![sumeya daacad](/img/default-banner.jpg)
- Видео 83
- Просмотров 60 751
sumeya daacad
Кения
Добавлен 14 фев 2019
🅐︎🅢︎🅛︎🅜︎_🅒︎🅛︎🅔︎🅨︎🅚︎🅜︎-----...
𝚆𝚊𝚡𝚊 𝚒 𝚏𝚊𝚛𝚡𝚊𝚍 𝚐𝚊𝚕𝚒𝚜𝚊𝚢 𝚒𝚗 𝚊𝚊𝚍 𝚜𝚘𝚘 𝚋𝚘𝚚𝚊𝚝𝚊𝚢 𝚌𝚑𝚊𝚗𝚗𝚎𝚕𝚔𝚊𝚗
𝗄𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝖽𝗁𝖺𝗐𝗈𝗐 𝗀𝖺𝖼𝗆𝗈 𝖿𝗎𝗋𝖺𝗇 & 𝗊𝖺𝗅𝖻𝗂 𝖽𝖺𝖼𝖺𝖽 𝖺𝗁
-----ᵐᵘʰⁱⁱᵐᵃᵈᵘ ʷᵃᵃ ⁱⁿ ᵃᵃⁿ ʷᵃˣ ᶠᵃᵃ'ⁱᵈⁱⁿᵃᵃ!....-----
𝖶𝖺𝗑𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗅𝖺 𝗌𝗈𝖼𝗈𝗇 𝖽𝗈𝗇𝗍𝖺 𝗁𝖺𝗅𝗄𝖺𝗇 𝖻𝖺𝗋𝗇𝖺𝗆𝗂𝗃𝗒𝗈 𝗄𝗎 𝗑𝗂𝗂𝗌𝖺 𝗀𝖺𝗅𝗂𝗒𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝗐𝖺𝗑 𝗄𝖺 𝖿𝖺𝖺'𝗂𝗂𝖽𝗂 𝖽𝗈𝗇𝗍𝗈💯𝗂𝗇𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖺𝗁 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫......
in aad nagu soo biirto waxay noo tahay......
........"dhiiri_galin.......
WAXAD IGALA SOO XIRIIRI KARTAA DHAMAN CINWANADA ⤵️👇HOOS KAAGA MUUQDA
____......Mahadsanid........__
gmail: sumeyamaxamed4@gmail.com

MAXAA KAAGA HOREEYA JAAMACADA?..! |TALOOYIN| @sumeyadaacad
#university
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA
FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE
HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID
in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN "....
Please,subscribe,like,share,comment
WELCOME.my social media accounts
Follow sumeya_maxamed
LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/
Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad
Follow sumeya.maxamed.927
Follow MaxamedSumeya?s=09
Follow me tiktok.com/@sumeyadaacad1
.....THANK YOU FOR WATCHING......
#sumeya_daacad #2024

Просмотров: 694
Видео
SAALADDA IYO KHUSHUUCEEDA!#summerybooks
Просмотров 5 тыс.День назад
#bookreview WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/s...
BURBURKA NOLASHADA IYO MASKAXDAADA! | #shortsvideos|
Просмотров 59014 дней назад
#tiktok WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE profile.php?id=100063544835473&mibextid=ZbWKwL Add me www.snapch...
VLOG| BAIDOA CITY PARK |NASIINYO
Просмотров 3326 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
WA MAXAY SAWABTA ANU NASIBKU DHAB U AHAYN?|why luck isn't real?
Просмотров 2337 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
10 CALAMADOD AAD KU GUULEYSO NOLOSHA|signs you're winning at life,!
Просмотров 3587 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
AFUR IYO IS-ARAG | MASJIDKA CALI JIMCAALE|@dalmarplus1
Просмотров 1698 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
WAXAY CAABUDEEN ASNAMTA KADIBNA BIYA LAGU HALAGAY!|#QISO #ramadanmubarak
Просмотров 1169 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
QISO|-NABI IDRIS IYO NABI SHIITH|#ramadanmubarak
Просмотров 1099 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
QISADA NABI ADAM |BILOWGI DUNIDA & ADANAHA #ramadan
Просмотров 1959 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
WAXAA KUGU HABOON MAHADNAQ|| #Ramadan_mubarak ✨️ ❤️🌙
Просмотров 2889 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
MAXAA KAA DHIGAY MID CAAJIS AH?..! |@sumeyadaacad
Просмотров 3109 месяцев назад
WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAAWASHADADA FADLAN HA ILOOBIN LIKE &SHARE HADA NAGU CUSUB TAHAY NAGU SO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA MAHADSANID in aad nagu so birto waxay noo TAHAY....."DHIIRI_GALIN ".... Please,subscribe,like,share,comment WELCOME.my social media accounts Follow sumeya_maxamed LIKE Sumeya-daacad-105428951447094/ Add me www.snapchat.com/add/sumeya_daacad...
