Warlalis Tv
Warlalis Tv
  • Видео 960
  • Просмотров 2 920 462

Видео

Culumada Soomaalida Maraykanka oo ka tacsiyadeeyey geeridii Sheikh Cusmaan Xidig
Просмотров 1047 часов назад
Culumada Soomaalida Maraykanka oo ka tacsiyadeeyey geeridii Sheikh Cusmaan Xidig
Sh Saciid Macalin iyo Sh Ali Macalin Saciid ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Sh Cusmaan Xidig
Просмотров 887 часов назад
Sh Saciid Macalin iyo Sh Ali Macalin Saciid oo ka mid ah culumada Soomaalida Maraykanka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Caalimka weyn Allah u naxriistee Sheikh Cismaan Sh Cumar Sh Daud (Sheikh Xidig )
Culumada Soomaalida Maraykanka oo ka tacsiyadeeyey geeridii Sheikh Cusmaan Xidig
Просмотров 2857 часов назад
Culumada Soomaalida Maraykanka gaar ahaan Masjidka Nurul Iman ee Minneoplse ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Caalimka weyn Allah u naxriistee Sheikh Cismaan Sh Cumar Sh Daud (Sheikh Xidig )
Sh Dr Salim Al Zahrani Khudbada Maanta ee Majidka Umatul Islam oo ku saabsan Arimaha Qoyska
Просмотров 7012 часов назад
Khudbada Maanta ee Majidka Umatul Islam oo ku saabsan Arimaha Qoyska Sh Dr Salim Al-Zahrani
Soomaalida maraykanka oo wax ku doorata qaabka qabyaaladda.
Просмотров 11814 часов назад
Soomaalida maraykanka oo wax ku doorata qaabka qabyaaladda.
Xaflad lagu taageerayo Musharax Xildhibaan Anquam Mahamoud for 62B Minnesota
Просмотров 143День назад
Xaflad lagu taageerayo Musharax Xildhibaan Anquam Mahamoud for 62B Minnesota
Shuruudaha Xajka iyo Cumrada Sheikh Cabdulqaadir Baajuuri
Просмотров 156День назад
Shuruudaha Xajka iyo Cumrada Sheikh Cabdulqaadir Baajuuri
Kaftanka Siyaasada 504 oo aad u xiisa badan
Просмотров 2,2 тыс.День назад
Kaftanka Siyaasada 504 oo aad u xiisa badan
Hijrada islaamka iyo waxa laga Faidikaro
Просмотров 74День назад
Hijrada islaamka iyo waxa laga Faidikaro
Su,aalo Fiqhi ah oo uu ka jawaabaySh Abdulqadir Baajuuri
Просмотров 329День назад
Su,aalo Fiqhi ah oo uu ka jawaabay Sh Abdulqadir Baajuuri
Waxaa magaalada St Paul lagu qabtey kulanka sanadalaha ee maamulka, waalidiinta iyo macallimiinta
Просмотров 7414 дней назад
Waxaa magaalada St Paul lagu qabtey kulanka sanadalaha ee maamulka, waalidiinta iyo macallimiinta Twin Cities Youth Soccer club
Xarun si gaar ah loogu tababaro Gool-Hayeyaasha oo Muqdisho ka jirta.
Просмотров 6714 дней назад
Xarun si gaar ah loogu tababaro Gool-Hayeyaasha oo Muqdisho ka jirta.
Ambassador Abuukar Baale oo Minnesota lagu soo dhaweeyey
Просмотров 13021 день назад
Ambassador Abuukar Baale oo Minnesota lagu soo dhaweeyey
Tartankii Qur'aanka kariimka ee Tibyan Center oo Minnesota lagu soo gabagabeeyey,
Просмотров 80721 день назад
Tartankii Qur'aanka kariimka ee Tibyan Center ee ka socday Gobolka minnesota oo la soo gabagabeeyey,
Daawo:Diyaarado dagaal iyo Helicaptaro ay leedahay dowlada Soomaaliya oo dul heebaabayo qaar kamid a
Просмотров 44821 день назад
Daawo:Diyaarado dagaal iyo Helicaptaro ay leedahay dowlada Soomaaliya oo dul heebaabayo qaar kamid a
Wareysi Walaaca walidiinta Soomaalida Minnesota ee caruurtooda
Просмотров 8128 дней назад
Wareysi Walaaca walidiinta Soomaalida Minnesota ee caruurtooda
Wararkii ugu hadal haynta badnaa ee kadhacay qaaradaha dunida ilaa biloowgii 2024.
Просмотров 124Месяц назад
Wararkii ugu hadal haynta badnaa ee kadhacay qaaradaha dunida ilaa biloowgii 2024.
Buraanburka Gabadha Beesha Cabdalle Samatalis ee degmadda Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Просмотров 141Месяц назад
Buraanburka Gabadha Beesha Cabdalle Samatalis ee degmadda Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Ciyaariyahan maxamed abdikariim laazio oo minnesota lagu soodhweyey
Просмотров 68Месяц назад
Ciyaariyahan maxamed abdikariim laazio oo minnesota lagu soodhweyey
Warbixin: Sidee looga Ciiday maanta magaalada St Paul ee gobolka Minnesota?
Просмотров 174Месяц назад
Warbixin: Sidee looga Ciiday maanta magaalada St Paul ee gobolka Minnesota?
Hadal-jeedintii Senetor Abdihakin Maalin iyo Jaaliyadda Soomaalida Minnesota
Просмотров 74Месяц назад
Hadal-jeedintii Senetor Abdihakin Maalin iyo Jaaliyadda Soomaalida Minnesota
Xogta Talaalka iyo wararkii ugu danbeeyey Covid-19 "
Просмотров 128Месяц назад
Xogta Talaalka iyo wararkii ugu danbeeyey Covid-19 "
Imisa lacag ayuu heysaa Taajirkii Soomaalida Maraykanka? iyo daruufihii uusoo maray
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
Imisa lacag ayuu heysaa Taajirkii Soomaalida Maraykanka? iyo daruufihii uusoo maray
Awal Waxan Bixi Jiray $400 oo Dollar Hadana Waxaa leygu Kordhiyey $20 Dollar Meel aan Ka keenana
Просмотров 697Месяц назад
Awal Waxan Bixi Jiray $400 oo Dollar Hadana Waxaa leygu Kordhiyey $20 Dollar Meel aan Ka keenana
Hey'adda MAAN oo idin soo gaarsiinaysa Mihiimadda Talaalka Covid-19
Просмотров 231Месяц назад
Hey'adda MAAN oo idin soo gaarsiinaysa Mihiimadda Talaalka Covid-19
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 41 AAD
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 41 AAD
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 40 AAD
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 40 AAD
Shirkada Dhismaha Guryaha ee Afnaan Homes ayaa Magaalada Nairobi kusoo bandhigtay Guriga iib ah.....
Просмотров 68Месяц назад
Shirkada Dhismaha Guryaha ee Afnaan Homes ayaa Magaalada Nairobi kusoo bandhigtay Guriga iib ah.....
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 39 AAD
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 39 AAD

