Waayo Joog
Waayo Joog
  • Видео 12
  • Просмотров 106 743

Видео

AN PODCAST: Sheekh Xasan Sheekh Aadan Cabdulle
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
xalqadaan waxaa marti ku ah rugcadaa muddo dheer soo taagnaa fagaaraha tacliinta, dacwada iyo Jihaadka.
AN Podcast: Sheekh Cali Katiin iyo Katagistiisii Kooxda Jadiidiyada.
Просмотров 18 тыс.21 день назад
xalqadaan waxaa marti ku ah Sheekh Cali Katiin oo ka waramaya Safarkii uu kaga soo hayaamay Boholada Baadida ee kooxda Jadiidiyada
AN PODCAST: Nabadoon Maxamed Axmad Guuleed Fartaag oo ka waramaya Xaqiiqada Golaha Beelaha Hawiye
Просмотров 3,2 тыс.Месяц назад
AN PODCAST: Nabadoon Maxamed Axmad Guuleed Fartaag oo ka waramaya Xaqiiqada Golaha Beelaha Hawiye, Shirkii Oday-dhaqameedka ee Hargeysa iyo dadaaladii dowlada ridada ku bixisay in la kala diro Jihaadka. [DHAGEYSO]
AN PODCAST: Sheekh Suldaan Aala Muxamad-Katagistiisii Ictisaam iyo Ku Biiristii Al-Shabaab.
Просмотров 9 тыс.Месяц назад
AN PODCAST: Sheekh Suldaan Aala Muxamad-Katagistiisii Ictisaam iyo Ku Biiristii Al-Shabaab.
AN PODCAST: Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad iyo Sooyaalkiisa Halganeed.
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
xalqadaan kamid ah Andalus Podcast waxaa lagu gorfaynayaa sooyaalka halganeed ee Sheekh Suldaan Muxamad Aal-muxamad.
AN PODCAST: DR Xanafi Cabdi Sheekh Aadan iyo Tajribadiisa Caafimaadka iyo Jihaadka.
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
xalqadaan waxa marti ku ah DR Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed.
An Podcast: Muxuu Sh Aadan Sunne Kusoo Arkay wilaayaatka Lagu Maamulo Shareecada Islaamka
Просмотров 22 тыс.Месяц назад
xalqadaan wuxuu sheekh Aadan Sunne kaga waramayaa waxyaabihii uu kusoo arkay deegaanada lagu maamulo shareecada islaamka lagu maamulo ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya
AN Podcast: Ustaad Abuu Muxammad-caqabadaha ku xeeran Barashada Luuqada Carabiga
Просмотров 1,6 тыс.2 месяца назад
xalqadaan oo kamid ah Andalus Podcast, waxaa lagu gorfaynayaa caqbadaha hortaagan barashada luqada carabiga
AN Podcast-Sheekh Aadan Sunne Hay'adaha Dadka Gaalaysiiya iyo Awooda Ay Ku Leeyihiin Soomaliland.
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
xalqadaan oo kamid ah Andalus Podcast, waxa uu sheekh Aadan Sunne ku gorfaynayaa ay'adaha Dadka Gaalaysiiya iyo Awooda Ay Ku Leeyihiin Soomaliland.
AN PODCAST: Xureyntii Magaalada Kismaayo.Sheekh Xasan Yacquub
Просмотров 14 тыс.2 месяца назад
Waxaa xalqadaan marti ku ah gudoomiyihii hore ee magaalada Kismaanyo, waxuuna ka warbixinayaa taarikhda dagaalladii ay la galeen Barre-Hiiraalle iyo Axmad Madoobe
AN/Podcast. Sh, Jaamac Cabdi Salaam-Waayo Joog Soomaaliyeed
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
AN/Podcast. Sh, Jaamac Cabdi Salaam-Waayo Joog Soomaaliyeed

Комментарии

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 3 часа назад

    Kaligood Muslim waxa ka soo hare waa gaalo Waa caqiidada ee aminsanyihiin

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 3 часа назад

    War kuwaan alle haaina dhaafiyo

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 5 часов назад

    Yuhuud iyo gaalo beey u shaqeeyaan Oo waxeey rabaan dhulkeena dadkale in ee u xalaaleeyaan Alla maxeey u gowrici waayeen

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 5 часов назад

    Hijruu lee yahay war dadkaan ama qawaaridtaan soomaali inteeda kale gaal bey u heystaan??? Tan labaad insha Allah maalin maalmaha ka mid ah Waad dhamaani doontaan Mujrim alle ka furtay 🇸🇴 Somalia weey guuleysani doonaan insha Allah

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 15 часов назад

    Shayadiin tuug ah weye Al shabaab lacnad Alle haku rido. Qarax ayad nagu baabi'sen

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 16 часов назад

    Ismacil injineer miyaa wariyaha😂😂

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 17 часов назад

    Balaayo idinla jihaaday😢 Ma somaliya aya jihaad ka jiraa?

