![HabibaLadan Abdi](/img/default-banner.jpg)
- Видео 143
- Просмотров 831 161
HabibaLadan Abdi
Кения
Добавлен 19 мар 2016
Kamid noqo Saaxiibadda
ku Xiran RUclips-keena.
ku Xiran RUclips-keena.
SHUUTE OO WALAASHII MADAL KU BIXIYA AYAA WIILKA GUURSADAY KU YIRI....
SHUUTE OO WALAASHII MADAL KU BIXIYA AYAA WIILKA GUURSADAY KU YIRI....
Просмотров: 235
Видео
"Tuulada xasan shiikh xukumo dagaal kasta oo ay la galaan AS iyagay hubeeyeen oo.. Cabdixakiin Camey
Просмотров 892 часа назад
"Tuulada xasan shiikh xukumo dagaal kasta oo ay la galaan AS iyagay hubeeyeen oo.. Cabdixakiin Camey
MADAXWEYNE DENI OO XIRAN DARAYSKA CIIDANKA AYAA ISBITAALKA KU BOOQDAY ASKAR...seemore
Просмотров 1134 часа назад
MADAXWEYNE DENI OO XIRAN DARAYSKA CIIDANKA AYAA ISBITAALKA KU BOOQDAY ASKAR...seemore
DEG-DEG-Timirre Ciiidanka Puntland waxay ka guulaysteen cadowgii Calmiskaad ku jiray waxaana....
Просмотров 9189 часов назад
DEG-DEG-Timirre Ciiidanka Puntland waxay ka guulaysteen cadowgii Calmiskaad ku jiray waxaana....
DAAWO:- Qiso layaab leh oo uu ka sheekeynayo nin ku eedeysan la shaqeynta IS...
Просмотров 97512 часов назад
DAAWO:- Qiso layaab leh oo uu ka sheekeynayo nin ku eedeysan la shaqeynta IS...
Sen Cabdi Qaybdiid: "Soomaaliya in la waayo ayey qarka u saaran tahay, maanta ka horayna kama quusan
Просмотров 38114 часов назад
Sen Cabdi Qaybdiid: "Soomaaliya in la waayo ayey qarka u saaran tahay, maanta ka horayna kama quusan
“Puntland Argagixisada waligeedba waa ay ka adkeed, hadana sidoo kale” Gen Ayuub.
Просмотров 1,2 тыс.14 часов назад
“Puntland Argagixisada waligeedba waa ay ka adkeed, hadana sidoo kale” Gen Ayuub.
Madaxweynaha Koonfurgalbeed Lafta-gareen oo amar culus dul dhigtay Askarta ciyaarta Qamaarka 1XBET.
Просмотров 8616 часов назад
Madaxweynaha Koonfurgalbeed Lafta-gareen oo amar culus dul dhigtay Askarta ciyaarta Qamaarka 1XBET.
Asad Hagio"Waxaan go'aansaday meeshii ugu horaysay ee aan booqdo inay noqoto meesha nolosheyda..
Просмотров 14 тыс.21 час назад
Asad Hagio"Waxaan go'aansaday meeshii ugu horaysay ee aan booqdo inay noqoto meesha nolosheyda..
DEG-DEG: Khudbadda Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ee howlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland.
Просмотров 99521 час назад
DEG-DEG: Khudbadda Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ee howlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland.
XOG CUSUB: Ibraahim [Abuu Cubayda] kasoo katirsanaa Argagixisada alshabaab Qaybta jamhada....
Просмотров 17 тыс.День назад
XOG CUSUB: Ibraahim [Abuu Cubayda] kasoo katirsanaa Argagixisada alshabaab Qaybta jamhada....
“Sooboddo iyo dhagar, haddii kaymo laga buuxsho,Goortii biraha loo gurtiyo baanaddii furidda...
Просмотров 198День назад
“Sooboddo iyo dhagar, haddii kaymo laga buuxsho,Goortii biraha loo gurtiyo baanaddii furidda...
WAR CUSUB: CIIDAMADA PUNTLAND OO MUDO AFAR CISHO DAGAALO XOOGAN KU QAADAY DAAC*SH....
Просмотров 261День назад
WAR CUSUB: CIIDAMADA PUNTLAND OO MUDO AFAR CISHO DAGAALO XOOGAN KU QAADAY DAAC*SH....
DEG-DEG DHALINYARADII ABAABULAYSAY KACDOONKA AJAANIIBTA OO WAR CUSUB SOO SAARTAY...
Просмотров 140День назад
DEG-DEG DHALINYARADII ABAABULAYSAY KACDOONKA AJAANIIBTA OO WAR CUSUB SOO SAARTAY...
Ciise Yulux "waxaan Daacish ka qabanay Moobilo📱 muhiim ah.
