- Видео 17
- Просмотров 45 452
NAJIIB VLOGS
Великобритания
Добавлен 19 янв 2015
NALA DALXIIS OO NALA DAAWO MUUQALO QURUX BADAN
Видео
Geed Deeble Beerta Madaxwayne muuse
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
Geed Deeble Beerta Madaxwayne muuse
Safarkaygan Waxaan La Kulmay Shini La Jabinayo malabkeeda
Просмотров 493Месяц назад
Safarkaygan Waxaan La Kulmay Shini La Jabinayo malabkeeda
MEESHA WARAABUHU DADKA KU CUNO KARI-SHABEEL
Просмотров 16 тыс.4 месяца назад
MEESHA WARAABUHU DADKA KU CUNO KARI-SHABEEL
XUDUUDKA SOMALILAND IYO ETHOPIA FARA-WAYNE
Просмотров 5236 месяцев назад
XUDUUDKA SOMALILAND IYO ETHOPIA FARA-WAYNE
MAGAALADA GABILEY GOOBAHA LOO DALXIISO
Просмотров 2757 месяцев назад
MAGAALADA GABILEY GOOBAHA LOO DALXIISO
Hambalyo 🎉 1000k hore usico kim gowin najiib 👏👏
Mashalah muqaal quurux badan musa bixi wanu uxiisanay qudbadisi hadalkisi 🥀🥀🌷🌷🌷🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Geed yuhuud baa qabsaday
Hore usoco lpx
Waaa XOOLIHII UMADA EEE TII MUUSE HA DHIHIN DHEDIGYAHW 👌
MA
Alaahu akbar beertu xagee taal waa meel howd oo xoluhu daaqaan
Oromadii muuse juudaan dalka ku betray
Ciyaal Baad tahay ee ninkiii laha ku sheeg beerta adr wuu degan yahay Muuse biixi lkn Waa beertii general /Mujahid Cismaan dacas.
waxa igu maqaalo ah in beertan osman dacs lahaa
De away dalaagi kaa baxay
Masha Allah my bro najiib dayib keep going
Nin Hjclo.Ah baa lahaa beertaas.Generaal Cismaan Dacas.bertiisii Iyo gurigiisii. sidaan maqley Wadani geeriyodey ee caruurtiisiibaa Nool.ninkaas
ninyow hjecladu waa kasta isla jecla yaa. Been fakatay run ma gaadho beenti markay dhagahi dadka ka badatay run noqotay.wa dhul sacad muuse maxa keenay dacas meesha mise ma u haysa caddayne marag ma doona ah in la dhacay
Habar jeclo wa yuhuud dhul balaadhsi ayey raban subeer awalow ka ilaashada yuhuuda habar jeclo dhulkiina@@HilaacR
CARUURNIMADII AYAAN BEERTA ADEERKAY XASAN SAMATAR SOO BOOQAN JIRAY GEED DEELE GAADHIGIISII LAND ROVERKA AHAA
Kuwani waa badaw Geed deeble ka lunay Cid kaa yeelaysa ma lha meel laga lumi karo ba maaha rafaad baa u waalateen Waar isla yaaba niman yahaw Waxan oo dhiba sheeganaysaan
Reer Somalilandnow ixtiraamka bulshada kala duwan barta oo jooji ya Cusuriyada bal hada waxaad leedahay Qaar oromo ah. waxaasi oo dhan waxa ka wanaagsan adiga oo yidhaahda shaqaalaha beerta Muuse Biixi Cabdi ayaa noo tilmaamay geed-deeble dhinaca uu naga xigo
To increase your knowledge about Geed Deeble, to those who are not familiar and those who live in Hargeisa, city of Somaliland, they need to be educated in the importance of Geed Deeble. Geed Deeble is the main distribution centre to pump water to Hargeisa, the surroundings of Geed Deeble is all the different pumps that comes from there. And Geed Deeble is also a tourist attraction, with their beautiful valleys and hills, with fresh green scenery and forests, like Galsahar and their history, during the war all the wounded would be placed here. Even with the wounded placed being over crowded, the airstrikes would bomb them, not once, but again and again. All the time. So the surroundings of Geed Deeble is historic places that means a lot to Somalilanders. its beautiful scenery.
I don't know the history you are breaching is correct, partially correct or not correct at all. This area supplies water to Hargaisa no dispute there and this is something happening right now. However, you have to tell us why the area was bombed as you said. The reasons maybe the gunmen fighting the authority at the time went there and they couldn't tell these gunmen from the rest. At least balance the history and give the facts that caused all these and hiding parts of it would be a lia.
Gerd deebley waan maqley iinshaallah markaan wadanka imaado soo booqan Muuse bixi wadankii wuu tebey Allah ha xafido
Geed deeble waxan ku qaxay anoo yar hargaysa ka waxay oo diyaaradi Nagu garaacday dhaawac ehelaa yaslay hadaan xasuusto wax fiican ma däremot waxa iisoo baxa dhaawac uray dhiik oohin gaajo cabsi dhaxan waana markii iigu horaysay iiguna dambaysay
BEERTII CISMAAN DACAS ALLE HA U NAXARIITEE...
