GOONLE VLOGS
GOONLE VLOGS
  • Видео 66
  • Просмотров 89 733

Видео

ROOBKII MAANTA HARGEISA #somaliland #rainyday #rain #viralvideo
Просмотров 4,5 тыс.14 дней назад
MUUQAALKA ROOBKA MAANTA WALIBA BAASKIIL KU DHEX MARAYNO MAGALADA INSHA ALLAH DAAWASHO WANAGSAN.
HARGEISA HABEENKI WA SIDE ? / RAINY NIGHT IN HARGEISA SOMALILAND.
Просмотров 6 тыс.28 дней назад
HARGEISA HABEENKI WA SIDE ? / RAINY NIGHT IN HARGEISA SOMALILAND.
WADDO CUSUB XAAFADDA MASALAHA #hargeisa #somaliland #2024
Просмотров 4,7 тыс.Месяц назад
WADADAN OO WAX BADAN KU KORDHIN DOONTA XAAFADDA ‘DEGMADA IYO SIDOO KALE QURUXDA MAGAALADA HARGEISA ‘ waxa bilaabay qorsheheeda odayaal DEGMADAN DAGAN LACAG ISKA URUURIN KA DIB WAXAY ULA TAGEEN DDH ‘ DDH WAY SOO DHAWAYSAY INAY IS XILQAAMEEN WAXAY SOO DHAWAYSAY WAX WADA QABSIGA. Waa qaybti labaad ee wadada masalaha oo la dhigay roog. Qaybaha dambe la socod wanagsan’ iyo waliba magalada wixi kuso ...
HIGHEST PLACE IN HARGEISA SOMALILAND #2024
Просмотров 2,7 тыс.Месяц назад
HIGHEST PLACE IN HARGEISA SOMALILAND #2024
WADDO CUSUB OO MUHIIM AH #hargeisa #somaliland
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
WADDO CUSUB OO MUHIIM AH #hargeisa #somaliland
AWR KA DHEX KACAY GAADHI MAGALADA HARGEISA DHEXDEEDA 🙀.
Просмотров 13Месяц назад
AWR KA DHEX KACAY GAADHI MAGALADA HARGEISA DHEXDEEDA 🙀.
WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA. #2024
Просмотров 19 тыс.Месяц назад
WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA. #2024
The best place to take vacation 2024
Просмотров 2652 месяца назад
The best place to take vacation 2024
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
Просмотров 22 тыс.2 месяца назад
DHISMAHA SUUQA WAAHEEN OO KU DHAWAY GABOGABO (Dhamaad) . Wuxu ragg u kaco rabbina aqbalo way rumawda. Shalay iyo maanta . Marki la so guryo noqday magalada waxba ma oil gurina ma dhisnayn raggi xilliga joogay waxba ayay ka bilaaween waxaanay soo gaadhsiiyeen gubashada ka hor sidu aha ! Imakana hadii allah suuro galiyay magalao cusub aduun weeye barri wuxu la tartami suuqyada kale . Lkn ayan la ...
MARKAAN YARAA IYO TAHNIYADA
Просмотров 562 месяца назад
MARKAAN YARAA IYO TAHNIYADA
SANADKAA SHEEG IYO MASUULKA LA SO DHAWAYNAYO ? 1960 wax ku dar .
Просмотров 1642 месяца назад
SANADKAA SHEEG IYO MASUULKA LA SO DHAWAYNAYO ? 1960 wax ku dar .
HARGEISA SIDE LOGA CIIDAY #2024
Просмотров 702 месяца назад
HARGEISA SIDE LOGA CIIDAY #2024
DHULKEENA GOOBAHA UGU QURUXDA BADAN ! Bal qiyaas wa halke ?
Просмотров 1294 месяца назад
DHULKEENA GOOBAHA UGU QURUXDA BADAN ! Bal qiyaas wa halke ?

Комментарии

  • @SAHANRAACMEDIA
    @SAHANRAACMEDIA 4 дня назад

    Baxsaney Hargeysa Muqaal Qurxon

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 дней назад

    maansha alaah soomaliand guuul guul guul i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq u tuura ha daawadeen reer moorame❤❤❤❤

  • @neimaismail9334
    @neimaismail9334 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 5 дней назад

    Laaxowlow walaa quwati ma Ethiopië baa lasso dhoweynayaa mase ?