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 День назад

    Alla faan badna caqli hadad leedahay ma argagixisa noqon lahyd

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 День назад

    kanoxow nafta waa

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 6 дней назад

    Kkkk jihaadka somaliya kulahaa? Anagu ma gaalo ayan nahay marka aad ma qarxinaysan?😢

  • @أبومسعودالسلفي
    @أبومسعودالسلفي 6 дней назад

    Al shabaab waxaan leeyahay waar nimanyahow hadii jihaadku idinka dhabyahay maad xalane wax Ka qabataan,maad soomali galbeedaa amxaaradu haysato Ku duushaan , maad xeryaha amison weerartaan , maad kiiniyaatankaas Sanka wayn shaqo Ka qabataan , maxaa idinku kalifay inaad maalin walba dadka soomaaliyeed aad dhibaatada kusoo koobtan😮

  • @SalmanAhmedoIbrahim
    @SalmanAhmedoIbrahim 8 дней назад

    dadka kaliya Badda iyo birigaba xabashida ka hor istaaagi kara. VIVA.

  • @Zamiir1234
    @Zamiir1234 8 дней назад

    Aadan sunni waxa tahay gaal ilaahay umadda haka qabto. Hadaad run sheegay oo aad ledahay gaalo baan ladagaalamay kaso bilow gurigaaga aad kaso carartay Koonfur janada taala oo aan hargysa oo layn waxay tahay murtadyahow

  • @cqanibashiir624
    @cqanibashiir624 9 дней назад

    Mncha allaah guulays ta walal

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 9 дней назад

    Ilaahay inkaar idinku rid shabaab ninkii ka rayi duwanba waa lasoo tajdiidiyay dhihi musiibo aan iyaga ahaynba soomaali ma haysato

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 10 дней назад

    Waar ilaahay haydiinka qabto umada

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 11 дней назад

    WAR MAGACA JIHAADKA HAKU DHEELINA LACNADII ALLAH HA IDINKU DHACDEE SHEYDAAMO ISKU YIMID O SHACABKII DHIBAY BAA TIHIINE

    • @maxamed1264
      @maxamed1264 10 дней назад

      Iska sexdaa miyaad leedahay wll

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 11 дней назад

    WAR WAA SHEEQII. BAH GARI 😊

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 11 дней назад

    Dhulka islamka majiro jihaad xaqa marka laga reebo falastiin iyo afkanistan wixii kaso hadhay wa dhagarta oo loso xambaarshay muslim doqon ah

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 10 дней назад

      Okeey warkaaga haddaan kuu raaco ka warran Harar Jigjiga Gideey Gaarisa welibana ku darso xasuuqii wagalla iyo Kii qabridahat

    • @Faisalartan
      @Faisalartan 8 дней назад

      Dadka wax kama dhadhicin kartit wexee badsaden propaganda benta rer galbedka war bahibtoda ku fafiyan ​@@BEERYAHAN

  • @kafaiideyoraxmed2971
    @kafaiideyoraxmed2971 11 дней назад

    Shabaab Ha Iska Daayaan Alqaacido Iyo Ajaanibta Sidoo Kale Qaraxa Ay Shacabka soomaliyeed Ku Laynayaan Ha Joojiyaan Intaa Hadii Laga Helo Waanu Taageereynaa.

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 12 дней назад

    Ina Maxamed Yusuf!!! Nin halaabay ugumaadan horeyn ee is dabo qabo oo dad kaada dib ugu soo noqo waxaan jihaad ma,ahan

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 12 дней назад

    Podcast andulus halke ka helnaa link telegram na la wadaag

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 12 дней назад

    Waxaas oo dhan xukun ayeey caruurta u marin habaabin hal dagaal kuma guulaysan waayo kaligood uunbay islaam isu yaqaaniin takfiirku.

