AHMED LAQAAYE
AHMED LAQAAYE
  • Видео 91
  • Просмотров 130 757

Видео

BARNAAMIJKA XOG OGAAL TODOBAADKAAN WAXAA MARTI KU AH XOG-HAYAHA HAY'ADDA DHULALKA JUBBALAND
Просмотров 1563 года назад
BARNAAMIJKA XOG OGAAL TODOBAADKAAN WAXAA MARTI KU AH XOG-HAYAHA HAY'ADDA DHULALKA JUBBALAND
Barnaamijka Xog-ogaal iyo qaabka ay u shaqeyso hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland.
Просмотров 703 года назад
Barnaamijka Xog-ogaal todobaadkaan waxaan uga hadlaynaa hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland iyo qaabka ay u shaqeyso. Barnaamijka waxaa marti ku ah Agaasimaha Hay’adda Tayo dhowrka Ibraahim Abuukar Maxamed
Thank you so much 🙏 sister
Просмотров 653 года назад
Thank you so much 🙏 sister
Munaasabad lagu soo dhaweynayay golaha wasiirada cusub ee Jubbaland oo ka dhacday Kismaayo
Просмотров 393 года назад
Munaasabad lagu soo dhaweynayay golaha wasiirada cusub ee Jubbaland
BARNAAMIJKA XOG OGAAL.
Просмотров 1583 года назад
Barnaamijka xog-ogaal ee Muuq-baahiyaha Jubbaland todobaadkaan waxaa marti ku ah wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamaca Gaani.
BARNAAMIJKA KU SAABSAN HAWEEENKA IYO DURUUFAHA AY KU SHAQEEYAAN.
Просмотров 973 года назад
BARNAAMIJ KU SAABSAN HAWEEENKA IYO DURUUFAHA AY KU SHAQEEYAAN.
RIYO AYUU SAXAAFADDA UGA BAXAY.
Просмотров 5604 года назад
RIYO AYUU SAXAAFADDA UGA BAXAY.
AFRICA SABABTA LOO GUMEYSTAY WAXEY AHEYD KHEYRAADKA YAALA
Просмотров 1414 года назад
AFRICA SABABTA LOO GUMEYSTAY WAXEY AHEYD KHEYRAADKA YAALA
MAR WALBA OO AY KENYA BUR-BURI RABTO SOOMAALI AYAA BADBAADISA
Просмотров 2444 года назад
MAR WALBA OO AY KENYA BUR-BURI RABTO SOOMAALI AYAA BADBAADISA
XUSEEN AAR: SOOMAALI WAA IS LUGOYSAY MOOYE SOOMAALI WEYN LAMA DOONEYN
Просмотров 2124 года назад
XUSEEN MAXAMED AAR OO AH TAARIIKH-YAHAN SOOMAALIYEED OO U WARAMAY BANDHIGGA LAQAAYE AYAA SHEEGAY IN SOOMAALI IS LUGOYSAY EE AAN LA RAADINEYN SOOMAALI WEYN
WARIYAYAASHA SOOMAALIYEED IYO WAXYAABIHII UGU YAABKA BADNAA
Просмотров 7344 года назад
WARIYAYAASHA SOOMAALIYEED IYO WAXYAABIHII UGU YAABKA BADNAA
MARKII AAN ARKAY MEYDKIISA AAD IYO AAD AYAAN U NAXAY RUNTII
Просмотров 2454 года назад