Просмотров 173День назад
Ciise Yulux "waxaan Daacish ka qabanay Moobilo📱 muhiim ah.
Puntland: "Dadwaynuhu ciidanka amaanka shaqadooda ha'u daayeen"...seemore
Просмотров 53День назад
Puntland: "Dadwaynuhu ciidanka amaanka shaqadooda ha'u daayeen"...seemore
WARBIXIN:-Taliska Ciidamada Puntland oo kormeeray Saldhigyadii lagala wareegay Daacish ee Turmasaale
Просмотров 2,1 тыс.День назад
WARBIXIN:-Taliska Ciidamada Puntland oo kormeeray Saldhigyadii lagala wareegay Daacish ee Turmasaale
"Hadii ajaaniibta nalaga saarin gacan baan ula tagaynaa" Shacabka Puntland...seemore
Просмотров 574День назад
"Hadii ajaaniibta nalaga saarin gacan baan ula tagaynaa" Shacabka Puntland...seemore
FANAANKA ISKALAAJI OO SOO SAARAY HEES UU KU GARAB ISTAAGAYO CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND….
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
FANAANKA ISKALAAJI OO SOO SAARAY HEES UU KU GARAB ISTAAGAYO CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND….
BOOLISKA GOBOLKA BARI OO KA HADLAY NIN AJNABI ISAGA OO QARAX AASAYA LA TOOGTAY...
Просмотров 87014 дней назад
BOOLISKA GOBOLKA BARI OO KA HADLAY NIN AJNABI ISAGA OO QARAX AASAYA LA TOOGTAY...
CIIDANKA PUNTLAND OO GACANTA KU DHIGAY FARIISINKA DAACISH CALMISKAAD...
Просмотров 63914 дней назад
CIIDANKA PUNTLAND OO GACANTA KU DHIGAY FARIISINKA DAACISH CALMISKAAD...
Sheikh Maxamud Yusuf" si loo badbaadiyo dhiigga Muslimka waa in lala dagaalaa kooxaha...seemore
Просмотров 15114 дней назад
Sheikh Maxamud Yusuf" si loo badbaadiyo dhiigga Muslimka waa in lala dagaalaa kooxaha...seemore
Dr Guleed Salah” faderaalka iyo PL waxaa laga rabaa waxay isku hayaan inay dhinac iska dhigaan...
Просмотров 6514 дней назад
Dr Guleed Salah” faderaalka iyo PL waxaa laga rabaa waxay isku hayaan inay dhinac iska dhigaan...
“Doorka culimadda awalna ma qorsooneen hadana cidna marti…” Sheikh Xasan Dhooye
Просмотров 3114 дней назад
“Doorka culimadda awalna ma qorsooneen hadana cidna marti…” Sheikh Xasan Dhooye
MD Lugatoor" Dowladda Faderaalka dhaawicii u dambeeyay ee la qaadi lahaa ayey hor-istaagtay...
Просмотров 8914 дней назад
MD Lugatoor" Dowladda Faderaalka dhaawicii u dambeeyay ee la qaadi lahaa ayey hor-istaagtay...
MD-Lugatoor” Culimadda door shariif ayee qaateen, iyaga dowladda way ka mideysanyihiin dagaalka...
Просмотров 1614 дней назад
MD-Lugatoor” Culimadda door shariif ayee qaateen, iyaga dowladda way ka mideysanyihiin dagaalka...
“Hadii maanta dagaalka socda ay ka gaabiyaan MD Xasan Sheikh,RW Hamze taariikhda baal... Cali Haji
Просмотров 4914 дней назад
“Hadii maanta dagaalka socda ay ka gaabiyaan MD Xasan Sheikh,RW Hamze taariikhda baal... Cali Haji
Xogtii ugu dambaysay ee dagaalka IS iyo Puntland MD-LUGATOOR ayaa ka hadlay...seemore
Просмотров 10314 дней назад
Xogtii ugu dambaysay ee dagaalka IS iyo Puntland MD-LUGATOOR ayaa ka hadlay...seemore
Siyaasi Dr Guleed Salah" dagaalka socda malaha mucaarad iyo muxaafad waxa aan la dirirayno waa cadow
Просмотров 3814 дней назад
Siyaasi Dr Guleed Salah" dagaalka socda malaha mucaarad iyo muxaafad waxa aan la dirirayno waa cadow
Puntland: Yacquub Siyaad & Ahmed Ali oo xukuno ku riday iyadoo ku eedeysay....
Просмотров 22614 дней назад
Puntland: Yacquub Siyaad & Ahmed Ali oo xukuno ku riday iyadoo ku eedeysay....