Комментарии

  • @SuhaybDaud
    @SuhaybDaud 2 дня назад

    Damn

  • @KhayraadCali
    @KhayraadCali 5 дней назад

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 9 дней назад

    Asc sheeq cafwan 100% jawaabtu waxa eey ku fiican tahay aayad qur,aan ama xadiith ee marka yey nan sheko inaga noqon alaha kuu naxariista ee iinsha alaahu bal sheekadane marki eey xadiis ama nas qur aan yey ku wanaagsan tahay wasalaama caleey kum

  • @dekahussein2954
    @dekahussein2954 9 дней назад

    Tug tug dhaley

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 10 дней назад

    MANTA JIMCA MA AHAA YASSIN

  • @jucepower
    @jucepower 10 дней назад

    Shalay waye Sxb ee hanawalin

  • @hassannoor4565
    @hassannoor4565 10 дней назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @AmaanCanaan
    @AmaanCanaan 15 дней назад

    Nadia Mohamed mafehminsideiiledhaqmayaandowladesomaaliyeiyoiged nafteydebayrebaaninayxaqderoigudilaanbaakebaqaycadaaledbaarebaalecgtexoogbaaleiigeheyte mahelikero1 dowlerkaliye nadiaigeteliwaafehmiwaayeysideiigeleenkunadia

