Maasha allaah . Niyadsami ayaa ku daawaday araarta is dhul dhiga ah iyo wacdaraha codka iyo kabanka . Hadda oo aan shaqo Ka baxay ayaan is idhi bal sugaantii maanta ku naso. Legend 👏👏 20-December-2022 6:20 pm -Kuala Lumpur Time.
ALA MAANTA AYAANTA Part 1: A5 C6 D6 C6 A5 C6 D6 C6 A5 C6 A5 G5 la do re do la do re do la do la sol ( Alla Maanta Ayaanta ) Part 2 A5 C6 D6 C6 A5 A5 C6 A5 G5 La do re do la la do la sol ( Iyo Ciida Wanaagsan ) Part 3 E5 G5 A5 G5 A5 G5 E5 G5 E5 D5 E5 D5 C5 D5 mi sol la sol la sol mi sol mi re mi re do re ( ilaahi Nasiyey Isaga Ku Abal Le ) x2
Asc ustaad waxan dhexda ugu Jira barashada musica anigaaana isu macalin ah oo is kay isu bara marka waxan jeclan laha in an kula so xidhidho si wixii igu adkada waxkaga weydiya ustad hadii aad rali katahay
Is this Pure Organ music or Software ?
@@aliismail7620 its live music adeer. No software Tnx
Sadix kun oo daawasho ayeey maree heestani malaha 500 mar kaligeyaa daawaday
Waa hestii raxeye banadir Laxankii axmed abubakr al camari Wxa qadi jirtay magol Allh unaxaristo dhamantood
I think you even played better than all of them this song. Absolutely masterpiece
Than you so much
Ninka yidhaa xariif kuma ihi weligiinba ogaada waa macalin qofka sidaa u hadlaa. Mashallah well done ustaad 💯
Mirihii abwaan bare fiidaw leento xasuustii xaliimo cadwayn.
Waa heestii cagta socodka hadii aanan qaldanayn ustaad
Sxb chords intee ka helaa hadaan rabo inaan Practice gareeyo. Mahadsanid 😊
0
SUCH A TALENTED MAN
ruclips.net/video/e-BIPPTqhsQ/видео.html
Somaliland ha guuleysato dadka balayada raadinaya allah hoostooda haka shido
Viva somaliland guul allow dhawr amiin. Dawlada Somaliland guul ayaa amniga gacanta ku haysa
Maasha allaah . Niyadsami ayaa ku daawaday araarta is dhul dhiga ah iyo wacdaraha codka iyo kabanka . Hadda oo aan shaqo Ka baxay ayaan is idhi bal sugaantii maanta ku naso. Legend 👏👏 20-December-2022 6:20 pm -Kuala Lumpur Time.
Aad baad ugu mahadsan tahay ammaantaa aanan u qalmin adeer. Thank you sooo much.
Hi aabo
Wooow macalin aabihiis, sxbow Eriteanka iyo Ethiopianka ayaa instrumental music nagu wareeriyay, fadlan naga haqab tiri musicg macaan gaar ahaan Banaadiriga….Mahadsanid LIKE IYO SHARE BADAN IGA FILO🤚🏼
ALA MAANTA AYAANTA Part 1: A5 C6 D6 C6 A5 C6 D6 C6 A5 C6 A5 G5 la do re do la do re do la do la sol ( Alla Maanta Ayaanta ) Part 2 A5 C6 D6 C6 A5 A5 C6 A5 G5 La do re do la la do la sol ( Iyo Ciida Wanaagsan ) Part 3 E5 G5 A5 G5 A5 G5 E5 G5 E5 D5 E5 D5 C5 D5 mi sol la sol la sol mi sol mi re mi re do re ( ilaahi Nasiyey Isaga Ku Abal Le ) x2
RAAXEEYE BANAADIRI
Caadi maaha
😍👍👍👏
Enjoy walaalo iinsha allah 👍👏👏
MASHA.ALLAH ADEERRKAY ABDI-NUR BALAYAH ALAYACISAK
AddeerKay Abdi Nuor BalayaH May Allah bless You ♥️
Hoi Aabo. nice congrats u got 32k views!!
