SUPER EAGLE
SUPER EAGLE
  • Видео 58
  • Просмотров 703 079
ﷺﷺﷺﷺﷺ
saliga xabiibkeena(( محمد ﷺ)))
Просмотров: 41

Видео

xikmad ayaa ku dheehan
Просмотров 1102 года назад
xikmad ayaa ku dheehan
14 March 2022
Просмотров 982 года назад
14 March 2022
ma jaceshahay inuu allh swtc ku jeclaado dhageeso hana dhaafin
Просмотров 492 года назад
shekhunaa abuukar
GEERI NACAYB MEEL HA KU GEYSO INTAAN NALA XISAABIN AAN XISAABINO NAFTA
Просмотров 232 года назад
GEERI NACAYB MEEL HA KU GEYSO INTAAN NALA XISAABIN AAN XISAABINO NAFTA
tafsiirka quraanka kariimka
Просмотров 603 года назад
dhageesi wacan
10 July 2021
Просмотров 353 года назад
ka faa idayso 10 ka ayaamood ee carafo
GABAR SOMALI AH OO NIN JIN AH GUURSADAY QISO YAAB BADAN
Просмотров 1 тыс.3 года назад
GABAR SOMALI AH OO NIN JIN AH GUURSADAY QISO YAAB BADAN
Axmad Cali Cigaal iyo Aamina Cabdilahi Qalanjo with lyrics
Просмотров 2733 года назад
Axmad Cali Cigaal iyo Aamina Cabdilahi Qalanjo with lyrics
Hees dhaqan ah hoobaladii waaberi
Просмотров 2443 года назад
Hees dhaqan ah hoobaladii waaberi
Saado cali iyo cabdi baadil Ajal with lyrics
Просмотров 5583 года назад
Saado cali iyo cabdi baadil Ajal with lyrics
KHADRA DAAHIR WAR MA FAALIYAAD TAHAY KABANKII GOOBE QAACI
Просмотров 3034 года назад
KHADRA DAAHIR WAR MA FAALIYAAD TAHAY KABANKII GOOBE QAACI
BEST KABAN QAACI AH SAALAX QASIM
Просмотров 113 тыс.4 года назад
BEST KABAN QAACI AH SAALAX QASIM
10 FAMOUS PEOPLE FROM SOMALIA THAT MAY YOU DON'T KNOW
Просмотров 1,8 тыс.4 года назад
10 FAMOUS PEOPLE FROM SOMALIA THAT MAY YOU DON'T KNOW
XASAN AADAN IYO SAHRA AXMAD|| GARBA GARBAA LA TUSAA WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 3214 года назад
XASAN AADAN IYO SAHRA AXMAD|| GARBA GARBAA LA TUSAA WITH LYRICS ORIGINAL
KHADAR XASAN LAARI IYO HIBO NUURO||GUGEENII WAKAA SAMAADEE WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 2164 года назад
KHADAR XASAN LAARI IYO HIBO NUURO||GUGEENII WAKAA SAMAADEE WITH LYRICS ORIGINAL
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 28 тыс.4 года назад
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
MAXAMAD S TUBEEC IYO KHADRA DAAHIR|| SHINBIR DUULA YUU KICIN WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 6 тыс.4 года назад
MAXAMAD S TUBEEC IYO KHADRA DAAHIR|| SHINBIR DUULA YUU KICIN WITH LYRICS ORIGINAL
SALAAD DARBI|| BEENI RAAD MALEH
Просмотров 3384 года назад
SALAAD DARBI|| BEENI RAAD MALEH
KHADRA DAAHIR|| ISHA SHACABKA MARI WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 3004 года назад
KHADRA DAAHIR|| ISHA SHACABKA MARI WITH LYRICS ORIGINAL
MARYAN MURSAL||WAXAA KU LUMIYAY LACAG
Просмотров 2564 года назад
MARYAN MURSAL||WAXAA KU LUMIYAY LACAG
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 345 тыс.4 года назад
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
FADUMA CABDILAAHI MAANDEEQ//MA JINBAA MA JAANBAA WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 1,2 тыс.4 года назад
FADUMA CABDILAAHI MAANDEEQ//MA JINBAA MA JAANBAA WITH LYRICS ORIGINAL
SAHRA AXMAD IYO DHABARLOW//BEERQAAD WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 6934 года назад
SAHRA AXMAD IYO DHABARLOW//BEERQAAD WITH LYRICS ORIGINAL
CABDINAASIR MACALIN//DAWADII NAFTAYDAAY WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 2,9 тыс.4 года назад
CABDINAASIR MACALIN//DAWADII NAFTAYDAAY WITH LYRICS ORIGINAL
HIBO NUURO||XAMAR WAA MA DHAAFAAN WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 4024 года назад
HIBO NUURO||XAMAR WAA MA DHAAFAAN WITH LYRICS ORIGINAL
NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG WITH LYRICS HOBALADII WAABARI
Просмотров 6484 года назад
NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG WITH LYRICS HOBALADII WAABARI
DIGFEER IYO SIRAAD CABDULLE INDHA-BURUREEY WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 4,5 тыс.4 года назад
DIGFEER IYO SIRAAD CABDULLE INDHA-BURUREEY WITH LYRICS ORIGINAL
BAXASAN IYO CALI GAAB|| SABAALO WITH LYRICS ORIGINAL
Просмотров 1304 года назад
BAXASAN IYO CALI GAAB|| SABAALO WITH LYRICS ORIGINAL
SOOMAALI BAAN AHAY WITH LYRICS
Просмотров 414 года назад
SOOMAALI BAAN AHAY WITH LYRICS