  • @user-kl7mr6zf6d
    @user-kl7mr6zf6d 20 дней назад

    ماشاءالله

  • @MaxamedAbdi-t3b
    @MaxamedAbdi-t3b 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirazaaqAlimohamoud
    @AbdirazaaqAlimohamoud 22 дня назад

    ماشاءالله الله يباركم❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 28 дней назад

    Absolutely

  • @loulalucette
    @loulalucette 29 дней назад

    ❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️

  • @loulalucette
    @loulalucette 29 дней назад

    Macha Allah

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Месяц назад

    Somaaalind waa dhal yuhuud miss ilahan cumar na waa gabadha mj Muslim ah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Месяц назад

    Guul iyo gobanimo miss ilahan cumar allaah ku xafiido amiin ya bari miss Muslim ❤❤❤❤❤❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Месяц назад

    Masha allah alaha business haubarakeeyo

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Месяц назад

    Wagabadh farida.dadedana ka caqli badan..wariye farah horay usoco, Isaaqna wa ninkarti badan

  • @user-cs3vq7yo9s
    @user-cs3vq7yo9s Месяц назад

    Qoftu wareysi xuma o hadal badana o adeer saxafada solaro

  • @ohetsennesteho8843
    @ohetsennesteho8843 Месяц назад

    jah Akisho nimo ❤

  • @MukhtaarAxmed-nn6mw
    @MukhtaarAxmed-nn6mw Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤1

  • @mohamudahmedelmi3286
    @mohamudahmedelmi3286 Месяц назад

    Soomali sideedaba waadad aan wax baarin qof hadii lafaquuqay maxaa loo faquuqay tariiq dhab ah maheyso mataqaano waxba uma qorna waxaad maqlaysaa reerkaas wa latakooray sababtana baqti ayay Cuneneyn kadibna walafaquuqay inta reer ee kaladuwan ee somali kukala jirta maxaa isku si baqtiga u wada cunsiiyay taas ayaa ku sheegaysa in aysan jirin wala sheegayo oo ay been tahay waliba jaahilnimo iyo sheekoyinkii hore sida dhagdheer iyo caraweelo waxyaabaha ciyaalka loogu sheekeyo dadka hada way ilbaxeen beena looma sheegikaro tariiq Sal iyo raad lahayn

  • @MupashirDayip
    @MupashirDayip Месяц назад

    Download mxad uga reebten nio

  • @laylamaxamed5897
    @laylamaxamed5897 Месяц назад

    ♥️

  • @MulkiMohammed-iu4xx
    @MulkiMohammed-iu4xx Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @YusufA-kk3rd
    @YusufA-kk3rd Месяц назад

    War filmku ma dhamaaan war hayay kk

  • @KhadraMohammed-gr1jl
    @KhadraMohammed-gr1jl Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dalmarabdidhinbil-ox7ym
    @Dalmarabdidhinbil-ox7ym Месяц назад

    First manta 😅

  • @MacalinCraxiin
    @MacalinCraxiin Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Месяц назад

    Of course is true by respected ZIAD YOU ONCLE IMPOLITE UNDISCIPLINED SADIYO STOP COMPLAINING 😅😅😅😅

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Месяц назад

    By respected Sabrina listening 🎶 you big Brother ZIAD et big cousine Hodan

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Месяц назад

    HODAN FARIDA DUMAR ZIAD WIFE GREAT COUPLE 💑 ♥ ❤ 👏 😍 👌 💑

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Месяц назад

    Wa rountaa Guessi ZIAD GOD BLESS HADJ HOUSSEIN YOU MERITER IS VENGEANCE FOR YOUNG ZIAD HOUSSEIN YOU FATHER CRIMINALLY 👨

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Месяц назад

    Asc NACAAM wa rountaa Mohamed saxibkaa tallo fiann Sabrina young sister very sad 😔 HODAN GOOD LUCK 👍 OU CARESS 😢 🙏 💙 ♥ ❤ 💔 WA MOUTAISTANNE STUPIDLY HODAN YOU SUPPORTED YOU 👨 CRIMINALLY HI BROTHER JAISJAISLAYY😅😅😅😅