MAXAD KA OGTAHAY QISADA DARAWISH?..!
Просмотров 17510 месяцев назад
MAXAD KA OGTAHAY QISADA DARAWISH?..!
VLOG||BASHAL TIME ANIGA IYO ASXABTA!
Просмотров 32110 месяцев назад
VLOG||BASHAL TIME ANIGA IYO ASXABTA!
DEJINTA QORSHE WAX KU OOL AH..! |PLAN |
Просмотров 36710 месяцев назад
DEJINTA QORSHE WAX KU OOL AH..! |PLAN |
$10 KU GUULEYSO | Hadii aan isku favourite youtubers noqono 😱
Просмотров 24611 месяцев назад
$10 KU GUULEYSO | Hadii aan isku favourite youtubers noqono 😱
10 CASHAR AAN BARTAY SANADKII TAGAY.! |#2023
Просмотров 32911 месяцев назад
10 CASHAR AAN BARTAY SANADKII TAGAY.! |#2023
The Dream Desk-setup |DESIGN | HOME workspace!✨️
Просмотров 33111 месяцев назад
The Dream Desk-setup |DESIGN | HOME workspace!✨️
HAWEENEY CUNUGEEDA GALISAY MICROWAVE |@sumeyadaacad|
Просмотров 298Год назад
HAWEENEY CUNUGEEDA GALISAY MICROWAVE |@sumeyadaacad|
4 ARDAY OO LAGU DILAY MOSCOW! |#idaho @sumeyadaacad
Просмотров 294Год назад
4 ARDAY OO LAGU DILAY MOSCOW! |#idaho @sumeyadaacad
LAMA AAMINI KARO INAY RUN YIHIIN LAAKIIN...!|@sumeyadaacad|#reaction
Просмотров 354Год назад
LAMA AAMINI KARO INAY RUN YIHIIN LAAKIIN...!|@sumeyadaacad|#reaction
WUXUU DILAY GABADHIISA OO 17 JIR AH | SAWABTUNA....! #sumeyadaacad
Просмотров 352Год назад
WUXUU DILAY GABADHIISA OO 17 JIR AH | SAWABTUNA....! #sumeyadaacad
WAXAAN AADAY DAARUSALAAM CITY | #vlog #sumeya_daacad
Просмотров 507Год назад
WAXAAN AADAY DAARUSALAAM CITY | #vlog #sumeya_daacad
17 SANO AYU LA SHAQEYNAYEY JINKA IYO SHAYADINTA😱|#sumeyadaacad
Просмотров 3122 года назад
17 SANO AYU LA SHAQEYNAYEY JINKA IYO SHAYADINTA😱|#sumeyadaacad
MIYAAN ISKA DAAYAY YOUTUBE?|MUQALKA CIid|#eidmubarak
Просмотров 4622 года назад
MIYAAN ISKA DAAYAY RUclips?|MUQALKA CIid|#eidmubarak
ARINTANI WAA QALAD...! | #المهدي_المنتظر #sumeya_daacad
Просмотров 8662 года назад
ARINTANI WAA QALAD...! | #المهدي_المنتظر #sumeya_daacad
VIDEOGI CIIDA AAN LASO DAAHAY | IYO BEERTA XAYAAT | sorry😞 #EIDMUBARAK🤣😱
Просмотров 1,4 тыс.2 года назад
VIDEOGI CIIDA AAN LASO DAAHAY | IYO BEERTA XAYAAT | sorry😞 #EIDMUBARAK🤣😱
LABA ISBUUC OOKALIYA AYAA KA DHIMNAYD XAFLADEDA BALSE MAXA DHACAY? | #mickey #sumeya_daacad
Просмотров 4442 года назад
LABA ISBUUC OOKALIYA AYAA KA DHIMNAYD XAFLADEDA BALSE MAXA DHACAY? | #mickey #sumeya_daacad
WAAD U QALANTAA QAYBTI 2WAAD | #برنامج _انت_كفو #sumeya_daacad
Просмотров 4102 года назад
WAAD U QALANTAA QAYBTI 2WAAD | #برنامج _انت_كفو #sumeya_daacad
XAALADA FALASTIIN | IYO SALAXUDDIIN AL AYUUBI | #geesigii_islamka
Просмотров 4502 года назад
XAALADA FALASTIIN | IYO SALAXUDDIIN AL AYUUBI | #geesigii_islamka
ماشاء الله تبارك الرحمن حفظ الله يا اختي الغاليه 💯♥️👑
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
best advice masha allah guuleyso😊
Mesha salada anaga kuwo ba cunto ku cunan 😂
2023 ayan bilaway jamacda waxi nalo shegi jiray iyo waxa argnay iskuma dhawo xita scholka waxa modi jiry jamacda iny raxo taalo lkn hada mar mar wa ku kor oyaa bugagta 😂mar marna iska dhaf ku fikira wa xalad adag runtii 😢
