Qaraami Lyrics 🎶
Qaraami Lyrics 🎶
  • Видео 48
  • Просмотров 506 479
HEESTII:| iloow iloow | Codkii |Casha Cabdoow & AUN Kuluc | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII:| Iloow iloow |
CODKII AUN KULUC & CAASHA CABDOOW
HEESO HORE WADANI KABAN , KU XIISA KALIYA
QARAAMI LYRICS KU SOO DHAWAAA
Ku soo dhawaaw qaraamil lyrics
Waxaad naga heli doontaa heeso ku qanciyo
Waa nagu MAHADSANTAHY tixkalintaada
Hanaga hilmaamin SUBSCRIBE SHARE & COMMENT
MAHADSANIDIIN
Просмотров: 3 280

Видео

HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + QARAAMI LYRICS
Просмотров 29 тыс.3 года назад
Plz SUBSCRIBE SHARE &COMMENT
HEESTII:| ADUN BAA DARADAA | CODKII ABDI JIBAAR AL-KHALIIJI By Qaraami Lyrics
Просмотров 1,7 тыс.4 года назад
HEESTII:| ADUN BAA DARADAA | CODKII ABDI JIBAAR AL-KHALIIJI KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| Aduunyada nin dhoofiyo | CODKII Jamaal onkod |xasuustii Tubeec| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 7 тыс.4 года назад
HEESTII:| ADUUNYADA NIN DHOOFIYO| CODKII JAMAAL ONKOD XASUUSTII Maxamed Saleebaan Tubeec KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| hadimada nafteydaay | CODKII RAXMA HUUNO| XASUUSTII CAASHO CADOOW| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 15 тыс.4 года назад
HEESTII:| HADIMADA NAFTAYDAAY | CODKII RAXMA HIUNO XASUUSTII CASHO CADOOW KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| shimbiryahow |ASMA MAXAMUD|XASUUSTII XALIIMO QALIIF MAGOOL| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 2,9 тыс.4 года назад
HEESTII:| SHIMBIRYAHOOW| CODKII ASMA MAXAMUUD XASUUSTII XALIIMO QALIIF MAGOO KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII | WAA JACAYL ABOODIYA | QAMAR SUUGAANI |XASUUSTII CUMAR DHUULE| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 2 тыс.4 года назад
HEESTII:| WAA JACAYLABOODIYA| CODKII QAMAR SUUGAANI XASUUSTII CUMAR DHULE KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| MOOGIYE JACAYL| CODKII QADAR KEEYOOW | XASUUSTI SAALAX QAASIM |BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,2 тыс.4 года назад
HEESTII:| MOOGIYE JACAYL | CODKII QADAR KEEYOOW XASUUSTII SAALAX QASIM NAJI KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| Dalkeeygow | FAADUMO QAASIM HILOWLE | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,2 тыс.4 года назад
HEESTII:| DALKEYGOOW DUSHAADU WAA BARWAAQEE | CODKII AUN FAADUMO QAASIM HILOWLE KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
QASIIDO BILAA MUSIC AH | MUXAMAD YAA RASUULULAAHI|BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 3,2 тыс.4 года назад
Plz SHARE COMMENTS & SUBSCRIBE
QASIIDO| RASUULKII SHARAFTA MUDANIYO | CODKII SALMA NUURA | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,8 тыс.4 года назад
QASIIDO|| RASUULKII SHARAFTA MUDANIYO | CODKII (SALMA NUURA) KU SOO DHAWAAW QARAAMI LYRICS WAADNA KU MAHADSANTAHAY DOORASHADAADA HANAGA HILMAAMIN SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| IISHA YAREEY | SHIMAALI AHMED SHIMAALI | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 65 тыс.4 года назад
HEESTII:| IISHA YAREEY| CODKII SHIMAALI AHMED SHIMAALI HEESO HORE WADANI KABAN , KU XIISA KALIYA QARAAMI LYRICS KU SOO DHAWAAA Ku soo dhawaaw qaraamil lyrics Waxaad naga heli doontaa heeso ku qanciyo Waa nagu MAHADSANTAHY tixkalintaada Hanaga hilmaamin SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| BILANEEY | SULFA IYO MAGOOL BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 4,9 тыс.4 года назад
HEESTII:| BILANEEY GALKACAYLKU | CODKII AUN XALIIMO QALIIF MAGOO VS SULFA HEESO HORE WADANI KABAN , KU XIISA KALIYA QARAAMI LYRICS KU SOO DHAWAAA Ku soo dhawaaw qaraamil lyrics Waxaad naga heli doontaa heeso ku qanciyo Waa nagu MAHADSANTAHY tixkalintaada Hanaga hilmaamin SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII:| FILAN MEYSID SOW | AUN XALIIMO QALIIF MAHOOL & MAXAMAD QASAALI | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 19 тыс.4 года назад