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Месяц назад

    baga.baga.futu.aanaylahaybay.kuxaaraysay

  • @MaanSaciid-dv9pg
    @MaanSaciid-dv9pg Месяц назад

    Siyaad waa dogon

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 месяца назад

    Shareecada islaamkan baanrabnaa iyo waxbaab dilanaa mafahanteen

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 месяца назад

    Dabaalkaan, MASAGADA iyo MOXOGA, ha iska yareeyo.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 месяца назад

    sayid cali abgaal aa xukmay madaxweynaha saxiixaayana waa abgaal, shiikhaal maxaa laga rabaa oo loogu booteynaa? maa abgaal loo hanjabo

    • @SeedCalimaxamad
      @SeedCalimaxamad 2 месяца назад

      Abgaaal wey kacansaayaan waadaba ujeedaaa dulmigooda

  • @suadoahmed977
    @suadoahmed977 2 месяца назад

    Ee cadeen maba lo baahno ninkaan aaba cadeeye sayid xali ma la dulo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 месяца назад

    H/g hadee wax dili karaan yaaka hor taagan maxee la calaa-calaayaan? shiikhaal qabiil hyar ma'aha kenya iyo ethiopia iyo somalia ee degan yihiin

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 месяца назад

    H/g diin aan soomaali heysan ee heysataa waxaa lala yaabay cadaalad aan rabnaa iyo waxaa dilaa aan jar jaraa bal adi is qabadsii?

  • @user-rn3sb7jz6o
    @user-rn3sb7jz6o 2 месяца назад

    Waa la dili seyd Cali insha allah Ama hawiye haku kala baxo mogdisho

  • @badalxusengedi5326
    @badalxusengedi5326 2 месяца назад

    Mansha Allah nin wax garad ah waye ninkan

  • @user-vc1dd7pt9c
    @user-vc1dd7pt9c 2 месяца назад

    war waxey dili karan ma jirto oo waa naago, wagii caydiid nolas oo 12 qabiil oo yaryar waten ma aha oo manta walidooda xitas 1 hal jifo oo kale ma watan waa yaga uun iyo langaab meel uu aado laheyn oo duduble, runtii hadda is ma oga ee waa la kufsan karaa iljeex

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 месяца назад

    Wallaahi waa ka quustay wadanka dhanba

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab balaayo hadalkii maskaxday daku jirtay baad ku hadashay khayer badan rabi haku siiyo

  • @user-wj4br9qs9d
    @user-wj4br9qs9d 2 месяца назад

    Aad io aad

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 2 месяца назад

    waryaa caa caada maahane naftaada la carar xayawaanyow H. G. waa cabsi cabsi. seyd marqaati looma hayo lamana keenin hadii ladilo dad badan ayaa udhiman doona adigaana kow ah ximaaryohow

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 месяца назад

      Armaa adi rabi kugu saladaa

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 месяца назад

      Wallaahi waad ogtahay inuu asagu dilay laakiin waad iska indhairay saa laakiin halkaas kawad waxaad kahesho wax hagabixin maxakamada rabi baa kusugaysa

    • @saraxlaboodosman5362
      @saraxlaboodosman5362 2 месяца назад

      maryan diita islaamka soo baro marka hore qof lama toogan karo hadii aan marqaati ku cadeeya la helin ama qofku uusan qiran danbiga waxa kale ood ogtahay in kiiskaan loo adeegasanayo H.G. naceyb iyo colaad gooni ah oo loo qabo H.G., kiiskan seyd cali waxey isku mar dhaceen 3 kiis 1. qoryooley ninkii xaasiisii qashay ee weliba xubneheedii jar jaray 2. ninkii macalinka iskuulka dharkeenley ku qalay ardada hortooda isaguu cashar bixinaya 3. hooyo iyo labadeeda wiil oo kaaraan ku qalay adeerkod oo hooyada qabey. maxaa seyd cali ku koobay maxkamad ku sheega iney disho kaligii waa naceyb iyo cuqdad hore ileyn laan gaab iyo inan gumaad oo dhan wuu u careysanyahay beelweynta H. G. hadii dilo waa balan in dad badan udhimanayaan odayga ciila suuqa ah ee jesteynayaa ayaana u horeyn doona taa ogow

  • @saciidocusman8037
    @saciidocusman8037 2 месяца назад

    Cwaan waye