- Видео 10
- Просмотров 56 914
Beelweynta Cabdulle Galmaax
Добавлен 29 дек 2022
Beelweynta Cabdulle Galmaax xubnaha ku wada jira waa dad wada dhashay oo isla markaana dalka & dunida dacaladeedana kala jooga. Dadkaas ayaa ku midoobay sidii looga shaqeyn lahaa horumarinta danta guud ee beesha ay ka soo jeedaan sida: Dhaqsalaha , Caafimaadka , Waxbarashada iyo Dhismaha deegaanada ay degaan. Howlaha ay Beelweyntu qabatay ayaa biloow u ah dhismaha tuulada Xasan Geedi oo ah mid ka mid ah deegaan beeleedka Cabdulle Galmaax, kana hergisay dhismo isugu jira Cisbitaal, Dugsi Hoose/Dhexe & Masaajid aad u balaaran. Mustaqbalkana kasii shaqeyn doonta sidii tuuladaas iyo tuulooyinka ku heeraarsan degmo loo gaarsiin lahaa, nolasha dadka degana looga haqabtiri lahaa wax alaale oo daruuri u ah nolol maalmeedkooda.Howshu way bilaabatay ee ha ku socoto sidii loogu talagalay.
CISBITAAL GUUD & DUGSI HOOSE/ DHEXE OO KA HOWL GALAY TUULADA XASAN GEEDI - GOB. SH/DHEXE
CISBITAAL GUUD & DUGSI H/DHEXE AYAA KA HOLW BILAABAY DEEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA SHABEELADA DHEXE QAAS AHAAN TUULOOYINKA XASAN GEEDI, MAXAMED SACIID, QAAHIRA & NAWAAXIGOODA. QURBA JOOGTA KASOO JEEDDA DEEGAANADAAS AYAA MUDDO SEDDEX SANADOOD KU DHOW KA SHAQEYNAAYAY SIDDII BULSHADA KU NOOL DEEGAANADAAS NOLOSHOODA XAG CAAFIMAAD IYO WAXBARASHABA WAX LOOGA BEDELI LAHAA KUNA GUULEYSTAY IN AY U DHISAAN UNA FURAAN CISBITAALKII & ISKOOLKII UGU HOREEYAY EE LAGA HELGILIYO TUULADA XASAN GEEDI. MAHADDA 1AAD ALLAAH ( SWT) AYAA LEH MIDDA 2AAD DHAMMAAN INTA AF, ADIN & JEEB UGA QEYB QAADATAY NIMCADA ILAAHEEY KUWII ADDUUN & AAKHIRIBA KU HELA ALLAHA KA IDINKA DHIGO.
Просмотров: 260
Видео
Dhallaanka & Hooyada @beelweyntacabdullegalmaax6513
Просмотров 120Год назад
Dhallaanka & Hooyada @beelweyntacabdullegalmaax6513
Dr. Ahmed Roble Mohamed (Bun-Jebshe)@beelweyntacabdullegalmaax6513
Просмотров 196Год назад
CILMI KORORSI CAAFIMAAD CUDURKA SONKOROWGA & HOOYADA UURKA LEH.
GOGOSHAAN GALMAAXAA ISKA LEH WAA GAR MAHA TAALA..CABDULLAA GOBTIISIYA HADDII GOOF LA WADA JOOGO…
Просмотров 28 тыс.Год назад
#Goobtaanu Waa Afar Galmaax@beelweyntacabdullegalmaax6513
SANATARKAAN SUGEYNAYAA SOKEEYAHEEYNII WAA SOCDAAN
Просмотров 20 тыс.Год назад
#Laashimmada#CabdulleGalmaax#ACLQ@beelweyntacabdullegalmaax6513
XAFLADDA KU SOO DHAWEYNTA TUULADA QAAHIRA XILDHIBAANADA QARANKA & DOWLAD GOBALEEDKA HIR-SHABELLE
Просмотров 727Год назад
XAFLADDA KU SOO DHAWEYNTA TUULADA QAAHIRA XILDHIBAANADA QARANKA & DOWLAD GOBALEEDKA HIR-SHABELLE
Goobtu Waa Maxaa Saciid & Ku Soo Dhaweyntii Gudoomiyaha Gobolka SH/Dhexe Mudane Axmed Faal
Просмотров 1,9 тыс.2 года назад
Goobtu Waa Maxaa Saciid & Ku Soo Dhaweyntii Gudoomiyaha Gobolka SH/Dhexe Mudane Axmed Faal
KORMEER NABADDOON CADOOW M’UD CUMAR DALABLE KU MARAYO MAALMAHAN DEEGAANADA BEESHA CABDULLE GALMAAX
Просмотров 3 тыс.2 года назад
Nabadoonka Beesha Cabdulle Galmaax Cadoow Maxamuud Cumar Dalable ayaa in mudaa kadib kormeer shaqo ku tegay deegaanada ay degaan kana soo jeedaan Cabdulle Galmaax Yoonis. Deegaanada uu booqday waxaa ka mid ah Qaahira, Xasan Geedi , Maxamed Saciid & deegaano kale oo ku yaala aagaankaas. Kulamo kala duwan ayuu la yeeshay odoyaasha dhaqanka, dumarka iyo dhalinyarada beeshaas. Waxuu sidoo kale kula...
❤
😂
Dhiiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kobta.maalin.teeda.