Wararka Boramanews
Wararka Boramanews
  • Видео 2 786
  • Просмотров 5 424 786

Видео

Axmed Yasiin Sh Cali Ayaanle Oo Ka Hadlay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH
Просмотров 1 тыс.12 часов назад
Axmed Yasiin Sh Cali Ayaanle Oo Ka Hadlay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH
Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Si Adag Ugu Hadlay Xadhiga Xil Maxamed Abiib
Просмотров 1,5 тыс.14 дней назад
Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Si Adag Ugu Hadlay Xadhiga Xil Maxamed Abiib
Gadabuursaw ,Gumaysigiina ku nooolaada, Xildhibaanadiina hala xidho " Xildhibaan Maydhane
Просмотров 1,4 тыс.14 дней назад
Gadabuursaw ,Gumaysigiina ku nooolaada, Xildhibaanadiina hala xidho " Xildhibaan Maydhane
Muuqaalka Guud Ee Soo Dhawaynta Madaxwayne Muuse Biixi Degmada Dila
Просмотров 1,4 тыс.21 день назад
Muuqaalka Guud Ee Soo Dhawaynta Madaxwayne Muuse Biixi Degmada Dila
Xisbiga Wadani Oo Ka Digay Kulamo Ay Borama Ku Qabanayaan Gudiga Diwangalinta Ururadu
Просмотров 73421 день назад
Xisbiga Wadani Oo Ka Digay Kulamo Ay Borama Ku Qabanayaan Gudiga Diwangalinta Ururadu
Hogaanka Urur siyaasadeedka Kaah oo Si diiran loogu soodhaweeyay degmooyinka Gobolka Awdal
Просмотров 967Месяц назад
Hogaanka Urur siyaasadeedka Kaah oo Si diiran loogu soodhaweeyay degmooyinka Gobolka Awdal
Dugsiga H/Dhexe Ee Cumar binu khadaab Oo Abaal Mariyay Ardaydayda
Просмотров 246Месяц назад
Dugsiga H/Dhexe Ee Cumar binu khadaab Oo Abaal Mariyay Ardaydayda
War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Khilaafkii Hogaanka Urur Siyaasadeedka Hilaac
Просмотров 992Месяц назад
War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Khilaafkii Hogaanka Urur Siyaasadeedka Hilaac
Khilaafkii Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Odayaal Isku Jawaabay
Просмотров 901Месяц назад
Khilaafkii Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Odayaal Isku Jawaabay
Wasiir Saajin Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Gadabuursi
Просмотров 3,9 тыс.Месяц назад
Wasiir Saajin Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Gadabuursi
Daawo Qaabkii Ay U Dhacday Doorashada Maayirka Iyo Maayir Ku Xigeenka Cusub Ee Borama
Просмотров 543Месяц назад
Daawo Qaabkii Ay U Dhacday Doorashada Maayirka Iyo Maayir Ku Xigeenka Cusub Ee Borama
Borama Oo Maayir Iyo Maayir Ku Xigeen Cusub Yeelanaysa Iyo Xogihii igu dambeeyay
Просмотров 739Месяц назад
Borama Oo Maayir Iyo Maayir Ku Xigeen Cusub Yeelanaysa Iyo Xogihii igu dambeeyay
Maxamed Abiib Waa Geesi" Gudoomiye Maxamuud Xaashi Oo Amaanay Xildhibaan Maxamed Abiib
Просмотров 428Месяц назад
Maxamed Abiib Waa Geesi" Gudoomiye Maxamuud Xaashi Oo Amaanay Xildhibaan Maxamed Abiib
"13ka Reer Awdal Waanu Iscasilaynaa Hadii La Taabto Maxamed Abiib" Xildhibaan Maydhane
Просмотров 17 тыс.2 месяца назад
"13ka Reer Awdal Waanu Iscasilaynaa Hadii La Taabto Maxamed Abiib" Xildhibaan Maydhane
"Jiritaanka Somaliland iyo Xildhibaan maxamed Abiib way isku xidhanyihiin" Cuqaasha Habar Cafaan