Nin aan shiish latiigsaday taresada kulabo riday wan togooga goyaa taariikhda dhiganaha nin aan toogty kama kicin adoo wayn 🇸🇱🙏
Shabaababka maqashid ba soo Hebel gurguurte iyo maleeshiyaadkiisa maaha
Shuute walshii nasiib beeyledahay halyeeygaa ayaa ladhashay❤❤❤ congratulations lamaanaha
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪guuuuuuuuul guuuuuuuul gobanimo masha allaah allahu akbar allahu akbar
Guuuuuul guuuuuuul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Puntiland guul❤
Guuul ciidankyaga❤
❤❤❤❤❤❤❤ guul ciidankayga puntland
Guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland 🔥🔥🔥💪❤🇸🇱🇸🇱💪💪❤
Guul dhiigaygii 🇸🇱🩸❣️❣️
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💯🫡🫡
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💯🫡🫡
🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🦁🦁🦁🦁💯🫡
Was taatiko cusub shababka w😂😂😂
Guul inshallah ❤🇸🇱🇸🇱💪🏻💪🏻💪🏻
War kan xariif waaye iska daaya isagaaba yaabane
❤❤❤❤
Adduunyada waa ku dhiban yihiin xitaa cunto fiican ma cunaan. Aakhirana waxba uma yaallaan waayo Dad muslim ah bay 24 saac dilaan si xaqdarro ah.
Ina adeer meesha kala kici
Mengapa tak lari
😢😢😢
Waaaaaaw taaydaan u hurayaaa aad iyo aad
Wa dad looga faideystay Jahli, baahi iyo shaqo la’aan
I'm Puntlander 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
💪💪💪💪👍👍💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️
Puntlander 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
10 sano oo xabsi ciidan ah hadii aan dhiho makuyareeyay ama wuu uqalmaa?
Team Asad Haigo tem27 ❤❤❤🎉 keep going huno
Duubista inaka hagaajiyo mise buur dhaladeed bad wax ku duubtaan horta
Mashaa.. Allaahu
Masha Allah Bro Asad ❤
Markasta farxad aboowe ❤❤❤
Assad maanshaa Allah horay u soco kuna soo dhowow dhulkaagiii hooyo anigoo joogin somaliya ayaan ubax kugu soo dhoweyey noolow ❤❤❤
Hanbalyo geesiyasha puntlan Guusha aleh ha nogu wayo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💪💪💪💪💪💪
😂😂Dabare jihad u aadayo Budland
RAXANWEYN IYO ALSHABAB WAA 1 WLH NIN LA QABTO AMA IS DILO AMA WA JAREER AMA WA RAXANWEYN WAN LA YAABAY DADKAN JAAHILNIMADA MIYA LOGA FAAIDEYSAN HAYAA
😢
Hoyadina masakinta farha ka qaada oo cidanka hada hor kacaayo oo dacish makida aya jira kuwa mad so qabatan mj oil ciyarta naga daaye nacalad baa idin dhashay
qurxey mj miyaa kufsaday qalbda,kujaban alshaabaabkaa thay was wixii alshaabah inlatogto waye. kufsina wain lagudaraa 😂
Xadhu so baxsadhay o sidhu wax ushegayo la xaqijiyo xalis kasidayo dhee qof udhilay lamaxayo
Duubista iska havaajiya
🎤 noise cancellation ma heesataan miyaa Barnaamijka aad duubesan baroobe majirto miyaa dhaxdiina ayaa ismaqli la,a
Puntland maqabto noise cancelation
War cadaalada ha la ilaaliyo timiryo waraysi kale oon kunfur ahayn ama woqooyi ama bari
Wixii laqabtaa la waraystaa ciday yihiinba. Koonfur bayna u badan yihiin
Guul guul guul guul guul guul 🇸🇱 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ ❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪
😢😢😢😢😢
wa beentiis dagaal ma galin u mid kasto dhahayaan kkk 2019 ila hada dagaalba ma galin kkkkkkkkkkk
Waxan aad ula yaabanahey xtaa kutubta aan dhigano uunbey dhigtaan wax ey ina dheeryihiin ma jiraan ma si kalaa loogu fasiraa tolow!!!z
meesha ay joogan shabaab unba heesto ayagaas ayay xiiseynayan iney ku biiraan sida dowlada dadka u raba ine ku biiraan o kale
@@hugdheh maya midaas wey ku saxanyihiin cida kula joogta ee ku maamusha uunbad aamisanan taas wan gartey Lkn xaga ictiqaadka kutubta aan barano uunbey bartaan hadana is qarxi mala iga dhaadhacsiin karo meel ey ku qorantaheyna ma arkin kutubta uu sheegaayo dhamaan wan dhigtey marka ayaka si kle miyaa loogu macneeya
Yaab
Khawaarij
Meel faseex ah wax ku soo duub nudane