- Видео 1 192
- Просмотров 1 239 032
Somalia DH
Добавлен 3 апр 2023
Видео
WAY ISXIMINEYSAA AMAR ALLE LAAKIIN 18 November 2024
Просмотров 21212 часов назад
WAY ISXIMINEYSAA AMAR ALLE LAAKIIN 18 November 2024
HARGEYSA VILLA SOMALIA LAFTAGAREEN 17 November 2024
Просмотров 52412 часов назад
HARGEYSA VILLA SOMALIA LAFTAGAREEN 17 November 2024
Budlsan mardhow oromo iyo garam garam.ayaa qabsan doona haddii aan reer budlaan ka hortahin dhibka dani wado intaad dhib dadkale ku maqan tihiin tiinaa dayacan
War iska aamus
Maxaad u carariweydey hadaadan talokale hayn iska hadal micno maleh
Maxaad kabadili kartaa waajoga hamse hada kahor ayaad dhahdeen katage mad iska amustan yaarabi
Adigu argagixsada ayad ka mid thy maxa madaxda iyo shcabka isaga horkeenysa.
Ninkaan mum geeliisa iska raacdo maxaa siyaasand kagalay
Waxaan maxuu ahaa
Axmed Nuur madaxweynaha jubaland ilaaheey ha dhowro .
Yaan la aqbali. Nadaamka dowlada dhexe ee isku bedeshay keligii taliye halagu socdo nadaamka federal ka oo lagu gaari bash bash iyo barwaao dowlada dhexe waxeey ku xun tahay lacagta gobolada kale ay bixiyeen xamar lagu qaybsado ayagan aan waxbo loo dhisin ha been iyo maskin ay ku kırı doonaan nabad geliyo xumo .
Wax fiican maha medin lacaayo lakiin iyaguba siyaad bare 33sano beycaayan hadan sadacilibey caayan markaa kodu wa labataab tan miyaa
Been badnidaa xasan sheekh iyo general KOOFI ina dayaano iyo xamza xoolo waxbo ka qaadi maayaan ciidankooda iyo ayagaba keligii taliye xasan sheekh riyadiisa u hirgeli meeyso.
Wa alle ka xishod sacad hawiye mahin wa Ogaden
Muuse wuu udiidey kudhabaaqitaanka
Thanks
Bayshabo cabdicassi lafkan awayey
Mahadsanid raali ahaada waanka laabtey
Beentaaweeyi
djibouti ka hadal maxaa ka jira
Somaliland Waa Mid one person
Oromo
1999 kii ilaa Maanta
Ismail Omar geuleh Cabsi uu ka qabo Muuse Biixi ayuu yidhi waan Xanuunsanayaa
usless
Ismail Omar Geuleh ka hadal
Somaaligii baa kugu adag oo doorshada Somaliland ka hadlaysaa
SUBXAANA ALLAAH. DA'DA AAD JOOGTIYO HALKAAD FADHIDO IYO BEENTAA AAD WARINEYSO. MIYAAD ILOWDEY INA ALLAHU LAA YUXUBA KHADAABIIN. HANLAHA YAA KAA GUURSAN MILGIHII ODEY MAAMUUSKII WAAYEEL IYO AKHIRADAADIIDA SOWDIGAA DAB SUDHAY. WAXAALOO NOQONAYAA WAA ILLAAHAY BAL OGOW. CEEB LOOMA DHINTO
You have nothing but lies.
Waad la weeyday😂😂😂
War afkeygaa qoyan baad iskaga hadleysaa. Ma adigoo may ah ayaa leh jubada hoose iyo jubada dhexe iyo gado. ?
Waar dag dag ma aha ee war deg deg ah afka iska sax afka u dhece
ITOOBIYA SOOMAALIYA MA XUKUNTI BAYDHABO AYEY U TALIYAAN ITOOBIYA WEY BAXEYSAA SIDAA OGOOW DOONIMEYNO ITOOBIYA KA WARAN MA KHASAB BAAD NOOGU BUUNBUUNIN ITOOBIYA WAA CADAW XASAN DHIIQO WAA LA MID ITOOBIYA WAA LAGA SAARI SOOMAALIYA
Mw x sh qasaaye
Muslim
Muslim❤😂
Sax
That’s the point thanks Macalin.
Wecel
wuu jiraa
Vodka hood ayuujiraa
Amiin yaa Rabi Allaah Amiin yes that’s right
Beenloow waad isku dhex buuqday .
Qofka dhaqnkiisa Ka taga fiiro gaar ah ha loo yeesho
Qara ayaa kadhaca Daron salaam dyniile waalagubey aadan xabada ayaa socotey 5 saac ilaa 6 saac dhaxdooda caawa aadan
Waa laysku diray mafahmaayaan labadaba
War war kaaga oo dhan, waa been cad ee xishoo.
Daarood meel baalagu tiiriyey waynaku haboonyihiin 💯💯💯💯
Awalba meesha shir majirin yaa loo sheekeynaa
Abdaluu kulmiye wada jir reer soomaaliland guul wadani ❤❤❤
Warcad dheh
Allaah Hanaga Qabto