  • @Amiinhashi-z8m
    @Amiinhashi-z8m 12 дней назад

    Dabcn hrgysa mrkd ka tagty xata qoyskii ad mamulausay xata cadaladii ka tagen o dadka dulminayaaan

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 12 дней назад

    Labada nin oo ugu xumaa waxay ahaayeen labanin oon lafahmin waana axmed cabdisamad abuxasan labadaa nin waligood kamay seexan inay burburiyaan jihaadka sidoo kale moxamed Idiris

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 День назад

      @RioTrade1 Afka Eebe hagoo kan axmaar u adeega Amase awrta u dhaansha Amase u ari qalaaya Ama gaal ah ilaalki Ama diidan islaamka Inkireen aqbalayn Sharcigiis in laraaco Amase Ey ah ujaajuuse Ilaahay cadaw giisa Ilaahay ha inkaaro Inta diidan islaamka Ilaahay ha inkaaro Daaquud gaal ah ilaalki Ilaahay ha inkaaro Tawxiid kii ka ajooda Ilaahay ha inkaaro Abuujahal ubad kiisa Ilaahay ha inkaaro Kan astaamaha diinta Uurka ay kadhibayso Ilaahay ha inkaaro Afmiishaar gaalo raaca Ilaahay ha inkaaro Sharciga Eebe kandiidan Uurka maashu ay taalo Afkana nooga islam ah Ilaahay ha inkaaro Abey eega kan tuugi Usujuufi ibliiskiyo Garaaciin ubad kooda Eydii ceel cade joog tay Ayaan tii lagu leefay Ahbal kii ubaroortay Haduu maanta inkaaro Muwaxid Eebe yaqaana Dhaw diisaanun aqbalayn Allaha koonka abuuray Ibliis kaa cay tamaaya Asagaaba inkaaran Asagaanan xisaaniiyo Tawxiid kii Eebe haysan Asagaa ahbaliin tiyo Kufaartii u adeegee Ayey dhawdi asiibi

  • @AishaAxmed-i4d
    @AishaAxmed-i4d 12 дней назад

    shababow adinka dinta ka dhaqma oo dhiga muslimka iska ilaaliya

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 12 дней назад

    Axmad madoobe oo alshabaabkii uu katirsanaa xunkun dartiis iyo kursi ayaay rabaan xasan sheekh iyo xamse cabdi bare inaay dhahaan xukunka tagan oo kursiga banee miyuu yeeli markaa.

  • @CaqiilMuuse-q8n
    @CaqiilMuuse-q8n 12 дней назад

    kala dirkii al itixaad iyo asbaabihii keenay mawduuc ka sameeya, dadkaa isku duubnaa maxaa keenay inay kala tagaan? Barnaamij taariikh oo cadaalad ah ayaa loo baahan, barnaamijkaa sameeya qof goob joog ahaa xog fiicana ka haya u doora, cadaaladana haka tagina waayo qofka si kata u kala duwanaada insaafku waa Muhim.

  • @zola2487
    @zola2487 12 дней назад

    Dhamaan wan dhageystey culimada aad wareysateen maashaa alaah

  • @MohamedMumin-y4j
    @MohamedMumin-y4j 12 дней назад

    Masha allh lkn dad aan waxba fahansaneen ayaan arkaa marka ilaahey ciziga hanoosoociliyo

  • @SalaamaKaamil
    @SalaamaKaamil 12 дней назад

    Taladaas waxan ku raacsanahay dulmi diid An podcast waxan so jedin laha In laguso daro tarikhda ragii amxarada afka ciida udaray 2006 dii waayo maanta waxa laga yaba inay bararug unoqoto dhalinyarada somaliyed xabashidu duulankay kuso qaday dhulkena iyo badeena

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 9 дней назад

      Waa soo jeedin qurux badan wxa rajeenaa walaalaha inay arkeen fariibtaada

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 12 дней назад

    Munafaqiin gaalo ahbaad tihiin al shaydaan

    • @duceysanelearn
      @duceysanelearn 12 дней назад

      subxaana alllah hal shiiq oo ku xukumay ma haysid allah ka baq gaalnimo ma sahlano

    • @mohamedsomaali
      @mohamedsomaali 12 дней назад

      ​@@duceysanelearn ma nimanka 800 qof hal malin ku dilay soobe ayaan gaalo ahayn. Waa niman dhiiga muslimka cadaystay oo khawarij ah

  • @dulmidiid2870
    @dulmidiid2870 12 дней назад

    Talo: podcast halagu soo daro saraakiishii hogaamineeaay dagaalkii lagu jabiyy itoobiya ee muqdisho ee 2006 Taariikhdaas see u harto

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 12 дней назад

    Al shabaab Alle ha idin cadaabo qarax ayad nagu baabi'sen lacnad Alle idin ku rid

  • @ucarraalegeedi2236
    @ucarraalegeedi2236 12 дней назад

    Masha allaah sheekhan macluumo muhiim ah ayuu na siiyay. Allaha barakeeyo.

