Mariam Daleel
Mariam Daleel
  • Видео 72
  • Просмотров 88 765
Sirta qarsoon ee u qaaska ah dadka guuleysto| Goal setting...
Dhamaadka labada isbuuc ee ugu horeeso waa xiliga ugu badan ee dadka dib ugu laabtaan qorshihii ay dagsadeyn sanadka bilawgiisa.
Baaritaano muhiimoo lasameeyaya waxaa lagu ogaaday in dajinta qorsho ay tahay farqiga ugu weyn ee u dhaxeeyo dadka ku guuleysta riyooyinkooda iyo kuwa kaloo ku fashilmo.
Inkastoo dhabtii dad badani jecel yihiin inay bartaan, dagsadaan kuna guulaystaan qorshahooda, waxa badi dadkaan xadidaayo aana ku baraarugsaneyn ayaa ah maskaxdooda. Taas oo gadaal noogu celinayso ahmiyada horta ay leedahay in qofka fahmo farshaxanka qorsho dajin ee maskaxdeena.
Muuqaalkaan waxaan ia si qoto dheer leh ugu sharxi doonaa, bilaw ilaa dhamaad habka bilaboo fudud oo qorsho dajin ah. A...
Просмотров: 3 499

Видео

Sirta qarsoon ee journaling-ka ay qofna kuu sheegeyn....
Просмотров 7 тыс.21 день назад
Kasoo qaad inay maskaxdaada tahay meel cariiri ah oo fakaradeeda iyo iyo dareemayaasheedaba isku qasan yihiin. Qoraalka ama journaling-ka waa sidii adoo maskaxdaada daaqad u furaayo oo kale si hawo nadiif ah meesha usoo gasho, taas oo nadiifinayso isku dhaxyaaca fakirada iyo dareemayaasha. Qoraalka wuxuu ku tusaa fikiro ama dareemayaal badan oo waligaa baran laheyn ama fahmi laheyn haddaa qori ...
10 Daqiiqo Kaliya Isii, 2025 Wuxuu Noqon Doonaa Sanadkaadii....
Просмотров 10 тыс.28 дней назад
Waxaa bilaw noo ah sanadkii 2025, sidda caadada noo ah sanadkasta waxaa dagsanaa qorshayaal cusub aan rabno inaa fulino. maalmaha ugu horeeyo waxuu sanadka inoogu bilawdaa dhiiranaan laakiin, markii bisha dhax gaarto waxaa yaraado hamigii iyo dhiiranaantii aan laheyn. Taas oo sababi karto in qorshooyinka dhib dhac ku imaado, iyo waqtiga oo naga dhumo. Muuqaalkaan waxaan ku sharxaa 5 dabeecadood...
Qaladka ugu weyn ee keenaayo inaa fashilmano🤯
Просмотров 1,9 тыс.3 месяца назад
Qaladka ugu weyn ee keenaayo inaa fashilmano🤯
Fiirso haddaa dareento murugo joogta ah.... |Depression
Просмотров 574Год назад
Fiirso haddaa dareento murugo joogta ah.... |Depression
6 cashir aan ka baray 6dii bilood oo baraha bulshada iskaga baxay!
Просмотров 1,1 тыс.Год назад
6 cashir aan ka baray 6dii bilood oo baraha bulshada iskaga baxay!
3 aan jeclaan lahaa inaa ogaado xiligii...🤔📙
Просмотров 9662 года назад
3 aan jeclaan lahaa inaa ogaado xiligii...🤔📙
3 keeni karto qorshahada 2023 inaa ka caajisto🥱
Просмотров 5342 года назад
3 keeni karto qorshahada 2023 inaa ka caajisto🥱
10 cashir aan bartay sanadkaan 2022🤔
Просмотров 5582 года назад
10 cashir aan bartay sanadkaan 2022🤔