Insha allah way fududan just madoyinks yaynan isku gar garin yacni casharada mar waliba murajacey hana isku dayin madoyinka dhan inad ku ficnato wa dabici insanku in melna uu ku ficnado melna uu ku liito 1 ama labo wa macqul inad ku lidato ama ay kugu adkadan. Guul ku rajeyna insha allah 👍
The motivator ❤keep for -word🎉
Thanks 😊 dear 🫡
Mashaa Allah 🎉🎉🎉
Kheyr Allah kusiyo adigo iyo inta hadithka nabiga scw poor uqadeyso qabriga waasic Allah haigudigo iyo islamka melkaso ee joogan Allah hanagadigo kuwa salada oogow sida saxda dinta fahmo cilmika kuwa ubarto cabsi eebo ubarto akhiro iyo aduun guleysto Allah hanagadigo allahuma Sali cala nabiyana mohamed
Aamin yarabbi jazakallah kheyr
Buuga dhambalda quranka noso same
Hye insha allah
Maxaan kugu caawin karaa aniga
M.n maclin sumaya
Samidayda waan u baahnaa mawduucan maadaama aan isku diyaarinayey ku biirista jaamacad 2025 bi'dnilaah . Jasaka allah
I.A baayo guul ayan ku rajeynaya
Sumayaay wllhi waan kujeclhy abaayo maaalmo kahor baan kuugu sooo biiri wax badan kaa faaidy horay usoco qaali❤
Rabigaa haku jeclaado baayo jazakallah🤍😊
@@sumeyadaacadsumayo ani xitaa waakugu daqranahay please reply iso gal😢
@eprahimwadani shekadas ma kentay taliye wakas reply ee ku weynow😄
I ta iga dambeysaay ilahy dartii iguduceeya inuu bari iifududeeyo salaada wey igu adagtahy😢😢
Ilaahay haku fududeyo oona haka rali noqdo wlshey
Mansha allh ❤
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 sister ☝️🤍💐
☝️ SHUKRAN 🤍 AKHII ☝️🤍💐
Say Ukhtii🤌🫡
Waxad ka hadshay oo dhan i heysto nafteyda wn la ahay
Go'an dhaba gaar baayo ilahayna utala saro oo rabiga bari wad is badali I.A
Tiktok hoog iyo ba' yaalla wllhi anigu habeen waxaa iga soo raacay heer waxaan gaadhay aan habeenkii oo dhan ILAAHAY ka baryayay ILAAHOW nafta iga qaad intaad ilmo dhiig leh ooyay alhamdulillaah imika anigu xataa talefanka oo dhan faraha ka qaaday inyar mooyane ILAAHAY baan la sheekaystaa wakhtiga iigu badan walow anaan wali kasoo kaban waxyeellada iga soo gaadhay hadana sidii hore waan dhaama alhamdulillaah ILAAHAY baan u noqday oo I jecel I fahansiiyay inaan lunsanahay ILAAHAY u noqda intaad wakhti haysataan wllhi
Ilaahay baa mahad leh wad kaso kaban idim alle ilahay hana sugo dhamantena oo xaqa ha ina fahamsiyo dhalintenana cadabtas mesha tala haka bad badiyo🤲😔
@@sumeyadaacad aamiin wllo mcn ❤️
Waxaybahi ku badaly noloshada kaso waran
Jazakallaah xppti ❤
Thanks abyo
Maanshallah walall 9:46
MashaAllah Abaayo maaanta unbaa ku arki wllhi waan la dhcy kalsoonida nafsadeed ee ad iskugu qabto original kan inad waligaa ahaata ku rajjeynaa oo Aadn is bdlin tankle an jeclaadi ayaa ah xijaabka ad xernthy Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤gbr fcn ayaa tahy rabbigeeda aqoonsn,maanta gbdhaheena xijaabka waxy u arkaan reer baadiya nimo .❤Allh hanagu suga waddada saxda ah .