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 дней назад

    FAQASH XAAR WEYN KU QUUSO FAQASHEEY BOORAMA WAA HOOYADA QARANKA SOMALILAND WAA AQOONTA QARANKA SOMALILAND MAAHA DAD AY DAAROOD JAAHIL AH OO CAWAAN AHI KHALDI KARAAN NOOLADA TOLKEY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤maanshalaah somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 5 дней назад

    Ku wani waaa adhi. Maaalinta gawraca sugayaaal

  • @user-vu8sp4ey6g
    @user-vu8sp4ey6g 5 дней назад

    M.a guul mudane madaxwayanw❤

  • @user-fz8ds2vz3n
    @user-fz8ds2vz3n 5 дней назад

    Mᴀᴀɴsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ❤

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 5 дней назад

    Maanshaa Alla, ❤❤❤❤🎉🎉🎉 huwanti muraaradilaac ha u ninteen, guuul reer somaliland

  • @farxaanxasanmaxamad-c5s
    @farxaanxasanmaxamad-c5s 5 дней назад

    Hooyadiin talada kawasa

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 5 дней назад

    Ulululululu❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 5 дней назад

    HADII LA DAMCO IN LA WAX LAYEELEYO MUUSE MAWAXAAD U HEESATAAN IN INIINAN YAR WAX U TARI KARTO WALEE MILYAN QOF BAA DAGAN BOORAMA IDINKOO DHAN BAA LEEYDIN FUUQI LAHAA LAAKIIN ILAAHAY BAAN KA MAGAN GALNAY DHIIG BINI'AANAD

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 5 дней назад

    😂😂FULEEYSANAA KASH KABASHTII BAA KA DHAMAATAY WAAR CIDILEEYSAA OON QADARTA ILAAHAY AHEEYN MAJIRTO

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 5 дней назад

    Wanagaa iyo nabadasa laynoo qudhi la yahaye rabiyoow nafa qaabo cadawga

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 5 дней назад

    ManshaAllh ManshaAllh guuuuuul somaliland gulaysta reer somaliland Meelad joogtanba guuuuuul iyo gobanimo

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 5 дней назад

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 13 дней назад

    Maah maahda waad qaldeen mahmaada waxa waaye meel aan rabey roob ma igu haley macnaheda wxuu u dhawyahey nin joog meel u jacalyahey oo roobku u gu yami oo miyga ah ninkaba saxsan waa ninka gabdhad uu jclayehy gurgoodii roob ku haley miyaga

  • @Sariah195
    @Sariah195 13 дней назад

    apida!

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 14 дней назад

    Masha Allah pro si wcn baad usoo gudbisay. Wn ka helay sida aad magacyada Nola wadagysid

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 14 дней назад

    Hargaysa Caasimada 2aad ee Somalia 🇸🇴 ❤

  • @Caasha739
    @Caasha739 15 дней назад

    Masha allah xaafadaydii noolow Caalin Abyan💐

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 15 дней назад

    Maansha alaah

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 15 дней назад

    10 wado oo macmal ah intii la dhisiLahaa waxa ka fcn oo ka tayo fcn Labo wado oo Loo dhiso sida wadooyinka caalamka oo biyo mareenis leh

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 15 дней назад

    Baaburta qaladkoodana waad sheegaysaa lkn inta qalad ee adigu gashay ee naftaada khatar ku ah tiro maleh baaburta hoostaad ka gelaysaa adoo baaskiil gacan ku wada haadka midigta inaad marwalba raacday ahayd ae mararka qaar waabaad baasaysaa adeer waxaad wadataa waa baaskiil hadii saa laguu taabto dhulkaad taalaa is ilaali

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 15 дней назад

    Mooge shaqo wacan bu wadaa

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 16 дней назад

    Waad mahadsan tahay, laakiin sowtii la lahaa waddooyin baa la dhisay, sowtan wali meeshii xaarku da'ayo. Waddadaas Biriishka ilaa Total, Total ilaa Maxamuud Axmed Cali waa sidoodii; suuqu waddooyinkiisu waxay u muuqdaan in la qolof riday uun. Injineerada waddooyinka dhisayaa, tolow maxay barteen? Illeen marka waddo la dhisayo, wax alla wixii ay waddo ku noqonaysay waa in la dhiso, oo meelaha biyuhu marayaan ay ugu horreyso. Bilaa laxejeclo ayaa imaanka inaga qaadday.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 16 дней назад

    WAN GAR TAY XOOG SADA BAD HOR MARAY SA WA XAFADA YADA❤❤❤❤MASHA ELECTRIC GA FRIDGE YA DA LAGU SAMA YO X HARGAYSA 😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 16 дней назад

    MAANSHAALLAH BEAUTIFUL SOMALILAND CITY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉BAXSAN A HARGAYSA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 16 дней назад

    Masha allah ilaahay horumarka iyo amniga haynoo siyadiyo ❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulac 16 дней назад