Просмотров 4,5 тыс.2 месяца назад
"Jiritaanka Somaliland iyo Xildhibaan maxamed Abiib way isku xidhanyihiin" Cuqaasha Habar Cafaan
Hadii adigu dadkaagii ka hadhay anigu dadkaygiayan la joogaa,sharci darana ina Abiib lagu qaadi mayo
Просмотров 2,4 тыс.2 месяца назад
Hadii adigu dadkaagii ka hadhay anigu dadkaygiayan la joogaa,sharci darana ina Abiib lagu qaadi mayo
Beesha Reer Faarax Yoonis Oo Shaaciyay Shir Aayo Ka Tashi Ah Oo Ay Dhawaan Qabsan Doonaan
Просмотров 8582 месяца назад
Beesha Reer Faarax Yoonis Oo Shaaciyay Shir Aayo Ka Tashi Ah Oo Ay Dhawaan Qabsan Doonaan
Reer Boon Oo Here Sare Ah U Soo Dhaweeyay Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Borama
Просмотров 3672 месяца назад
Reer Boon Oo Here Sare Ah U Soo Dhaweeyay Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Borama
Madaxweyne Geelle Oo Qaabilay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo
Просмотров 6432 месяца назад
Madaxweyne Geelle Oo Qaabilay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Dila
Просмотров 3462 месяца назад
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Dila
Daawo:- Xaflada Xilwareejinta Xoghayaha Cusub Ee Dowlada Hoose Iyo Xoghayihii Hore
Просмотров 2102 месяца назад
Daawo:- Xaflada Xilwareejinta Xoghayaha Cusub Ee Dowlada Hoose Iyo Xoghayihii Hore
Aas Qaran Oo Borama Loogu Sameeyay Marxuun Cabdiraxman Aadan Maxmuud
Просмотров 5462 месяца назад
Aas Qaran Oo Borama Loogu Sameeyay Marxuun Cabdiraxman Aadan Maxmuud
Amxaar Baa Naga Xiga Xamar Aqoonsi Kuma Helayno" Abwaan Ibrahim Nuur Liiro
Просмотров 2,6 тыс.2 месяца назад
Amxaar Baa Naga Xiga Xamar Aqoonsi Kuma Helayno" Abwaan Ibrahim Nuur Liiro
Wasiir Buuni Ayaan La Qabtoo Afkuu Ciida Ii Daray" Xoghaye Duuduu
Просмотров 6772 месяца назад
Wasiir Buuni Ayaan La Qabtoo Afkuu Ciida Ii Daray" Xoghaye Duuduu
imtaxaanka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Maanta Laga Daahfuray Borama
Просмотров 4512 месяца назад
imtaxaanka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Maanta Laga Daahfuray Borama
Meeshan doono Hakala dhaco madaarka Boorama bisha 5aad Ee Sanadka Danbe Horteed Waa Dhamaad Saajin.
Просмотров 8553 месяца назад
Meeshan doono Hakala dhaco madaarka Boorama bisha 5aad Ee Sanadka Danbe Horteed Waa Dhamaad Saajin.
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Fariin Culus U Diray Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa
Просмотров 1 тыс.3 месяца назад
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Fariin Culus U Diray Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa
Garyaqaan Mukhtaar Oo Ka War Bixiyay Xadhigiisii Iyo Qaabkii Loo Qabtay Markii La Xidhayay
Просмотров 2633 месяца назад
Garyaqaan Mukhtaar Oo Ka War Bixiyay Xadhigiisii Iyo Qaabkii Loo Qabtay Markii La Xidhayay
Cidii Ugaaska Celisay 13ka November Sanduuqa Doorashada Ayay Ka Muuqan Doontaa" Abdisalan Fiigo
Просмотров 1613 месяца назад
Cidii Ugaaska Celisay 13ka November Sanduuqa Doorashada Ayay Ka Muuqan Doontaa" Abdisalan Fiigo