MARKII AAN ARKAY MEYDKIISA AAD IYO AAD AYAAN U NAXAY RUNTII
SHABAAB ABAAL NOOMA GALIN
Просмотров 1,3 тыс.4 года назад
SHABAAB ABAAL NOOMA GALIN
WAA KUMA WARIYE AYAANLE?
Просмотров 6804 года назад
WAA KUMA WARIYE AYAANLE?
WAX KABARO QAABKA UU KU BILOWDAY GANACSIGA SOOMAALIDA ISLII
Просмотров 3354 года назад
WAX KABARO QAABKA UU KU BILOWDAY GANACSIGA SOOMAALIDA ISLII
WAX KA BARAO TAARIIKHDA MOMBASA
Просмотров 5464 года назад
WAX KA BARAO TAARIIKHDA MOMBASA
HEERKA GANACSIGA SOOMAALIDA MOMBASA
Просмотров 1,7 тыс.4 года назад
HEERKA GANACSIGA SOOMAALIDA MOMBASA
GABADHAAS GAALNIMO AYAA LAGU AASI GAARAY.
Просмотров 1,1 тыс.4 года назад
GABADHAAS GAALNIMO AYAA LAGU AASI GAARAY.
HABEENKAAS TALO AYAA IGU CAKIRANTAY RUNTII.
Просмотров 6304 года назад
HABEENKAAS TALO AYAA IGU CAKIRANTAY RUNTII.
WAXAA DIL IIGU HANJABAY CABDI ILEY
Просмотров 4 тыс.4 года назад
WAXAA DIL IIGU HANJABAY CABDI ILEY
WAXAA IGU DUL-DAGAALAMAY SHABAAB IYO JUBALAND
Просмотров 2,4 тыс.4 года назад
WAXAA IGU DUL-DAGAALAMAY SHABAAB IYO JUBALAND
WAXYAABIHII UGU YAABKA BADNAA AYAY KAMID AHEYD ARRINKAASI
Просмотров 5534 года назад
WAXYAABIHII UGU YAABKA BADNAA AYAY KAMID AHEYD ARRINKAASI
QAAB JILIINKA SOOMAALIDA WAA MID KA DUWAN KAN CAALAMKA
Просмотров 714 года назад
QAAB JILIINKA SOOMAALIDA WAA MID KA DUWAN KAN CAALAMKA
MEEL WALBA XABAD AYAA KA DHACEYSAY OO LAMA BIXI KARIN
Просмотров 1,8 тыс.4 года назад
MEEL WALBA XABAD AYAA KA DHACEYSAY OO LAMA BIXI KARIN
WAXAAN KA BAD-BAADAY QARIXII TIYAATARKA MUQDISHO
Просмотров 1,9 тыс.4 года назад
WAXAAN KA BAD-BAADAY QARIXII TIYAATARKA MUQDISHO
RASAASTII LA II WADAY WAXA AY KU DHACDAY COD DUUBIHII AAN WATAY
Просмотров 7 тыс.4 года назад
RASAASTII LA II WADAY WAXA AY KU DHACDAY COD DUUBIHII AAN WATAY
HABEENKII CALANKA LA SAARAYAY ANIGAA SOO QAADAY KENYATTA
Просмотров 3284 года назад
HABEENKII CALANKA LA SAARAYAY ANIGAA SOO QAADAY KENYATTA
GAADIID TAARIKO LA'AAN AH KAMA SHAQEYN DOONO KISMAAYO
Просмотров 854 года назад
GAADIID TAARIKO LA'AAN AH KAMA SHAQEYN DOONO KISMAAYO
WIILASHII AY ISU DHALEEN MAXEY ISU YIHIIN?
Просмотров 1484 года назад
WIILASHII AY ISU DHALEEN MAXEY ISU YIHIIN?