    Masha Allaah caalin hawl fiican baad qabatay.dhal magaalo

    • @GOONLE24
      @GOONLE24 16 дней назад

      Barigan yara aya igu dambaysay waxan laha wad ilawday 😂

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin 16 дней назад

    Mar hadii

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 16 дней назад

    Mashalah ❤

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 17 дней назад

    Wadoyinka biyo Mareno losameyo ayey ahayd dhagaxan buraha kayimi Iyo biyaha ayaba jajabinaya wado tayalehna haka dhiso 2bilood markay dhisnado way burburayan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 18 дней назад

    Mnsha Allah dalkaygs

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 22 дня назад

    Mashallah madax sare wan ku salaamay Caalin 🍏🌧️🍎

    • @GOONLE24
      @GOONLE24 21 день назад

      Waan kaa qaaday sxb .

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 28 дней назад

    KKKKK adeeer X Hargeisa waa lagugu haystaa Hargeisa oo intan ka yar ayynu garanaynaa 32 sano Canada ayaanu ku nolayaan Adeero waxaanu kuu ogolnahay Hargeisda CUSUB waa kaftan Adder

    • @GOONLE24
      @GOONLE24 27 дней назад

      X Canada 🇨🇦 ayad noqoty 🤣

  • @GOONLE24
    @GOONLE24 29 дней назад

    WADADA DHANKEEDA WOQOYI MUQAALKA DRONES EEG WAA WADA BAC CAS ? Siday caasimad ku noqonaysa ? ruclips.net/video/SAzindyIQGs/видео.htmlsi=wadlr1m0aTVxHPh2

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 29 дней назад

    Aax masakiin 🍗🍟🧃 doonta 😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 29 дней назад

    Nabadaa horumarkaa leh. Fadlan iska ilaaliya Xisbi ku sheega Wadani ee Cadowgu inoogu soo hoos gabado.

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 29 дней назад

      Qudhamiye ma xishodan been waa u dhaqan tuga intand oodhan tuug ayu ku yidhahada tuug qudhamiye waa cabudhiin waa been waa isku dir reera ceeb iyo jaab cidan sicir barar siysad khalkhal kentaye gobalo dalki

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 28 дней назад

      Adeer xanuunka meelaha kale la qabo

    • @TheRandomOne681
      @TheRandomOne681 20 дней назад

      Qof xanuun hadlaya umaad horayn

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    Masha allllah noooolaada ilaaahay reer hargaysa xiftiiii hargaysa barakow❤

  • @hassanshowle4879
    @hassanshowle4879 Месяц назад

    International Hargeysa

  • @XamseNasir
    @XamseNasir Месяц назад

    😂😂😂

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Месяц назад

    ❤❤

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Месяц назад

    Shugran. Inadeer

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Месяц назад

    Abyan sxp waxaad maayarka iga gaadhsiiisaa Plz guryahan ciida iyo dhagxaanta wada hortaaalo In dadku ciida iyo dhagaxaanta markay guriga dhamaystaan iska hor qaadaan o wadada iyo guryaha inta u dhaxaysa iska xaadhaan quruxda magaalada ayaa so bixi lahayd Lkn hada bal u fiiirso dad waal waalan ayaad moodaa Xaafad walba dhagaxaan ayaa horyaaal waxaasi Wadhan iyo caado hore in laga gudbo ayaa fiican

    • @GOONLE24
      @GOONLE24 Месяц назад

      Thanks sxb insha allah Haye

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Месяц назад

    Abyan sxp markaad wax duubayso ku Soo dar Wadadu xagay ka timid iyo xagay u socoto Waliba kilo mitiro Soo raaci Cabirada si loo garto

    • @GOONLE24
      @GOONLE24 Месяц назад

      Insha Allah .

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Месяц назад

    war qabiilka layiraahdo Arab" wado bay rabeen in loo dhiso ,masalaha ilaa sheec cumar. maayarkii bay dhibeen oo beerahoodii bay baloodho kasoo bixinwaayeen! maayarkuna diyaar buu u yahay cidda wax qabsanaysa,ee maxay ka yeeleen arrintaas?

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Месяц назад

    jeelka wayn ee hargaysa waxaa ku ag oollichiray dukaan macmacaanka iibiya oy leeyihiin qulo sacad muuse ah oo makaahiil ah "waa hargaysadii horee" hal guri baa midigta kaxigay oo corner ka ku yaallay,maxaa laga dhigay dukaankaas maanta,war ma u haysaa inaadeer?

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Месяц назад

    maashaa allah ilaaheen haynoo barakeeyo.