Комментарии

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan Год назад

    Waa bil ramadaan ilaahay ka baq qsbyaaladi dugsi maleh

  • @mousemaxamudsahalmalgaliye4713
    @mousemaxamudsahalmalgaliye4713 4 года назад

    Ardayda iyo macaliminta waxan kudhirigalin lahaa in ay iska dhigaan Qof wixii raba si ay uhelaan meelaha lagu gadayo maan dooriyeyaasha Insha allh waxan rajaynayaa in laga cidhib tiri doono gobolka

  • @mohamed33460
    @mohamed33460 4 года назад

    ما شاء الله

  • @mahamedciise6851
    @mahamedciise6851 5 лет назад

    Mashalh adeeraday

  • @samatarmumin6655
    @samatarmumin6655 5 лет назад

    Geesi geesi dhalay nolow ind Ninki nagu habsamayo nasiibka Marka gesi samaron ku halelo nasibkaa Hoyada goblantaye siiqodo godkaga muuse tuug & xulufafisa

  • @mukhtaarsiciid268
    @mukhtaarsiciid268 5 лет назад

    Waa maashaa allaah hor mar inta kale soomaliada nabadaa garsiiyo

  • @abubakaransari4191
    @abubakaransari4191 7 лет назад

    Bangladesh. Nws

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 7 лет назад

    Musdanbeedka kulmiye

  • @salmaahmed6772
    @salmaahmed6772 7 лет назад

    Daasadaha tunta. Walaal reerka aad u carooneyso koonfurta waxey yiraahdaan waa WACALO. Qabiilkoodaba WADA HABAR Heblaayo ka kooban yahay. Waa dad xanuunsan.

  • @saraabdi8518
    @saraabdi8518 7 лет назад

    Waar Siyaad Bare hala meel dhigin Dhiigyacabkan Siyaad Dowlad buu Leader u ahaa Jabhad kusoo duushey Xaq buu ulahaa inuu iska celiyio, laakiin Ninkani Jabhad qabiila buu la socdey Reer Awdaliw ama ninkaa Maxkamad Caalamiya la tiigsada ama diricyo xidha, siduu Boorame u yimaadaa oo uu wixii la ogaa ka geystey

  • @النصرقادم-ل6ظ
    @النصرقادم-ل6ظ 7 лет назад

    suldan diiriiya waan salaamay

  • @abdirizakmuse3589
    @abdirizakmuse3589 7 лет назад

    awdalland united Nations case kooda ha u summit gareeyan

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 лет назад

    Waar faataa bakhda joojiya waa la is yaqaanaaye

  • @libandarajo3095
    @libandarajo3095 7 лет назад

    camuudan halkeee lageeya ma jabuuti mise meel kale

  • @libandarajo3095
    @libandarajo3095 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkk wlhi maskax buu ilhy siiyay

  • @dumarkuwaaxijaabka1231
    @dumarkuwaaxijaabka1231 7 лет назад

    diyar ban nahay 💋👄❤

  • @dumarkuwaaxijaabka1231
    @dumarkuwaaxijaabka1231 7 лет назад

    ❤❤❤❤❤❤💋👄💘❤👒👒👒👒👒👒👒👒👒🎩🎩🎩🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @dumarkuwaaxijaabka1231
    @dumarkuwaaxijaabka1231 7 лет назад

    mashallha 👄💋❤ilove you may awdal😍😍😍😍😍😍😍

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    walle indryaal aan iska laayno odayasheena waa dad dhintay

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    walle waa run fanaaniin ayey noqdeen

  • @libandarajo3095
    @libandarajo3095 7 лет назад

    azarda lacagtii umada way cuntay

  • @bazrixazan6222
    @bazrixazan6222 7 лет назад

    AKHYAAR DAMIIR IYO DADNIMO AY KU JIRTO WEEYAAN. ALLAHA BARAKEEYO DHAMAANTOOD.