Комментарии

  • @abdikarimahmed628
    @abdikarimahmed628 2 дня назад

    This is the best Somali music site ever. Keep up the good work brother

  • @AbdiAhmettAhmett
    @AbdiAhmettAhmett 9 дней назад

    X

  • @Xalimo-z4t
    @Xalimo-z4t 16 дней назад

    Hadii aad commentig6ga aragtan isoduceya waxan cadysty hadii aan culys daremo in aan music nafis ka raadiyo yaa alla qalbigyga naxaristda ju duxi😢💔

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 17 дней назад

    Xikmadii reer somaliland. Somalida yar yar ee masaakiinta ahi waa in ay fanka iyo suugaanta iyo afsomaliga Naga bartaan

  • @MohamudHassanBolay
    @MohamudHassanBolay 17 дней назад

    Ayaa dan kale wada duminaaya caashaqa yaa salaam allaha u naxariisto maama sahra axmed jaamac.

  • @MohamudHassanBolay
    @MohamudHassanBolay 17 дней назад

    Saaxib waxaan rabay hees ay qaadi jirtay aun saada cali oo ahayd iga hoo iga hoo iga hoo jacaylkan iga hoo jacaylkaan hortaa baan ku daalee hortaa baan ku daale u tubkoo dhan waan ka waayay bal ii baadi gooba ineey ciwaan kale leedahay ayaa laga yaaba e.

  • @sacdiyolucky1423
    @sacdiyolucky1423 18 дней назад

    Tiktok ka maqle wa so radshe hesta allaha u naxaristo sahro axmed

  • @axmedapdikariim-g5c
    @axmedapdikariim-g5c 26 дней назад

    Heesti malab io sabiib mudho canab tufaax

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 28 дней назад

    Sahro allowkunaxariiso

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe Месяц назад

    Waa kalamu saxeex wata nabadi durugte hòrta yaysku keendirey danbiga iskaleh

  • @NoorAbdullahi-ow9sk
    @NoorAbdullahi-ow9sk Месяц назад

    Waxaas hees ah ishqiyaasak

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Месяц назад

    Heestan Waxa Yaqaana Oo Kaliya Dadka Fanka Ku Xeesha Dheer Yaa Salaam

  • @muktarosman8650
    @muktarosman8650 2 месяца назад

    Ereyadii xasan ganay waxaan laga waayin, Deegaanka Cimilada quruxdeeda, Buuraha, badaha, xoolaha.

  • @CumarAxmed-c2f
    @CumarAxmed-c2f 2 месяца назад

    Waxaan Ubaahnaa heetatidhaa amaniyada igasaar ama naaxicashaqa onanarhagaadhsiin

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 2 месяца назад

    Aroor qabay maxay ka wadaa?

  • @Ahmedmjama-r8h
    @Ahmedmjama-r8h 2 месяца назад

    Hestan xasus qasa bay ii thy noloshayda xili an so Mary ban dhagaysan jirey Ka dib marki an wayey Qofki an dumaro idil kaso dortay e Ka jecladey .. Wan idin salamya muQashada wakhtiga iyo calafku u samixi wayy in Qofki uu jecla nolosha la wago .

  • @MiceeyeMiceeye
    @MiceeyeMiceeye 2 месяца назад

    Tanmaya ideeqday mid kale mays

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 месяца назад

    Boqorkii codka xasan aadan samatar

  • @libancalidini651
    @libancalidini651 3 месяца назад

    Hees samatar hambarey iyo haadilaa maxaa kala haysta howl

  • @nimomohamed7188
    @nimomohamed7188 3 месяца назад

    Zahra Axmed alle ha uu naxariisto iyada iyo ummadda muslimiinta inaga na alle ha inooga daba naxariisto

  • @farxaanismaaciil9897
    @farxaanismaaciil9897 4 месяца назад

    Kuwaxaasidiinta ahweeye

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cimrigaa.harago

  • @مسلسلاتتركية-ع5ن
    @مسلسلاتتركية-ع5ن 4 месяца назад

    Maxaa loola jeedaa nin ku siray wax kuu sheeg

  • @NimcoMuuse-tc4pm
    @NimcoMuuse-tc4pm 4 месяца назад

    Yum

  • @axmed-nn1bj
    @axmed-nn1bj 5 месяцев назад

    ❤ hees cumar dhuulle qaado , jacaylkii miyuu ku helay hiirtaanyo miyuu ku baday Heestaas oo codkii cumar dhuule ah Ayaan raadinayaa Markaa bil fadlan noo soo hela Waad mahadsantiin ❤❤❤