6-daan dabeecad maskaxda uma fiicno🧠✋
Просмотров 8942 года назад
6-daan dabeecad maskaxda uma fiicno🧠✋
Mala aamusin karaa maskaxda?🗣🗣
Просмотров 9742 года назад
Mala aamusin karaa maskaxda?🗣🗣
5 qodob oo caafimaadka guud kor ugu qaadi karto 💯
Просмотров 3262 года назад
5 qodob oo caafimaadka guud kor ugu qaadi karto 💯
Qaabka ugu fiican ee dhiirigantaada kor ugu qaadi karto 👌💯
Просмотров 6662 года назад
Qaabka ugu fiican ee dhiirigantaada kor ugu qaadi karto 👌💯
Waligaa ha u joogsan dhaliilaha dadka kale 👊
Просмотров 4982 года назад
Waligaa ha u joogsan dhaliilaha dadka kale 👊
6-dan tilaabo iskaga macasalamee xanaaqa😡🤚
Просмотров 8402 года назад
6-dan tilaabo iskaga macasalamee xanaaqa😡🤚
Sir japanese-ka caajiska iskaga yareeyaan 🥱🤫
Просмотров 4 тыс.2 года назад
Sir japanese-ka caajiska iskaga yareeyaan 🥱🤫
Sirta xakameynta isticmaalida badan ee teleefonka📱
Просмотров 1,2 тыс.2 года назад
Sirta xakameynta isticmaalida badan ee teleefonka📱
6 su'aal ku ogaan kartid inaa balwad ku tahay 📱📱
Просмотров 3062 года назад
6 su'aal ku ogaan kartid inaa balwad ku tahay 📱📱
Cuntooyinka xilliyada examka iyo waxbarashada📙
Просмотров 5612 года назад
Cuntooyinka xilliyada examka iyo waxbarashada📙
Hurdo markaa wax baran rabtid😴😴
Просмотров 8772 года назад
Hurdo markaa wax baran rabtid😴😴
Qof aamusan misa qof furfuran!
Просмотров 6 тыс.2 года назад
Qof aamusan misa qof furfuran!
Ardayda natiijada imtixaanka sugooso🤗
Просмотров 3542 года назад
Ardayda natiijada imtixaanka sugooso🤗
Fiirso haddaa kalinimada jeceshahay
Просмотров 4082 года назад
Fiirso haddaa kalinimada jeceshahay
Markaa jiifto iyo maarkaa soo jeedaba waa hurdaa😱 #falanqeyn
Просмотров 7952 года назад
Markaa jiifto iyo maarkaa soo jeedaba waa hurdaa😱 #falanqeyn
2 qaab oo keento inay maskaxda xasuusato misa hilmaamto waxay baratay🧠💯
Просмотров 6982 года назад
2 qaab oo keento inay maskaxda xasuusato misa hilmaamto waxay baratay🧠💯
Sidee dareenka uruska iyo xasuusta iskula xariiraan?
Просмотров 9732 года назад
Sidee dareenka uruska iyo xasuusta iskula xariiraan?
Qish banaan aa imtixaanka isticmaali kartid🤭💯 #shorts
Просмотров 6772 года назад
Qish banaan aa imtixaanka isticmaali kartid🤭💯 #shorts
Qaladkaan iska ilaali si xasuusashada kor ugu qaadid🧠💪
Просмотров 5142 года назад
Qaladkaan iska ilaali si xasuusashada kor ugu qaadid🧠💪
Bugga"Ka Miro Dhali Noloshaada"- Guusha waa gacantaadee ku jirtaa📚✍
Просмотров 4712 года назад
Bugga"Ka Miro Dhali Noloshaada"- Guusha waa gacantaadee ku jirtaa📚✍
Nolosha waa wareer! Baro 5 qaab aad ku wajihi karto.
Просмотров 6942 года назад
Nolosha waa wareer! Baro 5 qaab aad ku wajihi karto.