  • @hibaaqsaalah5220
    @hibaaqsaalah5220 7 лет назад

    🤗🤗🤗😗😗😗😍😍😍😘😘

  • @abdulqarandoon7885
    @abdulqarandoon7885 7 лет назад

    aaqilkani waa nin raga wlhi waaa nin aad iyo aad runta uga hadla nolow samaroonka la kala qaybiyay ha tashado

  • @bazrixazan6222
    @bazrixazan6222 7 лет назад

    CHEIF CAAQIL AF QALOOCSHE WALEE NIN RAGEED. ALLAHAYOOW LABA KALE OO SIDIISA AH OO CAAQILO AH NOOGU KORDHI. AF WANAAGSANE HA JIRO OO KHEYR KU JOOGO OO JANNO HA GALO IDANKA RABBI.

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    Chief Caaqil ii noolow indr

  • @sayidcali350
    @sayidcali350 7 лет назад

    Ninkani waa nin sharaf leh oo runta iyo danta dadkiisaba ku dhawaaqaya laakiin nasiib xumo maalin walba calaacal aan dhamaanayn baa reerka samaroon la soo taagan yihiin tvga war naftiina u tura oo ama rag noqda ama si fiican -oo bilaa calaacal iyo yuus ah- Isugu dhiiba snm

  • @abdulahikamando4354
    @abdulahikamando4354 7 лет назад

    xoghaye mad bilawday siyasadi kaba qadka ahayd hadad sidasi yeli waydo wasirk wasirada magacaba ayaa xilka ka qadi nin hadlay ha uu jawabine danta gobolka iyo dadka ka hadal

  • @abdulqarandoon7885
    @abdulqarandoon7885 7 лет назад

    aqil aadan murmure waad mahadsantahay

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    waxaa fiicnaan laheyd hadii magaalada ka nadiifii laheydeen Idoorka xun

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    waa iney TEKNIKO qaadaan oo dhulkaas dulmiga dadka hayaa ka xoreeyaan, waa loo baahan FICIL, xildhibaan Abiib hadal uma baahno

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    waxaan filaya Muuse Bixii , ninkan hadlaya oo siyaasi ah hoyadiis haduu xita lagu kufsado bartamaha Borama inuu iska amuusi lahaa oo codkiisa weli u siin lahaa Muuse Bixii ninkii xasuuq ka geyey Borama iyo Dilla oo 5000 naftooda ku waayeen sxb Somaliland waa beel een garaad yeesha

    • @subagdhaansade9312
      @subagdhaansade9312 7 лет назад

      Makahil Ugaas adiga ayaa inta lagu gowraco hooyada iyo walaasha lagugu hor wasa oo warbaahinta ka ooya oo aan aarsankarin Ninkanu waa laandheere habar cafaana oo Wax dila waxna nooleeya ma aha makahiilka dawarsada

  • @atomakahiil8747
    @atomakahiil8747 7 лет назад

    walle tan rag maaha waa dumar. Gadabuursi taageersan Muuse Bixii rag maaha waa dumar wallahi billahi dad aan damiir laheyn sidee taageri karaan ninkii xasuuq ka geyey Borama iyo Dilla. Walle Gadabuursi qaarkaas waxay cadeeyeen iney dumar noqdeen Bal eega siduu hadlo sida nin daciif oo khaniis ah

  • @allabaribajaaj
    @allabaribajaaj 7 лет назад

    Guudoomiyaha xisbiga wadanu runta ayuu sheegay hadaladiisuba sax bay ahaayeen laakiun hadaladaadu waa iska hadle ina higare ayaad u egtahay . goorma ayaa odayadu bilaabeen olole yaase ubaneeyay goormayse oaday oday gaadhay siyaasiyiin uunbaan ogayn lasoo diree ma odayay gaadhay