Aamin yarabbi dhamantena shukran wllo
Mansha'alaah wall❤
Allahuma barik walaal wax badan ayaan ka faa’iiday.
Wlhi suma wlhi ma joogteeyo labada rakacadood qamla fajar lkn subax subax an haleelo wlhi malintas wey iga qurux badanthy malmaha kale ilahayow ino fududey
Aamin yarabbi wad jogteyn karta isku day le ilahay hanala garab galo oo hanogu kalmeyo dhacadisa
Amiin apyoh mcnto i.a
Ilahayow nagu arsaaq jaceeylkaga iyo qushucda salaada
Aamin yarabbi
Mashallah marka an arko gabadh xijaaban oo qoraxda iyo iumiga udulqaan runtii qalbiga ayan uga duceeyaa subxanallah 😢😢😢😢
Jazakallahu khayr xbbty ❤
❤❤❤❤❤
Mashaa Allah wlshy guulayso
Mansha Allah Allah ku barakeeyo abyo Allah nawafajiyo anaganah oo nahanuunsho iisooduceeya asxaabeey muraad baan leeyahayeh
Aamin yarabbi dhamantena adna muradkaga allah ku sahlo
Mnsh allh ❤
Gabar allah sharfey ayaad tahay garasho iyo garaad siiyay runtii Masha Allah intaas ilaahey uga mahad celi Sharta insaanka allah sw hakaa ilaaliyo , aniga runtii waan rabaa gabar adigo kale ah , gabar kasta kama helo , marka inyar laga reebo sidaan inaad ku dhimataa adiga ayeey ku anfaceysa, ma aragtey horta macaanka diinta islaamka, ilaahey kalsooni ayuu kugu sharfey iyo inkale aan ogeyn Allah haku dhowro gabarey
Abaayo waan kaa helay gabdhaha adiga camal Allah sw hano badiyo aniga iyo raga kale ee jecel gabdhaha dhowrsoon
جزاك الله خيرا muxada rada tankale waxan kugu amaanaya in aada marsan wax yaabaha ay ismariyaan gabdhaha maanta sida cadaysada iyo afguduudka iyo waxay dhahan mek abka
Abayo lkn sikasta hadaan isku dayo wan sameen wye
ilahay haku fududeyo wan ku so duceyna adna ilahay bari oona ku dadal naftada ha u shegin inad samen weyday ama shaydan ba si saxixi dona!
Sallaahu calayhi wasalam
wll xaged jogta
Sallallaahu caleyhi wasallam
Mnshaa ALLAAAH tappaarakllaah ALLAAAHU AKBAR
Masha Allah wax yabaha ugu fican ina laga hadlo dhalin yarta waye inbdn oo ka mida nh wee ku culus tahay salada allah ina wada hanuniyee
Aamin yarabbi intay ku culus tahayna allah u fududeyo Anagana allah naguma cusleyo
Jasakallah khayr abayo m.a kep going
Wajazak wllo
Mashaa Allah ❤❤❤❤
❤❤❤
Mashalah❤❤❤❤
mansha allh walahi ani xita markan is irigoan kaqado way ugu adkatay lakiin dhanka wanag san uuistimalay ilaa an delet gareyey😊😊
Inadan ku laban ku rajeyna ilahay idimki😊🫡
Welcome gabar qurxon m.a quruxda waa dhaqanka iyo suluuka ee midab muhim ma aha.
Masha allah gabar wnagsan ❤