  • @BurhaanIbraahim-m4h
    @BurhaanIbraahim-m4h 12 дней назад

    رب كلمة قالت لصاحبها دعني

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 13 дней назад

    Sidi loo eryaay ayu noqday commenndwr arsinal ah

  • @AxmadabdiOpsiye
    @AxmadabdiOpsiye 14 дней назад

    Gow waar jihaad hadaad eabto qasu yaaala yuhuda muslumiinta xasuuqay wax dufacay ubaahan yihiin e tag alshabaabtu yey la dagaalamayasa makiristanba joiga miyaaney musli tukanya miyaanu ahyn aar ilaahy haku been abuuurane jihaad hadad rabto haljan mayaale qasa qabo tuug ilaahy ku ben aburaanya suaal ban qaba sheekh cali dhere muxu isu qar xin waayey ileen wakan jano udagaalmaye caruurta yar yarb7 dabka ku guraya isaga janada miya laga xiga hhh 😊

  • @KeegCune150
    @KeegCune150 14 дней назад

    Wacdi bay is leeyihiin dadka ku soojiita yaaba dhagaysta qofkastoo oo khamiis lagu arko wa talaabo lagaqaado

  • @FarduusAxmed-t2m
    @FarduusAxmed-t2m 14 дней назад

    ‏‪28:22‬‏ ‏‪28:25‬‏ ‏‪28:27‬‏ ‏‪28:27‬‏ ‏‪28:28‬‏

  • @maahabdi5317
    @maahabdi5317 15 дней назад

    Maalin un wa laguso qabandona

  • @maahabdi5317
    @maahabdi5317 15 дней назад

    Mujrim

  • @abdirahmansandulle4943
    @abdirahmansandulle4943 15 дней назад

    Al shabaab qaraxa oon baan ku nacay muuyee waa rag wax wanaagsan duunaya😂

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 15 дней назад

    Sh xasan takar wuxuu kamid ahaa ragii loo soodiray inay ciidanka kala diraan anuu afkiisa iiga sheehay

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 15 дней назад

    Tawxiidka waad diidan tiin mana danay saane Daaquud yada gaaladaad daba orday saane Distoor kiinu waa camal ibliis ood dabakhy saane Xaqa iyo daliil kaad nacdaan ood dafiray saane Waa dimoqoraatiyad waxaad diin kadhiga teene Daliil kiyo sharciga Eebahay waad dafiray saane Duliyohow qubuuriga ahee diinta laga mayray Waxaad abid kudigataan ninkii diin lohoo idile Damiir laawe yaal yohow sharciga daaha laga saaray Waxaad daafacay saanba waa diin ibliis keenay.

  • @HAMSEABDISAMADAHMED
    @HAMSEABDISAMADAHMED 15 дней назад

    ALLAHU AKBAR ❤

  • @MrSaraar
    @MrSaraar 15 дней назад

    Argagexiso

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 15 дней назад

    Was mujaahid daawadooda waa dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil Hogaamishaasha alshabaab daacish isas waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo dawlada somaaliya mahad karataay Cali Deere kaba ku tukudey aadan suni cabdiqaadir mumin abuu mus cab fuaad shongol waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo dawlada somaaliya

  • @abdijamalsalad1302
    @abdijamalsalad1302 16 дней назад

    Waxaadrabtiin ahaada lkn ma ogtihiin dhamaantiin inaad wadatihii ama la idiin yaqaano wahaabiyo anigu waxaan idinleeyahay iswalaashada waayo gaalo iyo munaafiqiin idinmakalajeclo iskusi ayay idiinnecebyihiin ma ogtihiin sayid maxamed candle xasan gumaysiga ayuuladagaalamay waxaana kasoohorjeeday dad badan oo culimo caamaba lahaa agoolahaa waafinoole ma sayidkaa qaldanaa mase kuwa kasoohorjeedo?

  • @AbdifitaxDaauud
    @AbdifitaxDaauud 16 дней назад

    Aaway sheekh Mohamed bishaar aadbaan uxiisaynayaaa