Intaan Daawanayay googooska Musicyadaada Kanbaan Ujeclahay waana ka umacaan Waxaad Utun tay siwanaagsan inaan bogsadaan Ismoodaayee Halkii Bugtay way banaantahay Raaxeeye Burcaawi Baa Layidhaa Laxankan sanbaduna Waa Sanbo Suudaani
Kabanka waad Tumi karaysaa Lkn Codkaagu Waa Amazing Walaahi Well Done bro
Musigaasi aad tumaysaa waa Waloow Aan Ku Caashaqay adna Aad Cunddoon tahay ceeb-male yartaniyoo quraankaa Cadeeyoo Caynkeedanoo kale la,cadaabi maayee waa curad ninkii dhalay laga siiyo cuudoo waa curad ninkii dhalay mahad looga celiyaa cududaha gacmaha Cidiyaha Faraha Casarkii cadceedoo godka Cidhibta Galisoo ka sareeyo caadoo canbaruud Bislaadaay heesta ceel buur Erayadii Cali aadan diiriye (cali gaab) laxanka C/raxmaan cali xirsi (C/raxmaan sakhraan) Codka Fanaan Salaad Maxamed Shardi (salaad darbi)u
Naftu raaxo jecelaa rafaadiyo dhib necebaa reer-magaale caashaqay rubadiisu nugulaa haduu waayo kuu rabay rogaal noqosho badanaa ruux'ruux ka maqan yahay hurdaduu ku reemiyo riyo waali badanaa raggu naago jecelaa dumarkuna uroonaa hadana riiq-daqaaliyo colaad raagto badanaa kolla way isreebaan kolla way is riixaan dhanuun may Isuraacaan caashaqa runtaa riddo igu wareenyoo sidii roon rabbaa oge walee aniga La'iraray Heesta Raggu Naago Jecelaa AHU Fanaanadii Saado Cali Warsame
Garqaado jacayl yohow Aan gam,ee idaayoo Garba'duub haIixidhine Igasiib Gantaalaha Ama taan ugo,ayee naftu gacalka-moodaa Iguhaadinaysee dhibkaan qabo bal gaadhsii Heesta Garqaadoo Jacayl yohow Fanaan Axmed Cali Cigaal
Sansan-kaagiyo jaaha Sara-joogiyo tooska dhexda soohaniyo tooxda Sayn fardooda kadhuuban Biixiya isasaaran garaaraha kala soocee Sanqaroorkan la dhiibshey Naftanaan Sasabaayo Soomal haad gelinaayoo Suleekhaay aragaagu nafta waw samir siisoo saddex bay kuqadaaye haka goynin salaanta Waa Heesta (Suleekha) Erayada Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Isaaq (habar-jeclo) Codka Fanaan Maxamed Nuur Giriig Daarood (Warsangeli) qoladooda aan ku darayna Maaha qabyaalad ee intaan garanayni ha bartaan inaad ku dhaqantid baa ceeba lkn qolo barashadu maaha ceeb ilaahaybaa ina yidhi isku garta
Waa macalin ninkaasi organka Tumayaa Heestii Inaan bogsadaan Ismoodaayee Halkii Bugtay Waybannaantahay
Asc Abdinuur malin hore u soco Wlla kamankaa aad garaacayso Ma 12 xarig baa plz. Al jecelaan lahaa adoo ii garaaca (Gar qaadoo jacayl yow)
Hello! I am service bot. Manager of this channel. As you know.I usually make musics. I want to make more But i kinda deleted my software.
garqaado jaceelow xagee kala soo xariira
Alla yaa cisak heesta background ka kuu saran yaa qaado ustaad 🙌🏾🙌🏾
heesti Qaraami.
I would literelly play games.
Asalamu aleikum AABO!!!!!!!!!!!!!!!1
Hello! I am the manager Of this channel. You can discuss about anything in the wide world. We just like to see people happy!
Sup
Hello! Abdinuur here!
Thank youu all. Appreciate it.
I'd LITRELLY PLAY GAMES
masha allah ustaad aad baan uga helay heesta ceelbuur iyo music kale aad garaacday soo badi kuwaa iyo kuwo kale mahadsanid
tnx Aayaha Channel. Waa yeelaynaa haddii ilaahay ka dhigo
Asc ustaad waxan dhexda ugu Jira barashada musica anigaaana isu macalin ah oo is kay isu bara marka waxan jeclan laha in an kula so xidhidho si wixii igu adkada waxkaga weydiya ustad hadii aad rali katahay
Isku ragbaan nahay aniga xitaa kaligeybaa is isbara meel fcn waa marsiinayaa
@@bilebaashi2757 Zhp kolay isku yool ayaan nahay Ee aan is garabsano halke kaso qabta Number kala so xidhidho so sheeg
Wan ku salamay salan kadib adigoo mhdsan waxad instrumental music kaso sameysaa heesaha heesta xuriyada,qaranka iyo heesta calanka mhdsanid
Masha Allah garqadow jacalo halkedad dhigtay
Song Style, Iyo Voice ma noo sheegi kartaa Macalin, adoo mahadsan! Psrx600 malagu tumi karaa. Thank you
Heesta axmed cali cigaal Garta indr noo soo tun
00:1 so quiet till the end
1:17 so cool