Hassan Aden Samatar
Hassan Aden Samatar
  • Видео 6
  • Просмотров 5 608 585
Ilays
Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj
Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146
RUclips Music 👉🏽 music.ruclips.net/channel/UCtl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w
Просмотров: 16 000

Видео

Darmaan feat Saado Ali Warsame
Просмотров 60 тыс.3 месяца назад
Song: Darmaan. Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" AHUN. Music by: Cabdikariin Faarax Qaari "Jiir" AHUN. Melody: Hassan Aden Samatar feat Saado Ali Warsame Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146 RUclips Music 👉🏽 music.ruclips.net/channel/UCtl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w
Dookh
Просмотров 20 тыс.3 месяца назад
Dalsankii widhiidhoo Xiliguu ku de'i jirey Dambarsamuhu ku onkoday Darantuna ugbaad tahay Oo ramadku dayr dhalay Garcadkiisi loo dhigay Nirgo meel duleedka Damalada hadhkoodana Dikriyeyso culimadu Habluhu dahab lamoodiyo Doobkiyo barbaartuna illaa waagu daalaco Sacabka aanay daynayn Deymada sideedii Marka aan kudaawado Qalbigaygu diirsada Dadna adaa ugu qurux badaneey Jeegaanta roobtiyo Adaa do...
Hanti
Просмотров 436 тыс.3 месяца назад
Hoodiyo ayaan baa Lagu kala Horeeyaa Hanti nimaan lahayn baa Gabadh lagu haweeyaa Weligii hagoogtoo Hami lagu yaqaanaa Hogashada ma moodayn Sidii baan harraadkiyo Uqabaa hamuuntee Hawo ii luraysaa Riyo ii hor socotaa Sidii baan hedaydiyo Wedku ii higsanayaa Misna heeryo diidoo Ma ogoli hogaankee Ma ogtahay habeenkii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dhegtaagoo Heesaha Wardheer baan Ku habaa naftayde...
Qalanjo
Просмотров 83 тыс.3 месяца назад
Heesta: QALANJO Waa qalanjo yaabloo Qurux iyo Ilaah baa Udhameeyey qaayee illeen wey qarsoonayd Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146 RUclips Music 👉🏽 music.ruclips.net/channel/UCtl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w
Baladweyne
Просмотров 41 тыс.3 месяца назад
Song: Baladweyn. Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" AHUN. Music by: Cabdikariin Faarax Qaari "Jiir" AHUN. Melody: Hassan Aden Samatar Heesta Baladweyn waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan looguna jecelyahay ee uu qaaday Hassan Aden Samatar. Heestan oo inta badan bulshadu ka dheregsan tahay taariikhdeeda iyo siday kucuratay oo uu in badan fagaare kaga waramay Abwaan Hadraawi AHUN, waxa...