HEESTII:|FILAN MAYSI SOW | CODKII AUN XALIIMO QALIIF MAGOOL & MAXAMAD CUMAR AL QASAALI HEESO HORE WADANI KABAN , KU XIISA KALIYA QARAAMI LYRICS KU SOO DHAWAAA Ku soo dhawaaw qaraamil lyrics Waxaad naga heli doontaa heeso ku qanciyo Waa nagu MAHADSANTAHY tixkalintaada Hanaga hilmaamin SUBSCRIBE SHARE & COMMENT MAHADSANIDIIN
HEESTII | LULUMAHA BIYAHA GALA | XASAN AADAN SAMATAR | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 6 тыс.4 года назад
HEESTII | LULUMAHA BIYAHA GALA | XASAN AADAN SAMATAR | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | BEERKAAN U SEEXDAA | QADIIJO FOODEY | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,6 тыс.4 года назад
HEESTII | BEERKAAN U SEEXDAA | QADIIJO FOODEY | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | KAALAY ADHXDA IGU QAAD |QADRO DAAHIR CIGE| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,3 тыс.4 года назад
HEESTII | KAALAY ADHXDA IGU QAAD |QADRO DAAHIR CIGE| BY QARAAMI LYRICS
HEESTII:| QURUX DUMAROO | C/QADIR SANKA | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 2,6 тыс.4 года назад
HEESTII:| QURUX DUMAROO | C/QADIR SANKA | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII:| INUU CAASHAQ JEEL YAHAY | CABDI S. BEERDILAACSHE | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 2,8 тыс.4 года назад
HEESTII:| INUU CAASHAQ JEEL YAHAY | CABDI S. BEERDILAACSHE | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII:| SOMALI DHOOYLAAY | AUN XALIIMO QALIIF MAGOOL | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 4,8 тыс.4 года назад
HEESTII:| SOMALI DHOOYLAAY | AUN XALIIMO QALIIF MAGOOL | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | SIDII WABI DURDURAYOO | AUN DAUUD CALI MASXAF & MAANDEEQ | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 34 тыс.4 года назад
HEESTII | SIDII WABI DURDURAYOO | AUN DAUUD CALI MASXAF & MAANDEEQ | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | IXTIRAAM | XABIIBO XASAN TOOXOOW | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 2 тыс.4 года назад
HEESTII | IXTIRAAM | XABIIBO XASAN TOOXOOW | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | NAFKU JECEL ADUUNYADA | SAHRO AHMAD | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 3,5 тыс.4 года назад
HEESTII | NAFKU JECEL ADUUNYADA | SAHRO AHMAD | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | WACAD |AUN MAXAMED NUURA GRIIG & SAHRO AHMAD | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 9554 года назад
HEESTII | WACAD |AUN MAXAMED NUURA GRIIG & SAHRO AHMAD | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII |Siraad | HASAN AADAN SAMATAR| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 9104 года назад
HEESTII |Siraad | HASAN AADAN SAMATAR| BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | LABO AAN KALA MAARMIN |CODKII MAXAMED ABDI LAFOOLE| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 6 тыс.4 года назад
HEESTII | LABO AAN KALA MAARMIN |CODKII MAXAMED ABDI LAFOOLE| BY QARAAMI LYRICS
HEES WADANI | GALLAD| CODKII |ZAYNAB ALI BAXASAN| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,3 тыс.4 года назад
HEES WADANI | GALLAD| CODKII |ZAYNAB ALI BAXASAN| BY QARAAMI LYRICS
CODKII AUN |SAHRO AHMAD HEESTII | MA NAXOO JACAYL | BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 1,4 тыс.4 года назад
CODKII AUN |SAHRO AHMAD HEESTII | MA NAXOO JACAYL | BY QARAAMI LYRICS
HEESTII |AJASHAAN DHAMAAN| CODKII CABDI BAADIL IYO AUN SAADO CALI WARSAME BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 151 тыс.4 года назад
HEESTII |AJASHAAN DHAMAAN| CODKII CABDI BAADIL IYO AUN SAADO CALI WARSAME BY QARAAMI LYRICS
HEESTII | XARIIR| MAKO MAXAMED IYO NUUR| BY QARAAMI LYRICS
Просмотров 15 тыс.4 года назад
HEESTII | XARIIR| MAKO MAXAMED IYO NUUR| BY QARAAMI LYRICS