Комментарии

  • @XamzeIdiris
    @XamzeIdiris День назад

    Wll mcn illhay ha ku sharffo❤❤

  • @hamdaabdirahman8377
    @hamdaabdirahman8377 5 дней назад

    Assignmentga dib dhigta

  • @Ahmed-mn9tc
    @Ahmed-mn9tc 5 дней назад

    Keep goin sista

  • @DrOmarjibril
    @DrOmarjibril 6 дней назад

    Guuuleeyso maclimadeena 💯

  • @zuhuurcabdiqaadir2099
    @zuhuurcabdiqaadir2099 7 дней назад

    Mi fv girl m.a😭💕🫶🏿

  • @LuulAbdirisak
    @LuulAbdirisak 7 дней назад

    teacher maryam thanks from the student benadir university

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 6 дней назад

      M.a ustaad soo dhawaaw wnku faraxsanahy inaa mrkle inta ku kulano🤗

  • @NasraAhmed10
    @NasraAhmed10 7 дней назад

    Mahasanid

  • @SacdiiyoCabdiNuur
    @SacdiiyoCabdiNuur 8 дней назад

    M,a

  • @SacdiiyoCabdiNuur
    @SacdiiyoCabdiNuur 8 дней назад

    So dhawaawo Huuuno

  • @SacdiiyoCabdiNuur
    @SacdiiyoCabdiNuur 8 дней назад

    Thank you sister

  • @Fardowso-t5j
    @Fardowso-t5j 8 дней назад

    Ascwalaal m.a guleso ❤❤❤❤

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 6 дней назад

      Wcs abaayo aadan kaaga mahadcelinayaa taageeridaada 🤗

  • @SacdiiyoCabdiNuur
    @SacdiiyoCabdiNuur 9 дней назад

    Waa iska amuusaa wlllhi anoo korka i gobanaYo

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 6 дней назад

      Iskaga aamus dhabna ha usii qaadan abaayo

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz 9 дней назад

    Sxb kasoo hadal Discipline waa muhiime

  • @SawdaAlibile
    @SawdaAlibile 9 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @AbdirizakCaadil
    @AbdirizakCaadil 10 дней назад

    Mahadsanid in badan Wax badan ayaa iiga baxay video gaan

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 9 дней назад

      M.a ustaad aadaa u mahadsanthy inaad intana iga soo taageertay 🙌

  • @HamseShiine-s9y
    @HamseShiine-s9y 10 дней назад

    Guulayso Abaayo

  • @zeynaadmaxmuud5978
    @zeynaadmaxmuud5978 10 дней назад

    2022 hadafkeyga qoray inta ugu badned wa garay alx lilah lakin jogten igu adag wixi wa bilabaya mudo ma wadi kari

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 9 дней назад

      M.a abaayo ilaahy hakuu barakeeyo waa sax joogteynta waa adagtahay lkn ha u joojin inta kale kasii wad

  • @IbrahimAbubakar-i3k
    @IbrahimAbubakar-i3k 10 дней назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Randa17
    @Randa17 10 дней назад

    Masha Allah 💗 abayo channel kaga manta iigu horaysa waana ka helay❤

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 9 дней назад

      M.a abaayo kusoo dhawaaw channalka wnku faraxsanahy inaad wax ka faa'iiday 🤗

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤ Shukrn❤

  • @Indheergarad-pk8cl
    @Indheergarad-pk8cl 10 дней назад

    Abaayo mcn adi soomali miyaa thay

  • @thabit21s58
    @thabit21s58 11 дней назад

    Waasax waxaatahay waxaa iska aaminto.

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 11 дней назад

    Guulaysoooo ❤❤

  • @NuuraMaria-yw4fp
    @NuuraMaria-yw4fp 11 дней назад

    Mahadsanid abaayo..❤ Waxan aad ugu riyaaqay sida cilmiyeysan aad tusaale iyo sharaaxaad wax noogu faahfaahisay..

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 9 дней назад

      Adigaa mudan abaayo waa ku faraxsanahy inaad wax ka faa'iiday 😊

  • @shuebabdirashid9839
    @shuebabdirashid9839 11 дней назад

    Aad iyo aad

  • @sacdiyosacdush8729
    @sacdiyosacdush8729 11 дней назад

    Dr's mariam daleel ❤ Jazaakalahh ❤❤

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 11 дней назад

    ❤guulayso

  • @QalifaMaxamed-uy4th
    @QalifaMaxamed-uy4th 11 дней назад

    Mash allah

  • @moeLanguages
    @moeLanguages 11 дней назад

    Asalamu caleykom mariam Inaa wacan thy rajeyna ❤ Maryaney waan kugu Boggandinayaa howsha aad hyso iyo cod karnimadada Mashaa Allah waad mahadsantahy queen 👸❤⚡️dadaalkaga mesha kawad Waana kugu dhirigilinayaa 🫡