Комментарии

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 9 дней назад

    Rakaalo Radio Hellow Hellowyo la isku xidhxidhay ayuu ku sheegaya Idaacado Magaalo qofkasta Rakaal u ka hadlayo

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre3905 6 месяцев назад

    Aweees foodey hon afric waaw

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 10 месяцев назад

    Masha allah keep going brother SGR Magrib

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 10 месяцев назад

    Mansha alah good history

  • @JORDANMaracune
    @JORDANMaracune Год назад

    BARNAMIJKII AMNIGA IYO NABADA AYUU TABIYE KA AHAA ISAGOO XAFADAHA MAGAALADA MIDBA MAR TAGI JIRAY AWEYS FOODEY MAXAMED NUUR AWEYS FOODEY HESTII U SARNAN JIRTAY WAXAN KA XASUUSTAA NABADAA NASLA NUUGALEE

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Год назад

    Weriye mugdishi doortey inuu iskasii joogay isaga oo arkaaya in si xun lo laynaayo weriyayaasha, al shabaab ma dilin ee isaga ayaa is diley. Amaankooda oo ay Dhayal galiyeen ayey naftooda ku waayeen.

    • @FuadAden-v7x
      @FuadAden-v7x 4 месяца назад

      Galkacayo lagu dilay

    • @mofosman4426
      @mofosman4426 4 месяца назад

      ​@@FuadAden-v7xgabadhan ma gaalkacayo ayaa lagu diley ?

  • @cawkeismail2596
    @cawkeismail2596 2 года назад

    Maalintu qaraxas dhacay haday reer unukaleh ay dagal shabab ah ay galilaheyn waqtigan maysan sogaari lahayeen shabab. Inta ugu badan ay dileen waxay ahayeen hawiye cida shabab ugu badana wa hawiye Wana kaxumahay inay wali jiraan odayal hawiye ah Inay shabab kabaha u qaadan sida saleebanka oo malmahan baraha bulshada haystay

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 года назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 года назад

    Walaleyaal wariyaha iyo saaxib JAAMAC Galad waan idin salaamay walaahi jaamac waa runtiis school kii masaarida ee Maxamuud Mire maalin axad ah oo imtixaan ka aan u fadhino anigu galab baan kujiray year 6 ayaan ahaa aad ayaan ugu farxay markuu yiri school kii Maxamuud mire

  • @husseinhussein466
    @husseinhussein466 2 года назад

    Proud of my people in Africa. Disappointed in the ones in UK

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 3 года назад

    Diihaalku Marbuu Tagaa, Nimcana Ka Durduurataa, Duf iyo Jiilaal Xun iyo, Abaarta Ka Doogsataa.

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 3 года назад

    Sidii Dirir Roob Marbaa, Daruuruhu Kuu Curtaan, Wixii Diif Aad Qabtiyo, Duruuftuna Kaa Hadhaa.

  • @musemuse963
    @musemuse963 3 года назад

    Cajiib ilaahey dilaa dhinta claahi hada xagee joogaa dadka Muqdishoow duliga iska dul qaada waa la idinku soo duulee

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv 3 года назад

    sheeko xumo somali waa qowmiyad ee adeer qaran maaaha

  • @mubarakmubarak892
    @mubarakmubarak892 3 года назад

    Masha allah

  • @starlastella
    @starlastella 3 года назад

    😍😍Masha Allah mammo iisho🥰

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 3 года назад

    Mashaa allah anigu waxaan Ogaa mamo jemco baakes muufo iyo malay samayn jirtay iyo mamo caasho

  • @sagalnad2882
    @sagalnad2882 3 года назад

    iisho 😭😭😭 walahi xasuuuso

  • @ROONETV
    @ROONETV 3 года назад

    WHAT A SONG ^^^^^^^^^^ waxan dhagysnayaa 5/7/ 202I💕

  • @ibrahimfarah5396
    @ibrahimfarah5396 3 года назад

    First , view, comm, like

  • @MaryanRuunofficial
    @MaryanRuunofficial 3 года назад

    Solabasho wacan Laqaaye

  • @hindoaweys5753
    @hindoaweys5753 3 года назад

    Nuur xasan nuur.baan hh.igu qata aniga aya sida ogu woco magac

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 3 года назад

    Mashallah ilaahay hakuu barakeeyo

  • @mohamedabdullahi5473
    @mohamedabdullahi5473 3 года назад

    Codka suldaanka aniga mamaqlin

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 3 года назад

    Umaleyn maayo in jaalle siyaad ka shalaayey af-gambigii 1969 Ee waxaa hubaati ah in ay soomaalidu ka shalaysay Bur-burkii 1991. Odaygan magaalka haka seexdo

  • @fadumaabdi2889
    @fadumaabdi2889 3 года назад

    M,a

  • @shukriismail1931
    @shukriismail1931 3 года назад

    Cjb wa wllhi wareysigan

  • @jiijocadey1425
    @jiijocadey1425 3 года назад

    Waan aamin sanahay run sheeg waa ceeb

  • @rayaansacid495
    @rayaansacid495 3 года назад

    Wan iskajeclahy gabadhas i lahay amarki mashallh

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 4 года назад

    Masha Allah hadaad ba guri ka dhisatay waad guuleysatay allhamdulillaah dheh edo xalaasha da ayad cuneysa

