huraan u ah shakhsiyaadka iyo ganacsiyada labadaba si loo xaqiijiyo caafimaadka dhaqalahooda iyo waaritaanka. Video w...
9 xirfadood oo mustaqbalka baahi badan loo qabi Dono
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
9 xirfadood oo mustaqbalka baahi badan loo qabi Dono
Badal nolashada ||oo noqo qof wax soo saar leh
Просмотров 151Месяц назад
Badal nolashada ||oo noqo qof wax soo saar leh
sidee Ayaad ku hormarin karta naftada
Просмотров 184Месяц назад
sidee Ayaad ku hormarin karta naftada
30 sano | inta aadan gaarin ku dhaqaaq | 10 dhaqan
Просмотров 89Месяц назад
marka aad video dhameyso qodobada aan muqalka uga hadalnay keeba kuso jiitay comment nagula wadaag iyo hadii aad jeclaan laheyd in video aad jeclaan laheyd in aan muqaaa kaso sameeyo
Sidee ku dhisan karta sumad kuu gaar | personal brand
Просмотров 52Месяц назад
Sidee ku dhisan karta sumad kuu gaar | personal brand
5 farsamo aad shaqo ku abuuran kartid |Software As Service
Просмотров 299Месяц назад
5 farsamo aad shaqo ku abuuran kartid |Software As Service
5 arimood ka fogoow si aad ugu nolatid nolal bila buuq ah
Просмотров 4752 месяца назад
5 arimood ka fogoow si aad ugu nolatid nolal bila buuq ah
7 dhaqan oo nolashada wax badan ka badali karo
Просмотров 932 месяца назад
7 dhaqan oo nolashada wax badan ka badali karo
6 shaqo yaa lagaga hormarin inta la gaarin 2025
Просмотров 1702 месяца назад
6 shaqo yaa lagaga hormarin inta la gaarin 2025
Sideen Ayaan ku dhisan kara qorshe maliyadeed oo guleysta
Просмотров 982 месяца назад
Sideen Ayaan ku dhisan kara qorshe maliyadeed oo guleysta
5 xirfad aad lacag badan ka samey kartid intaan la gaarin 2025
Просмотров 4,2 тыс.2 месяца назад
5 xirfad aad lacag badan ka samey kartid intaan la gaarin 2025
XUR UNOQO DHAQALAHA KUSO GALO
Просмотров 1372 месяца назад
XUR UNOQO DHAQALAHA KUSO GALO
KA BAX HABFAKIRKA SHAQALANIMADA |SAMEYSO XURIYAD DHAQAALE
Просмотров 9652 месяца назад
KA BAX HABFAKIRKA SHAQALANIMADA |SAMEYSO XURIYAD DHAQAALE

Комментарии

  • @XamdiAshkir
    @XamdiAshkir 5 часов назад

    Thanks wll❤

  • @AishoAbdullahi-q8r
    @AishoAbdullahi-q8r 23 часа назад

    Mahadsanid abowe iga cawi youtube chanell aan ka barto computer skill plz

    • @aamusane5
      @aamusane5 22 часа назад

      ruclips.net/p/PLOZFw_ZTAijAcVQ6VeaIqGfm_fJvaBzlr&si=QGgJmUIwgFeapXrw

    • @aamusane5
      @aamusane5 22 часа назад

      Wakaasa wll maan graphics ayaa ugu qoran🙏📝

  • @AishoAbdullahi-q8r
    @AishoAbdullahi-q8r 23 часа назад

    Wad mahadsantahay pro sida aad mackumad wax tar leh nola wadagaysid codsi ii sheg youtube chanell kas oo an ka barto computer skill

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 День назад

    5 qodob iska ilaali 1) Inaadan baran Sida wax loo barto 🔸️ Dooro Xirfad aad jeceshahay 🔸️ Self Education Sameey 2) Inaysan Xakameynin Doorashada Xirfadaha 3) Ku Ciyaarista Waqtiga 4) Inaysan laheen meel ay wax ku bartaan 5) inaysan qadan wax bareeg ah marka ay waxbaranaayaan

  • @abdishukri5092
    @abdishukri5092 День назад

    Biriliant idea thanks exceptional teacher 🤝

  • @Bakar717
    @Bakar717 2 дня назад

    noo soo badi

  • @shakaruzagamer5296
    @shakaruzagamer5296 2 дня назад

    gadoomiya keep going😂

  • @keanyoha4649
    @keanyoha4649 2 дня назад

    Mahad sanid ❤

  • @MuzamilIsaq-k1e
    @MuzamilIsaq-k1e 2 дня назад

    Aniga shirkad hormuud ayan raba wana yaa banahay meelan wax ka bilaawo sababtoo ah maheysto computer 🖥 😢

  • @AbdullahAbdi-hf8xt
    @AbdullahAbdi-hf8xt 3 дня назад

    Thanks ❤❤❤❤sxp❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahAbdi-hf8xt
    @AbdullahAbdi-hf8xt 3 дня назад