Комментарии

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 Месяц назад

    Jamaal onkod hibo faneed buu leeyahay waa fanan cod halaasi ah. Leh waa nin aan isdhibayn markuu heesta qadayo

  • @aminasouleiman1763
    @aminasouleiman1763 2 месяца назад

    Beautiful song

  • @Bamsismoke-d3s
    @Bamsismoke-d3s 4 месяца назад

    Heestan waxaan djagaysanayaa maanta oo ay tahay. 8/5/20/12

  • @CabdirisaaqDheere
    @CabdirisaaqDheere 5 месяцев назад

    Aamiin allahayoow aamiin heestan waaheesihii mar la aragta ahaa

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 5 месяцев назад

    Ninkani xasan diiriye maaha ee waa kooshin yare heestan mar uu xasan diiriye qaaday way jirtaaye soo raadi

  • @mahdis8618
    @mahdis8618 5 месяцев назад

    Great song

  • @nimcoaxmed9308
    @nimcoaxmed9308 5 месяцев назад

    Maantana waa 1/8/202024 walina warkama helin aduunyada nin nool waqti urugaliyo waa ayaamo farax ilahayow farxad ayaan ku waydiistay adiga awoodle

  • @xamzebaylo4471
    @xamzebaylo4471 5 месяцев назад

    Heestan waxan u balan qaday in jacaylkayga u qaado markan guursado insha allah❤

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 5 месяцев назад

    Sixid:: sidoo kalena inana adkaysi iyo samirbaa ku alloosinoo

  • @ALIARABABDI
    @ALIARABABDI 5 месяцев назад

    TikTok ayaa ku arkay Kadip waa kahely from macruuf xaji😂😂

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 6 месяцев назад

    Allaha janeeye Abwaan Xassan Qawdhan Yuusuf waxa uu ahaa hal-abuur, Mufakir aan fanka ku shaqaysan balse bulshada u soo gudbinjiray hadba wacyiga lagu jiro. Hadaba heesihiisa tayada sare lahaa ee uu Abwaanku sameeyay waxaad kamid ahaa heeskan "Qumanaa Inanku" oo ay ku luuqeyso Maryan Mursal Ciise Bootaan, halka laxankana uu sameeyay Axmed Cali Cigaal waxaa'se xusid mudan in heeskani uu soo baxay sanaddii 1972-dii.

  • @HashimKahiye
    @HashimKahiye 6 месяцев назад

    Hestan iyadho qarami ahend ayan maqle ya qade

  • @cabdicasiiscumarcabdi9279
    @cabdicasiiscumarcabdi9279 6 месяцев назад

    Ereyadda Heesta Waxaa iska Leh Abwaan Xasan Qowdhan Alle Ha U Naxariisto Laxanku Waxaa Saaray Al-Fanaan Axmed Cali Cigaal Waxaa Ku Luqeyneyso Maryan Mursal