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 11 дней назад

      Wcs wllo waankaga mahadcelinayaa boggaadinta quruxda bdn aad ii reebtay. I.a waan sii wadi doonaa dadaalka jazaka Allaaah 🙌

  • @AbdulahiNoor-v8g
    @AbdulahiNoor-v8g 11 дней назад

    Haye in shaa allah

  • @samsamweydow
    @samsamweydow 12 дней назад

    Asc haleyga sikado hada baska soo racey mahadsan abayo Manta ku arkey❤

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 11 дней назад

      W s abaayo boos weyn baa laguu baneeyay kusoo dhawaaw channalkaada 🤗🥳

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 12 дней назад

    Mahadsanid Ustaad Marwalibo Waan Kula Soconaa Waad Noo Dadaashey Mahadsanid Ustaad.

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 11 дней назад

      Ustaad wnku faeaxsanahy daawashada iyo baraarujintaada guuleyso 🙌

  • @aliaden705
    @aliaden705 12 дней назад

    Ka soohadal dhirrigalin waxbarasho, self discipline ❤❤

  • @Hafiid9
    @Hafiid9 12 дней назад

    m.a mayam guul sis i support

  • @NajadAhmed-d2p
    @NajadAhmed-d2p 12 дней назад

    Shukran abayo❤

  • @HibakIlyas
    @HibakIlyas 12 дней назад

    M.a abyo hore u soco 🎉

  • @ProfSharafudiin
    @ProfSharafudiin 13 дней назад

  • @AbdirahmanHassan-h3e
    @AbdirahmanHassan-h3e 13 дней назад

    Amaa waashaa 😂

  • @NuuraMaria-yw4fp
    @NuuraMaria-yw4fp 13 дней назад

    Mahadsanid❤❤ Madhowa marka aan bilaabay qorida malintayda faidooyinkeeda lama soo koobi karo ...qodobo 3 ah ayaan rabaa in aan raaaciyo inta Ay walaal mariam sheegtay oo icaawiyay.. 1.inta aadan wax qorin ama Ay kuugu cusubtahay fikrada qoritaanka sameyso qof kubara ama aad daawatid ..taas waxay kuu sahleysaa in aad naftaada qabka aad wax uga qori lahayd barato. 2.ogow in malinta kuugu horaysa Ay kuugu adkaanayso in xitaa laba sadar qori waydo..dhib maleh ku celcelin kadib waxaad gaaraysaa adoo 4 ama 5 bog qoray 3. Waxad awood uyeelanaysaa in aad dhacdooyinka ku soomara ama tan agtaada ka dheceyso in aad falanqeysid..waxaad yeelanaysa fikiri iyo qoraal adiga lagaaga dhex sooci karo dadka kale..wana tan loobaahanyahay in Ay maskaxdeena aan maalno.

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 11 дней назад

      M.a abaayo 3 qodob aad u muhiimsan aad qoraalka noogu sii faa'iidaysay. Aragti danbe fakir iyo qoraal gooni qofka u ah waa amazing point Allahuma baarik 👏

  • @AminaAhmed-u3n
    @AminaAhmed-u3n 14 дней назад

    Masha Allah

  • @maryansiciid-sv5kh
    @maryansiciid-sv5kh 14 дней назад

    M’a wadku mahadsan thy sidad noogu so gudbisey mawduucan muhiimka Ah abyo anagana Alle hanaga yeelo kuwii fahma oo ku dhaqma i’a ❤

    • @mariamdaleel245
      @mariamdaleel245 11 дней назад

      Ameen abaayo wanku faraxsanhy inaa wx ka faa'iiday 🤗

  • @Adnannune
    @Adnannune 15 дней назад

    100k & ka badanba wad uqalanta wllo asxabay inanta an kor ugu qadno channel keda @Mariam Daleel

  • @SalmoMaxamedsalaad
    @SalmoMaxamedsalaad 15 дней назад

    ☪️☪️🤔

  • @maanqalbi114official8
    @maanqalbi114official8 15 дней назад

    Waalnidii oo qof ah abay hanawaalin