    Noosoo badi sxp❤❤❤❤❤

  • @wizzabdalla2766
    @wizzabdalla2766 3 дня назад

    2k coming soon ❤❤❤❤

  • @AdnaSaleban-b2n
    @AdnaSaleban-b2n 3 дня назад

    Good❤❤❤❤🎉😊

  • @Cadnaan.boi1
    @Cadnaan.boi1 4 дня назад

    Thank you teacher

  • @hodanxazan7860
    @hodanxazan7860 4 дня назад

    Thanks bro

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 4 дня назад

    mahadsanid zxp allah kubarakeeyo sida quruxda aad wax noogu soo gudbiso

    • @aamusane5
      @aamusane5 4 дня назад

      Adiga mudan 💯📝

  • @ShaaficiAxmadcabdi
    @ShaaficiAxmadcabdi 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @FathiAllifarah
    @FathiAllifarah 5 дней назад

    My brother ad aya umahadsantahy waxa badan kafa iday❤❤❤❤❤❤alaha kusharfo

  • @AbdimalikSheikhAbdiwaxid
    @AbdimalikSheikhAbdiwaxid 5 дней назад

    Maasha Allah waad mahadsantahay ustaad الله يبارك فيك

  • @LeyloCabdi-b8q
    @LeyloCabdi-b8q 6 дней назад

    Wabs yada inta nosodhig

  • @NimcoXasan-v9p
    @NimcoXasan-v9p 7 дней назад

    Thanks ❤

  • @CabdiqafaarMaxamed
    @CabdiqafaarMaxamed 7 дней назад

    Tanks wll ❤ keep going

  • @AbdimalikSheikhAbdiwaxid
    @AbdimalikSheikhAbdiwaxid 8 дней назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أستاذ عبد الرزاق Thank you my Brother

  • @wizzabdalla2766
    @wizzabdalla2766 9 дней назад

    Keep going

  • @wizzabdalla2766
    @wizzabdalla2766 9 дней назад

    Keep going sxb 🎉

  • @ShureimMohas
    @ShureimMohas 10 дней назад

    First comment 🎉

  • @caamitSaid-j2s
    @caamitSaid-j2s 10 дней назад

    Keep up sxp🎉

  • @ZudaysiAbdirahman
    @ZudaysiAbdirahman 10 дней назад

    Qofki Graphic design doonaya Inu barto Wa Inuu Computer so Dhigta Marka Hore Iyo luuqaDa English Kana ISKA dhisaa Guulayso wll

  • @JibrilAbdirahman-e9s
    @JibrilAbdirahman-e9s 14 дней назад

    Congratulations bro !!! Reaching 600 people is another score. 1 million itsn't too far

    • @aamusane5
      @aamusane5 14 дней назад

      Mahadsanid walaal sare🙏📝

  • @baadi915
    @baadi915 17 дней назад

    Keep going pro🙏

  • @CaashoAxmed-o1k
    @CaashoAxmed-o1k 17 дней назад

    M,a 🎉

  • @omaarali7490
    @omaarali7490 17 дней назад

    Aamusane sxb horay usoco haniyad jabin waxan ahay qofki 2baad ee commenti kabaxsho videowgaga

  • @Sahro-huseen
    @Sahro-huseen 18 дней назад

    Thank you so much my brother

  • @JaamacMaxamuudJaamac-v1n
    @JaamacMaxamuudJaamac-v1n 20 дней назад

    Goid

  • @mohamedAPDDALA
    @mohamedAPDDALA 22 дня назад

    Sxb xageen kala soo xariirka fadlan isoo jawab fadlan 🙏Aan is caawino waxa aqano aan kula wadaga adna ila wadagi taliyow

  • @seidhassan1053
    @seidhassan1053 25 дней назад

    mawduuc aad umuHIIma WALAAHI M.A WAAN KAHELAY

    • @seidhassan1053
      @seidhassan1053 25 дней назад

      LAKIIN WALL CODKA WAX YAR OO VOICE SPEED KU DAR

    • @aamusane5
      @aamusane5 24 дня назад

      I,a wll aad ayad umahad santahay 🙏

  • @Sandheere14
    @Sandheere14 28 дней назад

    4 xirfad ayaan halmar wada barty runti 4 way ifadhida waxana wye Video Editing Web desing graphic Desing socail manegement io waliba Digital marketing waxana ka barty #Hurbad academy✌️ Waxan dhisi karaa nooc walba oo website ah wana xirfadayda kowad aan xooga saaro Qodobka ugu dambeyo hada fakir ka dhibto marke imado ina website dhiso oo E.commerce ah runti ugu yaraan 300$ kuma dhisayi project badn wan dhisay lkn ila hada qof uma adegin balse qofki qiima yar ishego aniga neh waxan ugu shaqena lacgtu dhibty waxe Ugooso marka free wax la dhaha majirto meesha lacg io Time baa iga gashay dheedhel wlhi inaa wax uqabaneen😂 ❤wana dhamesty video gan libaax guleeso✌️

  • @aweisabbas5686
    @aweisabbas5686 29 дней назад

    Good job. Keep going saaxib

  • @MariaDhool
    @MariaDhool Месяц назад

    9 ayaaa rabaa wll xgee kahelaaa❤😢wll

    • @aamusane5
      @aamusane5 29 дней назад

      hadii aad ayadoo online eh rabtid waxaad ka heleysaa meel walbo laakiin waa video eaditing kaliya hadii aad rabtid i aad camerada iyo daronta sida wax loogu dubo plus eaditing rabtid waxaad ku baraneysaa offline waxaana dhigaan academy laa yiraah [ SODEMY ] hadii aad tiktok ama facebook ku qortid wuuku so baxaya halkaas neh kala xeriir mahadsanid

  • @Raqia4450
    @Raqia4450 Месяц назад

    ❤😢