  • @showky1432
    @showky1432 4 года назад

    Marxuum ha dhihin wlaal Waa nijaas gaalnimo ku dhintaye

  • @sompirate3910
    @sompirate3910 4 года назад

    beenaale

  • @sompirate3910
    @sompirate3910 4 года назад

    waxba hasugi waayin wariye buubuule

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 4 года назад

    Somali inay marwalba Kenya badbaadiso Sharaf iyo Xuquuq midna kumaysan helin waa dadka kaliya ee Kenya lagu gumaysto waana gobolada ugu dib dhacsan Gaarisa gubaay baa loogu Abaal guday Haduuna AUN Siyaad Bare Kenya 24 saac u qaban lahayn Somalida Kenya Qof kama hareen. Somalida Kenyadii Dulaysatay ay Rer Somalia ka jecel yihin walba u jaajuusaan Adoomayda.🥺🥺🥺

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 года назад

    Masha allah 👌👌❤️

  • @ayaanluulchannel3337
    @ayaanluulchannel3337 4 года назад

    Maanshaa allaah,horey usoco❤❤❤❤❤❤🧡

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 4 года назад

    Mu'aadiintii soo qaxday uu ka hadlaayo waa xasuustaa. Reer Xamar ayee u badnaayeen, waxeena ahayd sanadkii 1992 markee ka bilaabeen albertadii Gaarisa Looj.

  • @MaryanRuunofficial
    @MaryanRuunofficial 4 года назад

    Keep going brother

  • @ayaanluulchannel3337
    @ayaanluulchannel3337 4 года назад

    Horey usoco❤❤❤🧡🧡🧡❤❤❤❤

  • @ahmedabdullahi5645
    @ahmedabdullahi5645 4 года назад

    Odeyga dacayad ayu mesha laso fariste nfd ayu kuwashe

  • @shukrihaashi5278
    @shukrihaashi5278 4 года назад

    Subxaana Allah aloownabadbaadi

  • @MaryanRuunofficial
    @MaryanRuunofficial 4 года назад

    Mombasa aaa

  • @zaiimshariff6256
    @zaiimshariff6256 4 года назад

    waa zaaz

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 4 года назад

    Wxay ku celisku

  • @omarhusseen4501
    @omarhusseen4501 4 года назад

    WARIYE MUJAAHID AH AYAAD TAHAY UGAAS

  • @ayaanluulchannel3337
    @ayaanluulchannel3337 4 года назад

    Mansha allah cid mubarak💛💜💚💋😍❤🧡💯💙🤎💝💛💜🤎💯💙💋❤😍🧡

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 4 года назад

    Waba odey flim jilaya siyad yaa ka qabyalad badna

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 4 года назад

    Abdi illey Allah will take care of him.

    • @moustaphaawaleh3838
      @moustaphaawaleh3838 4 года назад

      Cabdi Iley TPLF Dabadhilif. Sow maanta Xabsi kuma jiro?.Ina Iley Tigre dabadhilif waa ehlu Naar .Aa kharo ciqaabta Allah wuu heli doonaa.

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 4 года назад

    ALLAYLEHE REER TOLKAY AMA SOOMAALI WAA GOBLAN, WAAR CABDI ILEY HANNOOGA SHEEKAYNE DOQONYOHOW, OROMMADA AAD SIINEYSAAN MAJAAL KA AMA INEY BARIHIINNA BULSHADA SOO GALAAN KA JOOJIYA OO WAXA KA DHACAYA DAAWA ILLAA TULLI GUULEED ILLAA SOOMAALI GALBEED OO DHAN WAX KU QAATA OROMMO GAAL IYO MUSLIM MA KALA LAHA WAA KALAAB KALAABI DHASHAY GAALKOODA MUSLIMKOODA IYO CAWAAMKOODU WAA ISKU MID, GOBLAMA OO LAYDIIN HADHYE DHULKA DIFAACA MUSTAFA DOQONNA BARAARUJIYA OO UMMADDAN DAGAALKU KU SOCDO EE DAAWA U GURMADA MAGACIIN BA'YE, INTAAD CABDI ILEY NOOGA SHEEKAYNAYSID, OROMMO DOWN OROMMO DOWN OROMMO DOWN

    • @hannaabdisamad3560
      @hannaabdisamad3560 4 года назад

      What's wrong with u? R u saying that abdi illey was an angel? Didn't he commit genocide, didn't he give away half of the Somalis land.