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 5 месяцев назад

    Alle.hawnaxariistee. sahra.axmed.erayadii.axmed.saleebaan.bide.saan.u.aqaanay

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 6 месяцев назад

    Duul baydin kala geyn duur ma ahan

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 6 месяцев назад

    Haddii aan Dayaxu jirin Xiddigaha dad baa guda Dariiqaanay ku arkaan Heestaas ii raadiya Samantar ayaa qaaday sidaan filayo

  • @MaxamedCali-us7xg
    @MaxamedCali-us7xg 6 месяцев назад

    Nio heesbaa aniga iga luntay odhanjirtay Gami maayo aniguna Hadaad midkale garabsaartee Heestaa Yaa qaadi jiray awal

  • @AbukarMDeerow
    @AbukarMDeerow 6 месяцев назад

    Rabbi haku naxariisto ❤

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 5 месяцев назад

      Wuu noolyahay salaax qaasim uk buu joogaa sxp Ilaahay ha inoo wada naxariisto nolol iyo geeriba

    • @AbukarMDeerow
      @AbukarMDeerow 2 месяца назад

      @@wiilkahamigafogleh4318 Naxariista walaal qof dhintey uun alle looma waydiiyo Inuu qabri ku jiro un uguma duceynin Qofka aso nool baa loogu duceyn karaa raxmada alle .

  • @axmedyaska7047
    @axmedyaska7047 6 месяцев назад

    Waxaan ubaahnay himilo heestan uuqaadee tidhaahda dugaag wada gurdamayaa miyay kugu gadoodeen

  • @BilleKumando
    @BilleKumando 6 месяцев назад

    Allha unaxariisto qabriga allha ku nooriyo

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 6 месяцев назад

    Mahadsanid sxb soo gudbinta fankeeni xikmada iyo macanka leh aad noso gudbinaysid Mar kale mahadsanid ogolaanshana no ogolaatay waydiinta hees aan rabno Sxb hees uu hHANUUNIYE QAADAYO ba jirta aan la ahay ADUUNYADA XISHOODIYO LAGA WA XUDUUROO LABADI XIRIIR LIHI MAR BAY KALA XUMADAN QOFKI XALAYTO NOOLAA MAANTANA XABAAL GALAY WAA XALADEEDEE ADNA XEERKA GUURKIYO HAKA BAQIN XUDUUDII XAQ BAYNU ISKU LEE NEHEE... koley hanuniye wa nolyahaye asaga xata hala waydiyp dadka qaar waxa hayay dhahan radio jabuti

  • @AhmedAwil-f3f
    @AhmedAwil-f3f 6 месяцев назад

    Jeel iyo jacyl bay ahyd

  • @AhmedAwil-f3f
    @AhmedAwil-f3f 6 месяцев назад

    Heesan waxay aad u socotay 1986 kii waxaan xusuusta hudheelkii cawale saquur ee burco ayey ka bixi jirtay waxaan ahaa dada 12 toban jirka

  • @mohamedhassennour
    @mohamedhassennour 6 месяцев назад

    HAA WLL HEES AY WADA QAADAAN sahra axmed iyo samatar oobladhihi jiray dhunkashada mar iiceli ama awro dhaanwade

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 7 месяцев назад

    Wow xasuus iyo xeebtii barawe

  • @togavlog9526
    @togavlog9526 7 месяцев назад

    Alle ha U naxariisto maamo Sahra Ahmed jamac😢 Anigu waan dhagaystay heese jeeda Ale ha U naxariisto

    • @supereagle7982
      @supereagle7982 7 месяцев назад

      Naxriista jano allow la waraabi

  • @SharismohamedBile
    @SharismohamedBile 7 месяцев назад

    Sheekhuba wuxuu ubax

  • @CabdisaacidMaxamed
    @CabdisaacidMaxamed 7 месяцев назад

    Ok

  • @AdenMohammed-qs8zm
    @AdenMohammed-qs8zm 7 месяцев назад

    Aadan.maxamed

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 месяцев назад

    AHUN

  • @maajoorofficial
    @maajoorofficial 8 месяцев назад

    Abuuraas markan wuxuu qabay sahra axmad

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 месяцев назад

    Fari nice.

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 8 месяцев назад

    Mantay taagantahay itobiya badenah sooh hawaysatay soomaalia soomaali baaleh 🇸🇴✊️🇩🇯

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 8 месяцев назад

    Axyaa eedo sahra axmed jamac abokor

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 8 месяцев назад

    BOSH.

  • @abdiqanijaama1098
    @abdiqanijaama1098 8 месяцев назад

    Cajiip

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 9 месяцев назад

    Riwayadii jeel iyo jacay ee g36 ,sahra ahmedna shaaca ku qaaday..ina bide waa badwaynta abwaanadaisaga iyo sangub

  • @MaxamedJaamac-y7c
    @MaxamedJaamac-y7c 9 месяцев назад

    Balan labo ayamod isa so canante yaa qadi jiray