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 6 месяцев назад

    Mirihii a.s.bide laxankii ismaacil yare codka hibo nuura

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 6 месяцев назад

    Allaha janeeyee Cabdillqaadir Yuusuf Cismaan Curre (Cabdillqaadir Bagaag) waxa uu qeyb ka ahaa fanaaniintii kusoo baxday tartankii "Hergelinta Heesaha" kaa oo la qabtay horaantii sanaddii 1972-dii. Heeska "Galeyr" ayaana ahaa heeskii uu kaga qeyb galay tartanka "Hergelinta Heesaha" inkasta oo heeskiisaa uu kaalinta labaad ka galay tartanka habeenkaa la qabanayay, halka kaalinta koowaad uu kusoo baxay hees kacaan ahayd taasoo uu ku luuqeeynayya fanaanka Cumar Nuur Cabdulle Aun. Waxaa'se xusid mudan in heeska "Galeyr" midhihiisa uu alifay Abwaan Cabdillqaadir Ciise Cali (Cagoole), halka laxankana uu sameeyay Axmed Cali Cigaal.

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 6 месяцев назад

    Xasuus wlhi igu tahay 😢

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 7 месяцев назад

    Ninka.hadimo.taliyoow.adigaa.uhalisa.waa.riwaayadii.kujirtay.maxamed.ibraahin.w.hadraawi.m.w.qaali.magool.alee.hawnaxariisto

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 7 месяцев назад

    Erayadii Abwaan Axmed Ducaale Xiiray AHUN Laxankii iyo Luuqdii AHUN Daa'uud Ali Masxaf iyo Maandeeq. AHUN Ustaad Daauud

  • @mahadAbdullah-po2iw
    @mahadAbdullah-po2iw 8 месяцев назад

    04/05/2024 inta ila dhahey saneysa like ❤

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 8 месяцев назад

    2010 baan bartay waxaann kubartay atarisho malyuun kenya nairobi lagujilay

  • @MursalCabdulahi-j1x
    @MursalCabdulahi-j1x 9 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @AliRoun-xb8sh
    @AliRoun-xb8sh 9 месяцев назад

    Wa hees aad u qimo badan oon tagero runti ila waqti hore markan maqlo hesta oo so socota hadi aan socdo xita Wan jogsan jiray ❤❤❤ masha Allah

  • @farxaancilmi1663
    @farxaancilmi1663 10 месяцев назад

    Galaw

  • @maxamadyare4641
    @maxamadyare4641 10 месяцев назад

    Still 7 3 2024

  • @velimalin7422
    @velimalin7422 11 месяцев назад

    🎶🔥🎶🔥

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Год назад

    Dadku wuu gariiraa.

  • @AbdirixmanCamanji
    @AbdirixmanCamanji Год назад

    1/12/2023 Mainimo Jumco ah Goobtu waa muqdisho Goorshetu wa 10:50 Heeskan dib usoo xasuustay mnta Ajashaan dhamaan ifka kamatagtoo waa sida inagaa Adunyada ninool waqti urugoliyo waa ayaamu farax Illhow unaxariiso dhmantood😢❤

  • @Maxamed-sm6cf
    @Maxamed-sm6cf Год назад

    Hagilgil albabkee gaclabaa ilaashee cajiib❤

  • @SacadJaamac-s9i
    @SacadJaamac-s9i Год назад

    A❤

  • @nuuracabdilaahi8679
    @nuuracabdilaahi8679 Год назад

    Wall iska sax waa duhurki markay tahay Mayay diriri helay

  • @abdirashidabdirahman8695
    @abdirashidabdirahman8695 Год назад

    Saas waaye❤❤❤

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami Год назад

    Hees xusid mudan Old is gold memories

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 Год назад

    30/6/2023 saacudana 1:42 habenimo ah waana habeenkii 3aad ee ciida carafo heesta tan ayan jawi dagan u dhageysanayaa anoo waliba xasuusaheygii hore dib ugu laabtay Hadaad qoraalkeyga mar uun isha raacisay iso duceey wll murugo ban dareemaya in illahey farxad iigu badalo