    • @mohamedmnur4670
      @mohamedmnur4670 4 года назад

      @@hannaabdisamad3560 WAXAAN KA HADLAY OROMMADA DHULKA SOOMAALI GALBEED RABTA INEY WADA QABSATO, IYO OROMMADA SSTV KA HADLAYSA WIXII KU DHACAY REER HAWADAAI, JINACSANI, BAABILI IYO DHULKA LA MIDA AYAAN KA HADLAAYAA IYO MAANTA WAXA KA TAAGAN GOBOLKA DAAWA, IYO KHATARTA SOOMAALI GALBEED KU SOO WAJAHAN, MARKAASAAD ANIGA IGU XIDHIIDHINEYSAA CABDI ILEY EY SOOMAALIYEED OO TIGREE KU ADEEGTAAN AYUU AHAA MAANTA MUSTAFA AXMAAR AYAA JOOGA JIGJIGA SHALAY DUHUR CAD AYUU AXMAAR YIDHI WAAN BURBURINAYSA, HAYGA SHEEKAYN DOQONNIMADA SOOMAALIDA ILAAHAY AYAA QADDARAY INEY MAANTA SIDAA KU DANBEEYAAN E KA HADLA OROMMADA AAD BARIHIINNA BULSHADA KU SOO DHOWEYNEYSAAN GAAL MUSLIM IYO CAWAAM WAA ISKU MID, DHULKA HALLAGA DIFAACO OROMMO, MISE WAXAAD DOONEYSAAN INAAD BARAKAC IYO QAX SOOMAALIYA KU TIMAADDAAN, TAASI DAN MAAHA ILAAHAYNA IDIIN MAQADDARO AMA INNOOMA QADDARO DHULKA DIFAACA OROMMANA MEEL UGA SOO WADA JEESTA DIFAACIISA, ILEYNA ANIGU QARAABA LAMA IHI OFAADEENNA MA IHI LAAKIIN DHULKA SOOMAALIYEED EE LA QAADANAYO AYAAN KA XUMAHAY

    • @munajamaal6960
      @munajamaal6960 4 года назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma Reer Cabdulle ayaad tahay waadigan dhiig dhaqaaqay ee isku shiilmaye

    • @mohamedmnur4670
      @mohamedmnur4670 4 года назад

      @@munajamaal6960 MUNA JAMAALEEY WLL WAXAAD MUUJISAY OGAADEEN INAANU WAXBA ISU AHAYN OO UU KALA DHAQAAQAY, ALLAAH HAYDIIN GARGAARO OO CADOWGIINNA HAYDIN TUSO MEEL FOG KUWII WAX KA ARKANA HAYDIN KA DHIGO AAMMIIN ANIGU WAAN KULA DHASHAY MARNA CAY AYAAN QABSADAA MARNA CANAAN WAXAA LA YIDHI JIIDHKII LA HAYAA JIRIIDKA(WAA GAWS DANBEEDKA) KAMA QOSLO, CAYDAYDU WAA CANAAN WAA KALGACAL CUN CADAAWAD MAAHA WAA BARAARUJIN, CABDULLENA ADIGA AYUU KULA DHASHAY E BAL INTA AADAN WAX SOO QORIN WAX U FIIRSO QAAR BAA HABAAR II SOO MIISA QAAR BAA CAY II SOO MIISA LAAKIIN WAXAASOO DHAN DHEG UMA DHIGO WAXAANA II DARAN KILILKAAS OO OROMMO IYO CADOW KA BADBAADA, IYO DADKAYGA OO GACMAHA IS QABSADA DULMIGANA ISKA QABTA LAAKIIN HADDII MUNAAFAQADDUU IDINKU BADATO SIDA REER AAN OGAHAY WALLEE CUQUBANA KA BIXI MAYSAAN DHIBNA IDINKU YARAAN MAAYO ISUTUDHA OO ISKA QABTA DULMIGA

  • @firdowsahawa9937
    @firdowsahawa9937 4 года назад

    ww waya arag waye ayan oran karnaa nuur miyi iyo magalaba