  • @subagdhaansade9312
    @subagdhaansade9312 7 лет назад

    Siyaasada Awdal Habar Cafaan ayaa hogaanka u haysa Kuwii Adhiga gadi jiray Masayr hahahaha

    • @migilnuuribraahim5398
      @migilnuuribraahim5398 7 лет назад

      neefka xoolahaa yaa noo doortay maba fahansana suasha uu waydiinayo wariyuhu taraafkaabu u boodayaaye waa nacas kani aan ogayn shaqaduu hayo micnahay leedahay 💩

    • @osmanzuldan3055
      @osmanzuldan3055 7 лет назад

      Subag Dhaansade budhuu badhaale

  • @subagdhaansade9312
    @subagdhaansade9312 7 лет назад

    Well done dudu

  • @ifiyetupenews3291
    @ifiyetupenews3291 7 лет назад

    hadalkuba wa inta geela sida loma arooriyo

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 7 лет назад

    Gobolka waxa ugu qadiimsan Aububeh iyo darbiyo qola oo ah laba magaal oo dagaal dhex maray ,qoobkii fardaha ayaa wali kusii yaala waxay kaxigtaa xariirad bari

  • @a.salammahi4950
    @a.salammahi4950 7 лет назад

    Akhas siyaasad wllhi meel xun ayy ka wada bilaabyan..midkale afkiisa eeg uunbay ka hysataa xataaa aqoontooda ma isticmaalyaan

  • @talosametilmaame6550
    @talosametilmaame6550 7 лет назад

    kulmiye wuxu fahansanyahay in samaronku siyaasin lahayn hadday leeyihina salaadiinta daba fadhiyan sababtuna wuxuu isku arga shaqale ee ma fahansana siyaasi in uu yahay marka siyaadiyintu kaslintoda ha qataan oo ha noqdan siyaasi karaamo iyo shacbiyadleh iyuuna noqon siyaasi saxni leef ah

  • @talosametilmaame6550
    @talosametilmaame6550 7 лет назад

    waxa wax lala yaaba ah niman dhalinyara oo aqoon leh in ay sidii dumar wuxu yiri waxa uga fiican in ay xisbiyada ku jiraan kalin firfircon ka qatan kana shaqeyan horu marka gobolka

    • @Hawdmedia3464
      @Hawdmedia3464 7 лет назад

      walaahi nin rageed eeshcalaa siyaasi ku tuf inan gumeedka

  • @abdulqarandoon7885
    @abdulqarandoon7885 7 лет назад

    ayaanle garaac ninka ama intaan imanayo igu sima July kaba la, aan ayuu ku carariye

  • @talosametilmaame6550
    @talosametilmaame6550 7 лет назад

    samaron iyo ciisaha leh ciid ba la gurta calacal badana wax samee ama iska aamusa

  • @dareenkabulshadatv263
    @dareenkabulshadatv263 7 лет назад

    Ninoow nin ayaanle libax

  • @fadumoibrahim2667
    @fadumoibrahim2667 7 лет назад

    ragedii ayanle sacid

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 7 лет назад

    waxan dhaqan maha hunkurigodu noqday qado kaliya

  • @abokorhaji5668
    @abokorhaji5668 7 лет назад

    waxaan la yaabey nimankan digada iyo danbaska kala iibsanaya, qof walba miyaanu codkiisa xor u ahayn halkuu doono inuu ku rido.

  • @abokorhaji5668
    @abokorhaji5668 7 лет назад

    caqliga ha waayin runta ayaad ka hadashey.

  • @maxamedducaale1666
    @maxamedducaale1666 7 лет назад

    waa in xisbiga kulmiye looga aargoostaa doorashada

  • @abdulqarandoon7885
    @abdulqarandoon7885 7 лет назад

    waxa la eeganayaa Dan guud oo aan Dani ugu jirin umada ku dhaqan magalada borame iyo dadka imanaya somaliland ba