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 Год назад

    Sixid:Aadan iyo xaawo ololaha galgacal inleen Soo unkee Aadmiga kalana amba Qaadyayoo abtirsiimo noqey❤

    • @maxamedbashiir6155
      @maxamedbashiir6155 3 месяца назад

      Sixid sada ay uqorantahay ayay sax ku tahay galgacal maaha waa kalgacal

  • @IbrahimCopra-yh2nf
    @IbrahimCopra-yh2nf Год назад

    Habeen daran hadreysaa macahaan ee waa hadmaad hadleysaa

  • @Daryeelkabulshada
    @Daryeelkabulshada Год назад

    waaah waaah

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Год назад

    Mirihii abwaan cagoole laxankii a.c.cigaal codka bagaag

  • @farxancawil6578
    @farxancawil6578 Год назад

    16/ 5/ 2023/aamiin aamiib alahayow amiin

  • @abdaleabdillahi6485
    @abdaleabdillahi6485 Год назад

    Best song weeye runtii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohamoudmouslim
    @mohamoudmouslim Год назад

    Fanaanka waa Shimaali, waxaan qiyaasaya heestaan ineey tahay waagu soo baxayay fanaanka. :)

  • @haajifayte7759
    @haajifayte7759 2 года назад

    Heestaan Xaasuus Gaar Ah Ayay Igu Leedahay 2007 Ayan Dhegaysan Jiray Anikoo Qaadwale Ah Baaburta Jaadka Bosaso Iyo Galkacyo Jaadka Ukala Qaada Wlhy Xasuus Dheer Ayaan Galay Hada O Sandku Yahay 2023"01 "13 Keedi Saacadu Tahay 2 Saac Oo Hpenimo Wxan Ku Dhegaysan Denmark Alla Mxa Wakhti So Marnay Alxm

  • @ahmeddheere-hx6tu
    @ahmeddheere-hx6tu 2 года назад

    ALA HAUNAXARISTO WAA HES KALGACAL BADAN XAMARSAN O KATURJUMAYSA LABA QOF OO XIDHIIDH KODA IYO CALAFKU ISKU SIMAY WAA HEES DUCO XAMBAARSAN WAA HEES ILAA XAAWA IYO ADAN LAMANAHOGI TURJUMAYSA WAA HEES LABA ISKU OMANAA O HADAFKODII RUMOBAY KOLAY WAA ISOO JIIDATAY ILAA XAD

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 2 года назад

    Dhibta leeysku eegaa wey inoo dhaxaysoo Adiguba Dharaarbaad ka qosleysay Dhooshee Anna dhiig sidaan galay Keymaha ku dhuuntee sow caawa dhaantiyo filan meysid dheeldheel

  • @saladoqurux5216
    @saladoqurux5216 2 года назад

    Wooow

  • @mohamudabukor5549
    @mohamudabukor5549 2 года назад

    Ilkacase can never

  • @AbdilahiJiinje
    @AbdilahiJiinje 2 года назад

    Duhurkii markay tahay, Mayay Diriri helayoo weeye!

  • @kadarhirsi3860
    @kadarhirsi3860 2 года назад

    Alle ha u naxariisto maxamed ibraahim warsame (hadraawi)

  • @ayaaneidmahamuud2564
    @ayaaneidmahamuud2564 2 года назад

    Qalpiga 😪🤧

  • @mohamedabdisalamibrahim348
    @mohamedabdisalamibrahim348 2 года назад

    Waagii hore xataa raabku wuxuu lahaa micno wayn... maahayn macawistaa iga dhacday..

  • @luqmanhajibaarqab592
    @luqmanhajibaarqab592 2 года назад

    Hablaha soomaaliyeed Ada iga haqab tiroo Dharaar iyo habeen kastaa Aduun ba ku hadal hayaa Hilow baan ku qabaa H-DII KALE WAXAAN LAHAA Asaaggay kama haree Anaa ugu sii horeyn naftaad bal ii hibeey Sidaan mar uun is helnaa Koleey ismaba hurnee H-DII KALE WAXAAN LAHAA nimco nadar aaa aaa macan badan nimco nadar aaa aaa isma dhaafno