Cajaaib Axsan yaa Mariam Mursal
Bs❤❤
Mama maryan mursal cise
Mamm somaliyed
Mirihii iyo laxankii m.sh.cilmi codkii maryan mursal ciise
Waaw waa hees macan❤
❤
Waaw waa waayo waa yo man shaa allaah waa erayo balaaqo dheer dad waa kii hore
mamo maryan ilaahey cafimad iyo cimri iyo cibaado suuban kusii saaid u jeclhy😢❤❤❤
Markaa caruur bay ahayd
Heeskan habdhaca qurxoon waxan maqlay2008 kii balse waxay soobaxday1966!!!kii❤
Maryan mursal
Heeskii ugu horeysey eey qado Mama Maryan iyado 16 jir ah 1966 dii
Waa hees macaan, Miraheedana waxaa lahaa Abwaanka weyn ee Mustafa Sheekh Cilmi.
Hobolada manta noel nooloow mama marya
Sax
Heesaheedii Hore intaanay Cod dilaacsan Maryan Mursal
Heestii uguhoreysay maryan mursal 55ka hor
Mahadsanid walaal
Codkan maryan mahaa
Mahadsanid walaal. Wixii qalad ah waa saxayna ee xog dheeri ah hada hayso nala wadaag
Waa Maryan Mursal Adaanan wax fahmine ufiirso.. Waa Xili eey aad uyareyd legenadu
Sxb waa maryan oo aan biyo ismarin.
Ra waa codkii maryane dhegahaaga sifee
@@Hanad2976geele thanks adaa ii marqaati ah in hoboladu tahey maryan aloow ka,aal