Yes. Waa Bertii.General C Dacas. Aye Ku faanayaan
Maashallah tabaarakallah illaahay swt ha ilaaliyo madaxwayne biixi allahuma ameen ❤❤❤❤❤
Mashaalla alla yabarig madaxweyne muse bixi iyo dakisaba cimrigoda Allaha rajiyo cadawga Allaha jabiyo amin amin
Waa mustaxaq! Waa goobtii mujaahidiin qaali ku ahaa halgankii dib u xoraynta Somalilaand ku shahiideen ! Waa Beertii Shuhadada. Muwaadinku haduu dalkiisa iyo dadkiisa difaaco oo nafta u huro wax kasta waa mustaxaq !
Muusow Cidikaamadambeyn😢
BEERTA WAXA ISKA LEH CISMAAN DACAS. INTII UU HAYSTAY WIXII KASOO BAXAYNA WAA IN LOO CELIYAA. DHEDDIG ISAAQ MA LAHA AWOOD AY KU QAADI KARAAN. WAXA U DHIMANAYSA BERBERA OO DHEDDIG ISAQ IYO SSB ISKASOO GAADHAAN
Ilmo cagaf 2024 lamacmiisheey tulooyinkooda markaay meel ayna lahayn u oyaayayaan adeer halkuu habar cagaf kasoo gashaa geed deeble naagaha futatooda la ilaaliyo soo ooy adeer meeshu gaadhabidhaanle ,gar adag maaha ooy ooy 😂😂😂😂😂 wxayna laheen u ooydooy😂😂😂😂
Ma hooyada siisay dacas.cid adiga ka dhegidsan ma arko hadda niic nagala tag tuulooyinkaga la cagafta la marinayo xooreysow
Waa beertii uu ka dhacay cusmaan dacas
Cismaan dacas waa habarjeclo maxaa keenay geedeeble been run noqonwayday dhulku waa dhul subeer awal
Beer ti uu ka qaaday marxuum muj .cisman dacas
Mansha Allah, bil baraka.
Buuuuuufi huwanta faqasha xaarmajo xaarmajo buuuufi
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland is not easy isaaq nimo is not muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi habo habo
ruclips.net/video/WcolOxTfIcg/видео.htmlsi=DcNZ2-Yis3zoIdV8 MUUQAL XIISO LEH HALKAN KA DAAWO
Dadkan maxaa waalay ?!! Ma waxay qabtaan bay waayeen mise balaayo kalaa soi diratay? Waxaan filayaa Xamar bay u duubayaan , bal ufiirsada mid waliba markuu waxoogaa duubo Somaliland Xamar buu kasoo dhex muuqdaa ???
@@sismail120 vloga ku xiga waa muqdisho ayaan ka duubayaa
ADEER MUUSE CAWAR WAN BIREYAY 😢
DOWLADA SOMALILAND CIDA KA HORE TIMAADA XABAD SAJUUDA LAGA DHACAY 😢AKHIRO AYAAN UU DIRAY 😢REERKAN OOYEY WAA LA WASAY 😅
@@MuxuyidiinJamac reerkan aad nala soo gashay waa maxay stop qabyaalad
@@najiibvlogs xarood iska dhiiga duriyaada...
REERKAN OOYEY WAA ISAAQA DHEDIG AYAAD TAHAY😮WAA HIIL BARIIS DHACAY 😂
@@MuxuyidiinJamac reer ma jiree naga daa qabyaalada oo jooji szb waxani vlog iyo muuqale
Beede Lawasatahe orodo melaha KA barooro reer anad gadhayn Haku daaline xoolayow afsomaliga baranaya
REERKAN OOYEY 😂WAA REERKA KALIYE EE HARGESAI DAWARSADA 😂WAXAAD KU NOQONAYSA DAWARSADA HARGASA DHAWAAN 😂
@@MuxuyidiinJamac ceeb waxaas szb joogi waxani waa muuqal vlog ah reed meesha ma yaale la hayso najiib vlogs ayaa ku qoran meeshu tiktok maahe
Ilaahaw muuse halyay noo soo celi
Beertii qaranka, Allah Akbar.
Waar cismaan dacad waxba muu lahayn ee beenta iska daa wuu iibsaday muuse beerta laakiin maaha beerta muuse in wax laga soo duubo was khalad iyo geedeele dadkuba beero way haystaan maxaa daba dhigay geedeeble dadka waar joojiya wsxwm aad samaynaysaan
@@KokoM-wp6ok waar wax khalad ihi ma jiree vlog la duubayay ayuu muuqalku ku jiraaye la hayso
Ma Beertii Cismaan Dacasbaa ? Mise waa Beertii Muuse?
Cismaan dacas oo Habarjeclo ah geedeeble yaa siiyay ? Dowladii siyaad bare markuu Muuse talaabay. Dhulka Sacad Muuse ee Muuse Biixi lahaa Habarjeclo faqash ayaa siisay.
@@aamohamed5102 walley dacas ma habarjeclo ah yaa ma garanayne sacad muusa u haystaye
Macalinkaygii muumin aadbaan usalamayaa
mashallah Hargeissa salaan sare makadii dalkayga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac
Waa geedeeble meel aad u qurux badan hees ayaa tidhaa gargoorkii ku yaalay geedeeble iyo galxlsaxar markabaad ma gaadhnaa waa dhul aad iyo aad u qurux badan maashalla
@@MaxamedAmo-z5q mahadsanid szb
labadaa marxuum maxamed iyo cabdraxman alle qabriga ha nuuriyo janatul fardowsa haka waraabiyo
❤❤
❤❤
❤❤❤
Macalin najiib from sunshine
Waar ninka inaadeerkaya meel gaadhsiiya
Najib dayib
Qofkastoo usoo gaadho fiidyawagani ha falaw gareeyo bajka najib vloges